SOMALI SHORT FILM 2021, SHIMBIRKA DUULA

  Рет қаралды 273,100

Xogmaal Media

Xogmaal Media

3 жыл бұрын

SHIMBIRKA DUULA NEW SOMALI SHORT FILM 2021,

Пікірлер: 234
@mohabdalla8651
@mohabdalla8651 3 жыл бұрын
Sxbyaalow please part two soo sameeya waa sheeko xiiso leh. Yaa igu raacsan
@kingheroes8624
@kingheroes8624 3 жыл бұрын
Ayauuuub yare habo macan timahaaaa iskaaa xiiirbal bisinkaaaa 😂😂😂
@hollaatme2991
@hollaatme2991 3 жыл бұрын
17:30 😂😂😂😂 aabe kale raadso kulaha libaan dhib badna😅😅
@AmiirNadridov
@AmiirNadridov 3 жыл бұрын
Waalidka ixtiraam ayuu naga mudan yahay lkn haduu aabahey sidan cml iila dhaqmi lahaa markaa unaxaristo waan ka dhaqaaqi lahaa hadii kale hooyadey jacelka uqabo dartis ayaa ku burburin lahaa wajigiis runtiii
@mohayarre2985
@mohayarre2985 3 жыл бұрын
Kan wuuba baran yhy Yaa la baryaaa🤗🤗
@alixariif325
@alixariif325 3 жыл бұрын
The kid with the red jacket is amazing Actor wallahi Liban is flap
@eveibrahim6673
@eveibrahim6673 3 жыл бұрын
The kid hhhhh
@diyaarostudio7847
@diyaarostudio7847 3 жыл бұрын
Hayaaay zxpkay ayoup jilaa somaliyed Aad baan ruwaadihii ugu xiisnay
@MuhAaloveOfficial
@MuhAaloveOfficial 3 жыл бұрын
True Story Ahaaa Big Respect Another Level Waxba Lagama Qaban Karo Masha Allah Bless You Walaalaheyga Keep Going 👌🇸🇴🇹🇷💯👌 By #Muhaa_love
@sacdiyoosman8102
@sacdiyoosman8102 3 жыл бұрын
Saacan laga bilaawo faadumo qadan wallaashed ayaan ahay kii furay waa in aan soo qabtaa walle midkale ma la joogtid dheh waaba sheeko fiican 😂😂😂😂😂😂
@sumayocali4746
@sumayocali4746 2 жыл бұрын
Waa wiil caasi ah aabahaa xushmo bow kaamudanyahay
@narminbarre4900
@narminbarre4900 3 жыл бұрын
🙄🙄inti maxlaal part 2 suugeysaay 🤔🤔nagadaaya bargoaa
@Sahruuja1
@Sahruuja1 3 жыл бұрын
Xogmaal media Sxb riwaayadihiina Waan u xiisnay Silciskani nagadaaya Aaway Diidan iyo jookar Iyo Sahro Cumar Dhuule Please soo badsha riwaayadaha Big respect ✊ xogmaal media my Chanel
@Qisooyin12797
@Qisooyin12797 3 жыл бұрын
Khadra subscribe isaar wll
@ashaluulchunellashaluul4551
@ashaluulchunellashaluul4551 3 жыл бұрын
Masha Allah wan kaheley riwada inoso badi please keep going aadban kutageraa illahay haku xifdiyo
@Qisooyin12797
@Qisooyin12797 3 жыл бұрын
Asha luul subscribe isaar
@aminaaden5046
@aminaaden5046 3 жыл бұрын
Waiting for part 2
@Qisooyin12797
@Qisooyin12797 3 жыл бұрын
Amina aden subscribe isaar wl
@Heyyyyyyyyyyyheyyyyyyyyyyyy
@Heyyyyyyyyyyyheyyyyyyyyyyyy 3 жыл бұрын
My aboowe libaan)khaliid cabdule love u shirbirka duula
@TheMoo1973
@TheMoo1973 3 жыл бұрын
Keep going 👍👍👍
@kiro_nairobi
@kiro_nairobi 3 жыл бұрын
Waan qoslay shimbirka duulo fani
@maamehaybe6388
@maamehaybe6388 3 жыл бұрын
Abti liibaan kkkkkk yaaaa ku soo diray ayey kaga siyeen lacagta double ayaan ka dhigayaa eee iyada isoo khaaraji kkkkk😂😂😂😂
@ubaxqaran7220
@ubaxqaran7220 3 жыл бұрын
pleas music iga dayo si aan u dawado geerida i sugeyse😭❌🚫
@xamseidiris9375
@xamseidiris9375 3 жыл бұрын
Asc wllo adoo raaliya wardaaaay inaan kula soi xidhiiidho ayaan doonayaaa kwrn wllo
@khalidabdi9772
@khalidabdi9772 3 жыл бұрын
Naf kasta oo ilahay abuuray walaal mar bay dhadhamisaa geida wanan Wada sugaynaa walaaalo MA ogi xaalkad KU sugan tahY balse waxan KU rajeynayaaa inu alleh cimriga KU siyAadsho walaaalo
@xamseidiris9375
@xamseidiris9375 3 жыл бұрын
@@khalidabdi9772 mid lamida ayaan kuu rajeynayaaa ee inuu allah i hadeeyo qadada saxda ah igu toosiyo iguna dilo iigu duceee wllo iyo tan aduubkana inaan guusha aan rajeynayo aaan gaadho dadaalkiina waan hayaaaaye🙏🙏🤲🤲🙏
@ayuubdantey5580
@ayuubdantey5580 3 жыл бұрын
Masha allah gabar soomaaliyeed oo hees neceb allah haku dhowro wllshy😍
@muna_____somali
@muna_____somali 3 жыл бұрын
Waalis dhaafiyaa abyo mcn 🥰👌
@ubaxqaran7220
@ubaxqaran7220 3 жыл бұрын
waxba iskama ka bedelin sidadiya u folxuntahay kuyeh abti libaan🤣🤣🤣
@kalay9083
@kalay9083 3 жыл бұрын
Keep going on brother
@Qisooyin12797
@Qisooyin12797 3 жыл бұрын
Kalay xamar subscribe isaar mahadsanid
@umarhussein3243
@umarhussein3243 3 жыл бұрын
Dadka maraykan jooga Waa xayraamin kuligood Waa wax dhadhaab laga soo qaaday kuligood
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 3 жыл бұрын
Dhadhaab aaaaa walaalo waa reer Nairobi
@ayaanbashiir3164
@ayaanbashiir3164 3 жыл бұрын
Nacimo Jokar ku so Daraa Abwanada😍😍😍😘
@intawaalanaabohood3197
@intawaalanaabohood3197 3 жыл бұрын
Woooooow 🤩 Best somali action movie woooooow 🤩☺️☺️🥺
@yaaskagonzalo573
@yaaskagonzalo573 3 жыл бұрын
Walaasha la leefoyaa kulahaa😂😂😂😂😂
@mohawadanioffical8092
@mohawadanioffical8092 3 жыл бұрын
Intaa allah iyo RASULKISA MOHAMED(SCW jaceel subscribe iku cawii wll
@razmi4568
@razmi4568 3 жыл бұрын
Scw
@nimashine8475
@nimashine8475 3 жыл бұрын
Abti Liban nosoo badiya filmka wan ku sugayna inshaallah love you abti Liban
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 3 жыл бұрын
Love you too xxbti
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 3 жыл бұрын
Axax waa reality ga manta caruurtena iyo familiyadeena aya ku jiran
@abdulkadirshire5915
@abdulkadirshire5915 3 жыл бұрын
Wooow caadi maahan
@xamseidiris9375
@xamseidiris9375 3 жыл бұрын
Jkkkkkkkkkkk walahi wuu iga qisliyey liiibaaan waa rieaayad dovota gebigiisaba
@KaskiiHadle
@KaskiiHadle 3 жыл бұрын
12:50 labadani is necebaa film kasta wey is heystaan 😂😂
@marwomandeq804
@marwomandeq804 3 жыл бұрын
We need parti 2😍♥️🥰
@hoodidji
@hoodidji 3 жыл бұрын
Abti Libaan nolow 😂 noso badi filmka 🧡
@queenhani2858
@queenhani2858 3 жыл бұрын
We need parti 2
@Qisooyin12797
@Qisooyin12797 3 жыл бұрын
Queen subscribe isaar mahadsanid
@nimomohamoud1327
@nimomohamoud1327 3 жыл бұрын
Part 2 soo saara please
@yaaskagonzalo573
@yaaskagonzalo573 3 жыл бұрын
😂😂😂 aabaha ma ahane aaba kale raadso kulahaa 😂😂
@abdullahiahmed3755
@abdullahiahmed3755 3 жыл бұрын
Abti Liiban Welcome Back hhhhhhh
@aishacudoonothman9714
@aishacudoonothman9714 3 жыл бұрын
Walasha wa la lefooyaa
@tomcruise5150
@tomcruise5150 3 жыл бұрын
😄
@walaaqaxmed6538
@walaaqaxmed6538 3 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkk walaashaa aala leefaaa kkkkkkkl
@user-rv5gn4gh4d
@user-rv5gn4gh4d 3 жыл бұрын
kkkkkkkkk waaba laba kala daran wiil iya aabihii
@anzalishqilifestyle2944
@anzalishqilifestyle2944 3 жыл бұрын
adiga iyo hooyadaba janatul fardows allah niga waraniyo, waxa jeceshahy oo khayr ah ilaaah haku siyo ameen🙏🙏🙏🤲 subscribe isaar walalahey please 🙏
@Qisooyin12797
@Qisooyin12797 3 жыл бұрын
Anzal ishqi subscribe isaar wll
@mohamedomar9004
@mohamedomar9004 3 жыл бұрын
Waa ku saraye so duceey walalo
@anzalishqilifestyle2944
@anzalishqilifestyle2944 3 жыл бұрын
@@mohamedomar9004 insha allah walalky
@anzalishqilifestyle2944
@anzalishqilifestyle2944 3 жыл бұрын
@@Qisooyin12797 wan ku saray abayo
@fathiyaahmed9309
@fathiyaahmed9309 3 жыл бұрын
inkarta kajir da qurbaha wa kaas waa xaqiiq😀😀😀😀😀😀😀😀👍
@abuasma135
@abuasma135 3 жыл бұрын
Niinkan sugeeyne Abti liban xagaad jiirta laga raba abtiii
@mrjaymunye3341
@mrjaymunye3341 3 жыл бұрын
I love it excellent actors keep going guys
@mahrez_2675
@mahrez_2675 3 жыл бұрын
Xogmaal thanks 🙏 Film maanta waad nagala Daahdeen please no soo Badi deeq darajo adoo raaliya 🙏 thanks Jookar iyo diidan please ku soo dara
@Qisooyin12797
@Qisooyin12797 3 жыл бұрын
Apex subscribe isaar please
@aioohsaabokarmaxmdhagee3768
@aioohsaabokarmaxmdhagee3768 3 жыл бұрын
PART .2🙏💗
@ishomahamud5420
@ishomahamud5420 3 жыл бұрын
Hej
@suhaybnooyan5120
@suhaybnooyan5120 3 жыл бұрын
viva abti liibaan
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 3 жыл бұрын
Yaa ku soo diray caan ay noqotay😂😂habartii hargeysa ku dhibaateyneysay cunugta u shaqeyneysay
@Qisooyin12797
@Qisooyin12797 3 жыл бұрын
Falastin subscribe isaar wll
@bashiirxirsicali9366
@bashiirxirsicali9366 3 жыл бұрын
Noso badiya
@cabdifataaxcabdifataax956
@cabdifataaxcabdifataax956 3 жыл бұрын
walaashaa aaba la leefooyaabo🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abdiwelimohamed2952
@abdiwelimohamed2952 3 жыл бұрын
Liiban naasa weyne nacalaa hooyadaa kuyaaal xayawaan xayawaan dhalay waa ninka ugu sawirsan Minneapolis area
@cabdicaziizcabdulahi2096
@cabdicaziizcabdulahi2096 3 жыл бұрын
Inaad ka xun thy waa macquul
@mohamedfarah8035
