“Askarta waa la mashquuliyaa hadii kale...” Cabdiqaadir Jirde | Q.2aad

  Рет қаралды 52,753

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 59
@mohamedsmailhydar7102
@mohamedsmailhydar7102 Ай бұрын
Saacad iyo labo iyo laabatan marqudha maan kala jarin xataa soo kaadi baan is idhi maan soo kaadshin waan dhamaysday. Cabdiqadir waa sheekaawi taarihk badan haya.
@user-hz5zf1te5y
@user-hz5zf1te5y 2 ай бұрын
Cabdiqadiir haaji ismailia jirde aw cali , waayo araag wax pasta og madawyne , salan sare , allow cimriga iyo caQliga ku Baraake prevecer 💪💪💪💪
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 2 ай бұрын
❤❤❤libaax jirde ninku noo dooray ee madaxweyne cirro waanu dooranayna
@maxamedxasancuraagte9349
@maxamedxasancuraagte9349 Ай бұрын
C/qaadir jirde ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba haku barakeeyo adeerkay ciise curaagte isagana caafimaad iyo cimri dheer ayaan ilaahay uga baryaya inti dhimatayna ilaahay naxasiistii jano haka waraabiyo
@suadaxmad
@suadaxmad 2 ай бұрын
Dadka cajiibka ah oo dhamiba ❤ camuud ayey kawada baxeen🎉
@abdirahmaanomer3060
@abdirahmaanomer3060 2 ай бұрын
saab tv waad ku mahadsantihiin in aad wareysi ka qaadaan siyaasi aqoonyahan cabvdiqaadir jirde fadlan qaybtan waad la soo raagteene qaybta 3aad la soo dhaqsada
@Ismail-k2r9v
@Ismail-k2r9v 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mubarig.abdigulleid6383
@mubarig.abdigulleid6383 2 ай бұрын
Masha Allah ilaahay cimriga iyo cafimadka haw barakeeyo. Waa nin aqoon ciidan oo dhankasta ah leh, Eng iyo ruug cadaa siyaasadeed. Waa dadka haldoorka ah ee la hagradey inay somaliland mansab weyn oo muuqda aan ka qaban. Waxan rajeynaya in Cirro ka faaideysto khibradiisa ciidan.
@hassanjama6224
@hassanjama6224 2 ай бұрын
Waayo-Arag hadaad maqasho waa Cabdiqadir Jirde Maansha Allaah❤
@NasirOsman-y9e
@NasirOsman-y9e 2 ай бұрын
Woow Abdiqadir jirde is a very interesting historical man.
@museadan9335
@museadan9335 2 ай бұрын
Mashallaah xildhiban Abdiqadir Jirde maxa cilmi iyo waayo aragnomo ku Duugan
@-libanAbdi
@-libanAbdi 2 ай бұрын
Siyaasiga kaliya ee rer somaliland isku raacsan yihin 🙋🙋
@saedabdiyousuf250
@saedabdiyousuf250 2 ай бұрын
Cabdulqadir jirde waa siyaasiyiinta dhifka ah ee dadku jecel yahay bulshada soomaalida oo dhana aad ayaa looga karaameeya
@MahamedShali-o9w
@MahamedShali-o9w 2 ай бұрын
Allle cimriga ha ku barakeyo aqoonyhy cabdiqadir jirde
@MohamedAbdikader-hk9km
@MohamedAbdikader-hk9km 2 ай бұрын
Dawlad baa inaga burburtay cabdiqaadir jirde alle ha ku xafido soomali qabayaald baa dumisay ilaahay ha inoo naxariistee
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 2 ай бұрын
jaamac cabdillaahi qaalib ina diir qadhaadh maxaa yuusuf ugu sheegteen
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 2 ай бұрын
Cabdiqadir Jirde waan jeclahay qaabka uu wareysiga u bixiyo si daacad ah oo run ah. Qaar baa markaaba ka bilaabaya waa tii inaga( Reer x) la inna necbaa, dhibi jiray, isagu si daacad ah ayuu u warrama. Waana nin siyaasi ruug caddaa ah.
@FaysalAbdiaziz-y7j
@FaysalAbdiaziz-y7j 2 ай бұрын
Jirde waa dadka reer waqooyiga ugu asluubta iyo hadalka wanagsan. Weligay ma arkin asaga oo qabailada somalida Kala saarsaaraya
@Dheeli-tir
@Dheeli-tir 2 ай бұрын
Xasan ali abokor waa adeerkay
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 2 ай бұрын
❤❤❤ horseed iyo cirro
@abdidahirhassan2710
@abdidahirhassan2710 2 ай бұрын
Mashallh waa waraysi qiimo bdn
@CaaqilcabdiXaruur
@CaaqilcabdiXaruur 2 ай бұрын
Jaamac cabdilaahi qaalib ayuu ahaa
@abdulljama4591
@abdulljama4591 2 ай бұрын
Show eng jirde waa muqaawir aan caadi ahayn Khibraddu wa muhiim inu sarkaal ciidan noqday oo waliba taliska kaaoo shaqeyey
@ibrahimmuse714
@ibrahimmuse714 2 ай бұрын
Good interview!🎉
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan Ай бұрын
Taariikhyahan Jirde ma qabo siyaasi ka weyni maanta dalka inuu joogo
@mohamedabdifarah373
@mohamedabdifarah373 2 ай бұрын
Ciise curagte Lixle Dayib gurey Habane C.samad gamgam Xusen.dheere Cali xuseen waa 7 sarkaal ee SNM ahaa ee taliye qaybeed noqday gobol dhan xukumay waa runtii jirde ciise curate vs lixle ijineero taangiyada ah bay ahayeen
@maxamedxasancuraagte9349
@maxamedxasancuraagte9349 Ай бұрын
Alle haku sharfo wll
@sayidwaddani1311
@sayidwaddani1311 2 ай бұрын
Alle habarakeeyo waadheemanta kujirta dadka somaliland
@laylaalin7530
@laylaalin7530 2 ай бұрын
Maansha Allaah, cimriga allaah Raxmanka ahi ha kuu dheereeyo caafimaad na ha kuugu daro
@HayaanQaranTV7267
@HayaanQaranTV7267 2 ай бұрын
Waa wayo arsg
@peace_dude7594
@peace_dude7594 2 ай бұрын
waxan oo ads meesha ka daya nio saddex jeer ayaad ku qorteen video mgcna please editka sidaan wax ka badal
@mohamedabdifarah373
@mohamedabdifarah373 2 ай бұрын
Gaadhigaasi waa aadan gacalow oo ciise muuse ah gurux ah aabahay iyo adeerkay iga sheekayn jiray xamar buu u bixi jiray
@SiciidmaxamedyaasinSiciidyaasi
@SiciidmaxamedyaasinSiciidyaasi 2 ай бұрын
Gaadhiga anaa garanaya kuu sheegaya aadan gacanlow ayuu ahaa ciise muse gurux hhhhh
@HamidMuseMotivation-wb9tl
@HamidMuseMotivation-wb9tl 2 ай бұрын
Ninkani madaxwayne ayu u eeg yahay hadalkisa walagu daxaysanaya
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mcabdulqadir6264
@mcabdulqadir6264 2 ай бұрын
Reer Waqooyi yay wada ahaayeen raguu soo magacaabay oo wax ku soo bartay somalinamada , waxaa halkaa nooga cad in reer waqooyi iyo isaaq dowladii faqashta ku khasaareen
@cwlcabdi8864
@cwlcabdi8864 2 ай бұрын
Mahadsanid Cabdiqadir jirde
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 2 ай бұрын
Tanag madhan😂😂😂
@mustafehussein6983
@mustafehussein6983 2 ай бұрын
Ninkani wxn ku jecelahay hadalka runta ayuu ka sheegaa mana faano hada reer lacag lehna wuu ka dhashey
@ahmedopil5112
@ahmedopil5112 2 ай бұрын
50 sanno ka hor shirkadda Google miyay jirtay?
@AbdijibaarJaamac-b8g
@AbdijibaarJaamac-b8g 2 ай бұрын
Hadaan qabyaalad ina waalin ninkan waa ninka madaxwaynaha uqalma
@ahmedalisudi6046
@ahmedalisudi6046 2 ай бұрын
Waan joogay aniguba waanan ku dhac wacmay xabadaa wiiftada ahayd cidda maanta layna kala hayana sidaasan u qarinaynay wallaahi iyana u sheeganayen magaca isaaq
@jakey2424
@jakey2424 2 ай бұрын
Dhulbahante wuxuu idin leeyahay dhulka inta aad ka degtaan jooga. Ma khalad baa adeer? Waxaad rabtaa nin kula mida inaad adoo reera u dawladayso, yaa kaa yeelaya waxaas. Dhulka inta aad ka degtaan jooga oo ka samaysta waxaad rabtaan. Dhulbahante is arki maysaan markaa
@AbidiMohamed-ih7fb
@AbidiMohamed-ih7fb 2 ай бұрын
Haddii reer walba yidhaahdo aniga lay dawladayn maayo waxa hubaal ah in dawlad la,aan ladhacayo aakhrikana amxaaro dhulka innaga qaadayso wixiinnu waa caqli reer baadiye sidaa waxa dhaanta dagaallama oo woqooyi oo dhan qabsada kaddibna inta kale ​@@jakey2424
@shabeel7467
@shabeel7467 2 ай бұрын
Ninkan sarkaal la mid ah oo ay isku mar wada galeen milatariga Mujaahid Kahin iyo madexweyne Muse Biixi ayuu ahaa waxa qabtii ugu dhacday Xamar markii SNM wadanka xoraysay markaa wuxuu la qaxay faqashtii Kenya gashay kadib ayuu Somaliland yimi wuxuu cuqdad ka qaaday SNM iyo kelmada Mujaahid iyo SNM ayaa xoraysay wadanka, markaa wuxuu caadaystay in uu SNM aad u necbaado oo aanad kalaba sheekaysan karin, markaa waxaan ku leeyahay faqash hadii saacadu kuugu dhacday oo saraakiishii Beledweyne kasoo tahriibi jiray aad ka hadhay maxaad afkaaga had iyo jeer SNM ugu ????
@gouledxidig32
@gouledxidig32 Ай бұрын
Cali seenyo wariye culus Bal odayaasha dalka wareysi kaqaad oo uyeedh fadlan noogu xigsii boobe Yusuf ducaale
@AbdullahAli-yy9yy
@AbdullahAli-yy9yy 2 ай бұрын
Ninkani wa hersare
@AbdihakimMuse-k1p
@AbdihakimMuse-k1p 2 ай бұрын
sarkaalkan waxbaan ka faa iday
@faysalibrahim584
@faysalibrahim584 2 ай бұрын
Tolow haabiil ma kii hbr yoonis ba
@AidrusBAhmed
@AidrusBAhmed 2 ай бұрын
Haa walaal
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 2 ай бұрын
Haa
@munasagal2496
@munasagal2496 2 ай бұрын
Jirde military bu ah hadana hal dagaal kama qayb gelin. Maxay tahay sababtu???
@Saifiyacumer
@Saifiyacumer 2 ай бұрын
Oday c qaadir ciidanka bugaag how qoro loo aayo swoon badanbaa ku duugane
@abdirisaqsalad8726
@abdirisaqsalad8726 2 ай бұрын
Soomaaliland majirin 33sano maxaad qabateen oo aan qabyaalad ahayn.
@AbidiMohamed-ih7fb
@AbidiMohamed-ih7fb 2 ай бұрын
Maxaad qabateen inidku yadoo waeliba shabaaddii iyo magicii soomaaliya aad intaa ku qadhaabanaysayn
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 2 ай бұрын
Reer xamareku WAxaay la Galen heshiisyo dhuulak somalid Qashiinka warshaadah waliba xeebah garaha Muduga dadka bilaa caqaliiga KU nool yihiin .33 sano dagalk KU jiira doqonimade
@maxamudmaxamed1586
@maxamudmaxamed1586 2 ай бұрын
Somaliland waxay qabsatay adiga laguu sheegi maayo ee teedhooyinka xamar ka sheekee. somaliland waa shacab isku tashaday dawladnimadii 60kii godka kaga dhacdayna dib udhistay maantana ilahay mooyaane aan cid kale ubaahnayn alla ayaan mar walba umahad celinaynaa nabada iyo wanaaga uu nasiiyay ilahay hanoo siyaadiyo.
@KuromiStarz-kx8rz
@KuromiStarz-kx8rz 2 ай бұрын
Bal ifiirso halka ciidamado ay gaareen iyo dagaalkii 77 sida loogu burburshay somalidu haday sidaa kusocon leheed waxa ay gaari laheed ummadd laga haybaysato.
@waberijama8636
@waberijama8636 2 ай бұрын
Jirde waa dadka dhif iyo naadirka ah NOOLOOW anigu hadaan somaliland o qof ah noqon lahaa adigaan ku dioran lahaaa
Kaftanka Siyaasada 573 oo aad u xiisa badan
41:39
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 14 М.
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
WARAR CULUS OO SAAKA SOO BAXAY & XAALADO DHIILLO XAMBAARSAN OO TAAGAN
24:08