BERYAHAA SOOMAALI DHEXDEED LAGUMA ARAG NIN RAGA OO RUNTA KA BADHEEDHA SIDA NINKAN جزاك الله خير الجزاء WUXUU KU DHAQMAYAA XADIISKII AHAA انصر أخاك ظالما او مظلوما
@axmed87982 күн бұрын
SUPEER AWAL WELI WAXAA KABUUXA DAD AAD UQIIMO BADAN MAASHAA ALLAAH
@ahmedhayd8012 күн бұрын
Nin rag ah, Jazaka allaah kheyr
@abdirazakmahamoud28292 күн бұрын
Maasha Allah, Aqoonyahan Wax Badan Inoo Iftiimiyay.
Mustafa waxdad. Nin raga baad tahay, waxaa aad ku hadlaysaa waa run. Waa xaq waxa aad ku hadashay. Waan ku garanayaa ardaydii baad ahayd fiicnayd ee culimadana ka mid ahayd. Xaq baad sheegtay ilaahay ha ku barakeeyo.
@Abdikani584Күн бұрын
Raga kiisa Adag masha Allh❤😮
@aminamose13472 күн бұрын
Kumarshinku ilaahay ha ka baqeen .ha xaasusteen kitaabkii aay ku dharteen
@maxamudcidhbo88622 күн бұрын
Dhibaatadu shiciibka maha fidnaada iyo nacaybka xukuumada ayaa sabaab u ah oo inay dadka fidno ka dhex rido danteeda ayeey ka aragtay aqoon yaraanta hogaanka ina maamuula
@xamsexalane70792 күн бұрын
❤aabaha cadaalada iyo runsheega
@axmadxaamud88832 күн бұрын
Dhan dhan
@Abdirahman-10202 күн бұрын
🗣 Inta umada kala fogaynaysa ee naxliga dhex dhigaysa qurbajoogtu ha ubadnaadaane ilaahay haynaga qabto guul #Cirro insha Allah
Somaliland waa burburtey beentii dhamaatey 32sano wataa la soo afjarey biixi dictatorship waqtigiisa dhamaa waana ku shubanya shacabka hubkiina qaata
@NimcoAbdilahi-k4d2 күн бұрын
9b9
@Xasancabdilaahi-u9m2 күн бұрын
Waar nacasnimada la tag waa markaygii looma baahna Afqadhmuune😢😮
@Abdul253dj2 күн бұрын
Hbr awal inta aqli lee waxay ogtahay iin uu muse doqon yahay oo is odhan dono ku shubo iyo boob!! Reerki dharsana na dhulka idin la Jari donaan!! Inta so hadhay na Somalia iyo djibouti kala gosan donan!! 😂😂😂😂😂😂 Wa waxa ninkaan ka hadliyay!! Hoga hbr awal kuso socda ayu ogyahay!