@mohamedfarah8035 3 жыл бұрын
Waaaaaw film 🎞 cusub ❤️❤️👍
@sidali8264
@sidali8264 3 жыл бұрын
Part 2 aaan idinka sugeynaa please soo dadajiya
@Abdirahimbadal
@Abdirahimbadal 3 жыл бұрын
😂😂😂🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@Emma_stella
@Emma_stella 3 жыл бұрын
Abti liiban wnku wataa 🙋‍♀️🥰
@maankeylyrics1916
@maankeylyrics1916 3 жыл бұрын
Ma i xasuusataa haa nio waan ku xasuustaa foolxumadaada maa la iloowi karaa inuu u galiyee ahayd hhhh
@dekkasagal519
@dekkasagal519 3 жыл бұрын
Walasha la leefaa kulahaa 🤣🤣
@Qisooyin12797
@Qisooyin12797 3 жыл бұрын
Dekka subscribe isaar wll
@shaxshaxali4082
@shaxshaxali4082 3 жыл бұрын
Ar abti libaan kkkk hasii socoto shibir ka duulo
@queenhani2858
@queenhani2858 3 жыл бұрын
Br inader kay love you both of you keep going
@Qisooyin12797
@Qisooyin12797 3 жыл бұрын
Queen subscribe isaar mahadsanid
@nasirsaed2642
@nasirsaed2642 3 жыл бұрын
Quen hani waa qurxantay.
@Zizo_zizo86
@Zizo_zizo86 3 жыл бұрын
hooyadiisna nimco jookar kadhiga❤
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 3 жыл бұрын
Kee laga dhiga hooyadis
@sumayoahmed5960
@sumayoahmed5960 3 жыл бұрын
Part 2 plz
@sofiantje0105
@sofiantje0105 3 жыл бұрын
Abti liban😁😁😁🇸🇴🇸🇴🙏❤❤❤
@mohamedfarah8035
@mohamedfarah8035 3 жыл бұрын
Xogmaal mahadsanidiin ❤️❤️❤️
@fowsiaismail7408
@fowsiaismail7408 3 жыл бұрын
Abti Liibaan qosol iga dhameeyay😂😂😂😂😂😂😂
@AmiirNadridov
@AmiirNadridov 3 жыл бұрын
Abti liibaan sokor qabaa iyo dhiigkar kulaha war nio somaliya imaw dareenka cabsida dhan wuuka tagaa wlh xabad hadii lagugu ridayo xitaa umajoojinesid hadee kugu dhacdana nasiib kaa qabtaa inkastoo wax fcn aheen abti liibaan jilow bas maaha tan run waaye cabsidisa filaaa hhhhhhhhh
@kowsar39
@kowsar39 3 жыл бұрын
qosol iga badan kkkkkkkkk 🤪
@Qisooyin12797
@Qisooyin12797 3 жыл бұрын
Kowsar black subscribe isaar wll
@kowsar39
@kowsar39 3 жыл бұрын
@@Qisooyin12797 Haa keep going habo
@lilpolosavage1499
@lilpolosavage1499 3 жыл бұрын
Waaw xognaal media Maalmahani maxaa idin helay riwaayadihiina Waan u xiisnay soo wada waad na cidlayseene
@aioohsaabokarmaxmdhagee3768
@aioohsaabokarmaxmdhagee3768 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂🥂
@habiboaliali8842
@habiboaliali8842 3 жыл бұрын
wooof caleek heesta abti liban anba ka heelay filmkan cadi mahiin br balayo lo bahanyahay hhhhhhkkkkk
@Qisooyin12797
@Qisooyin12797 3 жыл бұрын
Habino subscribe isaar wll
@faisaabdulla4521
@faisaabdulla4521 2 жыл бұрын
911 yaaba hada wacdo kulahaa 😂😂😂 abti libaan reerka halaga qabto yakhii
@marwomandeq804
@marwomandeq804 3 жыл бұрын
Abti liibaan 🤣🤣🤣🤣
@Jamalosman665
@Jamalosman665 3 жыл бұрын
Wcs walalyaal hore socodah inshallah
@dagandhalad2163
@dagandhalad2163 3 жыл бұрын
Part2 bn sugaynaa
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 3 жыл бұрын
hell yeah we need pet 2
@askarjr7158
@askarjr7158 3 жыл бұрын
Abti Libaan soo dadaaleeeeeee
@Qisooyin12797
@Qisooyin12797 3 жыл бұрын
Askar subscribe isaar wl
@armyselfish4721
@armyselfish4721 3 жыл бұрын
Didan rabnaa adero
@farhanhersi7009
@farhanhersi7009 3 жыл бұрын
Cadi maha riwayadan
@steventhekiller6921
@steventhekiller6921 3 жыл бұрын
😄🤣 Abti liban iyo Abdihajin br maxa kala qabsaday
@kingrajaa3326
@kingrajaa3326 3 жыл бұрын
Wlhi wn idin Xiisney Riwayadiina
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 3 жыл бұрын
Kan filim fiican maaha akhlaaqan
@Somali-One
@Somali-One 3 жыл бұрын
This is America. Haala yaabin in guri walba yaalo Hoobiye iyo AK-47, bistoolado iyo dhashiike. Dadka nabad u doonta USA waaba la yaabaa waayo anoo kasoo cararay qori hadana usoo carari maayo meel qori oolo. Somlidu haaka Soo yaacdo meesha wlh waa no-future meel dadku hubeysan yihiin.subxan allah
@fursadonlineacademy3007
@fursadonlineacademy3007 3 жыл бұрын
Mawliid, walaal qaali subscribe noosaar
@afcadeeyofficial4683
@afcadeeyofficial4683 3 жыл бұрын
Wow
@Qisooyin12797
@Qisooyin12797 3 жыл бұрын
Afcadeey subscribe isaar wll
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk war liibaan reerkan wan ka baqa
@biggiesomalia6784
@biggiesomalia6784 3 жыл бұрын
Shimbirka duula inta fahantay ina laka wado kii dhahya 20 sano ma dugan 😃😃🙂
@fursadonlineacademy3007
@fursadonlineacademy3007 3 жыл бұрын
Daljir 24 media pro, walaal qaali subscribe noosaar
@mrpirate3020
@mrpirate3020 3 жыл бұрын
Ayadi ama isdhashaay kulaha 😳🤣😂
@ibrahimmohamed9255
@ibrahimmohamed9255 3 жыл бұрын
9sac iyo 20 film lasodige wa maxey inta iguracsan liketakubowa
@Qisooyin12797
@Qisooyin12797 3 жыл бұрын
Ibrahim subscribe isaar please
@mohamedjacelow8727
@mohamedjacelow8727 3 жыл бұрын
Abti liban firsade mana qoslin ma shaqeneso 1:28 magalada side uga gura sokora qaba dhikara qaba kkkk😂🤣
@caashocalicisman3950
@caashocalicisman3950 3 жыл бұрын
Kkkkk wlhi cadi mahin
@mrjaymunye3341
@mrjaymunye3341 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@nuradinalli9140
@nuradinalli9140 3 жыл бұрын
Yes❤️
@Qisooyin12797
@Qisooyin12797 3 жыл бұрын
Xamse subscribe isaar wll
@Qisooyin12797
@Qisooyin12797 3 жыл бұрын
Xamse subscribe isaar wll
@queenahlaam557
@queenahlaam557 3 жыл бұрын
abti wa catowdey
@hodanmohamedaden4172
@hodanmohamedaden4172 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂🔥😂😂
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk liibaan maxad tidhi iyada so qaraji
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 3 жыл бұрын
Kkkkkk Inspection maxu inbadan hurdo uga kacay kan qosol ayu igu dilay
@zaharaabdi9048
@zaharaabdi9048 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@khayrqasaaro754
@khayrqasaaro754 3 жыл бұрын
Walayaaal dhamaantiin waa idin salaamay Fadlan yutube channel baa Furtay Idinkoo raaliya SUBSCRIBE isaara Inshllh dhamaantiin✅ Mahadsanidiin🙏❤
@muntaascaday6400
@muntaascaday6400 3 жыл бұрын
Part 2 soboowsii hee
@najma8198
@najma8198 3 жыл бұрын
Ruwaydan wixi ka hadalin xaqiqada raga caruurto ka war qabo marka kala tagan xaaskis hore aan dabi u soo eegin caruurtad quruba waa agoin aboodo nolool
@alwanhassan2543
@alwanhassan2543 3 жыл бұрын
Familka dhan adiga ugudagan 😂😂😂
@fursadonlineacademy3007
@fursadonlineacademy3007 3 жыл бұрын
walaal qaali subscribe noosaar
@dhawaaqlaheeyn7137
@dhawaaqlaheeyn7137 3 жыл бұрын
0:01 War Calaacalka daa. Amerikaad joogtaa, Horay baa laga Sooqaban. Jini baa wax U seega, America 48hrs Gudaheed na Dadka ku-soo qabta. Uber lihii Xamar, lagu furtay baa kaaliita.
@yussufibrahim3207
@yussufibrahim3207 3 жыл бұрын
2020 malajoga mise 2021
@Qisooyin12797
@Qisooyin12797 3 жыл бұрын
Yusuf subscribe isaar wll
@A.A.E93
@A.A.E93 3 жыл бұрын
Yaa ku soo direy markaad maqasho yaa soo xasuusataa?
@zamzamwarsame5698
@zamzamwarsame5698 3 жыл бұрын
gabarti maskinta eheed ya ku so diray
@A.A.E93
@A.A.E93 3 жыл бұрын
@@zamzamwarsame5698 hhh run waaye lkn gabadhii shaqo wanaagsan bay nasiibleey bay aheed.
@xasandheere7594
@xasandheere7594 3 жыл бұрын
@@A.A.E93 waxaan soo xasuus taa gabadhii yareed ee hargeysa lagu bahdilaayey.
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 3 жыл бұрын
Mansha Allah gabrti yared e hargeysa
@A.A.E93
@A.A.E93 3 жыл бұрын
@@fartunabdullah6702 haa miskiinadii illaahey u gargaarey waad keentey.
SOMALI SHORT FILM 2021, SHIMBIRKA DUULA PART 2
24:16
Xogmaal Media
Рет қаралды 111 М.
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
Short Film 2021 "Social Media" Qosolka Aduunka
21:01
Xogmaal Media
Рет қаралды 504 М.
America Ayaa Laga Tarxiiley Oohin Daahir ALasow AFka Furtey 🇺🇸
34:28
SHIL AYUU GALAY IN TAN SIISOCONAY ....
7:11
SHEGOS 4X4
Рет қаралды 2,9 М.
SOMALI SHORT FILM | THE THREE GANGSTERS
8:41
Abdifatah Ahmed
Рет қаралды 36 М.
24-kii saacadood ee aan ku jiray hotelka ugu cusub Hargeysa ee Beder.
52:37
NEW SHORT FILM 'SODOHDA' DIRECTED BY MOHAMED PRACITAMOOL
27:50
Xogmaal Media
Рет қаралды 464 М.
Garaad Jaamac oo jawaab kulul ka bixiyay Aflagaadadii Boqor buurmadoow
11:24
New Somali Film "Qaado waa keeni"
19:06
Xogmaal Media
Рет қаралды 234 М.
头还可以刷卡买东西的吗?#海贼王#路飞
0:26
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 23 МЛН
Маленький кролик-курица
1:00
КиноАнгар
Рет қаралды 1,3 МЛН
il caldo fa brutti scherzi #dog #fight #punch
0:18
Cronache della Campania
Рет қаралды 27 МЛН