Riyada tasbiixda iyo takbiirta iyo tahliisha guud ahaan xuska Ilaahay qofkii Alle xusayo

  Рет қаралды 533

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

28 күн бұрын

Riyada tasbiixda ama takbiirta ama tahliisha guud ahaan xuska Ilaahay qofkii Alle xusayo
Qofka wuxuu ku riyoodaa mararka qaar asoo Alle xusayo oo subxaana Allaah leh ama allaahu akbar, riyada noocaas ah wax badan ayaa lagu fasiraa waa guul iyo in Alle faraj kuu keenayo, nin iyo naag gabar iyo garoob hooyo iyo wiil yar dhamaan hadday ku riyoodaan riyada tasbiixda ama ducada ama xuska Alle waa riyo guud ahaan fiican.
Fadliga tasbiixda ama saliga nabiga scw ama xuska Alle waa wax wanaagsan oo bishaaro ah.

Пікірлер: 34
@khadija-hi3nr
@khadija-hi3nr 26 күн бұрын
Mashallah ❤🩷🧡💛💚💙🩵💜🤎
@user-tq2lk8pd3n
@user-tq2lk8pd3n 26 күн бұрын
Asc ww Shiiq allaha kudhowro 2daarodba Waxan kuriyoday anigo matagayo shey culus kaso ah silig cusub oo usameysan sida buulka shimbirta yar kaso gudihisa timo kujiran aad ayan ugu dhibanahay bls carabka dhanka bidix melhose aya fiiloiga hasa hoyo ayan kuleyahay hoyo firi carabkey kamin iga dhigten wey iskudayday hoyo iney iga qabato bls waxan kabaqaya fiilada carabka hostisa iney igu duleyliso wexeyna iledahay isbitalban kugeyna qolkeyna kuxarotay anigana waxan ku iri marabo qur aanban aqrisana Kadibna waxan utagay aabahey oojifo tendho aabe waxan arkay qortisa oo aad udheer waxana kuleyahay aabe fiiri afkey kamin iga dhigten xitaa xiligas hadalka sifican uma dhihi karo wan marganahay qashinki aya afka iiga jiro fiilana hayso carabka hos wa qatar aabe wuu fadhistay indhuhu gacmihisa sartay wuuna ilmeyay zaa id anigana waxn kasobaxay tendhada anigo leh aabe adigaba xanunsan gacanteyda midig ayan kor utagay wana takbirsaday allaahu akbar alla iigar garayo ayan leyahay walashey iyo saxibked aya sogalayo wa haben bls iftin ayey tahay waxan xijina dhabarka xijabkan isku dada waxan kabaqa inu arko madama hablo iidhaw afkeyga kumashqulayen anigana aan daremayo in eey qatar igu noqonkarto madama eeysan darensaneyn Shiiq iiga jawab allaha kudhowro allahumma amin
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 25 күн бұрын
riyada waxay tilaamaysaa dhibaato oo kaaga imaanayso hadalkaaga iyo murugo aad kala kulmayso war lagaa qaadayo ama iskudir
@user-tq2lk8pd3n
@user-tq2lk8pd3n 25 күн бұрын
Asc ww Shiiq allaha raxmanka hakaga radi noqdo fiijanatulfirdowsal acla allahahana kuuziyadiyo cilminafica allahumma amin koley shiiq mahi qof dadka waxlawadagto dhaqan iyo hadal qofki igu xadgudbana wa qof naftisa dhibay jin iyo insi allaha naga dhowro wixi xun
@Xudun
@Xudun 26 күн бұрын
Sheikh waxad ii fasirtaa waxan ku riyoodey aniga iyo walashay iyo wiil ay dhashay oo Bad ku dabaalaneyna anagoo ku faraxsan iyagu Bada kabey ku galeen Ana bilaa kabo ku dabaalanayey
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 25 күн бұрын
waa nolol farxad leh oo ballaaran aad heli doontaan inshaa Allaah
@user-ok1ft5fx2k
@user-ok1ft5fx2k 24 күн бұрын
Asc shiikh plz illahy dartis igu fasir allah haku barakeyo wiil xirir naga dhexeyo lkn an guur kawada hadlin isaga oo isoo doonaanayo wlshayna ileedahy wil fcn waye abeheyna intu ii yeray maxa u cabsane wilka wu fcn yahy si wangsan wad igu soo dirtay wilkana asago ii shegin ayuu iso doontay aya leeyahy riyada dhexdeda aya qadka igala so hdaly ninka kadip dhar ka arooska aya gabr u dirsady oo la ii kenay la i diyarin raba la iga toosiyey riyada
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 24 күн бұрын
ws waa riyo mustaqbal fiican tilmaamayso waa khayr kuu soo dhow inshaa Allaah
@Muzi3789
@Muzi3789 22 күн бұрын
Asalaamu calaykum sheikh hooyaday aya waxa ku riyootay aniga dhahayo hooyo sharaci ku yalo waan ugu celcelin hooyo been ma ku sheegooyi dhaha hooyo ma i amiinasid miyaa dhaha sheikh maxa thy riyadas fadlan ii so fasir 😭😭 hooyo wadan shashay joogta sharaci neh waa sugasa😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 21 күн бұрын
ws muraadkeeda ayaa u hirgalayo waxay raadinayso way helaysaa inshaa Allaah
@Muzi3789
@Muzi3789 21 күн бұрын
@@barta-aqoonta alle idiinkiisa insha Allah 🧡🤍
