"1xbet waa sixir, waxaan ku waayi gaadhey noloshaydii. Qaar kamid ah saaxiibadayna waxay nafta 1xbet

  Рет қаралды 9,843

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Пікірлер: 31
@HOODMEDIA577
@HOODMEDIA577 5 ай бұрын
Waa xaqiiq waa balwad kadaran qaadka waan ka dhex baxay caawe alle hayga hadeeyo ducaduna waa xagiina
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 5 ай бұрын
Casharkan waxa ku jira saamaynta saaxiibka xun. Ninkaa waxa waxaas geliyay nin ay saaxiib yihiin.
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 5 ай бұрын
Waa geesi wiilkan dhalinyarada ah wuxuu ku dhiiraday dhib bulshada haysta ayuu ka digayaa
@samatartechnical2073
@samatartechnical2073 2 ай бұрын
Wallahi waa barnamij qalbiyada dhalinyarta taabanaya
@hothoapdilahi3895
@hothoapdilahi3895 5 ай бұрын
Alla macalinkiii
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh 9 күн бұрын
Aala war ninku ma jimcaale caawiye wllkiiba mulkiilaha caawiye sprprts wa meherada badana aanka iibsado alaabta baaburte 😢
@_faatax
@_faatax 5 ай бұрын
Weriye xirfad yahan oo degan iyo nin waayo arag ah oo wax arkay
@axmedcabdi8649
@axmedcabdi8649 5 ай бұрын
Markad islama thy inad xaaraan u badhadha wa ceeb riisiqa Allh biixiye xalal quute noqo
@ibl5022
@ibl5022 5 ай бұрын
Waxani waa xaaraan lakin sidaa doqonimada leh looma isticmaalo haday 100 kaa cunto waa lays qabtaa
@shaamtube8401
@shaamtube8401 5 ай бұрын
Kama tegi kartid sxb wlhi waa sixir ... adigo 100 uu kaa cunay inad ka tagto baad sheegaysaa ee 2000 hadii aad ka hesho kugu soo dhici mayso inaad kala baxdo 2000 kun ee waad kusii wadaysaa
@CawaalegeediCiirshe
@CawaalegeediCiirshe 5 ай бұрын
Wall taa ha odhan kolba kolka ka danbeeya ayuu wuxu ku odhanayaa hadaad lacag badan heliye ciyaar isaga ayaad u noolaan weligay ma ciyaarin lkn hadaad barato ilaahay oo kaa qabta mooyee khatartiisuu leeyahay imika wadan ka mid ah wadamada yurub kolkii umadii uu baabasaday waa laga mamnuucay dalka sidoo kale in somaliland laga mamnuuco ayay noqonaysaa warbixinaha noocan ah kolka lasoo gudbiyo ee dadku ka cawdaan.
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 5 ай бұрын
wlhy marka banaanka kajogto way fududahy ma iska qabankrtid igadaa nacala aabihi kiyaal iilbu igaliyay
@zayidaliabdi5736
@zayidaliabdi5736 5 ай бұрын
nin kan maaha dhaqtar hadalka sax
@AbdullahiMohamed-r6e
@AbdullahiMohamed-r6e 5 ай бұрын
wlhi ninkaan intuu sheegay been ma aha wlhi anee igu dhacaday 4000 doolar iga qasaartay soo celi saa isku lahaa anoo 10$ ku shubtay 1000 kun doolar ma helay saasee thy 1$ kamala bixin wx sii hel is dhahaayay zero tagay alxm ilaaah iga madoobeeyay inta kle ku jirto ilaah hka madoobeeyo
@AsmaAbdixakiin
@AsmaAbdixakiin 5 ай бұрын
Macalin
@saalaxcabdiraxman3510
@saalaxcabdiraxman3510 4 ай бұрын
