Wiilkaan heeyla soo xariiro hadoow guuleysan waayo!!
@ayandiamond47345 жыл бұрын
Dhamaan ardydii ka qybqaadaty 5 qyboodba wy Wada wnaagsnaayeen waana la arkyey iny ka go'an thy fikradahooga iny ka midho dhaliyaan guulbn u wda rajynayaa
@hamze74585 жыл бұрын
hal advice ayan siin lahaa wiilka ganacsigiisa hadii uu comment kaygan arkayo waxan odhan laha home delivery ku dar ganacsigaaga mahadsanid
@anuumo30395 жыл бұрын
Hdaan lays xasdiyayn inankani waa number 1
@wardahibo1755 жыл бұрын
Wiilkan fikirkiisa baa u shidan cadaalad usameeya oo fikirkiisa tixgaliya si cunyadeena wadanidu qiima u yeelato
@zakariye_cadaani5 жыл бұрын
Warda Hibo mohidin hoos fariin ugu reeb
@wiilkalagadabadhacay84525 жыл бұрын
Adiga ku wanaagsan tahay fikikiisa
@Dirie19935 жыл бұрын
Masha allah wll muhyodin abdiqani Hore u soco wll
@ahassan12055 жыл бұрын
Fariid aqoona leh weeye ninkani Inaad guuleysto ayaan kuu rajaynayaa
Wadani food waan ku haysatas maxaa yeelay every country show they troditation food 🥘 for international travelling people well done 👍 brother.
@yonismahamoud75545 жыл бұрын
they all gave him a weak points because they re not a really judges or economik professional
@hodoabdi59705 жыл бұрын
Mnsha allah hanbalyo wllo ahmed
@toshibaversion31345 жыл бұрын
wlhi waan soo wada arakay dhamaantood kan ku dhaamaa ma jirto wxn meesha fadhiyaana wxba grn maayaan wxd moodaa cadow inay la doodayaan reer burco mskxdu wy shaqeenaysaa
@zaarajohn40005 жыл бұрын
wiilkani taageero buuxa uhayaa wll hays dhiibin wxkste nah waad gaareysaa dont worry never give up ganacsigaaguna waa mid cajiiba kudhaqaaq wll sida ugu dhaqsaha badan
@Fekradmaal5 жыл бұрын
Ninkan yari ingiriisi ayuu dhegaa nagu jaray laakiin waa fariid
@sadamabdi97105 жыл бұрын
Kkkkkkkkkķkkkkkk waa runtaaa
@farihaabdiqani65624 жыл бұрын
Muhiyadin abdikani keep going wll❤🤴💯
@idilhassan59905 жыл бұрын
Ganacsata wadankii iyagiibaba isku xaasida, dadka fikirada cusub layimi ee miskaxdodu shaqynyso waala niyad jabinayaa . Wiilka fikirkiisu wa top
@ismailabdi45223 жыл бұрын
Muxiyaa diin la soo xidhiidh waxaan rabaa inaan sameeyo buskuud marka hayila soo xidhiidho inshallaah
@Aburaas1005 жыл бұрын
Ninkan yarr, halkeen ugu hagaaga. Waaa nin hamigiiisa ka midha dhalin kara...oo isku kalsoon. Intaas ayaanba Ku dooran lahaa
@farhanhdhimbil49985 жыл бұрын
Burco
@a.shakuursaed91255 жыл бұрын
Runtii anigaa sidaa ku fikirayey Maansha allaah
@sugaalcartan5 жыл бұрын
Ninkan isagaa ku guulaystay!
@abdillahiabdisamad61615 жыл бұрын
Ninkan yari qolada wax qiimaynaysaa iyo aqoontay sheeganayeen ayuu daaha ka qaaday. wlhy hahahaha. Kolay aniga waxay ilatahay siduu usoo diyaariyay iyo aqoonta ku duugan baa 10,000 ba ka qiimo badan. