Warbixin: Khamaarka 1 Exbet oo galaaftay nolosha dad badan oo ku Nool Hargeysa

  Рет қаралды 24,734

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 93
@maxmudtv5828
@maxmudtv5828 Жыл бұрын
Ilaahay samir iyo imaan ha kasiiyo
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 Жыл бұрын
Walaal iigasoo duceeya
@Azhaar-d8l
@Azhaar-d8l 10 ай бұрын
Allah hakaa soo hanuunsho wll
@yaxyeaadan674
@yaxyeaadan674 8 ай бұрын
Hooyo 😢 allah imaaanka hakuu qaboojiyo
@Hogolnews
@Hogolnews Жыл бұрын
Hooyo ayaa murugo ah in Wiil keedii wakhtiga Kaga baxay inuu naftiisa waayo 😢
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 Жыл бұрын
Ax hooyo alle qalbiga hakuu qaboojiyo
@Dreamy-M
@Dreamy-M Жыл бұрын
Waxaan ayaantaan isku dayayay inaad barto 1×bet sida looisticmaalo, haddana jawaabteyda waan helay 🤯
@Mfarah100
@Mfarah100 Жыл бұрын
Bsaba' weeye. Berigii iigu horreysay waxan ku arkay Garowe.. Dhallinyaro dhawra ayaan kala taliyey...waa mustaqdarro iyo cadho Allah oo laga wardoonayey. Hargeisa inuu ku faafaana waa sahaalaa..Dadkeenna hubsiimada ayaa ka maqan..
@daarusalaamchannel1200
@daarusalaamchannel1200 Жыл бұрын
Application-da sidan oo kale ah in ay dawladu hawada ka saarto waajibaa ka saaran
@SilentEmpires
@SilentEmpires Жыл бұрын
Dawladan waxba ma oga..Xirsi iyo Ciro uun bay ku walatay
@SHURAYBCabdisalaan
@SHURAYBCabdisalaan 2 ай бұрын
Lagama sarayo
@softalltech
@softalltech Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@tawxiid.
@tawxiid. Жыл бұрын
Shirikadaha waxaan ka masuulka ahi illaahay ha kabaqaan oo haka xidhaan dadka waxa xaaranta diintu kadhigtay
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool Жыл бұрын
gaalo illahay kama baqaan.
@funnyanimal885
@funnyanimal885 Жыл бұрын
@@warsamaosman-Sool galo mahee shirkadda isgaarsiinta lacagaha ee TELESOM weeyaan qaladku!!! Culimo iyo dawlad ma so jeedaan!
@khadijac9841
@khadijac9841 Жыл бұрын
Inaalillahi wainaailayhi raajucuun walee soomaali dhalinteedii waa loofikiray
@sadiyogulled5663
@sadiyogulled5663 Жыл бұрын
Ilahey qalbiga ha u dajiyo qoyska maxruumka.
@alamaganchannel4891
@alamaganchannel4891 Жыл бұрын
Ax hooyo ilahay haw naxaristo
@adamali2729
@adamali2729 Жыл бұрын
shirkadaha isgaadhsiintu waa in ay xidhaan sida ay u xidhan website ay doonaanba. Allah haka baqaan dadka ciyaarana. Khamiir weligii lagama faa'iido.
@nimcohaybe9627
@nimcohaybe9627 Жыл бұрын
Waadhibta maanta caruurta haysata ilaahay ha inooga sahlo iyagana samis iyo iiman alehakasiiyo
@MustafeAxmed-hd8fy
@MustafeAxmed-hd8fy Жыл бұрын
Inaalilaahi wa ina ilayhi raajicuun
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
ilahay ha u naxariisto side wadan muslina waxas uga jiri kara subhan Allah war ka qabta wadanka waxas
@xogaal3432
@xogaal3432 Жыл бұрын
Illhy qalbiga hakuu dajiyoo hooyo 😪
@abusa3adS
@abusa3adS Жыл бұрын
Hadii ay dawladu rabto inay iska xidho way xidhi kartaa ee qush baa ugu jirta.
