riyoraac

  Рет қаралды 95,910

Cabdimaalik muse coldoon

Cabdimaalik muse coldoon

Күн бұрын

nagala soo xidhiidh:
cabdimaalig3@hotmail.com
cabdimaalig@gmail.com
sindibaad,
+252634431955 ama +252659300984
twitter: abdilmaalik
Skype:abdilmaalik
facebook page:cabdimaalikmuusecoldoon

Пікірлер: 104
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 3 жыл бұрын
Cabdimaalik muuse Coldoon. Edo waa ku salaamay ii soodir Number kaaga🌿💐🌿💐🌿💐🦋💐👑🌿💐👑👑🦋👑🌿💕💐🌿🖐💕
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 5 жыл бұрын
Asc wr Wb Samafale Cabdimaalik Muuse Coldoon yaa Ka warqabah Alloow Arimihiisa ufududeeh Aamiin
@bahalhoose1383
@bahalhoose1383 6 жыл бұрын
Maansha allaah walaahi barnaamijkan hore uuu maan arag laakiin hooyadani aad ayuu uga far xiyay qofka lacagta soo dirayna ajar wayn ayuu ka hrlayaa maan sha allaah
@umuayman4285
@umuayman4285 4 жыл бұрын
Maansha allaah cabdi maligow illahay badankaaga haka beero ubad bariyaal ah osalixiin ah o bariyaal ah o u wanaagsan sidaado kale
@muztafexuseennuur8640
@muztafexuseennuur8640 4 жыл бұрын
Arsaaqada cidhiidhi ka gashay qofka
@gabadharermuqdisho6150
@gabadharermuqdisho6150 7 жыл бұрын
hhhhhhh eeeyaa hoyo lee iga dheh hooyo lee ma iska dhahoo nooloow cabdimaalik
@AliMohammed-ce2lv
@AliMohammed-ce2lv 8 жыл бұрын
Ilaahay hakulajiro Cabdi maalik adiga iyo intii aritaan ka shaqaysay.
@faisawade195
@faisawade195 5 жыл бұрын
Abdimalik waligay kuma dhalliilin lakii mantan kudhaliilay waxaad isu ekaysiisay ciyaalki an waxba garnayn
@ducaysaneabdirahmaanabdila4812
@ducaysaneabdirahmaanabdila4812 6 жыл бұрын
Waankuu gadbixilaaaye adigiibaa wax kala kicinayee kkkkkkkkk
@saxan-saxokanaal2348
@saxan-saxokanaal2348 4 жыл бұрын
Ayaan Jamal alle wax khayr qaba Ha Ku siiyo
@bashkacade5052
@bashkacade5052 8 жыл бұрын
Masha allaah ilahey hakula garab galo cabdimalik hosha aad uheysid umada Muslim ka ah
@asacadaani7814
@asacadaani7814 6 жыл бұрын
xafadayadi hodan qaylo saribadi suuq somaliga😃
@daarulaakhiro210
@daarulaakhiro210 6 жыл бұрын
Wllhy abtiyo anba kula mid ahay raga halka taagan midmid ugaranaya xaafadaydii uxiisay wllhy
@daarulaakhiro210
@daarulaakhiro210 6 жыл бұрын
Alla maxan xiijiyay wadadaaada
@asacadaani7814
@asacadaani7814 5 жыл бұрын
@@daarulaakhiro210 mxd nooga tgty hda wllow😆
@daarulaakhiro210
@daarulaakhiro210 5 жыл бұрын
@@asacadaani7814 waqtiga iga kaxeeyay wllo inshllh lkn waan iman
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 6 ай бұрын
Haa runtaa weeye waa xaafadaydii Hodan Qaylo gaar ahaan Suuq Soomaali aad baan usalaamaya waxaan ka maqanahay 6sanno👋
@amalindho8338
@amalindho8338 5 жыл бұрын
Alah farxadi aduunka wll cabdi maalig xafadaydi onan inbadan arag ayaan maanta arka ilahay khayr iyo xazanaad haka siiyo
@abwaanbaaldahab2969
@abwaanbaaldahab2969 6 жыл бұрын
ninkan coldoon maaha waa ajardoon sayla tahay masha allah wll cabdi malik ku dayasha mudan tahay ana arinka hadaan bilaabaya insha allah allaw noo kaa daa
@aliismail8049
@aliismail8049 6 жыл бұрын
Maasha.allah.ayaan jamal.aadam .alle hakuu aqbalo.sadaqada aad la baxaday.
