ROUTINKEYGA DUHURKII

  Рет қаралды 37,234

MY RAJO

MY RAJO

Күн бұрын

Пікірлер: 93
@myrajochannal2
@myrajochannal2 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/e2LHhHaZl8SCmdk wakan channel ka walashey iso boqda rer my Rajo 🙏
@najmocali1700
@najmocali1700 2 жыл бұрын
Insha allah waan booqday qaali
@nabiil8962
@nabiil8962 2 жыл бұрын
Heye Quruxey waa pobny
@hadiyayasin4885
@hadiyayasin4885 2 жыл бұрын
Illahay haku barakeeyo quruxeey from hargeisa
@nadaalichannel8306
@nadaalichannel8306 2 жыл бұрын
Masha Allah
@cuntomacaan9962
@cuntomacaan9962 2 жыл бұрын
Asxaapta reer MY RAJO ISO Booqda shukran jazkallah kheyr
@fadimomuse2959
@fadimomuse2959 2 жыл бұрын
Maasha Allaah Abaayo maacantu munro xabibtii shukren 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💕💕💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘
@murayomohamud2070
@murayomohamud2070 2 жыл бұрын
Cayni KZbin furo masha allh illaah haku dhaafo ciyalkaaga
@kamalali79
@kamalali79 2 жыл бұрын
Asc walaasheey munira waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey munira
@Princessahme
@Princessahme 2 жыл бұрын
Nin abgal naagtiisa 💯😍😍😍
@aamingurta5404
@aamingurta5404 2 жыл бұрын
Wlashy muniiro keep goin hooyo gariya ilhy haku barakeyo isha bani aadamka ilahy haydinka hayo 😍😍😘
@warsanshow6193
@warsanshow6193 2 жыл бұрын
Mash allah Xabiibti allah ku xafido ameen ya rabbi 💕
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 жыл бұрын
Manshallah 😍 muniro waa cuslatey maanta calosha bananka ilahay ha ku fududeyo inshallah xabibati waqtigada marki la gaaro 🥰🙏👍
@sawdasaalahwaliduroon75
@sawdasaalahwaliduroon75 2 жыл бұрын
Ar cawa abgaal caadiya bad noqotay habo illah hanii xafido my dadkeyga
@xiisinahasanxiisinahasan990
@xiisinahasanxiisinahasan990 2 жыл бұрын
Masha Allah abayo muniiro alle ha kuxifdiyo
@hawaamohamed7315
@hawaamohamed7315 2 жыл бұрын
Woooooow
@ifrahabdi7705
@ifrahabdi7705 2 жыл бұрын
Masha allh wallahi aniga iyo ilmahag meshas iskaga mid nahay week exam ka leyah indhahay a yahoo imadowanayo ayaan soo dhameynaye ilmo isku nug heysto odaygeyga wuu ila yahay sida qof kartileh utahay itaxan markii lagaro xunbada adiga ka jilcan iso duceya insha allh inay dib ugu labto ayaan rabay sanad dugsiyedka cububa iyo dhalmadeyda isku adan inuu allh ii fududyo
@zahuur_family
@zahuur_family 2 жыл бұрын
Maasha allaah
@fatmina.qalbiisaafi7003
@fatmina.qalbiisaafi7003 2 жыл бұрын
Masha allah Masha allah in love you my sister and beautiful house Masha allah be careful my walsheyda maccan love you keep going always
@sulekholove1646
@sulekholove1646 2 жыл бұрын
Abyo allh kuu fududeeyo culasakaa sidiy
@adnanabdukadir2714
@adnanabdukadir2714 2 жыл бұрын
Maash allaah muniirooy yurubna fargeeto maaba wax lagu xaaqaa
@maryanaxmed2852
@maryanaxmed2852 2 жыл бұрын
Wwwe mnsha Allaha muniiro wlshey Somalia wn ku slmy
@yasmincookingchannel8789
@yasmincookingchannel8789 2 жыл бұрын
MsahAllah
@cuntomacaan9962
@cuntomacaan9962 2 жыл бұрын
Abayo muniir wa booqdey qof qalbi wanagsn thy allaha ku fududeyo
@raaxoosmaan9727
@raaxoosmaan9727 2 жыл бұрын
Masha Allah abaayo muniiro Allaha ku xafido hooyo fiican ayaa tahay il xun kuma aragto
@qadroali2268
@qadroali2268 2 жыл бұрын
Asckm masha allaah
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 2 жыл бұрын
Masha allah xabiibti xooga alle haku barakeeyo 🥰🥰
@umumaxamedamin8984
@umumaxamedamin8984 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk Masha Allah Qatar manta wa abgaaleyhee
@kiiinhassan635