@FartunOmar-xe7zy
@FartunOmar-xe7zy 25 күн бұрын
Sheek waxan kuriyodi anigo maseyrug igaso dawa fakani isifir riyadas
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 25 күн бұрын
riyada ma fahmin soo caddeey
@AhmedFarah-cm1cu
@AhmedFarah-cm1cu 26 күн бұрын
Asc Sheekh waxan ku riyooday anoo booqday Qabriga Nabigeena Scw waxana ku hayaay Asalamacaleykum Yaa Rasuullah anoo oynaya. marka booqashada Qabriga Nabiga Muxamed SCW?
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 25 күн бұрын
ws xajka ayaad tagaysaa inshaa Allaah sunnada nabiga SCW waad ku dhaqmaysaa riyada anbiyada halkan ka daawo: kzbin.info/www/bejne/jJeqpY1oiLRkqNU
@AhmedFarah-cm1cu
@AhmedFarah-cm1cu 25 күн бұрын
@@barta-aqoonta Riyada Bariis karsan iyo Hilib digaag duban maxay noqon karta qofka riyo ku arko balse uusan cunayniinayin?
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 24 күн бұрын
Waa farxad guud ahaan riyada cuntada halkan ka daawo kzbin.info/www/bejne/mqmqhpeufNyYfbs
@user-qw9md5le8c
@user-qw9md5le8c 25 күн бұрын
Asc shiikh ilaahay hakaa raali noqdo shiikhoow waxan ku riyoode anoo hilib ciirin la ii keenay oo sarar gabar yar walshay ii keenatay marka shiikh ii sheeg riydaa adoo mahadsan shiikh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 25 күн бұрын
xaalkaaga soo faahfaahi riyada hilibka halkan ka daawo: kzbin.info/www/bejne/mIO7c62fe7Ghb7M
@user-qw9md5le8c
@user-qw9md5le8c 25 күн бұрын
Cafwan shiikh waxa weye waa hilib ari oo ciirin waxan ii keentay gabar yaroo walshey qof aan aqoon ayaan igu soo dhiibay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 25 күн бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa nasiib xumo
@user-qw9md5le8c
@user-qw9md5le8c 24 күн бұрын
​shugrn shiikh ilaahay hakaa ajar siiyo ❤
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 24 күн бұрын
Ilaahay khayrka ha ku waafajiyo shartana hakaa ilaaliyo waxaa dhici karto arrin inay kaa soo daahdo oo muddo badan ay qaadato
@Ayan_boqran
@Ayan_boqran 26 күн бұрын
Asc shiikh waxa ifasirta ilahay ha kaa raali noqdee anoo nabiga scw kuleh Nabi alow ilahay ilmo iiwaydii oo Nabigu ileeyahay duco intu iisheego ku cel celi ducadaas cabar kadib waxan arkaa anoo gabar yar gacanta haysta ka Dib gaari ba mel raci Rabne gaarigi markan fulay wu dhaqaaqe markasan leyahay war gabadhii dhulkay tagan tahaye jooji gaariga maxay noqee
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 25 күн бұрын
ws adiga xaas maa tahay oon wali dhalin??
@Ayan_boqran
@Ayan_boqran 25 күн бұрын
@@barta-aqoonta haaa shikh xaas ban ahay wali ilmo madhalin
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 25 күн бұрын
riyada waa bishaaro ilmo ayaad dhalaysaa oo khayr qaba
@Ayan_boqran
@Ayan_boqran 24 күн бұрын
@@barta-aqoonta Alla ilahow irumeyo shugran shiikh
@mss____xabiibaali8319
@mss____xabiibaali8319 26 күн бұрын
Asc sheiq waxan kuriyoodey anigo geel latasbiixsanaayo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 25 күн бұрын
ws waa khayr iyo caibaado inshaa Allaah
@AhmedHJ4983
@AhmedHJ4983 22 күн бұрын
Walaal tasbiixda bilow waxaa Laga hadii ay kurbo ku hayso walaaga fedeysaa walaal hadiyada ilaahay kaaga timid
@CbdiZiiz
@CbdiZiiz 17 күн бұрын
Sheikho waxan kuriyoode Ano janada galayo maxa lagu fasira
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 17 күн бұрын
waa khayr badan inshaa Allaah iyo guul weyn
@CbdiZiiz
@CbdiZiiz 17 күн бұрын
@@barta-aqoonta kheyr Allah kusiyo
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 26 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 64 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 1,9 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Sh Xassaan Ya Kuwaafaqsan Meydka In Quraan Lo Aqriyo, Maxa Lagu Heyste Wadadka ??
34:41
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 111 М.
CALAAMADAHAN HADDAD RIYO KU ARAGTO OGOW IN AY KU HEYSO IL XAASID AH
11:32
FASIRKA RIYOOYINKA
Рет қаралды 13 М.
Qaabka loo Tukado Salaada Safarka iyo Masixida Sharabaadka/Saksaanta
21:15
3 dadajisa aqbalaada ducadaada
20:10
Imam/Dr. Hassan Jaamici, Ph.D.
Рет қаралды 37 М.
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 26 МЛН