SİDDEE FANAANKA AY MASKAXDA AY UGA DHAQAAN? FARSAMADA URURADA SHAYAADİİNTA İYO GABDHAHA

  Рет қаралды 52,918

ANNAGA PRODUCTİON

ANNAGA PRODUCTİON

Күн бұрын

Пікірлер: 145
4 ай бұрын
Suurtagal ma tahay sidda tusaalaha gabdha oo kale 08:55 hadii laguugu sameeyo in aad fahamto? Mise sidda dad badan dabinka waad ku dhici lahayd? Faaaladaada waa inoo muhiim? Muuqaaladaan in ay dhaadheer yihiin caqabad makuugu tahay?
@abdirahmanalirage5437
@abdirahmanalirage5437 4 ай бұрын
Haaa ustadh xooga so gagabi shukran
@Cabdiwali-w5f
@Cabdiwali-w5f 4 ай бұрын
Ustaad allaha ku sharfo wax bdn ayaa lagaa fahmaa
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 4 ай бұрын
Maya caqabad maahan soo badi ustaad
@hoodohirsi8733
@hoodohirsi8733 4 ай бұрын
Allha ku xifdiyo wllke waxoga sogagabi sonabadi masoniyada anaguna wax aan ka si ogane
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 4 ай бұрын
Ustaad waan fahmi laaha alle iiguma keene , ustaad muqalada soo gaab gaabi ugu badnaan 11_10 daqiqo...
@AhmedHasan-e2c
@AhmedHasan-e2c 3 ай бұрын
maashaa Allah annaga production barnaamijyadiina aad baan uugu xirnahay, wax badan ayaa ka faaiiday, muuqaallada dhaadheer wax dhib ah malaha waayo wax weeyn ayaan ka faa'idnaa. جزاكم الله خيرا
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim 4 ай бұрын
Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
@XakiimSmartboy
@XakiimSmartboy 4 ай бұрын
Ustaadka social media an si xaq ah uga taageero allaha ku barakeeyo wll❤❤❤
@mohacade8773
@mohacade8773 4 ай бұрын
5:02 Walciyaadu bilaah Walciyaadu bilaah Walciyaadu bilaah Walciyaadu bilaah Walciyaadu bilaah Walciyaadu bilaah Walciyaadu bilaah Walciyaadu bilaah
@kaysejama1238
@kaysejama1238 4 ай бұрын
Ustaad asc ninkan haruun yaxye Isha allah barnamij inoga samee Magarayneyno waanu ka sugeynaa isha allah
@caydaruusaxmedmaxamuud
@caydaruusaxmedmaxamuud 4 ай бұрын
Mahadsanid walaal, jasaaka Allaah khayran
@SabirSHacuur
@SabirSHacuur 4 ай бұрын
Caqliga allahu kuudaayo allaha haku dhowrana wll waxaan ku jeclahay ilahay dartiisa io dadnimadada sareysa inaan dadka kaabartana waan jeclaa waana rajayn inasha allah
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk 4 ай бұрын
Aduunka sheydaan inaad caabu do wax fiican maha runtii waa xaalad murug leh qofkii jaahilka ah ayaa ugu badan
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347 4 ай бұрын
Asc si faah faahsan ayaad u dhigtay mahadsanid shaqo wacan ayaa haysaa
@YahyeAadan-h5l
@YahyeAadan-h5l 4 ай бұрын
Ma shaa allah
@hibosouldan4593
@hibosouldan4593 4 ай бұрын
Allaahou Akbar soubhana Allah Allaha ween Baa ka soos galne
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi 4 ай бұрын
Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫
@ayanhayle7621
@ayanhayle7621 4 ай бұрын
Scwslm
@SamiiraXiiray
@SamiiraXiiray 4 ай бұрын
XASBUNALAAHI WAINIMCA WAKIIL. SUBXAANALAAH.
