Riyada raaxada galmada dhabta ah qofkii arko asoo naag ama xoolo u galmoonaya ama xaaska

  Рет қаралды 1,068

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

2 ай бұрын

Riyada raaxada galmada dhabta ah qofkii arko asoo naag ama xoolo u galmoonaya ama xaaska
Riyada galmada dhamasytiran oo gariirka lagu gaarayo oo qofka riyada dhexdeeda uu ku biyabaxaayo, wax badan ayaa lagu fasiraa, raaxada saiirta tafsiir ahaan wax badan ayay noqotaa, qofkii arko asoo u galmoonaya naag dariska ah ama dumar badan oo xaafada ku nool ama xaaskiisa u galmoonaya riyadaas fasir kala duwan ayay qaadanaysaa, galmada xayawaanka ama ariga ama daanyeerka ama dameerka ama xoolaha guud ahaan, dhamaan macaani kala duwan ayay qaadanaysaa, qofkii ku riyoodo asoo galmada dabada samaynayo riyadaas wax xun ayaa lagu fasiraa, raaxada galmada gabadha quruxda badan iyadana qaabab badan ayaa loo fasiraa.
#riyada #fasirka #riyooyinka #galmada

Пікірлер: 19
@hanimohamud725
@hanimohamud725 2 ай бұрын
Silsilad iyo quful ayee aheed silsilda iyo qunfunfulka ay albaabka ku xirtay maxaa lagu fasiraa sheekh kheyr allah haku siiyo adun iyo aakhiraba
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws waa naag aan fiicnayn oo shar badan oo laga yaabo inay ciiir ku galiso oo ay dadka kugu dirto ama meel kugu raabto
@hanimohamud725
@hanimohamud725 2 ай бұрын
​@@barta-aqoontashukran wll
@Hamda11690
@Hamda11690 2 ай бұрын
Asc shiiqow waxan ku riyooday anigoo qur,aanka suurat kamida safxadeeda labada aayad udanbeeso gadaal usoo aqrinayo iisoo fasir kher alaha ku siiyo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws gadaal sideed ka waddaa? faahfaahin dheeraad soo qor
@Hamda11690
@Hamda11690 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta yacni aayada meeshey Ku dhamaato Ayan kasoo bilaabaayay gadaal gadaal Ayan usoo aqrinaayay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa arrimo inaad u qaban doodnto si aan loogu talagalin oo aan hagaagsanayn waxaa laga rabaa inaad naftaada saxdo oo aad is toosiso.
@hanimohamud725
@hanimohamud725 2 ай бұрын
Asc walal sheekh allah haku xafido waxaad ii fasirtaa waxaan ku riyooday anigoo jiifo ayaa waxaa qolka ii soo gashay gabadh waxay soo istaaktay madaxeeyga barkinta aan ku jiifay ayee dhigtay wax ay kacanta ku waday ayadoo cabsaneeso anigana wax aanan fahmeenin ayaa iskadhigay oo waan soo jeeday markay dhigtay ayaa lugtaa i jareesay markaasan leyahay dhigisteeda ayaa saan ku noqotee hadey korkaada taabato sow kama darna sariirta dhinaca kale ayaa madaxa soodhigtay hadana wey ka qaaday waxay ku xirtay albaabka
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws waa naag aan fiicnayn oo shar badan oo laga yaabo inay ciiir ku galiso oo ay dadka kugu dirto ama meel kugu raabto
@hanimohamud725
@hanimohamud725 2 ай бұрын
​@@barta-aqoontashukran wll allah haku xafido
@hanimohamud725
@hanimohamud725 2 ай бұрын
Asc wll allah haku xafido xalay waxaan ku riyooday gabadh yar oo laga dhageesanayo suratul mulki anigana waxan usheegay aayad ee fahmi weysay markay dhameesay aan ku dhahay wey dhameesaye gobkaan haqaadato gobkii baan u ururinaayay ii soo fasir hadey khertahay hadaysan kheyr aheen iska dhaaf walal waad mahadsantahay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws riyada waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa guul iyo khayr badan ku dadaal quraanka
@hanimohamud725
@hanimohamud725 2 ай бұрын
Shukran walaal allah haku xafido
@hanimohamud725
@hanimohamud725 2 ай бұрын
Intaan seexanin ka hor ayaa aqristay suuratul mulki markaan seexday aan ku riyooday gabadha yar
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws riyada waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa guul iyo khayr badan ku dadaal quraanka www.daruur.com/tag/riyada-quraanka/
@hanimohamud725
@hanimohamud725 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta shukran walaal allah haku xafido marwalbo
@salmamalabo1787
@salmamalabo1787 2 ай бұрын
Shekh alle haku xifdiyo sheekh waxan ku riyodey nag jin ku jiro iyado ileh wad xanusanisa o walagugu jira hadana imika waxan ku riyadey nin asna xanusanayo jin kujira inu idhahay wad xanusanisa jinba kugu jira sil silad madow ba lagugu sameyey sheekh gabar an gursana wa ahey hada wax barasho ayan kujira plz ifasir sheekh 😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
Riyada waa cajiib Ilaahay sharta hakaa qabto sixir iyo il ayay tilmaamaysaa riyada jinka halkan ka daawo kzbin.info/www/bejne/qIW5ZZmFm7-Um7c
@salmamalabo1787
@salmamalabo1787 2 ай бұрын
@@barta-aqoontaMhadsanid sheekh jasakalah
كيف مرت المسيرة "يافا" دون أن تعترضها صواريخ القبة الحديدية؟
7:25
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 43 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 9 МЛН
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 397 М.
FILO PART 108
33:43
Abukar Mahdi
Рет қаралды 316 М.
Tahajjud
2:24
muslimah inspiration
Рет қаралды 1,2 М.
TOOS: Dunida iyo Maanta
BBC Somali
Рет қаралды 496