RUQYADAAN KU OGOW IN UU SIXIR YAALO CALOOSHAADA ||SHEIKH CAYDARUUS

  Рет қаралды 44,305

Somali Ruqyah Tv

Somali Ruqyah Tv

Күн бұрын

waa ruqyah loogu talagalay walalada sixirika caloosha loo sameeyey sidookale dareemaayo lalabo

Пікірлер: 104
@sheikhcaydaruus
@sheikhcaydaruus 4 ай бұрын
MATAG HADII UU KUQABTO INOO SHEEG
@WarsameAxmed-y3t
@WarsameAxmed-y3t 4 ай бұрын
Sheekh watsupka ubahaney Deg Deg
@raaqiyojama
@raaqiyojama 4 ай бұрын
asc shiiq matag woo isoo qabtay lkn igama soobaxaayo calosha we isoo bararesa hoos ayee udagesaa zaidna wee iboodbodesa caloosha mrna jinni cashaq ba ligu shegay😢
@hassanabdinasir9439
@hassanabdinasir9439 4 ай бұрын
Sheikh wlhi waaan matagy 😮
@hassanabdinasir9439
@hassanabdinasir9439 4 ай бұрын
Waa 1dii habeenimo ku seexo is iri waan matagy
@CuradiiHAhmettjama
@CuradiiHAhmettjama 4 ай бұрын
ani ciljkga imnda lkn cfmd ayn drema inta joogo lkn mlmhn ma imn wna xnuustey o wa sakaraadey hda xita wa dhgysna😢mtgna igma imnyo lkn beerka leyga so kcya mrkn dwda tadmiirka cabo wlhi ina dhimnya umleya
@NasraNuux-nf6qq
@NasraNuux-nf6qq 4 ай бұрын
Mnsha allah sheekh allh hku barakeeyo sheekh waxad noo soo duubtaa ruqiyo ku saabsan cunaha dhuunta iyo cabsida gweerida
@ilhanmuhumed-vb8yx
@ilhanmuhumed-vb8yx 4 ай бұрын
All ha ka dul qado umda wll
@NasraNuux-nf6qq
@NasraNuux-nf6qq 4 ай бұрын
@@ilhanmuhumed-vb8yx aamin hno
@user-tq5bd5do7x
@user-tq5bd5do7x 4 ай бұрын
فاستعينوا بالله، وأكثروا من الدعاء، ولا تيأسوا من رحمة الله، فهو الذي يجيب المضطر إذا دعاء ويكشف السوء......اللهم اشف أجساد تتألم ولا يعلم بحالها غيرك إنك قادر على كل شيء......جزاك خيرا وبارك الله فيك.
@MaryamhusseingaraneMaryam
@MaryamhusseingaraneMaryam 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AkramAbdirahman-l2x
@AkramAbdirahman-l2x 14 күн бұрын
Alxm lillaah shiiq Wadnaa ilaa calosha wx iga socsocdaan markan dhageytey wan matagey ilaa hd wadnaha hostiis wx iii taagan dhunta imanayo Ajar xasanad wanku duceyey sheeq Aduun aakhiro liibaan😢
@najmafarxaan3807
@najmafarxaan3807 2 ай бұрын
Sheekh scw anigu waxa iqabta matag kaliya lkn waxba dhunta iga soogalaya dabna unoqonaya lkn anigu waxan ahay masxuuur waxan layga hayaa sababad dhakhaatirtuna waxay igu leeyihin wanu kuqalayna markan xanuun sadn waxay dhahayan anag iska dhigayna wan sheekh ilasoo xirir bilis
@RahoRabileh
@RahoRabileh 4 ай бұрын
Jazzakallah kheir sheikh waxad noosoo akhridaa quraanka umu subiyaanta insha allah
@shugrishuushuuxasan1316
@shugrishuushuuxasan1316 18 күн бұрын
Qeeer allha kusiiyo shiqa markasto wan kudhagestaa madaxa xanun wan karesty saan kubrty guriga wanku shitaa dhagta ayan u dhaweya cafimad ayan daremaaa codkaga wa naxariis m. Jasakalahu qeeyr
@AbdullahiAhmed-e1r
@AbdullahiAhmed-e1r 4 ай бұрын
Jazzakallahu kheyr sheikh Allah hakubarakeyo aduun iyo akhiro
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 4 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
@AmiinaDdjdj
@AmiinaDdjdj 4 ай бұрын
Sheekh aniga jidhkayga waxba sa usocsoconaya marmar walay xagana markan seexdo wa lay ciijiya cilashyo badana wa takay
@NataliaWarsame
@NataliaWarsame 17 күн бұрын
Mashallah ❤❤
@Fatxisacid-i8n
@Fatxisacid-i8n 4 ай бұрын
Sheekh Waa kusalaamey qeyr alaha kusiiyo waxaan arkaa aniygoo wax cunaya riyo shekeynaya
@habonmusse7893
@habonmusse7893 4 ай бұрын
Masha allah tabarakallaah allaha qeyr kusiiyo
@muqtaarhappy5450
@muqtaarhappy5450 3 ай бұрын
Wanku matagay ruqyadan shiikh❤❤❤❤
@sacdiyacabdi1755
@sacdiyacabdi1755 4 ай бұрын
Alle ha kaa ajar siiyo sheekh
@Jawahirsheeq2
@Jawahirsheeq2 4 ай бұрын
Jazaakumullah qeyr sheq ceydaruus
@Topqueenmom
@Topqueenmom 27 күн бұрын
مشاء الله تبارك الله
@Aminaalmohamed3105
@Aminaalmohamed3105 4 ай бұрын
Asc shekh waxaad kasoo hdashaa jinka dhagoolka ah ee quraanka sameyn ku yelaneyn lkn tadmiirta dhibeyso aanan baxeyn ee sixirka ilaalinyo kasoo hdl plz 🙏🏻
@ikraanifka-mv8uz
@ikraanifka-mv8uz 4 ай бұрын
😮 OO ma jin dhagool ah ba jira wll Malaha wa waxa ihaysta e😢 toban & dhowrsana jiifaa Mark quranka laygu akhriyana wax. Iga hadli male
@ambiyaa3631
@ambiyaa3631 4 ай бұрын
​@ikraanifka-mv8uz wlh aniga sas ahay abyo waligey waxbo iga hadlo wlh cabsi badan qawa qorte igo an markasto wan jifa quran ima yaro waxbo nah igama hadlo 😢😢😢 ilahow na cafi 8 years ayu
@ambiyaa3631
@ambiyaa3631 4 ай бұрын
​@ikraanifka-mv8uz wlh aniga sas ahay abyo waligey waxbo iga hadlo wlh cabsi badan qawa qorte igo an markasto wan jifa quran ima yaro waxbo nah igama hadlo 😢😢😢 ilahow na cafi 8 years ayu
@ambiyaa3631
@ambiyaa3631 4 ай бұрын
​@ikraanifka-mv8uz wlh aniga sas ahay abyo waligey waxbo iga hadlo wlh cabsi badan qawa qorte igo an markasto wan jifa quran ima yaro waxbo nah igama hadlo 😢😢😢 ilahow na cafi 8 years ayu
@IqraMoon-zm7ug
@IqraMoon-zm7ug 3 ай бұрын
Asc sheikh naag baa dharkeyga heysato weyna I sixirtay marwalbo wey ii so cusboneysiisaa maxaa talo isiineysaa thanks
@AbdullahiAhmed-e1r
@AbdullahiAhmed-e1r 4 ай бұрын
Mashalla ❤
@guuleedcawaale5760
@guuleedcawaale5760 2 ай бұрын
Rabiyow icaafi subxanalahi😢
@amuun6656
@amuun6656 4 ай бұрын
Asc shekh caydatuus markan dhagaystay jidhkoo dhan waa lay dhex socsocdaa meelo badana xanuunban ka dareemay
@HudaOsman-uv3qj
@HudaOsman-uv3qj 4 ай бұрын
Sheikh Anigu waan matagay marka an dhagaystay jzzkhyr
@Khadraibrahim285
@Khadraibrahim285 4 ай бұрын
Sheekh aniga waxan isku arkay madax xanun badan fikir badan markasta wax xun baa qalbigayga ku soo dhaca ama laysheega aniga iyo odayga khilaaf baa na dhex yaalaa joogta ah walhi sheekh cunadii xitaa wan ka go.ay runtii maxaa igu talin wll
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 4 ай бұрын
Masha allah
@motivationalquotesbymod884
@motivationalquotesbymod884 4 ай бұрын
Thank you so much my sheikh 😊
@fartundahir3802
@fartundahir3802 4 ай бұрын
Masha Allaah ❤❤❤❤
@shuuchannel3135
@shuuchannel3135 4 ай бұрын
Aniga ugu horeyo dad mnt 😅
@kiikiimani
@kiikiimani 4 ай бұрын
Mcln jwb ma lahan miya muqalki kan kAn ka horeye an kaso hdle i firi
@MarwoAsmaelmi
@MarwoAsmaelmi 4 ай бұрын
Sheekha number kiisa halkee ka helaa jazakallaahu khyran
@TKMAANKA
@TKMAANKA 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@TKMAANKA
@TKMAANKA 3 ай бұрын
❤❤❤XWWWGSCL
@FadxiyamaxamedCismaan
@FadxiyamaxamedCismaan 3 ай бұрын
M shalah
@ibtisaamapdilaahi
@ibtisaamapdilaahi 4 ай бұрын
Sheekh aniga mar waliba wan oyayaa caloshana waa laygaga dhegan yahay labtana cidhiidhi fara badan ban ka daremaa jidhkana waxaba idhex socda kolba meel baa igariraysa lugahana aad bay ii xanunayaan
@rahmahoussein7992
@rahmahoussein7992 4 ай бұрын
Aniguna kula mid baan ahay, Allah yachfik
@ibtisaamapdilaahi
@ibtisaamapdilaahi 4 ай бұрын
Allh cafimaad taam ah hayna siiyo inga io wixii islaam ah ee xanusanaya😥
@ambiyaa3631
@ambiyaa3631 4 ай бұрын
Kula mid ahay😢
@ibtisaamapdilaahi
@ibtisaamapdilaahi 4 ай бұрын
@@ambiyaa3631 alle hayna caafiyo wllo 😢🥺
@hibaaqdagan8544
@hibaaqdagan8544 4 ай бұрын
plz igu cawiya lambarka shekh caydaruus😢
@ilhanmuhumed-vb8yx
@ilhanmuhumed-vb8yx 4 ай бұрын
Wllshy bayjka facbok ka helysa
@aishabile
@aishabile 4 ай бұрын
Manshallah ❤️❤️🙏
@fatumaadan4933
@fatumaadan4933 2 ай бұрын
Malim.i need your help
@RahmaDaahirosmaan
@RahmaDaahirosmaan 4 ай бұрын
Mashllah
@HudaOsman-uv3qj
@HudaOsman-uv3qj 4 ай бұрын
Sheikh Anigu wn matagay jzzkhyr
@Hassanwest
@Hassanwest 4 ай бұрын
Walal maxaa cabtay markaa matagtey
@haawamohamed6280
@haawamohamed6280 4 ай бұрын
Sheikh anu marwlb ano cunto laysinyo kuriyoda dad anan aqoon maxay noqon karta
@Mohametabdi4
@Mohametabdi4 4 ай бұрын
Cagihi Aya Ii Noqoday sidi Wax Kogaya Ama Roraya
@halimoab1221
@halimoab1221 4 ай бұрын
Sheekh cunaha iyo garbaha iyo lugaha i xanuunayo culees aya saaran sido kale mrkn seexanayo wey igubtaan
@NasraNuux-nf6qq
@NasraNuux-nf6qq 4 ай бұрын
Isku xanuunaa nhy abyo mxaa dareenta
@NasraNuux-nf6qq
@NasraNuux-nf6qq 4 ай бұрын
Holow
@ilhanmuhumed-vb8yx
@ilhanmuhumed-vb8yx 4 ай бұрын
Allh haynga cafiyo dhmntenba ​@@NasraNuux-nf6qq
@halimoab1221
@halimoab1221 4 ай бұрын
@@NasraNuux-nf6qq culees garbaha iyo lugaha olol
@NasraNuux-nf6qq
@NasraNuux-nf6qq 4 ай бұрын
​@@halimoab1221cunaha ka warn
@IqraAbdulahi-dv1tl
@IqraAbdulahi-dv1tl 4 ай бұрын
Lkn alx waxbo leyma cunsiiyo hada
@sacdiyacabdi1755
@sacdiyacabdi1755 4 ай бұрын
Alx❤
@abdirahmanburhankhalif6350
@abdirahmanburhankhalif6350 4 ай бұрын
Sheikh mahad sanid jasakallh
@Jawahirsheeq2
@Jawahirsheeq2 4 ай бұрын
Gabaran dhaley subaxkasta waxba caloosha kasoo kaco dhuunta imaado siwalbo coc udhahdaa waxba kama soobaxayan habeenkiina wey dhibqabta
@deltasans
@deltasans 3 ай бұрын
Sheq ka feecan man jiro
@abdirahmanburhankhalif6350
@abdirahmanburhankhalif6350 4 ай бұрын
Sheikh arimo badan ayan daremaya wadno garac iyoh markan sarirta saranahay waxan daremaya in ay laba ferod iyoh surka culeys weyn iga saran yahay waxa isi dher wal wal iyoh shaki iyoh habenki marka sexdo an sas iyoh ano ley ceyr sanayo inan so kaço iyoh wadno. Garac said eh sheikh please numarkaga what’s appka Ila wadag si an kuso. Xariri yo waxan joga wadanka engariska ama uk 🇬🇧 mahad sanid