@dolarahmat7288
@dolarahmat7288 4 ай бұрын
Aad aad baad ugu mahad zanthy ustaad video habka aad noogu soo gudbiso fahansinta qotoda dheer eed nafahn siiso keep going wll😊
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk 4 ай бұрын
Maya ustaad runtii muqaal dheer ayaan jec lahay
@HashimKhan-qt9ph
@HashimKhan-qt9ph 4 ай бұрын
Sethy wllo
@aminaderia4212
@aminaderia4212 4 ай бұрын
Thanks you walalo ❤❤❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 4 ай бұрын
Inta Samaha Jecel ayaan Si gaar ah ula Hadlayaa! ❤Waqtiga ha laga Faa'iidaysto waxna hala Barto Dhalinyaro
@Khadar___Jr
@Khadar___Jr 4 ай бұрын
Legend soo dadaji muuqaaladan part 3
@OrdayeH
@OrdayeH 4 ай бұрын
Liph soo dadaji party 3❤❤❤❤❤❤❤
@aadannuur1255
@aadannuur1255 4 ай бұрын
Mahadsanid ustaad❤
@Aza_7
@Aza_7 4 ай бұрын
Ustaad keep going
@mohamedissack9050
@mohamedissack9050 4 ай бұрын
Good information
@FadumoMohamed-us3wz
@FadumoMohamed-us3wz 4 ай бұрын
Ustaad part three ban ka sugaynaa .
@Hanad-Abdi
@Hanad-Abdi 4 ай бұрын
Aniga shaki ugu horeeyo ee igali lahay waxa waye qof sidaan dhan caan u ah oo dunida dhan laga yaqaano mxa kugu falla ado cidne ku aqoon
@ismadhibemoha
@ismadhibemoha 4 ай бұрын
Guulayso ustaad👊👊
@MaxamedibrahimDayib-mt2cy
@MaxamedibrahimDayib-mt2cy 4 ай бұрын
Wad madsanthy ustad❤
@Makaran_Yuumbi
@Makaran_Yuumbi 4 ай бұрын
Thank you Legend
@HassanYuusuf-y6w
@HassanYuusuf-y6w 4 ай бұрын
Ustaad❤
@ZakiHoussein-zc7zs
@ZakiHoussein-zc7zs 4 ай бұрын
The legend brother 🙌
@hoodohirsi8733
@hoodohirsi8733 4 ай бұрын
Nosobadi fadlan waxbadan aan ka ogane masoniyada allha kusharfe
@MaysaaGeele
@MaysaaGeele 4 ай бұрын
Mahadsanid
@BoqolJirow-z2f
@BoqolJirow-z2f 4 ай бұрын
M.a mclin❤❤❤❤ waa sugayney
@Abdimalikhassan-sm2wn
@Abdimalikhassan-sm2wn 4 ай бұрын
❤❤❤❤ thanks
@ahmedabdikadir5799
@ahmedabdikadir5799 4 ай бұрын
Masha Allah, ustaad ALLAh ku barakeeyo.Muuqala ka gaababinin.
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 4 ай бұрын
Thanks Brno
@SamiiraXiiray
@SamiiraXiiray 4 ай бұрын
ALLAAHU AKBAR ILAAHOW DAALIMIINTA SHARKODA NAGA QABO YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@abdifidow3870
@abdifidow3870 4 ай бұрын
MK Ultra project waqti hore ahaa saxib.
@LacagSite
@LacagSite 4 ай бұрын
Kun jeer mahadsanid Ustaad wllh wn ladhacay Sheekadan Cajiib
@abdiasiissalad6917
@abdiasiissalad6917 4 ай бұрын
Alle hanaga qabto waaa wax xuun
@idmanmataan4950
@idmanmataan4950 4 ай бұрын
Hdalkaan wa mid sax ah dacdii muqalkan wxow daha ka qaday xaqiiq bdn oo dad caan ah haysto iyo qofka sida lagi siro
@XamseBaqaye
@XamseBaqaye 4 ай бұрын
Cajiib weeye warkaasi xagay kayimaadeeen
@HashimKhan-qt9ph
@HashimKhan-qt9ph 4 ай бұрын
Codka hurdada ama raxada❤
@abdallearab6921
@abdallearab6921 4 ай бұрын
Waaa dad badan oo xmr joogan ayaaa saan loo qalday
@xasanmahamedibrahim2290
@xasanmahamedibrahim2290 4 ай бұрын
Aad ayaan ugu qanacsanahay tibintada waa muhiim Arinkaan
@mahadyaremahadyare6991
@mahadyaremahadyare6991 4 ай бұрын
Wn sugayay part two
@MaidoYusuf-ev2uo
@MaidoYusuf-ev2uo 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 4 ай бұрын
Maasooniyaddu tahriibinta daroogada iyo ganacsiyada sharci darrada ah ayay kooto ku xidheen
@abdirahmanceerigabo
@abdirahmanceerigabo 4 ай бұрын
subxaanala ilaahay hanaga hayo kuwan
@pdisemed
@pdisemed 4 ай бұрын
Sub xaanalah😮😮😮
@burhaanosmaan9204
@burhaanosmaan9204 4 ай бұрын
Mahad sanid ustaad 🎉
@HassanMalabow
@HassanMalabow 4 ай бұрын
Ustaad sidee Gabar jeceyl loogu beera muuqaal inoogu dhig
@AhmedAwil-f3f
@AhmedAwil-f3f 4 ай бұрын
Somali Masha
@Runta2024
@Runta2024 4 ай бұрын
Haarun yaxye waa kUma iyo Cadnaan
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 4 ай бұрын
Waa Xannuun Adduun iyo Aakhiro,Laa illaaha illa Allah, Ilaahey ma jiro miyaa maxaa waaye waxaan Ustaad?
@Somali_in_south_africa
@Somali_in_south_africa 4 ай бұрын
Oomaar bar bar asagoo geeli mudug canihiisii cabay ayuu balo doontay
@mahamedabdu8621
@mahamedabdu8621 4 ай бұрын
Sual freemasons iyo illuminate mxy ku kala duwanyihin kee awood badan
@Kaneeco_____Bursato
@Kaneeco_____Bursato 4 ай бұрын
TIKTOK iyo KZbin cabsi cabsi bay noqdeen😂
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 4 ай бұрын
Is ilaali aduunku sidaad moodaysaan maahee.
@sharmaboyhescusub2761
@sharmaboyhescusub2761 4 ай бұрын
Asc Ustaad malaga yabaa in leygu siro culumo caan ku ah shareecada Islaamka xitaa in leygu siro
@kaysejama1238
@kaysejama1238 4 ай бұрын
Diinta islamka baro wll
4 ай бұрын
Ma isa sirid ama qaldid kale ayaa jirto, Heerkii ugu sareeyey baa hadda la joogaaye
@SalmaanSoomali
@SalmaanSoomali 4 ай бұрын
marhad faham kafujiga nahay ma amini doono
@HusseinMahamud-v6v
@HusseinMahamud-v6v 4 ай бұрын
Muhiimadu waxay thy in aan diintayna ilaashano
@saaiddahir315
@saaiddahir315 4 ай бұрын
Asc macalin Jupiter kasoo hadal
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 4 ай бұрын
Kasoo hadal haaruun yaxyaa ustaad
@bajacolow9135
@bajacolow9135 4 ай бұрын
Haruun yahya commentary Noo soo fasir please 👂
@ahmedyusuf4975
@ahmedyusuf4975 4 ай бұрын
Ustaad mahadsanid, inaad wax ogaato inanad wax ogaan aya ka fiican xaladaha qaarkood, shaqo ahaan mooye saamayn kale oo faa, iido ah ma ku jiri kartaa muqaladan aduga iyo bulshadaba?.cabsi gelin igama aha iyo cid kale inan ka baqayo.
@IntisaamAli-g2b
@IntisaamAli-g2b 4 ай бұрын
Ina aad ogaato dagaalka dintada iyo shaqsiyadada lagula jiro waa qasab inaad ogataa oo aad feejignaata wll
@Asmaa-um8bv
@Asmaa-um8bv 2 ай бұрын
22:46 cadnaan oktar iyo haruun haaruun yaxyaa ayan maqlay maxay ahaayen tolow 😢
@xamdibashiir-3549
@xamdibashiir-3549 4 ай бұрын
Ustat malmahn waxa social media kasocdo surtagal miya booka mashruca ladagalnka nuurka sax miya asagana mahdsanid macalin
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 4 ай бұрын
Buugaas ma Anti-Christus baa? Muxuu yahay buugaasi?
@usern134-h4g
@usern134-h4g 4 ай бұрын
Bookasi wa wax jira
@Xalkeen
@Xalkeen 4 ай бұрын
Hadii aad fiirsatiin movie ga "GET OUT" WAA DHACDO NIN MADAW KU DHACDEY
@Everything-ok1cm
@Everything-ok1cm 4 ай бұрын
Ustaad waad ku mahadsan tahay macluumaadka aad nooga waran tahay. Lkn hal arrin ayaan kaa codsanayaa: maxay ku kala duwan yihiin Ilimuanati iyo Maasooniyadda?
@koorabelayo4035
@koorabelayo4035 4 ай бұрын
Waa iskumid.
@engkhadarcc9745
@engkhadarcc9745 4 ай бұрын
Ustaad next kurdida kaso hadal Argagixiso miya mise waa xoriyad doon Bal faahfaahin
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 4 ай бұрын
Qeex argagixiso? Adigoo mahadsan
@HassanYuusuf-y6w
@HassanYuusuf-y6w 4 ай бұрын
M.a
@calfoncalfon7260
@calfoncalfon7260 4 ай бұрын
Asc
@mohacade8773
@mohacade8773 4 ай бұрын
8:30 ma gafe wa alle dad wax so bartay wey adagthy in lama rin habaabiyo
@AsiyaFarax
@AsiyaFarax 4 ай бұрын
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Abucadnaan
@Abucadnaan 4 ай бұрын
Hhhhh intan qof la marsiiya inu baxsada wa dhif iyo naadir Shartooda Allah hanaga qabto Hablahena Allah ha ino xifdiyo
@Runta2024
@Runta2024 4 ай бұрын
Ustaad waxaad Kasoo hadashaa Maskaxdhaqa Caadiga ah. YACNI qofka dhalinuarta Ee aanba kooxdan kujirin Oo dadka caadiga kamida Ee Lagu dhumiyo Isla Kuwan Aad kahadashay . Anaga Oo Kale TusaaLe.
@zuldaanzeed7788
@zuldaanzeed7788 4 ай бұрын
Bal qiyaas ku aflanta xunxun jila control intee leeg ba lagu haya sideese loso xero galiyeey cajiib cajiib
@OmarAhmed-fg7kc
@OmarAhmed-fg7kc 4 ай бұрын
Shaqo wacan iyo arimo maskaxaysan adigo kalah ayaa lobahan yahay
@liibancartan8591
@liibancartan8591 4 ай бұрын
Scw
@SalmaanSoomali
@SalmaanSoomali 4 ай бұрын
sidee umalanayo saygooloji waya
@Hoyga-macalin-walaayo
@Hoyga-macalin-walaayo 4 ай бұрын
Maan moodi jirin inaad dameero dhaan raacday tahay wadadi aadan sahan ayaad qaaday😭 Dadka noocas ah ayaa soomaliyey aqoon yahan ino ah wlhi in la idin laayo ayaad istaahishan dulli fawqal dulli
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 4 ай бұрын
maax dhaacyi wll mxd ninka kuu hayisata?
