Riyada waqtiga ama saacadda qofkii arko waqti subax ama habeen ama maalin

  Рет қаралды 386

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

2 ай бұрын

Riyada waqtiga ama saacadda qofkii arko waqti subax ama habeen ama maalin
Mararka qaar qofka wuxuu riyo ku arkaa saacad mucayan ah habeen ama maalin ama wuxuu arkaa waqti ama saman, riyada wakhtiga ama saacada gaarka ah habeen ama dharaar wax badan ayaa lagu fasiraa hanti baa lagu fasiraa maxaayeelay waqtiga waa qaali, qofka wuxuu arki karaa subax ama galab ama cisho ama duhur dhamaan fasir ayaa la siiyaa.
#riyada #fasirka #riyooyinka #saacad

Пікірлер: 7
@Umuibtisaam670
@Umuibtisaam670 Ай бұрын
Asc sheeqoow waxaan rawaa riyo inaad ifasirto gabar saaxiibteey ah ayaa isoo dhiibatay laami ayaan joognay aniga iyo ayada iyo gabdho kale durbaan ayaan tumeenay ana waan baraan buraaye kabacdi macalin ayaa noo imaanaayo waana qoraayaa marka ayada way dhuumanee anaa marka la ii horqoraayaa kabacdi ayada gadaal ayaa laka qoraayaa
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
ws riyada waxay tilmaamaysaa munaasabad oo dad badan ay isugu imaanayaan oo tartan ama wax kale laysugu imaanayo
@Umajamal
@Umajamal Ай бұрын
Asc sheikh waxa ku riyoday ninkeygi shaqo ayu socday markas kabihi uu xiranlaha aya tirtiray wuu xirtay wona baxay markas asagoo wadada tagan oo gari sogayo aya waxaa uimaday nag an aqonin markas shaadigii oo watay ayey wax kashaftay markas aniga mawa xinaqin asaganeh woo isofiriyay woxuu modayay ina xinaqay markas guriga ayu imaday dahab ayuu ikenay wuxuu idahay miyaad onesaa aniga waxa ku dhahay maya riyada lawad ninkeygi oo nag gursane rabo aniga wanxanaqay markas gacmihiso aya kagubay biyu kulul aya kushubay wana ka tagay xafadeyna aya aday
@Umajamal
@Umajamal Ай бұрын
Waxana ahay hoyo caruur hesado
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
labada riyo xiriir ayaa ka dhexeeyo waxay tilmaamayaan ninkaaga in naag ay rabto isagana aan rabin waxaa kaloo dhici karto qaraabadiisa ama dad saaxiibo ay yihiin inay ku boorrinayaan inuu naag kale guursado laakin isaga uma soo jeedo hadda
@Umajamal
@Umajamal Ай бұрын
Shukran wll
@Umuibtisaam670
@Umuibtisaam670 Ай бұрын
5:15 Asc sheeqoow allah ku barakeeyo riyo gawar saxiibteey ah isoo dhiibatay waxay ku riyootay aniga iyo ayada iyo gabdhakale laamiga joogana durbaan tumeeno marka aniga ayaa buraanbur qaadaaye kabacdi macalin ayaa inoo imaanayo kabacdi yacnii waana qoraayaa ayada way dhumaneesa lkn aniga uhoreeyo la qoraayo dadkaas lkn ayada gadaal ayaa laka helaa marka ifasir
Af-amxaari & Wada Sheekaysi - Macalin Maxamed Abdi.
5:32
Kalaam College
Рет қаралды 13 М.
Sixirka Dhibkiisa Iyo Sida Looga Badbaado || Sheekh Dirir
12:07
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 219 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 25 МЛН
Salaanta Af-amxaariga - Macalin Maxamed Abdi.
4:49
Kalaam College
Рет қаралды 10 М.
Episode 15: Kalsoonida Nafta| Self-Confidence |Kabasho|
32:15
Hamda Hussein
Рет қаралды 93 М.
15 Riyo Oo Kuu Sheegeyso In ilaahay Kaa Ajiibay Ducadaada
8:18
Sheekh Riimi Channel
Рет қаралды 38 М.
DEG DEG AROOSKA CALI ZAKI OO SAALAX SANAAG LAGU ARKAAYO & DADKII OO KACAY
17:11
Zaki honest Official
Рет қаралды 3,5 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН