SIRTA SIDAAN KA DANBEYSAY IYO WAJIGEYGA WAXAN ??

  Рет қаралды 30,411

Hamda Home Decor

Hamda Home Decor

Күн бұрын

Пікірлер: 126
@salmomaxamedsanaag6220
@salmomaxamedsanaag6220 13 күн бұрын
Jah waxaaba ka helay sida kartida leh eed u fadhisid m.a ❤wlhi waxa aan kaa bartay aaba ah inan isku kal soo naado❤ nolaw qlbi hadanba kudawan wan xanun sada
@ilhanmohammed9569
@ilhanmohammed9569 13 күн бұрын
Mashallah, my beautiful sister, may Allah bless you and your family, you are absolutely right routine is definitely important to take care of your skin if you want your skin to look beautiful and healthy glow, but I’m not advising to use Somali whiten creams that they use to whiten their skin God give us beautiful skin, which is very very beautiful and some of the people they don’t appreciate the appearance that they have is very sad if we don’t appreciate what care give us or else we can appreciate, I don’t know thank you my sister💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷🥰
@yuuuuga1
@yuuuuga1 12 күн бұрын
Thnkz my sis ❤❤❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 13 күн бұрын
❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@UmoMohamed
@UmoMohamed 4 күн бұрын
Asalamu alaykum søster. MashaAlla, kan du sende meg tele, til legen?
@maryamaalahisiid5051
@maryamaalahisiid5051 13 күн бұрын
Masha allaah dhiira geliso xamdi abaayo cream babaayga midka dhuxusha bal so sawir , aan ka fogaane
@NuraSiciid-k6u
@NuraSiciid-k6u 4 күн бұрын
اللهم بارك حبيبتي
@ashaomar6719
@ashaomar6719 4 күн бұрын
Psoriasis maad qabtaa if not cudhurkaan magaciis??? Allah ha ka dulqaadho Ameen yaa Rabb 💖
@FaadumoMohamud-it6ld
@FaadumoMohamud-it6ld Күн бұрын
Wlll kiniiniga xagaan ka helaaa Noosoo sawir
@bluerain3282
@bluerain3282 12 күн бұрын
Bro. Hamdi has the highest confidence Masha Allah beautiful
@khawlamaxamud7411
@khawlamaxamud7411 13 күн бұрын
mansha allh sis aaadba ugu mahdsan tahy nasiixada , waxan aha dadka wajiga saliida aadka ku leh , hada ka hor mara sudan joogay finan badan igaso bixen labada dhinac wajiga aadban ula dhibtooday xanun saaida igu hayen doctor maqaar oo sudaniya u tagay keninga aad ka waramysid iso qoray ee lixda bilood la wadaayo lkn saamaytiisa marakai lay sheegay ,keniniga sidi la rabay uma wada qaaadan maraky finanki iga tageen waan joojiyey ,wajigaygi waqtiga aadbu ugu ficnaaday ,hadase wadanka joogay waqtigasna 2sano camal laga jooga finanki way iguso noqdeen hada xaga gadhka hoostisa igaso baxeen xanuna way igu hayan , keninki wadanka ka raadsho wan ka waayey , hada wadanka banankisa uga dirsado yadoon hader doctor ii qorin saamayn mu igu yeelan kara .
@yuuuuga1
@yuuuuga1 12 күн бұрын
Abyo hadow dhaqtar qorin maba logo siin karo aniga xataa bishi wxaan cuno kaliya ayaa laysoo qora dad inan siyo ayaa la dida
@FaadumoMohamud-it6ld
@FaadumoMohamud-it6ld Күн бұрын
Somalia skin care waa qaali Qofaan shaqaysan wey ku adagthy
@fowziadollDuale
@fowziadollDuale 10 күн бұрын
Asc wr wbt abyo ka wrn xld cafimaad caruurtii dumashi reerkii oo dhan
@hamdaapdiismail2602
@hamdaapdiismail2602 12 күн бұрын
Hamdaay wll wax badan kaa fa'iidney haddey maquul tahay ka soo hadl xanuunka periodka iyo waxaaa lagu yaraayo ee dabiiciga ah ❤
@saadocheick6921
@saadocheick6921 13 күн бұрын
Masha allah wll nala sowadag skinca
@yuuuuga1
@yuuuuga1 12 күн бұрын
Waan soo dhigay tag fcnog linkiga raac soo qado ❤
@samiiragurey6812
@samiiragurey6812 13 күн бұрын
Cilada waa cuntada marba hadii cuntada aad besho wejiga waa soo raysanaa ❤
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 12 күн бұрын
Haa waxa ugu badan waa cunada ani idhibijireen mana ogayn
@xafsoTimadheer
@xafsoTimadheer 12 күн бұрын
Abyo see loo badala hee cunada baasto io bariis leeba naqanaye
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 12 күн бұрын
@@xafsoTimadheer abayo inta ugu badan kaluunka baa nabraha kiciya ani 10 sano baanan fahmin maalinkaan iska daayay alxamdullaah sidookle liin dhananta iyo wax kastoo fit fitamiin c ku jiro Dadna waxay dhahaan xitaa digirta lkn ma ahi dadkaas Cunadana waxaa la cunaa haruurka galayda sareenka digrta cagaaran xitaa cajeelaa laga dhigaa haruurka maahee haruurku adayg buu ka dhigaa markaa hadaan la cunayn wax la cuno lama waayine aqoontii baa naga maqan abayo Lkn waxaan cuno mabadaline inta xasaasida ku ahay baan iska daayay
@ruqiya1304
@ruqiya1304 13 күн бұрын
Maasha allaah mahdsanid wll
@fatumayussuf5255
@fatumayussuf5255 12 күн бұрын
Xamdi yey skin care ka aad isticmasho xalal mayahay ilee dad islamahanahe aniga hada nairobi ayaan jooga waxaan ka waye skin care iska dhafe xataa saabun xalala waxaad isticmaleysan iska fiiriya oo ingredients kiisa iska aqriya
@yuuuuga1
@yuuuuga1 12 күн бұрын
@@fatumayussuf5255 abyo kuma jiraan wax xarana
@minamoha6505
@minamoha6505 8 күн бұрын
Ana kininka doctor isiiyey wana ku fiicnaday laba sano hal fin igama soo bixin saliidina aad bay iga yaratay alhamdulilah
@hafzamohamed4319
@hafzamohamed4319 12 күн бұрын
Wll dakhtarku halkuu kuyaala Boorma ayaan jooga sidaado kale ayaan salid wajiga kuleehay wayna idhibeen finan ayaa markasta igasobaxa markaa please isojawab Hamdi?
@yuuuuga1
@yuuuuga1 12 күн бұрын
Jwabaha dhan waan kaso jawba kaniniga magacisa wan soo dhiga i sug
@UmasalmanUmasalman
@UmasalmanUmasalman 10 күн бұрын
Masha Allah abaayo hanbalyo ❤️ ❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 13 күн бұрын
Masha"Allah ❤Sister Beautiful 🎉 Keep Going ❤
@JaweeriyaAli-d6b
@JaweeriyaAli-d6b 13 күн бұрын
Xaaladaas hada aan kujiro ee icaaweu wajiga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ArdoYussufBarre-qp4tp
@ArdoYussufBarre-qp4tp 13 күн бұрын
Masha allaah tabarakallaah
@miskiabdiqafar8345
@miskiabdiqafar8345 11 күн бұрын
Mxaan lagaha iyo qamcaha marsada please papayaha ibadalo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@sundusmohamed9144
@sundusmohamed9144 13 күн бұрын
Mansha Allh dhiiri galiso naftyda waxbadan baad ka badashay noolow abayo❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 13 күн бұрын
Manshaallah ❤❤❤ naagti macsaro marsato wajiga markay qabaysato maba doqobayso
@shamsiinaali8908
@shamsiinaali8908 13 күн бұрын
Mala hubaa abaayo noo sheeg bal ma adigaa marsado macsaro
@lakichannel6859
@lakichannel6859 5 күн бұрын
Macsaro maxey tartan noo sheeg
@habsaabdi9416
@habsaabdi9416 10 күн бұрын
Wll pls, noo so sheeg dr numerkisaa
@SundusibrahimSi-iy6te
@SundusibrahimSi-iy6te 13 күн бұрын
Hamadaay wllo creamka babaaygu waakee sawirkiisa soo raaci iyo kan dhuxusha kuwo badn jiree muuqaal noga soo samee kareemada xunxun oo aad naga waa nin lahyd iyo sawiradooda
@yuuuuga1
@yuuuuga1 13 күн бұрын
Haye qaaali
@Shadeahamod
@Shadeahamod 12 күн бұрын
Habenki mala marsada caream ka qoraxda mahadsanid abayo 🎉
@ZahraosmanIsse
@ZahraosmanIsse 12 күн бұрын
Kareenka babaaayga ma cancer ba laga helay wn isticmla xamdaay wll
@zuheylaHassan
@zuheylaHassan 13 күн бұрын
Abayo anaa raba dhaqtarka maqaaraka. Nabarkiisa noo soogali
@yuuuuga1
@yuuuuga1 13 күн бұрын
Sharci mahan inan soo galiyo Luuqa igu so weydi snbka
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 12 күн бұрын
​@@yuuuuga1baaye creamka qoraxda oo ad isticmaasho iso qor sidaada cml ayan ahay oil face saaid ah haar itching intaba wan leeyahay waxna ma mariyo waxkasto wan ka cabsada waayo anigo wax marin ayuu idhibay hada wax isticmaala waxan isdhaha amuu ka sii dara so bal cream qoraxda iso qor abayo
@FaadumoMohamud-it6ld
@FaadumoMohamud-it6ld Күн бұрын
Wajigaygu waa wado saliid Waan kudaalay waana wado finan😢
@HafsaAbdulkadirnour
@HafsaAbdulkadirnour 13 күн бұрын
ماشاءالله لاقوة إلا بالله ، أللهم بارك abaayo
@Nasriinaa_
@Nasriinaa_ 12 күн бұрын
Mansha allah tabaraka raxmaan alle haku siyaadiyo quruxey quruxda wajigaga waad ku dadaashay ❤su,aal cream ka babaayga ee jirka la marsado miyaa kancer laga qaadaa????
@yuuuuga1
@yuuuuga1 12 күн бұрын
Maya qaali waa cream aniga soo radina idin tosa dad badan codsadaay
@ashaomar6719
@ashaomar6719 12 күн бұрын
Minerals sunscreen aa ugu fiica. ❤❤❤❤❤
@NastehoAhmed-oe8px
@NastehoAhmed-oe8px 13 күн бұрын
Xamdiyey anu sidad u hadashid ka helaa cod kar mash alh❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 12 күн бұрын
Mahad sanid qalbi ❤❤❤
@JaweeriyaAli-d6b
@JaweeriyaAli-d6b 13 күн бұрын
Xamdiyee kaniiniga amuu hormoonka wax udhiwaa ama uur in aad qaado in faktigaas maleeyahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Hande-e1e
@Hande-e1e 13 күн бұрын
Maya malaha kaniinka ne maha wax aad iska so gadaneysid e waa in Dr ku qora, dhib u gadaal danbe leyahay malahan lkn inta aad qadaneyso waa ina uur iska ilaalisa
@yuuuuga1
@yuuuuga1 12 күн бұрын
Jawabta abyo ku siday saxda
@Suusaan8890
@Suusaan8890 12 күн бұрын
Xamdiyey creamka qoraxda waan ku dhidida oo dhidid baa iga dhaqa ee Maxad igula talin lahayd
@yuuuuga1
@yuuuuga1 12 күн бұрын
@@Suusaan8890 abyo mid fcn mahan aniga midan sas ku ahay waan isk dalbaday
@dhoolabdi1
@dhoolabdi1 13 күн бұрын
Masha Allah ❤
@aishamawlid
@aishamawlid 12 күн бұрын
Abaaayo kanhaaraha sifcn nootusi teda kale cream ka qoraxda qabow iyo kuleel malamarsan karaa haraha markaan uuryesha igasobaxaan markaan umulo waxyar baiguhara nutural baan ahay Cosmo oo dhuxusha kusawirantahaan mar mar marsadaaa isojawaaab macaanto
@yuuuuga1
@yuuuuga1 12 күн бұрын
Haraha aniga abyo maba heysan wajiga iga madobaday said
@amataallah2026
@amataallah2026 12 күн бұрын
Illahay ha iga Kaafiyo daawo ana qaata I badashay dadku ima gartaan hada Alxmdulillah Cala kuli xaal
@Umufarax2020Farax
@Umufarax2020Farax 13 күн бұрын
Skin care Maha ana runta kushegayo waa spinach ka aad cunto malinkasto bishimaha sida noqdo dhig la ana sababta waxaa cunto kubadalay moye Maha skin care dhig la anta sababta anaa saa noqday hada alx
@yuuuuga1
@yuuuuga1 13 күн бұрын
Yaaaah wall dawan cunaay ayaa sas iga dhigty aniga
@Hande-e1e
@Hande-e1e 13 күн бұрын
Skincare original meel ka dalbano link nala wadaag sisr❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 12 күн бұрын
Qalbi meshad jogto ku xiran Thy
@ElamaMohamed
@ElamaMohamed 13 күн бұрын
MaashAllah ❤❤
@ubahahmed1740
@ubahahmed1740 13 күн бұрын
Manshalash abaayo mcn ilaaheye kugum sop cesho dalka meela dheer baada ka keentaye 😂😂😂😂❤❤❤❤❤abaayo dukanka magacisa no so qora qaali wax lagyaab in an DK Ka helo ee
@yuuuuga1
@yuuuuga1 12 күн бұрын
Abyo mcn waan soo dhigay fcbiga tag linkiga raac an soo dhigay
@aasuf119
@aasuf119 13 күн бұрын
Masha allah❤️👍
@fowziadollDuale
@fowziadollDuale 10 күн бұрын
Abyo dhibaato wajiga iga heysata nabro ila mudo badan
@haniaden2700
@haniaden2700 11 күн бұрын
Marawaxo marki hore bahal. Cadi ayad ahed
@11naa44
@11naa44 6 күн бұрын
Wd edab daranthy
@fowsiyamahamedm8845
@fowsiyamahamedm8845 10 күн бұрын
Abayo daawadas madaama ay xoog badneyd. Gadaal maka baartay iney saameysay. Dhalmadada. Iyo hormonka madama ad wayadan dhalin fadlan dib u baar dawada ama dhaqtarkii aad abyo wa iga talo walal
@qadrodahirahmed3709
@qadrodahirahmed3709 13 күн бұрын
bismilaah sawirgale waaba dhaxdin
@umumustaqiimbintuibrahim9484
@umumustaqiimbintuibrahim9484 13 күн бұрын
masha alah
@Musayma
@Musayma 12 күн бұрын
Xamdiyyyyy Halakaa Aaad katimiday baan soomarayaaa Rajaaaba igashay wllhi🥰❤❤❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 12 күн бұрын
Waliga dadal waad gari dontaa
@Queenkiin1234
@Queenkiin1234 12 күн бұрын
Abayo I sow qor aniga xajigeya gen lahay sidada low kale wayo nabro
@yuuuuga1
@yuuuuga1 12 күн бұрын
@@Queenkiin1234 fcboga soo dhigay
@AsmaahmedAden
@AsmaahmedAden 12 күн бұрын
Wllshy waxn leeyahy haro
@farhiyaabdullahi6681
@farhiyaabdullahi6681 2 күн бұрын
Allow Alle Afka war badani u kula cadadey ee iska amuus heer baadiyo weynatey 😂😂😂
@ShugriAbokor-p4x
@ShugriAbokor-p4x 12 күн бұрын
Wllo ma acretin ba kiniiniga
@najushhussein2207
@najushhussein2207 12 күн бұрын
Xamaday kiniga manala wadagay hadad haysid
@fowziadollDuale
@fowziadollDuale 10 күн бұрын
Number dhaqyarka ma qaarka isoo dire
@QaaliqueenQaalimaxamed
@QaaliqueenQaalimaxamed 12 күн бұрын
M.a naag kalsooni leh ❤❤
@Mudaneey
@Mudaneey 11 күн бұрын
Shiid baad ahayd markii hore nafaqo daraa ku haysey
@fartunxasan-n1x
@fartunxasan-n1x 13 күн бұрын
M.allah❤❤❤
@ShukriNoor-p5z
@ShukriNoor-p5z 13 күн бұрын
Bisinka horror bad markii hore ahayde haday before iyo after ku qorayaan dacayadka kuwi fidin jiray qayla dhaan wawareey
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 12 күн бұрын
Hub camal ugu adeegsan doonan sawirkaan, i hope inay qosol kudhaafto dadkaas, haddaba talo wan kusiiyey Xamdiyey kuwaas ku qosol le 😂
@yuuuuga1
@yuuuuga1 12 күн бұрын
Waxan soo maray ee aan dadal uga soo godbaay xanuun isoo maray waaye iyo waqti aan guul ka garay marba hadan xaladas ku jirin daren uguma heyso sas Ayan ku socon jiray xataa mecup ku marsan jirin kawran hee kalsonido waa qalbiga mcnto ❤❤❤ adiga inaad soo sameyo kaa codsana sida dumar badan karti iyo kalsoni u gasho ❤❤❤
@Malyuncabdixashi
@Malyuncabdixashi 13 күн бұрын
Masha Allah tabaarakallah abaayo
@Badraan8888
@Badraan8888 13 күн бұрын
Waa Filter iyo bilaa Filter uun 😂
@zizizukar1621
@zizizukar1621 13 күн бұрын
😂😂😂😂ma sheegee markaa😅
@yuuuuga1
@yuuuuga1 13 күн бұрын
Filter ilaah waa iga rayay abyo mcn lkin waa jirta waqti oow xataa wax iga tari wayay Alx ilaah i cawiyay
@anfacahmed-p7m
@anfacahmed-p7m 12 күн бұрын
Waan rabaa wll numbarkiisa soo qor
@hiboahmed2876
@hiboahmed2876 9 күн бұрын
Wll nosodhigi lin giga
@UmuMohamedAmiinBasra
@UmuMohamedAmiinBasra 12 күн бұрын
Hamdiyey abyo wax kuu weydin raba Xage kaag so qoraa 😊
@yuuuuga1
@yuuuuga1 12 күн бұрын
Snbka
@hanefa283
@hanefa283 11 күн бұрын
Xamda waa SALIIDA CADE6DA BES 😢
@bilicdawadanka4199
@bilicdawadanka4199 12 күн бұрын
naag nolaa ley sawirakaas kaasan karto
@yuuuuga1
@yuuuuga1 12 күн бұрын
Waayo xalad kasto mara sawir man Qoraal ayaan ku cabiro Ayan heysata markan ka baxana raxo Ayan ku soo boqda meshas ❤❤❤
@naseebgade8885
@naseebgade8885 13 күн бұрын
❤❤❤❤
@sacdamaxamed7104
@sacdamaxamed7104 11 күн бұрын
Ma maskiga dhuxusha ahba
@ceebla1617
@ceebla1617 12 күн бұрын
Walalo nafaqo daro aya kuhaysay hada intad youtube furatey cunto hagagsan iyo nololbad heshay qofkastana wuxu cuno ayu u ekada xita neeftuurki wuka yaradey
@Aziiza_A
@Aziiza_A 11 күн бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@hanefa283
@hanefa283 11 күн бұрын
Oslo Norway
@habibamuse-z2z
@habibamuse-z2z 13 күн бұрын
Bisinka before 🙈
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 13 күн бұрын
Frist Commentaires 🎉
@sirathalane5259
@sirathalane5259 12 күн бұрын
Asc Abaayo ❤ morning power kawaran sis
@yuuuuga1
@yuuuuga1 12 күн бұрын
Wcwrab snbka wax badan ka shegay faido badan ayuuw lee yahy
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 12 күн бұрын
😂😂 xamdi geesiyad baatahy geesinimdasda cusbo iyo xawaaji uma baahnaa kiniinka noo caasa ma doo ogbaa cuntay quruxeey ma dhibtaan baa lagaa maraa 10 sano. baan nabro iyo dufan iyo bahdilan lanoo laa lacagtiina iga dhamaatay lkn kaniinkaan habeen maliqeen fadlan haku laaban abaayo ka ninkaan halis caafimaad buu leeyhy caafimaadkaa ka qaalisan quruxda skin carekaaga wadoo quraanka isaga akhri adkaartana badso Ani hada waxaan kuu daawanayay maadaama wajiigii i dhibay inaan wax kaa faaiido kaana faaiiday waad i dhiirigalisay lkn fadlan adna tayda qaado
@FadumaMohamed-p8g
@FadumaMohamed-p8g 11 күн бұрын
Filter iyo filter la,aan
@AsmaahmedAden
@AsmaahmedAden 12 күн бұрын
Xage laga helaa
@ayuushdaymoddiamond9218
@ayuushdaymoddiamond9218 12 күн бұрын
Sifican loma arko
@yuuuuga1
@yuuuuga1 12 күн бұрын
@@ayuushdaymoddiamond9218 fcboga soo dhigay
@ruwaydaseid
@ruwaydaseid 12 күн бұрын
Kininka somaliya ma ka helikara wlo fadlan iso jwab saliid iyo finan ba idhibaya dhakhtar walba wan tegay dawada intan qadanayo wàa ficanahay hada beri waa finan madmadow wlo iso jawab fadlan😢
@yuuuuga1
@yuuuuga1 12 күн бұрын
@@ruwaydaseid waan qoraay jawabtada waan kaso jawab bari muqal suaalo badana layga suga jawabtoda
@ruwaydaseid
@ruwaydaseid 12 күн бұрын
@yuuuuga1 haye wlo
@fariixaguleid2793
@fariixaguleid2793 13 күн бұрын
Link me
@happyali5541
@happyali5541 13 күн бұрын
Pls iso sheeg dr hamdi numberkiisa pls
@yuuuuga1
@yuuuuga1 13 күн бұрын
Snbka imaaw
@fadumoakuni
@fadumoakuni 12 күн бұрын
Abaayo dulduleelka madaaweeyaa dhaqtarka wejiga nabraha calaamad igu reebi iga soo jwb xabiibti adigoo raali ah
@ruwaydaseid
@ruwaydaseid 12 күн бұрын
Ala xamday wlo wlo ana sas aha maxan sameye
Gurigayga Cusub 🏡
9:13
Queen Hawa
Рет қаралды 54 М.
Муж внезапно вернулся домой @Oscar_elteacher
00:43
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
This Game Is Wild...
00:19
MrBeast
Рет қаралды 126 МЛН
風船をキャッチしろ!🎈 Balloon catch Challenges
00:57
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 87 МЛН
DHIRIGALIN. NOLASHADA GORME BADALI KARTA
15:19
Hamda Home Decor
Рет қаралды 6 М.
GURIGA CUSUB O  DAGAY (HOUSE TOURE) IDINKAGA SAMEYE
22:06
Riyaq Abdi
Рет қаралды 72 М.
SIRTA TIMAHA LAGU DHEEREYO BIL GUDAHEED
14:08
YASMIN & YUSRA SHOW
Рет қаралды 59 М.
DIGNIIN! ISKA SAX FLAXSEED-KA SIDA SAXDA EE LOO ISTICMAALO!
14:03
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 4,3 М.
DHAQALAHA IYO ISKU FILNANTA GABARTA SOMALIYED 🍑🧡
20:12
Hamda Home Decor
Рет қаралды 28 М.
ALAABTA AAN TEMU KA DALBADAY IYO SIDEE NOQDEEN
22:43
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 126 М.
CAZUUMADII FURITAANKA VILLA AAD U QURUX BADAN AMAL VILLAGE
14:47
KOKO BULLE
Рет қаралды 252 М.
Муж внезапно вернулся домой @Oscar_elteacher
00:43
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН