Riyada gorayada qofkii arko gorayo ama goray riyada noocaas maxaa lagu fasiraa

  Рет қаралды 279

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

2 ай бұрын

Riyada gorayada qofkii arko gorayo ama goray riyada noocaas maxaa lagu fasiraa
Kutubta fasirka riyooyinka wax badan ayay ku fasiraan shinbirta qorayada waxaa lagu fasiraa naag carab ah, sidoo kale waxaa lagu fasiraa gabar, qofkii arko asoo gowracay gorayo wuxuu bigra jabinaa gabar yar, ukunta gorayada fasirkeeda marka lagu riyoodo iyadana wax badan ayaa lagu fasiraa halkan ka daawo.
#riyada #fasirka #riyooyinka #gorayada

Пікірлер: 7
@hanimohamud725
@hanimohamud725 2 ай бұрын
Shukran jazaakallah kheyr
@shamsohassan6245
@shamsohassan6245 2 ай бұрын
Asc shiiq qeyr alaha kusiyo waxan kuriyoday Anigo saliid laga shiilay goronyo La iikenay asogo dhalo kujira La iguna yiri Cab markasta wad cafimadidonta weliba lugahadey cafimad utahay wlabasano kahor waxanunsana waqtigas ilaahada wan yabay medley iga Timi macno
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws inshaa Allaah caafimaad ayaad helaysaa iyo khayr
@ConfusedChefHat-ss2np
@ConfusedChefHat-ss2np 2 ай бұрын
Asc sheekh waxan ku weydina eedadey odhimaty omar kale dhimaneso ayan ku riyoday hadane mar kale waxn ku eedo oqol fadhi aan kuwada jirno ani iyo laba gabdhod ila dhashay midna ika weyntahy midna ika yartahy abyo ika weyn aya lacg idhibeso eedo sijayad aye ku fadhisa wekace fadhika aye ku fadhisane lacag kalane abayada ika yar aya hor sineso markas ayan anine sina lacag qoral ku qoran hal magac ayan kakarty magaca abtike isow jawab shiiq
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws Riyada waxay tilmaamaysaa niyadjab kaddib inaad guulaysanayso, waxaa laga yaabaa arrin aad ku fashilantay oo hadda aad heli doonto oo aad gaari doonto wixii aad rabtay guud ahaan riyada waa wax fiican
@RadiyaRadiya-eo1ho
@RadiyaRadiya-eo1ho 2 ай бұрын
Shekh waxan ku riyodey suratul kahfi gawar yar aya ikenti waxa le dhhy aqri anig waxan dhahy ma aqani maxa yawa iso sheg wn ku brya
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
waa badbaado laguu soo bandhigayo shar ayaa lagaa badbaadin rabaa waxaa lagaa rabaa inaad ku dadaasho quraanka
CAALIN: MW 'MADAXTOOYADA HAKA SOO BOXO' | KIISKA BADDA | SL
27:50
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 4,8 М.
Learn Arabic while you Sleep | 50 Arabic Sentences to - Speak Arabic
24:28
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 67 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 26 МЛН
Learn English through Story Level-1 | The Magic Stick | Improve your English through story
17:30
KALAMAAN 21 JULY 2024
9:52
KALAMAAN
Рет қаралды 36 М.
Learn Arabic from zero to hero : Lesson 7 - Speaking Course
15:16
Learn Arabic with Asmae
Рет қаралды 50 М.
DUURJOOGTA DHULKEENNA Q.5AAD  [Baqaye]
7:37
Abdirahman Barre
Рет қаралды 1,2 М.
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47