KIISKII WIILKA OO WAJIY KALA YEESHAY WAXII UU QARINYA OO UU SHEEGAY DHIBTI LO GEYSTAY ISAG IYO HOYDI

  Рет қаралды 9,910

Ruumi Channel

Ruumi Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 41
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 күн бұрын
DAAHIR XALEY WUXU SI CAD U YIRI, REER ABTIGA WA HABARGIDIR WA ILMA ADEERTEY, HALKAN XUMAANTODANA LOOGAMA HADLI KARO.
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 күн бұрын
cunuga gaajo ayaa dishay oo meel fog ayuu kaqufacayaa armuu nabar TB kudhacaa illaahow usoo sahal amuurihiisa aamiin
@AnfacMohamed-qc1rd
@AnfacMohamed-qc1rd 2 күн бұрын
Sax wlhi walale waruntaa
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 2 күн бұрын
@@qaaliyusra7541 ALLAAHU HACAAFIYO DHIBAATADA HAYSATANA HAKA SAARO AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@alexlucaz1132
@alexlucaz1132 Күн бұрын
Sheekadaan waxee ku socotaa Ruumi, waana hayaa xogata dhan
@Caliya7
@Caliya7 10 сағат бұрын
Illaahow ugargaar miskiinkan yarkaa Yaa Rabbii
@D5SSC
@D5SSC Күн бұрын
wiilkaasi Daahir Calasoow haka cararo hadii kale ma sahlana😢😢😢😢
@D5SSC
@D5SSC Күн бұрын
isaga kaliya khayar kuma jiro xataa hooyadiis baa khatar ku jirta 😢😢😢 walaahay waa xaalad adag hooyadiis halasoo bad baadiyo😢
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 2 күн бұрын
GOOD NEW YEAR MY SISTER 👋
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 күн бұрын
WIILKAN , WALAALAHIS IYO HOOYADOD, REER ABTI MAGACOODA AYEY LACAG BADAN BIL WALBO KU QAATAN.
@User2-y6u
@User2-y6u 2 күн бұрын
Wiilkan mooryaan inay disho ayay donayan Allah ha ka badbaadsho
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 Күн бұрын
wiilkan yar iyo hooyadii dhibka ale haka dul qaado wan ka xumahay xita waxan maqlay waxu ku noolado ma heystan😢😢
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 2 күн бұрын
Daahir calasow waa caadadiisa marku qofka dacwonaayo habargirid noqdo warka meshasu ku xiraa lakin qabilada kale sidu rabo ayuu u rifaa tasne cadalad ma'ahan
@alexlucaz1132
@alexlucaz1132 Күн бұрын
Ruumi waa lagu soo qarxiyyey😂😂😂😂
@amaalahmed9734
@amaalahmed9734 Күн бұрын
Qisadan lama fahmi karo waan kuwareeray
@shukriahmed-i2n
@shukriahmed-i2n 2 күн бұрын
Axxxxxx welkaan yar wax yar ayaa u suudirenaa canada anaga joogno
@makoislaw
@makoislaw 2 күн бұрын
Wlhi waa qaracan subxanallaah
@Tea4ever-o8h
@Tea4ever-o8h 2 күн бұрын
Cunugaan qabiilkiisu ha bad baadiyaan Xasbunallah 😭😭😭😭
@IsmahaanHersi
@IsmahaanHersi 2 күн бұрын
Wiilku soomali mahan waa African American
@IsmahaanHersi
@IsmahaanHersi 2 күн бұрын
Waaba reer Maryana
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 күн бұрын
Illaahoow caawi miskiinka cunuga gaajo ayaa dilay
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v 2 күн бұрын
Wiilkaan waaxaan oo dhiibaataah maaxaay ugu saabaanaayaan Asaaga ilmaayaar Ah.
@Tea4ever-o8h
@Tea4ever-o8h 2 күн бұрын
Canada 🇨🇦 haduu tago way dil karaan markaa waa inuu yurup iska dhiibo
@asiliborle6342
@asiliborle6342 2 күн бұрын
Sax waayo marahdii reerkisa yahiin Marabou inuu runta ka sheego
@khayrbaahiye2292
@khayrbaahiye2292 2 күн бұрын
Wllhi anaaba caawa oo yay 😭😭
@shahad2629
@shahad2629 2 күн бұрын
Ala dadka xaasisanaa subxaa nalaah
@AshaIbrahim-t4h
@AshaIbrahim-t4h 2 күн бұрын
🤲🤲🤲🤲
@IsmahaanHersi
@IsmahaanHersi 2 күн бұрын
Dad badana joogo Canada ma la tuso video waa la so qada
@IsmahaanHersi
@IsmahaanHersi 2 күн бұрын
Aniga waa yabe Canada waaba meel dadka lagu cuno hada kahorna naagba lagu qato cideda inkartay yab
@umua3483
@umua3483 2 күн бұрын
Waxan kabaqaa kuwi somalida gaalada ahaa inay uga faaideystaan durufta haysato wilka yarka ah hadu dahir diiday inu wax uqabto ilah ha usaqiro arimihisa haday qeyr utahay
@sadam1318
@sadam1318 2 күн бұрын
waa la yaabay
@STOMPZ1
@STOMPZ1 2 күн бұрын
Ilaahey ha ufududeeyo maskiinkaan dhibka heysto sorry waan ka xumahey cadaalad darada ku dhacdey
@habonali9734
@habonali9734 2 күн бұрын
Ruuntaa waye wiilka yar baxar ow dhexda uga jiraa 10 qoof oo gh ah o waliba ceyr yabale ceyr ah aa xabsi gali donaa macaqul mahan dahir calasoow caar ha cawiiyo ogow tas rumiyey
@Deeqoadann
@Deeqoadann 2 күн бұрын
Cusuriyaal Somali shaaydan
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 2 күн бұрын
.canugaan.waa.beenaale.balwad.ayuu.leeyahay.hadal.badan.oo.iska.hor.imanaya.ayuu.sheegay
@fandere3745
@fandere3745 2 күн бұрын
iLmo Ajanabi iyo Hooyadood Wala Takooraye waxey HGtan so daweysaneyso,mandow HG wey washen
@najaxomar3163
@najaxomar3163 2 күн бұрын
Arma ladila wa cabsi cabsi.
@safiyahussen9466
@safiyahussen9466 2 күн бұрын
Bisinka waba dad wuxuusha ah
@AnfacMohamed-qc1rd
@AnfacMohamed-qc1rd 2 күн бұрын
Cadaladu hashaqeyso
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 күн бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam
@FatimaAli-b7q
@FatimaAli-b7q 2 күн бұрын
Ma fahmin
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
YAA DHALAY SAARA QOSOL WANAAG HOOYADEED MA DHIMATAY MISE WAY NOOSHAHAY
37:27
XABADA YAY KUGU DHICIN MEEL XUN AY GASHAY  NOQO QOFKA UGU DAMBEEYO
24:07
UGU DAMBEYN AJ FAMILY IYO DAHIR CALASOW OO HESHIYEY MAXAKAMADANA IMADEY
3:51
WIILKI CANADA LAGA SO CELIYAY O SHARCIGISA IYO ABIHIIS LASO HELAY
39:10
INDHAYARE MEDIA PRO
Рет қаралды 21 М.
WIILKII CANADA LASOSHAYGAY IN UU ALSHABAB AHAA 🇨🇦 DAHIR ALASOW HANNA
23:35
Wiilkii oo wadankiisii u u dhashay dib loogu celinayo
22:47
Nita Ayaan Official
Рет қаралды 1,2 М.
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН