Maxad qaran kashekayn sodiga markiiba xidhay dakadii barbara. beenalatahay xirsiyoow malaad ayaad wadankii iibisay alle kamabarakeeyo. ay ayshalay
@MohamedIbrahim-mu5nx17 сағат бұрын
Cadaalad masha
@ahmedanalyser211413 сағат бұрын
Ina kaahin jabahd buu og yahay maarshaalku muuse ayuu u jeedaa Askarigana Madaxweyne cirro. Inakaahin waa inuu fahmaa Difaaca qaranka ciraa loo doortay. Hayeeshee isaga ina Kaahain Askariga uu sheegaayo ayuu ka meeqaan liitaa. Waa in maxkamad lagu keeno Sool ragii hubaysnaa ee uu u soo daayey iyo dadkaa laayey.
@AhmedIbrahim-kd3gt20 сағат бұрын
Ina Kahiin iyo Kulmiye alki UCID ee ka sadeehad (n`3) ayu fadhiya mujahiid sabaaya labarkaga xeejiso adeer Joe Badenoww 😂😂😂
@AlihusseinYusuf18 сағат бұрын
Gudoomiye xirsi xaaji xasan waa run sheeg
@MohamedIbrahim-mu5nx17 сағат бұрын
3 reer baa laga qsylin jirey oo kala duwan Maantana reer keliya ayaa 3diiba idku fuuqdaday
Waa run waxay dhigteen baa u yaal waanse jeclaa in cadowgeena dartii mweynaha la address gareyo.