@kiiinhassan635 2 жыл бұрын
Maaanta qofkii u horeeyey anoo chanelka ku dhex jira soo dhacay
@fartunhusen8020
@fartunhusen8020 2 жыл бұрын
Masha allah abaayo muniro
@maryanahmed5125
@maryanahmed5125 2 жыл бұрын
Asc abaayo qolalkaaga jiifka meeqo waaye adooraaliya
@maryanaxmed2852
@maryanaxmed2852 2 жыл бұрын
Wlhi aniga wn ku jeclahay horna wn ku dhahay hadii Alle gabar isiiyo insha Allaha wn kugu samenaa wne ii gardaadiine sharafefeey
@roodaahmed9758
@roodaahmed9758 2 жыл бұрын
manshalah manshalah manshalah manshalah manshalah
@nimoyusuf7539
@nimoyusuf7539 2 жыл бұрын
Maansha allaah huuno
@zabiyacadey-k2j
@zabiyacadey-k2j 2 жыл бұрын
Mashaallaah bella illaahey ha iidinxafiido adiga family 💕💕😍😍
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 2 жыл бұрын
Masha allaa abaayo muniiro quruxey dhex yarey ilaahey ha ikaa daayo sharafey🌹🌹🌹❤️❤️❤️🥰🥰🥰👍👍👍
@zahrakhalif01
@zahrakhalif01 2 жыл бұрын
mansha allah family keep going ❤️❤️❤️
@mohammadsattarsattar7124
@mohammadsattarsattar7124 2 жыл бұрын
Mashalah macaneey waanadiif
@fadximaxamad3654
@fadximaxamad3654 2 жыл бұрын
Mansha alah alhaa kuu barakeyo
@nimcobishar9093
@nimcobishar9093 2 жыл бұрын
Abdulahi bariyow manshallah
@munabardaale4313
@munabardaale4313 2 жыл бұрын
Masha allah waye abayo inte laga hela
@calimaxamed3200
@calimaxamed3200 2 жыл бұрын
Muniro waxa natusta guriga banankisa ama irida laga galayo se utaalo rabna inan aragno meshan gadal lema ahano
@foosiyomire4811
@foosiyomire4811 2 жыл бұрын
Masha lah ❤❤❤
@umunashaad5341
@umunashaad5341 2 жыл бұрын
Masha allh abayo muniro alle ha idin xif diyo
@sawdasaalahwaliduroon75
@sawdasaalahwaliduroon75 2 жыл бұрын
Ar manta lahjadee cida bad gashatay habo illah hanii xafido my tolkeyga
@bushrosamatar4444
@bushrosamatar4444 2 жыл бұрын
Muniiro abyo wa cayishe
@-taibatmuna
@-taibatmuna 2 жыл бұрын
mashallah tabarakallah
@maryanshariif6860
@maryanshariif6860 2 жыл бұрын
Mansha allah ❤♥
@ridwaanosman6153
@ridwaanosman6153 2 жыл бұрын
Abaayo muniiro maanta wax ayan ka codsanaya hdeey macquul tahay ramadanka ka hor waxaan daawanayay safarkaagii kuugu horeeyay qisooyinkaagii 5 part's ahaa waan ka helay lkn waxaan ka rabaa kaana codsanayaa safarkaa mesha hda joogtay ku timid iyo inta meel aad martay iyo wxii kuugu yaabka badnaa
@ifrahabdi7545
@ifrahabdi7545 2 жыл бұрын
Wey ku jirtaah abyo soo daawo safarkeda labaad
@ifrahabdi7545
@ifrahabdi7545 2 жыл бұрын
Ilaa part 14 aa ku jirto
@ridwaanosman6153
@ridwaanosman6153 2 жыл бұрын
Isla chanel kaana abaayo
@amalciise7215
@amalciise7215 2 жыл бұрын
Haa
@qaaliquen3324
@qaaliquen3324 2 жыл бұрын
Mansha allaah hpo muniiro hhhhhh
@canababdullahi3171
@canababdullahi3171 2 жыл бұрын
Hhhhhh hayee ayaan tafshaan midaan ma ujeediin rugoow ey rabtaa Hhhhhh
@naciimomaxamud5532
@naciimomaxamud5532 2 жыл бұрын
Masha allaah
@saadiahassan2785
@saadiahassan2785 2 жыл бұрын
Mashllh my raajo💋💯
@hamdamohamed3107
@hamdamohamed3107 2 жыл бұрын
Mashallah abaayo
@najmocali1700
@najmocali1700 2 жыл бұрын
Muniiro cadeey kujecliyaa jafowgiiyo qoraa hhhhhhhh
@safiyoxajio3984
@safiyoxajio3984 2 жыл бұрын
Keep going abaayo ❤️❤️🏆🏆👍
@ليلهمحمد-ظ7ي
@ليلهمحمد-ظ7ي 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك ❤❤❤❤🤣🤣🤣
@ayanabdi2028
@ayanabdi2028 2 жыл бұрын
Munro xajiga qatar sana waye hhhh
@Boqorada342
@Boqorada342 2 жыл бұрын
👍😍😍😍😍😍😍
@ifkamuse1501
@ifkamuse1501 2 жыл бұрын
Insha allah mama wakadhisenaa
@nadiifoshuceb5550
@nadiifoshuceb5550 2 жыл бұрын
Masha alah alaha iidixafido
@safahaji1635
@safahaji1635 2 жыл бұрын
😆😆😆😆ar abaya muniira waxba noma reban aabayee no naxariiso yaya
@sucdiabdiraxmanmohamuud3584
@sucdiabdiraxmanmohamuud3584 2 жыл бұрын
M.a
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 жыл бұрын
Mashaa Allah Walashay Ilaahay hakuu xifdiyo dhamaan Caruutada qaliga ah, waa fariido Adiga iyo babyga oo Nabad qaba In shaa Allah xbbti, Aamiin Aamiin❤
@qosolqaramitvqaraami1466
@qosolqaramitvqaraami1466 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@jiijanur3104
@jiijanur3104 2 жыл бұрын
Abayo waxan ahye hooyoo uur leh waxan iwarerii gastariik abayo isheeg wax fcn oo cuno plzz abayo waku bariyaa
@umuabdullahiofficial1575
@umuabdullahiofficial1575 2 жыл бұрын
Abyo waxad cunta subixii markad so kacdo adoo bahan kaniin gaaska mid kun mg ah subax kasta malintii dhan makugu kacayo walashey Drs ah isticmasho ka arkay inta uurka ledahay gaaska aad udhibaa hoyada uurka leh saas samey insha allah
@jiijanur3104
@jiijanur3104 2 жыл бұрын
@@umuabdullahiofficial1575 mahadsanit abayo lkn dr kanin waididii mid oo sharobo ah ayu isiye woxo iku dhahye marka xanun kuqabto le cabesa bes
@xamdicade2970
@xamdicade2970 2 жыл бұрын
Sharafey wan kugu cusubahay xage joogtaa
@naimakhalif9683
@naimakhalif9683 2 жыл бұрын
Igu ogid Ina boqdo habibti
@nimcobishar9093
@nimcobishar9093 2 жыл бұрын
Somalida calamka kunol my rajo chanal weya calamka cuntoyin kaladumanomacn wauhise hestadi kuamaneysi
@anhaarmahammed4977
@anhaarmahammed4977 2 жыл бұрын
Muniira uur maa ledahay abaayo
@hibaqmahamed7553
@hibaqmahamed7553 2 жыл бұрын
Haaa
@jijilemon1653
@jijilemon1653 2 жыл бұрын
Wlhi wn qosly🤣🤣🤣🤣🤣ugaaska qatarzaano😂😂😂
@ubaxmohamed5070
@ubaxmohamed5070 2 жыл бұрын
midaan maujedin qof kii kasayo aa kasaa🤣
@hamdamohamed3107
@hamdamohamed3107 2 жыл бұрын
Dadkena qurbah joga gadhihii ayaan iska halayney waadan keeni gabdhu iyado skoolka dhigata ayeya shaqeeyn jirtey lkin qurbahan adigiibaba kabaqaya caruurta waayo meshani meeelk khayr mahan lkin an kudadalo sii dadban inaa caruurta uga faaiidno
@meymomeymo4700
@meymomeymo4700 2 жыл бұрын
Hhh mash allh abyo muniiro❤
@faatinfamily6394
@faatinfamily6394 2 жыл бұрын
Mashaa allaah abyo
@Diirshe560
@Diirshe560 2 жыл бұрын
Abaayo Ramadaanka ma soomi kartaa adiga oo xaamilo ah
@zamzamabdi5906
@zamzamabdi5906 2 жыл бұрын
Medan mu ujoden ayan Tangshan qofki yaqana yaqana
@ashaomarmahamudmashallay1697
@ashaomarmahamudmashallay1697 2 жыл бұрын
kj
@ashaomarmahamudmashallay1697
@ashaomarmahamudmashallay1697 2 жыл бұрын
Asc abayo liinta bac kuxiir
@hafsaali297
@hafsaali297 2 жыл бұрын
Carurta hosha bar
@shamsashamsa5237
@shamsashamsa5237 2 жыл бұрын
Mesha ad ka so gada nala wadaag xta online hda taqaano anobo i an facaa wlh
@aaminaxasan978
@aaminaxasan978 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@bushrosamatar4444
@bushrosamatar4444 2 жыл бұрын
Is qabo
@shamsomohamed6195
@shamsomohamed6195 2 жыл бұрын
Masha Allah
@aminaabdullahi6913
@aminaabdullahi6913 2 жыл бұрын
Masha Allah
FULL ROUTINE MALINTEYDA WAXA QABTO RER #my_rajo
10:01
MY RAJO
Рет қаралды 9 М.
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 94 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 47 МЛН
FILM CUSUB DAN IYO DOOKH PART 20
25:05
Sucdi Team 22
Рет қаралды 9 М.
morning Routin
10:06
Hooyo family
Рет қаралды 3 М.
MORNING ROUTINES JUMMA MUBARAK #my_rajo
18:34
MY RAJO
Рет қаралды 21 М.
لماذا تحريرها كلها ممكن؟ - بودكاست مع تميم
3:46:56
AMSTERDAM AYAA ADNAY DALXISKA ADUNKA RER #my_rajo
12:24
MY RAJO
Рет қаралды 7 М.