Riyada duulidda ama buubidda qofkii arko asoo dhulka iyo cirka u dhexeeya oo duulaya

  Рет қаралды 1,415

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

2 ай бұрын

Riyada duulidda ama buubidda qofkii arko asoo dhulka iyo cirka u dhexeeya oo duulaya
Qofka rag iyo dumar wuxuu yahayba wuxuu arkaa asoo duulaya cirka aadaya ama asoo dhulka korkiisa ku duulaya dadka oo dhan u jeeda guryaha korkooda maraya, riyadaas wax badan ayaa lagu fasiraa, riyada duulitaanka astaamo badan ayay wadataa, waxaa lagu fasiraa sarrayn, nin awood leh hadduu arko asoo buubaya waa guul, sidoo kale gabar aan wali la guursanin haday ku riyooto iyadoo duulayso waxaa lagu fasiraa inay gaarayso muraadkeeda.
riyada duulitaanka ma xun tahay ama waa riyo fiican?
#riyada #fasirka #riyooyinka #duulista

Пікірлер: 25
@Leuna407
@Leuna407 2 ай бұрын
Wcs wrb! Sheekh majirtaa meel sitoosa riyo lagugu soo dirsado suaalo iyo jawabo camal nogu soo deyso. Jazaakallah!
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws halkan ayaad ka heli kartaa riyooyin badan oo qoraal ah oo dad loo fasiray www.daruur.com/cat/riyooyinka-dreams/ fasirka-riyada.daruur.com/
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 ай бұрын
Sheekh waxad ii fasirtaa oo ku riyooday tukaankayga anigoo jooga ayaa waxa iitimi gabadh haysata tukaan iguxiga waxyna sidataa mijjo ari waxan u maleeyey wadne ari oo ay leeday waxan ku soo assay dhul banaan oo xagaasa siday ii tilmaamtaya waa sida jahada bari oo kale waxan jeclaan lahaa tel aan kalasoo xiriiro oon faybuuk ahayn shukran
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
mijimaha ariga miyay karsanaayeen?
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta may gacantay ku haysatay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
Waxaa lagaa rabaa inaad taxdar ka qabto oo aad is ilaaliso hilibka ceerinka wuxuu astaan u yahay arrin aan fiicnayn Ilaahay sharta hakaa ilaaliyo
@nickal2018
@nickal2018 2 ай бұрын
Waxan u duuli jirey sida haadka oo bilaa baalal ah. Waxn arki jirey dad dhulka oo dhan dab ku shidanaaya oo qiiq ka so baxaayo dhulkuna sida dhulka dhoobeyda ayuu ahaa sidaan u duulaayo waa daali jirey oo naftoo I haysa dhulka u soo dagi jirey wax aan qaban jirey Maysan jireyn inta badan waagu intuusan baryin iyo habeen caddo ah ayaan duuli jirey bal sheikh soo fasir barakowe
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
Riyadaada waxay tilmaamaysaa masiibo weyn oo dadka oo dhan ku habsamayso inaad u dhowdahay oo aadan si fiican u galaynin laakin aad arkayso dhib ayaad la maraysaa arrintaas
@nickal2018
@nickal2018 2 ай бұрын
Sheikh anigu ilaa 15 sano waan duulayey siyaabahaas and u sheegtay ayan u duulayey habeeno badan wiig kasta wana xanuusanaa sanado ilaa 10 ah mudadaas. Waxaa igu soo biiray inaan xaaski yarayd furo. Iyo inaan xaaski waynayd hada furaayo iyo inay igu dirtay will aan dhalay oo ii sheegay inuu rabo inu hooray I galiyo. Anigu wax khayr ah waxaan mudadaas arky inaan xanuunki iga Faraday Alhamdullah
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
Ilaahay amuurahaaga hakuu fududeeyo wixii shar ah hakaa ilaaliyo faahfaahin duulitaanka www.daruur.com/tag/riyada-duulitaanka/
@Soolsoolkhayr
@Soolsoolkhayr Ай бұрын
Asalaamu alaikum sheikh. Ka waran hadii aan ku riyoodo inta badan anigoo isaga duulaya kagow kagow ama ka daam ka daam. Qar baan iska soo taagay qarkii kale baan u duulay taasi waa riyo joogto ii ah.
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
marka aad duuleysay maxaad dareemaysay? ma qof arday baa tahay?
@user-xo6fp1pc5g
@user-xo6fp1pc5g 2 ай бұрын
Asc sh waxn ku riyooday caano qof aan col nahy caano uu leeyahy inan cabay ka dibna aan tufay anigoon liqin
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws xaq dad leeyahay iska ilaali waliba qof aan raalli ka ahayn wixiisa in la qaato ama la adeegsado
@samiiramaxamed7366
@samiiramaxamed7366 2 ай бұрын
Asc shekh waxan ku riyoday ango duulaya lugaha ay ii laban yihiin markaan doono wan duulaya meel markaan garana waan jogsanaya iyado wali jilbuhu ii laaban yihiin sida qof baqaar wax ka gadanaya oo kale xiligaan damcana wn istagay oo dhulka uso dagayaa
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws waa khayr riyada wax badan ayaa si fudayd aad ku qabsan doontaa inshaa Allaah faahfaahin: www.daruur.com/tag/riyada-duulitaanka/
@user-xv8bz2hv8n
@user-xv8bz2hv8n 2 ай бұрын
Shii waxan ku riyoday in badan wiil wllkey oo dhintay oo ibursanayo anigana aanka cararayo aanku raciyo shiq xanun buu qaway wiilka marka waxa dhici jirtay marku nola hadu xanunsado buu ibursan jiray marku dhintay wanku riyooda
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
waa xusuustaada hore u noqonayso ee fasir ma laha
@user-zb2zc7fe4v
@user-zb2zc7fe4v 2 ай бұрын
Shikh waxan kuriyooday abahay o ileh ninka kuqabana 100garam oo dahab ah ayuu kaabixiyay kana 100 garam oo dahab ah ayuu kaabixinaya wsxana ahay xaas hada dhaw laguursaday oo ilmo dhalain shiikh iifasir plz
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
gurigaaga ayaa kuu toosayo ninkaaga aad buu kuu tixgalin doonaa inshaa Allaah
@user-zb2zc7fe4v
@user-zb2zc7fe4v 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta thanks shiikh
@user-ok1ft5fx2k
@user-ok1ft5fx2k 2 ай бұрын
Waxan ku riyooday wiil xirir naga dhexeeyo o asxptyda an isla shaqyno aan u shegin iyagana i waydiinin o i dhahayan hepel aya jeceshy maxa u qarine wad jcshay ooy i doodinayan aneh dhahyo xirir malihin o ka qarinayo marka iso fasir plz
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
waa dood shaki aad dad gali doonto oo la xiira nin
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 39 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 168 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
FASIRKA RIYADA MALABKA GADUUDAN IYO KAN MADOW
12:42
FASIRKA RIYOOYINKA
Рет қаралды 27 М.
Fasirka Riyada Dameer | تفسير رؤية الحمار في المنام.
12:57
Waxaan Ku Riyoodaa Mar walba Anigoo Duulayo Waa Maxay Macnaha?🤔
11:28
MACALIN MUSE OFFICIAL CHANNEL
Рет қаралды 4,7 М.
Fasiraada Riyooyinka Sh. Siciid Maxamed Faarax
1:11:46
True Cable Tv
Рет қаралды 288 М.
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 39 МЛН