@abdulrasakharuse82
@abdulrasakharuse82 6 жыл бұрын
Ilaahay ajar iyo xasanaad haka siiyo
@isseabdirisakjama7439
@isseabdirisakjama7439 8 жыл бұрын
mansha allah hawl wacan oo ajrkeeda leh ayaad walal umada u haysaa barmaajikana waa baraamij aad ukhayr badan cabdimalik markasta guul walal
@maryancykla1120
@maryancykla1120 8 жыл бұрын
masha allaah alle ha idinka farxiyo maalinta qiyaamo
@khadarsomali9497
@khadarsomali9497 5 жыл бұрын
Allaha ku dhowro bro c/maakik muuse cooldoon
@yahyehusein8944
@yahyehusein8944 6 жыл бұрын
Macnahaaga ka sheekeey kkk
@salmaanabdi457
@salmaanabdi457 8 жыл бұрын
Mansha allah my techear Abdi malic alla haka jasaa i isiiyo
@aminajafar2685
@aminajafar2685 8 жыл бұрын
Mansha-Allah Coldoon barnamijka adiyo saxiibadaa wadaan Gadaal ayaanba ka macansaday-waad-Dadaalaysaan Garabkiina'thanks
@namiin3034
@namiin3034 8 жыл бұрын
MashAllah MashAllah Amazing people coldoon and his gang.
@abdisoofe8601
@abdisoofe8601 3 жыл бұрын
Mashaaalah
@omarN
@omarN 8 жыл бұрын
Abdimalik dadka xaquuqdooda ilaali walal
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 8 жыл бұрын
AYAAN JAMAAL ADAN IYO CABDI MAALIK SHEEQ MUUSE COLDOON , IYO ABDULQAADIR CISMAAN DUBAD DUCAAD HESHEEN ALLHA, IDIIN AQBAL, OYADAAS NA, ILAAHY HA, U BARAKEEYO, MUSLIMINTA MASAAKINTANA N ILAAHY , HA, U GARGAARO, AYAAN QEEYR IYO WAXAAD KU FARAXDO ALLHA KUSIIYO OO AADN FILANEEYN, DHAMAAN WAAD MAHADSANTIHÍIN INTA MUSLIMIINTA BAAHAN U GARGAARTO ALLE SUBXAANUHU WATACALAA, HAYDIIN GARGAAROAMIIN
@cismaankhayre2634
@cismaankhayre2634 4 жыл бұрын
cabdimaalik dadka waweyn ilaali xaqqooda
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 6 жыл бұрын
Hadhibin waa hooyee runta usheeeg wax muhiimana,wYdii
@qadroumueyman5463
@qadroumueyman5463 8 жыл бұрын
masha Allah ilaaheey qeer hanii siyo aamin aamin aamin
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 2 жыл бұрын
Maansha Allah
@abdiwaasac2697
@abdiwaasac2697 6 жыл бұрын
Waxad soodaysay
@yahyehusein8944
@yahyehusein8944 6 жыл бұрын
Halka qof aan taageero nooloow bro
@habibayusuf8585
@habibayusuf8585 5 ай бұрын
❤❤
@hamsehashi2499
@hamsehashi2499 6 жыл бұрын
qaab kaasi ma haboona Cabdi Maaligow waa Hooyo shaqaysanaysa oo fariida oo Nafteeda ku Kalsoon
@omarmahamoud4986
@omarmahamoud4986 4 жыл бұрын
Abdimalig ilahay xoriyadisa ha siyo insha allah
@ayaanmuse8755
@ayaanmuse8755 8 жыл бұрын
walaw uu yhay barnaamij fcn hadana qofka inta aanad ka duubin veodioga waa la weydiiya inu ka raali yahay hno caalamka maxkamado ayaa laysku saara waxas oo kale waanan ku mahadcelinaya wllo kaliya waa waano
@omarsaid4636
@omarsaid4636 6 жыл бұрын
Waa badow dee macnahaaga cadee bay ku tidhi kkkkk
@mohamedahmedissa5114
@mohamedahmedissa5114 6 жыл бұрын
haa lkn wali muu fahmin ee alle ha ka jasaai siiyo
@omarsaid4636
@omarsaid4636 6 жыл бұрын
Kan waa istus
@maalmahaqalooca5469
@maalmahaqalooca5469 8 жыл бұрын
Maashaa allaah waa Arin wanaagsan oo Barako leh arinka aad umadda uheyso, laakiin midh yar oo talo ah Qofka Bini'aadamka ah ee aad waxsiineysid plz Su'aalo Badan maqaadi karaan waa dad dhibaateysan bro, Waayeelkana wuuba kasii jilicsan yahay ee udadaji Su'aalaha adoo Niyada udhisaya oo Hadalka kiisa Nasteexada badan isticmaalaya
@xogtamedia2562
@xogtamedia2562 6 жыл бұрын
waraysiga intii hore wan ka cadhoday lkn hooyada marki dambe farxadadexada ayan la wadagay cabdimaligaw wakhti badan ayad saxafad iyo macalinimo ku dhex jirtay waraysiga suaalaha taagtagan ah si quruxsan u dhig oo shaadh fican u xidh adiga oo dadka qulubtoda dhawraya iyo inta ku jecel e ku dawanaysa
@argsan3782
@argsan3782 5 жыл бұрын
Wow manshallah you make her day nice
@jamalomarmahdi3691
@jamalomarmahdi3691 5 жыл бұрын
Riyoraac maaha Waaa raaci
@murtisoorproduction6290
@murtisoorproduction6290 6 жыл бұрын
Caqli-xumada Cabdimaalik Col-doon Muuqaalkanaa kuugu filan.
@rashidmohamed4524
@rashidmohamed4524 6 жыл бұрын
Futadaad qarsan lahayd hadaad caqli leedahay.
@Nabeelluth
@Nabeelluth 5 жыл бұрын
Wa runta wll marka dadka kale ee cul culus uu kaqaadayo interview ixtiraamka iyo khushuuca waad yaabi maaha cajiibka
@hassanabdillahi4087
@hassanabdillahi4087 7 жыл бұрын
waa yeelka ciyaarta ka daa muusoow
@theallahsslave8011
@theallahsslave8011 8 жыл бұрын
Masha'Allah sxb lkn hooyadu gacanta bidix ayey kaaga guddoontay lacagta lagana habboon!