Wllhi malintii waxaan isticmaalaa 10 dollar oo bishii ah 300 dollar bishiina waxaa ii soodhacayey 900 dollar nasiib daro bil walbo kan ayaa iga gaato single ayaana ahay lkn xada alxamdulilaah xada wan iska daayey isticmaalka 1xbet 2 markay iisoodhacdho 1 boos ku gadaa 7 boos ayaan leyahay alxamdulilaah account kana waa 00
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 5 ай бұрын
Mashallah
@YacquubInaxaaji-d3v
@YacquubInaxaaji-d3v 2 ай бұрын
20 kun oo doller ayuu haystee muxuu donayayna
@ilkacase3140
@ilkacase3140 9 күн бұрын
Ninkan waxba may helin waa ladnaan walahy inaanan la aminayn hadaan ka sheekeyo Waliba ninkani qadka ma cuno ka waran hadu cuni lahaa
@CabdiwaasacBashiir
@CabdiwaasacBashiir 5 ай бұрын
Waa oday wayn ee maxaa ugeeyay
@inanabiadam8766
@inanabiadam8766 5 ай бұрын
Telesom umada ha ka qabato edahabku
@abdifatahm5958
@abdifatahm5958 5 ай бұрын
SOO TII KHAMAARKU XAARAANTA AHAA. SOOMAALIDU WAXBA RUNTA KAMA SHEEGAAN. MAGACA KHAMAAR BAA LAGA WADA CARARAYAA MARKAASAA LOO BIXIYEY APPLICATION LACAG LAGU SHUBTO. soomaalidu waa dad aan diin iyo wuxuu ilaahay xaaraantimeeyey aan ka fogaan in iyaga dhib ku dhaco maahee
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 5 ай бұрын
Waa nin weynee. Ilahow sohadee.
@TawakalScholar
@TawakalScholar 4 ай бұрын
Walhi waa xaqiq arikan wayo aniga ayey igu dhcdy mxa yellow malin malmha kamid aha aniga Mel iska fadhiya aya sxbky istcmla ii imady mrkas ayu igu yiri kaly 1xbet cawa firi oo 2 dolar sar 2 gdasheyd wxa iga sabey 2000 dolar lakin caw kadib dheli maye asxby iso duceya
@Akter.khaalid
@Akter.khaalid 3 ай бұрын
Ma joojisay mise wad wadaa imaka
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 5 ай бұрын
ragg guryahay kirada kaqaadanjireen gaday o maalinba sidau app ka ugu shubayen bu wlhy ninkaas zero istagay familkisi isku dhaceen ninki wadamada afrika iskaga cararay aakhirki
@ShaahimaYuusuf
@ShaahimaYuusuf 5 ай бұрын
Qar kondon kun ku goday ban arkay
@AbdihakiimMohamed-m2z
@AbdihakiimMohamed-m2z 5 ай бұрын
War cabdi caawiye Islaantii qarmacda lacgteedii ma siisy
@hamzezayid
@hamzezayid 5 ай бұрын
hhhh
@ShabcanMaxamed-mn2pm
@ShabcanMaxamed-mn2pm 5 ай бұрын
Waaruntii
@bulshokaap77
@bulshokaap77 Күн бұрын
𝐊𝐚𝐧 𝐥𝐚𝐜𝐚𝐠 𝐱𝐨𝐨𝐠 𝐥𝐞𝐡 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐮𝐮 𝐤𝐚 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐛𝐮𝐮 𝐤𝐚 𝐛𝐚𝐱𝐚𝐲
Qisooyinka la yaabka leh ee ninkan Dhallinyarada ah ka ilmaysiiyay.
43:00
Their Boat Engine Fell Off
0:13
Newsflare
Рет қаралды 15 МЛН
«Жат бауыр» телехикаясы І 30 - бөлім | Соңғы бөлім
52:59
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 340 М.
#behindthescenes @CrissaJackson
0:11
Happy Kelli
Рет қаралды 27 МЛН
shirkii burco ee 1991 maanta waxba heshiis laguma aha. ENG:maxamed xasan
13:34
FURDUG WAA LA SOO JABAY JAB AAN CAADI AHAYN (5430)
23:35
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 8 М.
WAA IGU WALAHI KAN CHALANGE WAA DHAAFAY
23:27
Baaquli Boy
Рет қаралды 69 М.