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Жыл бұрын
Xoolahan weriyaha iska dhigaya kuye maxaad dareentaa,War waxan dhaqan celin halloo sameeyo
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g Жыл бұрын
Subxanalaah ilahay ba irsaqda haye iiman ha iska qaadina khamaarku waa xaran.
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
dadwaynow ogo wax walaaba ilahay ku diiday dantada ku jirta wax walaba ilahay ku faray dantada ku jirtaa
@abdishakurhussein6564
@abdishakurhussein6564 Жыл бұрын
ALLLE QALBIGA HAWGA REEBO
@Gmaaad
@Gmaaad 9 ай бұрын
Dowlada mey xirto appka
@American_patriot110
@American_patriot110 Жыл бұрын
Wariyaha, editor fiican maahan, wiilka wajigiisa u qariyay caadi baa lo arkayaa 😂
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 Жыл бұрын
Zaad ka weeye dhibtu shirkada telesome waa inay ka xidhaa payment system ka qaybta khamarka u gudbinaysa zaad la anteed khamarku surto gal munoqdeen
@cabdicumar5891
@cabdicumar5891 Жыл бұрын
Shirkadu way la Dagalantay Oo wxa loga wereegay Sariflayaal muqdisho ah lacagtana March loogu Dirayo wllo alle Dadka haynooga So Hadeeyo
@hassanahmed-kb3xd
@hassanahmed-kb3xd Жыл бұрын
Walaalo magaca muxamed ha u isticmaalin jeesjees waa iga talo Mahadsanid
@KayseHuriye
@KayseHuriye 3 ай бұрын
Scw.scw.scw.scw❤❤❤❤❤❤
@maryammoh1450
@maryammoh1450 Жыл бұрын
Illaahoow cafi naga fogee wixii aadnagareebtay yarabi
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 Жыл бұрын
Soomaali waxay u waasheen wax balaash ah Aduunka yaa u sheega wax bilaash inaanay jirin
@Arif_sss
@Arif_sss Жыл бұрын
Waa runta wax bilaash ah ayay wada raban taasi ma jirto wax bilaash ah nolasha lakiin maku waayo arki donan
@ridwanismail5767
@ridwanismail5767 Жыл бұрын
@@Arif_sss kkkkk sxb magacagu ma nadalbaa.
@nuradinaahmed5292
@nuradinaahmed5292 Жыл бұрын
Somalidu il qudha ayeyey leeday kuwan liisanka siiyey maxaad wax uga waydiin wayday
@aishasheikh9785
@aishasheikh9785 Жыл бұрын
Ilaahay samir haka siiyo
@isxaaqsomaliland2898
@isxaaqsomaliland2898 Жыл бұрын
Subhanallah ma la xidho khadka
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Жыл бұрын
Subxaanallah. Wax walba maxaa la maqlay. Khamaarku waa xaraan. Meeye wasaradii diinta iyo awqaafta. Waxan waa in laga mabnuuco wadanka. Qaadkii aya lala liitey. Hooyadaa Allah qalbiga ha u qaboojiyo. Wa. Naxdin iyo murugo weyn 😢
@museomer9306
@museomer9306 Жыл бұрын
waa khamaar waxa aanad garaynayn inaad ku faa'idi iyo inaad ku khasaari . Alle ka baqa oo iska ilaaliya. Qofka galayaa waa xooll cirdoon
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
Xukumada horta qaadka ha mamnucdo
@yousufsuleiman02
@yousufsuleiman02 Жыл бұрын
hooyada inyo intii aw ka baxayba samir iyo imaan alle haka siiyo
@MuhiimAbiib
@MuhiimAbiib 2 ай бұрын
😢😢😢
@dahircali1843
@dahircali1843 Жыл бұрын
Alla badalkiisa hasiiyo
@abusa3adS
@abusa3adS Жыл бұрын
Balo kugu ciyaadhay Maan iska sadaqaysto lacagtaan ku khamaarayo
@Siraad-b5i
@Siraad-b5i 7 ай бұрын
Khamaarka waa xaaraan , marka horeba
@Siraad-b5i
@Siraad-b5i 7 ай бұрын
Dawladii la sheegayey meeday😢
@IqroCadey-f7c
@IqroCadey-f7c Ай бұрын
Qof is dilay miya alha u naxristo Mal dhahi kara😢
@Cirguje2
@Cirguje2 Жыл бұрын
Boqolkiiba 95 lacag lagama helo ee waa tuug dadka waxan furaya diroogo ayaa daba socda meelayooyinka khmaarka DAWLADDU WAX HA KA QABATO NABADA DARO AYAA AG SOCDA KHAMAARKA
@bowdcali6156
@bowdcali6156 Жыл бұрын
Umad iimaan beeshay yaa u taag helaya jiif oo jaq ayaa la ogaa sidaa dad badan ugu kaceen oo waxoodii ku waayeen qofka muslimka ah ee rumeysan ilahay iyo maalinta qiyaame wixii sax ah ha qaato muslimka maaha afka oo kaliya muslinimadu waxna wey ku fartey waxna weykaa reebtay wllayaal islaanimada aynu toos u qaadano
@advyser
@advyser Жыл бұрын
Masuuliyada waxay saaran tahay wasaaradaha diinta iyo awqaafta iyo isgaadhsiinta, shirkadaha isgaadhsiinta Waxan waa xaaraan waa in la mamnuucaa
@funnyanimal885
@funnyanimal885 Жыл бұрын
Waa shirkad telesom oo kaliya Somtel way ka xidhay khamaarka
@funnyanimal885
@funnyanimal885 Жыл бұрын
Wax uu fududeynay surtagal ka dhigaysa shiirkda TELESOM CULUMADY SOMALILAND MEEDAY? DOWLADDII MEEDAY? TELESOM MA LAGA BAQANAAYA?
@abdiaxmed9522
@abdiaxmed9522 Жыл бұрын
Lottery iga yurup bay lacagtii nagaga dhamayisa
@ridwanismail5767
@ridwanismail5767 Жыл бұрын
kkkkkk Ashahaad ma leh khamaarku waa xanuun jeebka ku dhaca.
@optimisticman1203
@optimisticman1203 Жыл бұрын
waar muuse handaraab gaadhsiiya cashuurta dadka ha siiyo dadkan baahan ' ilaahay na farash qayr ba ha u furo
@funnyanimal885
@funnyanimal885 Жыл бұрын
Muusewo ku mee Naga qabo shirkadda TELESOM
@nuromar8984
@nuromar8984 Жыл бұрын
Socdaalka Somaliland waa in uu Imaaraadku ka eryaa dadka Somaliland u dhashay, waayo dhib bay ku hayaan Somaliland waxa ka daran reer galbeedka, way cabbaan oo way u dabbaaldegayaan kirismaska.
@daarusalaamchannel1200
@daarusalaamchannel1200 Жыл бұрын
waa wax lala yaabo se dadku way iska dhaga mariyaan markaad u sheegto waxa ay ku o dhanayaan maxaa u daliil ah inay xaraan tahey
@abdiaxmed9522
@abdiaxmed9522 Жыл бұрын
This is lottery
@inanabiadam8766
@inanabiadam8766 Жыл бұрын
5000$ bu iga cunay lkn wan ka soo Aarsaday
@najibali8117
@najibali8117 Жыл бұрын
Hooyada was 😟
@sabiriinmaxamud2684
@sabiriinmaxamud2684 Жыл бұрын
sidee uga aarsatay
@abdishire6398
@abdishire6398 Жыл бұрын
Waar beenta weeyi
@mohamednour644
@mohamednour644 Жыл бұрын
Dadku wax walba haday u eegi lahaayeen ma xalaal baa ma xaaraanba dhibi may dhacdeen. Inta hada faraha kula jirta waxa iska daaya odhan lahaa
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 Жыл бұрын
Muuse shani intu xirsi iyo cirro arayaanaya buu waadankii baabay
@geeskabarimedia9799
@geeskabarimedia9799 Жыл бұрын
Ba ba ba ba ba ba
@aflooxasan9006
@aflooxasan9006 Жыл бұрын
Shirkadani waa yuhuud waayo sawirada kusamaysan fiiri iyo buuga shaydasnka
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 Жыл бұрын
Cafe tiya ayunba ufurtay khamar alaah kamadobe uf dadki ba kudhamaday
@mohammedhusein7795
@mohammedhusein7795 Жыл бұрын
Wll waan ka xumay amba waan sigtay 16£ kun. Bay iga cuntay waanse kanoolahay waxxba igaga matagin
@ridwanismail5767
@ridwanismail5767 Жыл бұрын
Imissa sanno ayad isticmaalaysay sxb bahalka lacag badan ayuu kaa cunay?
@cajabofficial2265
@cajabofficial2265 Жыл бұрын
Sideed iskaga daysay ila tali zhp
@nuromar8984
@nuromar8984 Жыл бұрын
Kuwii imaaraadka ka yimi ee reer Somaliland ee wadamadaas ka yimi ayaa khamaarkan keenay dalkeena Somaliland, waxaan u soo jeedinayaa CID-da iyo Somalilandba in la baadho dhamaan dadka reer Somaliland ee Imaaraadka ka yimi dhaqan xumo ayay dalkeena keeneen oo wax xun bay keeneen. waxaanan ku soo koray galbeedka wadan aan muslim ahayn
@funnyanimal885
@funnyanimal885 Жыл бұрын
Kuwa reer Somaliland lacagta u haya haaka reebin Khaladka waxaa iska leh shirkadda telesom runta aanu isku sheegno
@nuromar8984
@nuromar8984 Жыл бұрын
@@funnyanimal885 Iyo Reer Somaliland oo wadanka UAE,
@AwuukarXasan
@AwuukarXasan 4 ай бұрын
😂
@somboys6256
@somboys6256 Жыл бұрын
Waxaan somalia dhaan hala mamnuco wa iga talo hadi kale dad badan ba isdilaaya
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 Жыл бұрын
1xbet iyo waxa ka shaqeeya ee dadka uso fudaaydiyayba inkaari ha ku dhacdo
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 Жыл бұрын
Dawladu wax haka qabato weliba wasaarada ku shaqada lihi
@nuromar8984
@nuromar8984 Жыл бұрын
Xir meeshan oo soo xidh dadka lagu soo eedeeyay
@fatuh4811
@fatuh4811 Жыл бұрын
Stop blaming that’s polshit, camal la aan ba keentay waad u badheedheen xaaranta, imaan kiina daciifa, hadaad khamaar ka ciyaraysan cuna see doofaarkana ilayn waad xalaashateene. Qof lacag haysan ma ciyaaro khamaar camal la aan na ma hayso sxb.
@jamuriyadabarakaysan1858
@jamuriyadabarakaysan1858 Жыл бұрын
Gambling wa drug xun
@ridwanismail5767
@ridwanismail5767 Жыл бұрын
drugs lagama hadlayo mesha Gambling aya laga hadlaya nin waalanbad tahy.
@AidarosHassan
@AidarosHassan Жыл бұрын
Application 1xbet waxan Maqlay 2020 Melaha Mid An Saxibo Nahay Aya Igala Dhaman Wayay Kadibna Waxan Ku idhi AR Bal 1 dollar Ku Shub An Eege wuu Ku Shubay Kadibna Game Ayu Ku Ciyar Lacagtiba Wan Ayay Kulaha Wa Lagi Badiyay Aniguna Waxan U Socoday Appkani Sidu u Shaqayo Wan Arkay Inu Tahay Khamar isagina Wan Kala Daliyay Aniguna Wan Arkay Wuxu Yahay appku
@ahmedhaji656
@ahmedhaji656 Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto
The Singing Challenge #joker #Harriet Quinn
00:35
佐助与鸣人
Рет қаралды 47 МЛН
Thank you Santa
00:13
Nadir Show
Рет қаралды 29 МЛН
ТЮРЕМЩИК В БОКСЕ! #shorts
00:58
HARD_MMA
Рет қаралды 2,6 МЛН
La Qadee Cafe Laasgeel Hargeysa
19:59
Hereri Media
Рет қаралды 49 М.
RUWAAYAD CUSUB 1XBET 2023 QOSOLKII ADUUNKA
5:02
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 9 М.
La Quraaco Cafe Laasgeel Hargeysa
21:18
Hereri Media
Рет қаралды 44 М.