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 6 жыл бұрын
Siday ari u raaceysay baa luguhu qaloocdeen. Markaasuu yiri rag bay riyo u raacdaa bal muxuu ugu yaal
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 5 жыл бұрын
Allah ka Farhiyo Suu dadka UGA Farhiyo
@faadumoduraan
@faadumoduraan 5 жыл бұрын
Ha i haraadin bey tiri coldonow ha haraadin mamda
@jamaawad137
@jamaawad137 4 жыл бұрын
Waa fariid hooyadasi
@hacker2hackergroup791
@hacker2hackergroup791 6 жыл бұрын
Alla ducufsanaa ragu ilaahpaa rag idinka dhigaye sidee iyadood arkaysid ay ugu shaqaysaa 15 qof walaahi wuxuush wuxu caqli miyaanu midna lahayn ka kaafiyaa arintan
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 6 жыл бұрын
Hhhhh fariid mammo wax bilasha miyaad aragtey
@csalamharare4956
@csalamharare4956 6 жыл бұрын
Dadka kaxishoo caaqbathye camera qofku waa inuu raalikayahay
@kulmiyemuslim2766
@kulmiyemuslim2766 6 жыл бұрын
Alla wallaalow inkastoood sama falayso hadana waalidka aanka ahayn raaali duubis fdln wajiga uqariya xataaa
@lovestories3107
@lovestories3107 3 жыл бұрын
Maamo xayraamada
@naasiraadanabokor5843
@naasiraadanabokor5843 6 жыл бұрын
waaa barnaamij runtii aad u fiican lkn anigu kamaradaas aad baan uga soo horjeedaa xaqiiqdii waaayo qofka aad wax siinaysa wuxuuba moodaya inaad dan kale ka leedahay markaa waxaan odhan lahaa maanta laga bilaabo markaad lacaggta siiso qofka uun u duub video yar qofkii lacagtan soo dhiibay oo ka daaa publican aad soo dhigeyso mudane abdimaalik adoo aan xumaana iiga qaadan hadalkaas
@dahirabdisaid2758
@dahirabdisaid2758 7 жыл бұрын
mamo du khatarsanaa wx bilaash ah Maad aragtay hhhhhhhh
@ahashi7828
@ahashi7828 4 жыл бұрын
Ilmo ayaa indhahayga ka timid ninkaasi waxuu umada dan yarta ah u qaban jiray iyo macniyarida loo xidhay ee jeelka loo dhigay
@asiiliabdulahi7875
@asiiliabdulahi7875 6 жыл бұрын
Mafiicna inaad qof kaamirad aan raali ka ahayn aad sidaas udabagasho
@shahiidasharaf2591
@shahiidasharaf2591 8 жыл бұрын
masha allaaah lkn Abdimalik Hooyada waad haradisay in ad usogabisay ahayid allaaah ajar hakasiiyo adiga iyo intiilabaxdayba
@saadaomer7729
@saadaomer7729 8 жыл бұрын
mansha Allaah cabdimaalik ialahay wakaa farxiyo
@yussufhassan3047
@yussufhassan3047 8 жыл бұрын
Warka riyaha nasiii ------ Wax bilaaasha ma aragtay hhhhhhhhhhhhhhhh
@hamsehashi2499
@hamsehashi2499 6 жыл бұрын
inkastoo aad Caawisay ilaahay hakaa Abaal mariyee
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 2 жыл бұрын
So funny
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 жыл бұрын
Qofku wuu kaa baqayaa badowyahoow ee qofka waa La weydiiyaa codsi ladhiibtaa
@islanmohamed390
@islanmohamed390 6 жыл бұрын
👍👍
@burhanali8310
@burhanali8310 6 жыл бұрын
adiga macnahada kasheke war hoyada cayarta kadaa oo. waxay rali ka aheen ha kusamen oo waqtiga ha uga fa idaysan waqtiga waa merto sidaa u ogoow
@hanadcasanova6152
@hanadcasanova6152 8 жыл бұрын
"Adhi raac" dheh Riyo raac wxy noqonysaa riyadii ee 😂😂
@jaamahassan63
@jaamahassan63 8 жыл бұрын
Waa IsKU dhigid kala dhihid Riyo... Riyo
@Ugbaadnuura
@Ugbaadnuura 8 жыл бұрын
waa runta bro Hanad
@rashidmohamed4524
@rashidmohamed4524 6 жыл бұрын
Adhi haddii la dhoho idihii ayaa soo gali lkn hooyadani Riyo unbay raacdaa. marka riyo raac ayaa sax ah
@soulekaali7380
@soulekaali7380 8 жыл бұрын
ilaheey ah ka ralinogdo
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 жыл бұрын
C/maalik waxaad ku qurux badantahay dadkaad caawinaysid. Siyaasada iskaga bax Dadkii ku jeclaa inbadan ayaad lumisay
@abdiwaasac2697
@abdiwaasac2697 6 жыл бұрын
War waxan malayacniga ah
@muntazissa6837
@muntazissa6837 6 жыл бұрын
qoaka wa denbi inuu sawirka khasab uga qadin isagoon rabin qofka
@salmaanabdi457
@salmaanabdi457 8 жыл бұрын
Riyahaaa afurada ku yacaya 😃😃😃😃
@muxidinomaribrahim8620
@muxidinomaribrahim8620 8 жыл бұрын
mahadsanid waalaal coldooon
@sakinasir3788
@sakinasir3788 6 жыл бұрын
Niyow kani hadalkiisu waa kii nacasyada qofka marka waraysanayso waa la waydiya inuu raali ka yahay
@abdullahiabdirahman7589
@abdullahiabdirahman7589 6 жыл бұрын
waxaad tahay qof ku dayasho mudan
@AbdirisaqMHasan
@AbdirisaqMHasan 6 жыл бұрын
horta kan nacaskani horta muxuu uqasba oo waydiisanwaayay
@shariifomahamud4783
@shariifomahamud4783 7 жыл бұрын
Way fahntay sawirka
@samiiralamiir7387
@samiiralamiir7387 6 жыл бұрын
Waxay jahilnimada inta la eg ina coldonow ruxa intadan camerada ladaba galin sokamay wacna inad tali kayahay ad waydisato od kabcdi sago qanacsan waraysi ka qadato
@sadomohamoud6917
@sadomohamoud6917 8 жыл бұрын
mashallah
@hananmohamoud8126
@hananmohamoud8126 6 жыл бұрын
Tolow meeshan yar ee bood kaweyn waa xagee
@ahmedhaykal6906
@ahmedhaykal6906 6 жыл бұрын
Hanan Mohamoud Wll Wa schoolKa zare E Cabdalle Nuuri Hortiza
@zamzamjamac920
@zamzamjamac920 8 жыл бұрын
alehakudaayo
@abdifatahcg4055
@abdifatahcg4055 6 жыл бұрын
Kada qasab ka islaanta 😂😂😂
@siman546
@siman546 8 жыл бұрын
msha Alh
@Nabeelluth
@Nabeelluth 6 жыл бұрын
Bad canduct Mr Coldoon, you should approach people with respect and kindness... that was rude buddy
@goahmad5
@goahmad5 8 жыл бұрын
كل الشكر علي مجهودك الجبار
@Bidixo14
@Bidixo14 5 жыл бұрын
Plz report u pdiya kanu viedo maaahe
@qadarnuurqararyare3616
@qadarnuurqararyare3616 5 жыл бұрын
Waa Stupid Su'aal xun edeb daranaa xataa raali kama aha Maamada sharafta Alle kaaqaad waa Jaahil.
@ifraaxxasanifraaxifka1232
@ifraaxxasanifraaxifka1232 7 жыл бұрын
Kkkkkkk(kkk
@hananmohamoud8126
@hananmohamoud8126 6 жыл бұрын
Ifraax Xasan Ifraax Ifka12 maxad kuqososhay
@hamednassir1223
@hamednassir1223 8 жыл бұрын
Sidii tuugta ayaad wax u weydiinaysaa
@abdulahigabeyre8805
@abdulahigabeyre8805 6 жыл бұрын
Jahil batahy Video mamada walaga yara jediya🤔🤔🤔🤔
barnaamijka suaalaha 12/03/2015
47:56
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 97 М.
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 33 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 17 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 4,2 МЛН
AC, DC iyo sida AC loogu badalo DC || NT9
14:22
NuxTek
Рет қаралды 11 М.
waraysi bbc da soomaaligu ila yeelatay
5:06
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 211 М.
Al-jazeera oo coldoon  ka waraysatay Kaalmeekuwan    مبادرة ساعد هؤلاء
9:34
Maxaa ka haleysnaa saacada masjidka
13:08
NuxTek
Рет қаралды 1,4 М.
Barnaamijka suaalaha 20 MARCH 2016
39:24
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 369 М.
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47