ROODA MAASH | AYAANKIYO GUUSHU WAA ADI | HCTV 2018

  Рет қаралды 277,947

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

6 жыл бұрын

KALA SOCO HCTV
FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
WEBSITE:-
KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

Пікірлер: 153
@najmaahmedhussein5506
@najmaahmedhussein5506 2 жыл бұрын
Ano hargysa safar kaso ah 3 bisha 7 2021 ba wiilka gariga darwalka aha shitay heestan asgana isharxay inay fanandu odageedi u heesayso hada unba dib u dhagysty aduun iyo waayo
@abdisamadjama619
@abdisamadjama619 6 жыл бұрын
Cadi mha hees iyo badh wn ku hysta reer jabuti wn jcly really Love 💕 shacabaka reer Jabuuti 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👍🏻
@safiasaid1776
@safiasaid1776 4 жыл бұрын
Aui
@abdirahmanahmed3923
@abdirahmanahmed3923 6 жыл бұрын
abwaan ma ihiye hadaan ahaan lahaa cidkale hees uma dhiibeen rooda maash aan ka ahayn inanta ugu codka dheer fanaaniinta soomaali rag iyo dumarba
@gabileyboy1515
@gabileyboy1515 6 жыл бұрын
Alla dadku xoolaysanaaaa Bootarkaa ka yara khaldamay ayay ku mashquul sanyihiin Heesta xanuunka iyo murigada ma dareensana 😢😢😢😢😢😢
@faadumomaxamuud9329
@faadumomaxamuud9329 5 жыл бұрын
Dadkeenu Waaa Caqli Daciif Maxaa Lagaga mashquullaa Wax Qof marsanyahay Yaa Dhaha heestaaa qiirada leh Dhuuxa
@ZAKIMOHAMEDfficial.8707
@ZAKIMOHAMEDfficial.8707 Жыл бұрын
Maxan aragaaga Doonay Agtaada maxan u xiisay.❤❤❤❤❤😥😥😥😥😭😭😭😭😭
@malmihiiwacnaawaysoosocdan3809
@malmihiiwacnaawaysoosocdan3809 6 жыл бұрын
Heestan macno wayn Bay ku fadhida cidi fahantay unba garan roodo mash allaha ku dhawro habo mcney 😍😍😍
@yacinrabileh9264
@yacinrabileh9264 5 жыл бұрын
roda mandeq,tu as une voie en or .ça fait du bien d entendre ta belle voie😍😍😍
@fjeifu2552
@fjeifu2552 6 жыл бұрын
Love you roda mash quruxeey 💕💕💕🇩🇯
@ayaancismaan8450
@ayaancismaan8450 2 жыл бұрын
waxa aramida bogsiisa helowdiyo erayadaada😰 8/2/2022 Salaasa
@hidoiyodhaqan9290
@hidoiyodhaqan9290 5 жыл бұрын
Dareen dhab ah bay ka hadashay Rooda.. heesuhu waa marka ay ugu wacanyihiin ee ka duwanyihiin kuwa xamaalashada ah
@asmaabdi3193
@asmaabdi3193 5 жыл бұрын
waxa aramida bogsiida hallaw iyo ereyadada hooyo mcn maxan ku xiisay😢 alle hayka nabad keno hooyo wlhi wan ku xiisay sa.iid😭❤❤❤😗😗😗
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
aamiin
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 4 жыл бұрын
Heestan agtada qiimo ayay ka ledahay runti wayo sodahday Ayay ruwayda la dhaha wn jecelhay hooyaday labad Alle hi dayo❤😘💋
@WELOVEFANANIINTA
@WELOVEFANANIINTA 5 жыл бұрын
WAA HEES DAREEN WEYN XAMBAARSAN, FANAANAD QAALI AH, RODA MASH NOOLOOW.
@najiib2235
@najiib2235 5 жыл бұрын
Wlhi hestan aniga ayay igu socotaa rooda daher mahdsanid😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😂😭😭😭
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 3 жыл бұрын
Wlaahi fanaaniinta jabuuti bay ku hadhay heeso la dhagaysan karo
@haliimomuuse797
@haliimomuuse797 5 жыл бұрын
afkaaga caano geel lagu qabay runti wey iga gadantahay heestan waxaba mooda in aniga leyga sameyy
@adna6710
@adna6710 9 ай бұрын
Waan kuu xiiisay Lkn waxan naftayda baraya siday kuu iloobi lahayd abalkana waan kuu hayaa inbadan
@queenaxlaam5274
@queenaxlaam5274 6 жыл бұрын
Haduu ifka ruux abaal gayo adaan kuu hayaa abaal wayn mcne abdalle illahay waxaan ka tuuga inaan isku uruursanano alle ha iikaa soo dhaweeyo sacad kasta iyo daqiiqad kasta jacaylkaaga ayuu qalbigu ila gubanaya hadana intaa samir ayaan ku hayaa😢😢
@mohamedhamake7
@mohamedhamake7 6 жыл бұрын
Queen Axlaam alle ha isku kinso dhaweyo wll
@superzaara2421
@superzaara2421 6 жыл бұрын
Queen Axlaam ameeen alha ku keeno abyo
@narmanasli7893
@narmanasli7893 6 жыл бұрын
amin
@abdihonest2931
@abdihonest2931 3 жыл бұрын
Queen axlaam 2 years ago ma heshay abdallahaga 🥺❤
@najmaahmedhussein5506
@najmaahmedhussein5506 2 жыл бұрын
Abayo ma heshy abdalahagi after 3 yrs
@faadumohusssen4865
@faadumohusssen4865 6 жыл бұрын
walee roda inaad iga dhex heesi baad moodaa
@ahmedmohamedniema5868
@ahmedmohamedniema5868 6 жыл бұрын
ILove you a ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 3 жыл бұрын
ils sont ton pays tu me manques djibouti🇩🇯
@xamdanuura215
@xamdanuura215 6 жыл бұрын
Jecliyaa rotha maasha allow cimriga kuu dheeree haboy❤❤❤😘
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 4 жыл бұрын
Waxa Aramida bogsisa halow iyo eryadad😭😭😭😭😭😭 Roda mash🙏 my sister ❤
@ismailabdisalan4515
@ismailabdisalan4515 2 жыл бұрын
Rawdo Maash.❤️🥰
@hodanmohamud4899
@hodanmohamud4899 6 жыл бұрын
Mnsha allah mamo noolow
@awilqurbaawi1510
@awilqurbaawi1510 5 жыл бұрын
👍👍👍👍 hes xasus igu leh
@hasnaharoun969
@hasnaharoun969 6 жыл бұрын
I love you Roda Mash ❤❤❤
@asmamohamoudasma906
@asmamohamoudasma906 5 жыл бұрын
super
@naleynuurto6995
@naleynuurto6995 5 жыл бұрын
axsan hees viva mamo roodo maash allaha kusharfo
@madiifiqi1008
@madiifiqi1008 6 жыл бұрын
heees iyo bar >>>>> hapo sawa
@sulekholove1646
@sulekholove1646 4 жыл бұрын
Aaaaaaaa in anigaa aan qaaday baa u moodah😭
@abduwalidhiblawe697
@abduwalidhiblawe697 5 жыл бұрын
Dhocilaha heeso baradka ka dhamaada roodo maash naafaha mekabkeeda ka hadlaayo soo madan eegin heesi hore u qaaday.maxaad moodaan.kuwa fanka kufsaday
@marla_arag6880
@marla_arag6880 6 жыл бұрын
ax aduunka sasa heestan iyo rooda wn ka ilneeyay
@yaraaali5571
@yaraaali5571 6 жыл бұрын
Maah allaah cood macna
@nasteexakaneeco6224
@nasteexakaneeco6224 Жыл бұрын
2023 yaaaa dhageeysanayo ❤️❤️❤️❤️
@hafzoindho4952
@hafzoindho4952 6 жыл бұрын
Haku mashqulina make up ka mamada lkn hesta qisadeda dhuxa hees qiso dhab ah wye wlhi ax ax ax😂😂😂
@osmanidil7533
@osmanidil7533 5 жыл бұрын
Hafzo Indho makup reer jibouti lagama aqaano waaxan fahaney dhibtiisa iyo cudurkisa marka ranjiika reer hargeysa loo mariyo uma bugno.
@serietvenfrancais4092
@serietvenfrancais4092 5 жыл бұрын
😍
@abwaanbaandheeye9297
@abwaanbaandheeye9297 4 жыл бұрын
. woooow
@legendruuzi
@legendruuzi 4 жыл бұрын
Waxan jognaa duni dhamaatay wlhi nin ka hadlaya naag marsatay maku up. SubxaankA
@iskakaliahaw4834
@iskakaliahaw4834 6 жыл бұрын
Wlhi calosha i huraysa markan arkay mamao roda mash ilahw ka kaso qabo ka Ku jaasay dumarku wa qurarad ragaw ilaliya,😫
@hassankayd6721
@hassankayd6721 6 жыл бұрын
heestaa igu socota aniga nice one runtii
@amaladen7464
@amaladen7464 3 жыл бұрын
walahi aniga iney iga hadleyso umaleeyaa
@qaalibcade7339
@qaalibcade7339 6 жыл бұрын
Qisada Heestani waa dhab waayo ninkeedii oo ay kala tageen oo ay jeceshahay ayay u qaaday Ha waaro jacaylku
@aminayusufaminayusuf2266
@aminayusufaminayusuf2266 5 жыл бұрын
qaalib cade heestu ninba kama hadleysee maamadu waxay u heesaysa gabadheeda oo qurbaha joogta.
@qaalibcade7339
@qaalibcade7339 4 жыл бұрын
@@aminayusufaminayusuf2266 Malaha suugaantaanad fahmi wlshay
@hoodohoodo9532
@hoodohoodo9532 Жыл бұрын
@@aminayusufaminayusuf2266 kkkkk mad fahmin ba heestu sida Qaalib cade sheegey waxay ka hadleysa nin. Ma garanaayo sidaad afsomaliga uu fahan tahay. Laakiin hadad tahay qof qurbaha ku korey marka wan fahmi kara.
@ahmedmo5495
@ahmedmo5495 6 жыл бұрын
Roda mash hooyada bartay jacayllka from South Lonon
@AbedaffelIsmaeldenville
@AbedaffelIsmaeldenville 6 ай бұрын
أي بنوتة ، بطل تهريج & vecaler dans le vide... institut d'études & recherche austrat
@faizaabdirahman2391
@faizaabdirahman2391 6 жыл бұрын
❤️❤️💋💋👏🏼👏🏼
@damienstanislas3964
@damienstanislas3964 2 жыл бұрын
fanaaanadi weyneyd e reer djibouti. mashala RODA MAASH. une voix en or et un talent certain. longue vie à toi !!!!!!! MOF from caasimadi ilbaxnimada e Djibouti !
@zundushassan8268
@zundushassan8268 6 жыл бұрын
Mashalah gabdhaha jabuti Cod iyo luuq udaa
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 3 жыл бұрын
Wow
@mariamajiid9508
@mariamajiid9508 3 жыл бұрын
Roda mash fananada kaliya tagero ii nolow mom 👸💋
@roxantajaceylkaitsme4143
@roxantajaceylkaitsme4143 6 жыл бұрын
😢😭😭😭
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 6 жыл бұрын
rooda maash waaba maacalaysh iyo maahmaah murti bal heesteedu magan allee dee muuse cali baa idin yidhi maashee bal warkaase mugan maqla maansaduu dee ka tirin maash bal heesteeda marlay hada minute mirirkan uu alkumi macna hagaadiise maash heesteed macaan dee kahelay murtiyo maahmaahe muuse cali suldanmuuse dhaha magan allee maantadan maansayahan murtiyahan isbidoo helo ba maamaahda.
@BasadiirSheekhgadhcase
@BasadiirSheekhgadhcase 16 күн бұрын
@panoramamusichd2148
@panoramamusichd2148 2 жыл бұрын
Hodan Emaan Mahamuud Haduu ifka ruux amaan gayo adaan kuu hayaa abaal wayn❤💋
@munaamunaa5409
@munaamunaa5409 6 ай бұрын
maxaan aragaaga nacay maxan aragaaga diidey maxaan urugada naceybka kuu ururiyey
@munaamunaa5409
@munaamunaa5409 6 жыл бұрын
walalayalowRooda waxan ubaahanahay telkeda see ku heli karaa
@abwaanbaandheeye9297
@abwaanbaandheeye9297 4 жыл бұрын
Afkaga Cano Lagu Qabayi ama sida aya loheesa ama wa la iska daya
@abdohoch8166
@abdohoch8166 6 жыл бұрын
Rooda maach nolow fannanad qaraan
@niciimaniciima1936
@niciimaniciima1936 6 жыл бұрын
Abdo Hoch
@bacheibnanouar1904
@bacheibnanouar1904 6 жыл бұрын
Habo Roda boqorada codka nolow
@adnaosman3800
@adnaosman3800 Жыл бұрын
Waaw eeshcaala hees Aad baan ugaa helaay heeta
@serietvenfrancais4092
@serietvenfrancais4092 5 жыл бұрын
Roda mush boqorada codka vive jabuti
@diririsman7187
@diririsman7187 6 жыл бұрын
Nolow roda
@akramhabib6662
@akramhabib6662 6 жыл бұрын
Roda mazh Mamo aan jclhy
@adna6710
@adna6710 9 ай бұрын
Duruufaha iga adkaaday
@mahamedbuuni5735
@mahamedbuuni5735 6 жыл бұрын
Waji cad gacmo madow funny 😂
@djiboutimyhome2867
@djiboutimyhome2867 6 жыл бұрын
Mahamed Buuni kkkkkkk ma niin ba tahy misey gabar wabaa yaab , je crois pas à mes yeux un homme qui juge ainsi
@iliasdulken3465
@iliasdulken3465 6 жыл бұрын
DJIBOUTI My Home Kkkkkkk ta question est à sa place, vraiment faut découvrir qui c'est???
@sabiriinabdilaahi4394
@sabiriinabdilaahi4394 3 жыл бұрын
Heestani waxay igu leday xasuus 😢😢😢😢😢
@dagandeeqa4383
@dagandeeqa4383 5 жыл бұрын
Walahi she is fucking singr she have a voice
@xasanshaadh1693
@xasanshaadh1693 6 жыл бұрын
Gacmuu xoogbay umadawyiin
@djiboutimyhome2867
@djiboutimyhome2867 6 жыл бұрын
Xasan Shaadh dey dawaa uso xibii hambaa naga amuus , will baa sida u hadlayaa kkkkkk
@kokojeon8005
@kokojeon8005 6 жыл бұрын
War maxa helay islanka
@abdigedifanaanadqaaliyacaa371
@abdigedifanaanadqaaliyacaa371 6 жыл бұрын
Heestan waxa sameeyay Abwaan Ababe ....iyada ayaa loo sameeyay waa qisa dhab ah oo dhacday
@farijany4594
@farijany4594 4 жыл бұрын
Heesta ma Sidi ayey uqaaday tolow
@qadroqali1116
@qadroqali1116 6 жыл бұрын
Maryan maryo ku dhag waan agahay lkn dadkan caaytmayan lahadlayaa
@hassanwarsame8901
@hassanwarsame8901 5 жыл бұрын
Haa toogiin jeereer inder ee iska amuus . Adoo maxdiii reerka ma ahayn in aad markii hooreba amaaantiid .mid reer afgooyo ah
@qaranimosomalia8919
@qaranimosomalia8919 5 жыл бұрын
Waa hees ku socta Soomaali weyn.
@NimcoGlam
@NimcoGlam 5 жыл бұрын
Sheekadaan maxaa waaye wajiga cad iyo jidhka kale ee madoow
@mashaallahforlife1088
@mashaallahforlife1088 4 жыл бұрын
Nimco Glam maxaad make up keega ugu mashquuli adiga iyaa dharka kaa qaadi lahaa? Midabyo badan ayaadleedee.
@shakaal174
@shakaal174 5 жыл бұрын
mamo heeso mcn waad qadaa lkn waxa la dhahay xamar baad necebtahy ana qof xamar neceb wan nebcahy
@rahmaabdi5366
@rahmaabdi5366 5 жыл бұрын
Waxba kama jiro wll odaygeega ayaba rée xamar ah
@theflagbearer9196
@theflagbearer9196 4 жыл бұрын
Reer Jabuuti dadka kale ha ku qaldin. Roda mash ila shirka carta aye somaliya uu heesaysa. Oo wali maanta aye xamar ka amba baxaysa ayada oo mudo joogtay Xamar.
@nasrayusufcilmatan5129
@nasrayusufcilmatan5129 5 жыл бұрын
Fanaanad fiican ayay ahayd lakin hada shacabkeeda kama tirsana umana heesto dawlada
@mouminaahmed7120
@mouminaahmed7120 5 жыл бұрын
Masha Allah
@mo-bj8wy
@mo-bj8wy 6 жыл бұрын
Waa sidee sawkuwa islaantii kaga waalay hoy soomaalaay😂
@djiboutimyhome2867
@djiboutimyhome2867 6 жыл бұрын
mo kkkkkkkk
@abdikarimissa9394
@abdikarimissa9394 3 жыл бұрын
Gabadh kasto ninkeda ku tacadida sidan aya u danbaysa e dumarow ku wano qado
@kumanriyaqinebalkaadzo7042
@kumanriyaqinebalkaadzo7042 6 жыл бұрын
Make up 😑😑
@suusdheman3436
@suusdheman3436 6 жыл бұрын
Ax malh botarkye khaldad ka fahmeedn 🤔🤔🤔
@ethnahassan8103
@ethnahassan8103 5 жыл бұрын
Suus Dheman hhhh
@dhawrsancaqil9746
@dhawrsancaqil9746 6 жыл бұрын
Bisiinka rooda maash yaa siidan uu galay saqajamiin ayaa heelay miiyanay muurayadna isku so eegin
@djiboutimyhome2867
@djiboutimyhome2867 6 жыл бұрын
curada s/land kkkkkkkkkkkk wan qoslay walahi , walalo reer somalia sidaas u galey sidii wad garaan maha lol , hamarawi u naga basaday lol fananadayadi sidaa baa u gasheen lol , c'est l'amour de sidi qui l'as rendu ainsi
@dhawrsancaqil9746
@dhawrsancaqil9746 6 жыл бұрын
DJIBOUTI My Home way o way huuno ma qadadwaynti ayaa heeshay fananada sowkuwa wajigi ka kufsaday 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 ceeb uu dhiinta rooda maash anaga reer Somaliland ah no kalay ubaax dahiir fahmo iyo sahra ilays waxan ay ismariiyan ad la marsatiide walle waxad noqon biyo dahab qurux wad dhaafi ee hargeysa kalay habo qaali 😍😍😍😍
@djiboutimyhome2867
@djiboutimyhome2867 6 жыл бұрын
curada s/land kkkkkkkkkkkk ala berga wad iga qoslisay hustafourulah , qadad weyn wa maxay walal ?
@dhawrsancaqil9746
@dhawrsancaqil9746 6 жыл бұрын
DJIBOUTI My Home hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh wll ma taqanin adinku hadi reer jabuti tihin ee naga ayaa naqan xamarawiiyinta ayaanu qadadwayn u naqana hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh War wixi qadadwayn ah ee qoralkan arkow iska rali ahada walaloyaal lkn waa caadi sow maha inan u sheego oo ay inala ogadan walalaheena yaakhida ah hhhhhhhhbhhbhhhhhhh
@qadroqali1116
@qadroqali1116 6 жыл бұрын
Qofkii siduu umirqamayay meeshan soo fadhiistay oo bolbarihii ilmaha dabada laga marinaayay soomarsadayne ma dadbaa loo heestaa kkkkkkkkkkk wlhi waa arin kale
@iliasdulken3465
@iliasdulken3465 6 жыл бұрын
Roda maash dad horti baad ilbaxday ee maxa dib kusoo ceshay. wajiga iyo gacmaha isku eekaysi amba iska dhaaf dawada yaxi.
@djiboutimyhome2867
@djiboutimyhome2867 6 жыл бұрын
Hodan Fara kkkkkk walalo nagada dawada ma rabno dey , les produit sa vieillit la personne
@iliasdulken3465
@iliasdulken3465 6 жыл бұрын
DJIBOUTI My Home t' as raison huno les produits chimie sont mauvais mais cette façon d' avoir 2 couleurs differentes est pas du tt jolie.
@djiboutimyhome2867
@djiboutimyhome2867 6 жыл бұрын
Hodan Fara laa t'as raison faut mieux laissé que d'être multicolore lol
@ramlacraxamn4672
@ramlacraxamn4672 4 жыл бұрын
Rooda maasho lax bufo kufty lamoodo
@Janno190
@Janno190 4 жыл бұрын
Naagtan heesaysa maxaa ka khaldan Ghost ayay u ekeysiiyeen black lady with powder my sister I am sorry
@aaminaahmed218
@aaminaahmed218 2 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@hassanwarsame8901
@hassanwarsame8901 5 жыл бұрын
Mamadan rooda ma jaererkii xunka ahaa ayaa ku dadshaay waaa maxaay calaacalku sorry inder xabaad mamasan ah meelaha ka radsoo oo inaaderka ah
@hoodohoodo9532
@hoodohoodo9532 Жыл бұрын
Jaw, waar nimanka soomaliyed isma dhaaman hadey jareer yihin iyo hadey jileec yihin, waxaa ba laga yaaba in jileecu ka daran yahay jareerka kkk. Sidana anigo jileec ah ayaa sida ku leh😀
@jaaleawil1818
@jaaleawil1818 6 жыл бұрын
Xaajiyadani Malaha Maaha Tii Riwayadaha Aan Ka Daawan Jiray
@Awale.british
@Awale.british 6 жыл бұрын
Jaale Awil hhhhh waa lafteedii sxb wayaha badalay
@fahimahinda1924
@fahimahinda1924 6 жыл бұрын
Jaale Awil 😂😂😂😂😂
@hooyosharaf1152
@hooyosharaf1152 6 жыл бұрын
Make-up bow Magaca Ba,a Miyaarad la.aan miyaa jirto tolow war yaa saan ugu ciyaaray fananada maskiinta😢
@ilhanahmed3869
@ilhanahmed3869 6 жыл бұрын
Amal Abdullahi Mualim hrgysa ayaa laga yaqaaNa make up shidaN
@ethnahassan8103
@ethnahassan8103 5 жыл бұрын
kk war cusub hhhhhhhh
@asmaqurux7345
@asmaqurux7345 6 жыл бұрын
Heestan waxan u fahmay single mother rabta inay ninkeedii hore soo ceshato. Naa ka quuso dheh ninka ku nacay😏😏
SAAMIYA | DEEQDII ALLAA II MAQAN | HCTV 2018
5:10
Horn Cable Tv
Рет қаралды 137 М.
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 15 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 926 М.
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Xasuus Jaceyl - Hawaawiga adaa i baday - Roda Maash
5:46
Dahir Alasow
Рет қаралды 503 М.
ROODA MAASH | LAQAYADA JACAYLKA | BARNAAMIJKA 2022
7:11
Waqal WStudío
Рет қаралды 346 М.
Rooda Maash Heesta Tamari HCTV 2018
6:28
Horn Cable Tv
Рет қаралды 93 М.
XAYAD MAYDAL | HADRAAWI | HCTV 2018
5:39
Horn Cable Tv
Рет қаралды 509 М.
Roda Dahir  iyo Al Fanaan Awaleh Aden Waa Heest Macan
8:51
OUGOUL TV
Рет қаралды 96 М.
Rooda Maash & Nuur Cilmi | Nuur Daalacay  |
6:53
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 29 М.
Nimco migil" Sida Golof Colaadeed Xusuustii Fadumo Ahmed Dhinbiil
5:42
XAYAD MAYDAL | GABADHII SIDAYDAA | HCTV 2018
5:38
Horn Cable Tv
Рет қаралды 747 М.
Roda Dahir iyo Hees Cusub Lugooyo Jaceyl
7:25
Assajog Studio
Рет қаралды 22 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 695 М.
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 102 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 55 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 4,5 МЛН
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 5 МЛН