@ZakariyeShimbirka
@ZakariyeShimbirka 4 ай бұрын
Matan BEY kusoo Gartey Shikeh ku sheegoow inaan Maqribkii Niyad ku Haye Wa Hda ifahntey Nuur Claa Nuur Alle KAMAgaley Adiga Sheydamada Xasidinta ahe Acuudi bilahi mina Sheydane rajiim Xasid lugu ShegayoAdiga ka pilamado Shartadda alle KAMA galey
@NasraNuux-nf6qq
@NasraNuux-nf6qq 4 ай бұрын
War mxaa aragty bisinkee miyaa lagaa dhex hadlayaaa
@ZakariyeShimbirka
@ZakariyeShimbirka 4 ай бұрын
@@NasraNuux-nf6qq WAXAN ARKEY HDAN KULA WADAGO MIYA XANUUNKA IDHAFIN KARTA WA MAYA ALLE GRAB KA SUGAYA SHEYDM IO XSID WAXA KAMA QADI KARO QOF ALLE LA JIRO MIDAAS MAANKA GASHO
@NasraNuux-nf6qq
@NasraNuux-nf6qq 4 ай бұрын
@@ZakariyeShimbirka allh hku caafiyo wllo lkn sheekhn Maa kuu geystey wadiga dhliilayee
@ilhanmuhumed-vb8yx
@ilhanmuhumed-vb8yx 4 ай бұрын
​@@NasraNuux-nf6qq wllshy shekha Cid dhib Uma geesto ee waxa jirto dawo dadka siyo samen kugu yelnysa ama tas LA siyy
@NasraNuux-nf6qq
@NasraNuux-nf6qq 4 ай бұрын
Waa runta wllo wey jirtaa anba waa ly siiyey lkb qofka marka lugu jiro uun bay saamaynaysaaa sax
@IqraAbdulahi-dv1tl
@IqraAbdulahi-dv1tl 4 ай бұрын
Wuubaayaalaa caloosheyda sixir waliba waa lagu illaaliyaa cajuuso garabka lahaayo aya hada kahor leytusay oo ladhahay waxay ilaalineysaa jixirka markaas afka ayey iga galeen iyada iyo nin weyna hayaan sixirka waa meesha kaliyatoo ee uu iga heysto sixirka riximka iyo caloosha
@IqraAbdulahi-dv1tl
@IqraAbdulahi-dv1tl 4 ай бұрын
2023 bishii shanaad ayey aheed makii inta dhiigley cabsiiyey markan cajiladii dhiiga dhegeystayna cajuuso iyo aya si lama filaan ah afka iga galay markaas ayey isheegeen sixirka in laheynaayo cajuusadii ayana wali igu jirta iyo waxay wadato
@khaaliabdullahi9694
@khaaliabdullahi9694 4 ай бұрын
abayo Allaha ka qabto
@halimoab1221
@halimoab1221 4 ай бұрын
Abayo dhiig sidee lagu cabsiiyey ma cilaajka laga siiyey
@aishabile
@aishabile 4 ай бұрын
Asc WhatsApp ma iga jawabti WhatsApp wa la aqriyaa lama jawaabo
@HudaOsman-uv3qj
@HudaOsman-uv3qj 4 ай бұрын
Sheikh Anigu wn matagay jzzkhyr
CUQADKA SIXIRKA XASADKA JINKA !!WUU FURMI INSHA ALLAH RUQYAH
48:44
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 24 М.
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 41 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
RUQYADA|LUGAHA||MAKAANKA||CALOOSHA||DHABARKA /SHEIKH CAYDARUUS
49:19
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 117 М.
“Cilaajka Sixirka Madow ” “Xasadka.Hadaba Dhagayso Si Ad Ooga Taqalusto” √√√
2:39:39
RUQYADA JINKA GUBEYSO  #الرقية_الشرعية
48:32
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 31 М.
WAXEY GUBEYSA DHAMAAN ISHA XASADKA, JINKA IYO SIXIRKA, RUQYADAN WAA SADAQO KAGA TIMID SHEIKH ABDIXAQ
46:10
Al Ruqyah Sheikh Abdulxaq Allahu Shaafi 114
Рет қаралды 65 М.
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:52:00
ruqyah sixirka #الرقية_الشرعية #quran #sheikhcaydaruus
1:12:23
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 339 М.
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН