Adiba waad taqaan qabyaalada..qolyahaa reer hargaisa na meel walba aan kugu arko afkaaga Kama daysid 😮
@calicabqaricalicabqari82426 жыл бұрын
GESIGA QARNIGA EE WALI DHIGII SOMALI LAGU YAKHANO KUJIRA
@nasreenwhatdowedohavali14256 жыл бұрын
qabyaalad adaaba keeney axmed madoobe waatad ku taagereysey inuu kismaayo qabsado asagoo ciidamada kenya wata mida kale kenya waata diyaaradaha ku dhameysey xoola dhaqatada juboyinka iyo gedo ee maad kahadashid mise gaalka aad lajoogto cadow uma taqaanid
@sadiqomar66792 жыл бұрын
Hadda farmaajo ayuu wataaye, tolow wali ma nin qabyaalad wada ayaad ka aamisan tahay, mise wuu fiicnaaday 😀😀