@Hoyga-macalin-walaayo
@Hoyga-macalin-walaayo 4 ай бұрын
@tomleeali qoralkayga wali maad fahmin walal xogta hadaan macluumad faaido leh ku jirin waxaad ogota cida kaliya ee ku faaidaysa inay tahay cida laga diyaariyay marka laga reebo qofka view raadiska ah,tusale maxan ku kordhiyay hadaan ku dhaho maasuniyad waa dad khatara madaxda ayay maamulan intas oo heer ayay leyihin filiman aya laga sameyay halkaas ayay ku kulman,waa urur halis ah,lagama baxo,dhaqale badan ayay haystan,hadaan waxaas kaaga sheekeyo bal maxaan ku faaidayay saw kuma cabsi galin sido kale iyaga saw ma buunbuunin,waa intaas waxaan ka hadlayo
@andirihiimmohamedsheekh
@andirihiimmohamedsheekh 3 ай бұрын
Na mxa jira muqalka mad fahmin miya dhameso horta qudhacadyey😂😂
@mowliidcali8583
@mowliidcali8583 4 ай бұрын
Ustaad darogada markay iga baxdo sokama laban karo
@bajacolow9135
@bajacolow9135 4 ай бұрын
👁️🐎🏇🏇🏇👂
@NourAhmed-17
@NourAhmed-17 4 ай бұрын
Wuxu Tira Badanaa Iyagu Bisinkee?
@abdijibarahmed4011
@abdijibarahmed4011 4 ай бұрын
Omar mala taagay hada 😁😂
@Moha-AkVlogs-j1j
@Moha-AkVlogs-j1j 4 ай бұрын
yaah xalimoyinka qaar mardambe leeguma oga mayeeeey
@kaysejama1238
@kaysejama1238 4 ай бұрын
Dadka Qaar ayaa argagax iyo film khaakha iney dawanayaan soo Qoraya Wariyuhu waxaa usoo ban dhigey ineynu wax ka ogaano lakiin dad isku dhaw ma nihin waxaynu isku jirnaa cirka iyo dhulku inta ay isku jiraan Meel walba aad joogtaan ilahay hala qabo oo la imow acmashii alle kugu adoonsadey ilahayna Quluubtada ha ku weynaado tolo saarna diinta barta Asalamu caleykum waraxmatulahi wabarakatu
@durka400
@durka400 4 ай бұрын
Macalin walakala shakiye waxay loogadada profile ku taali hhhh just iam kidding 😂
@AhmedAwil-f3f
@AhmedAwil-f3f 4 ай бұрын
Klk lakiin Maha oomar barbar oo kale fanaanku waa holywoodka iyo dadka maalqabeenka ah
@abdiaziiz628
@abdiaziiz628 3 ай бұрын
Mk altaraa dheh
@abdiomar489
@abdiomar489 4 ай бұрын
Macalin fadlan Video kasoo Sameey Jaziirada . South Sentinel Island Dad badan ayaa isku raacay in DAJJAL .uu halkaas ku Xiranyahay In eey tahay Jaziiradaas , Jaziiradii uu tagay Ascaabigii TAMIIM AD DAARII
@jamaalsomali
@jamaalsomali 4 ай бұрын
Lucifer muxu kayahay illuminatiga
@koorabelayo4035
@koorabelayo4035 4 ай бұрын
Waa sayidkooda.
@Big12416
@Big12416 4 ай бұрын
War orod naga la tak doqonimada
@mohamedhassen4070
@mohamedhassen4070 4 ай бұрын
Mahadsanid brother ❤
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 4 ай бұрын
Mahad sanid ustaad🎉
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 2,6 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 29 МЛН
CİLMİ BAARİS AYAA LAGU SHEEGAY FAQİİRNİMADU İN AY FAA'İDO LEEDAHAY
24:34
DA'ADA DHULKA UU JİRO SİDA LAGU OGAADAY (Q.2AAD)
12:36
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 66 М.
AWOODA AAMUSKA HA FUDUDEYSAN, SİDDA QOF LA İSAGA CELİYO-1AAD
18:52
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 53 М.
Xabsi aan darbi ama gidaar laheyn hada maxaabista eysan ka baxsan karin 😟
14:02
Qisada ragga dharka madow. Muuqaal cabsi ah
8:33
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 71 М.
MAXAY RAGG BADAN UGU OOYAAN DUMARKA? SABABTOO AH AWALBA BETA AYEY AHAAYEEN
18:13
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 2,6 МЛН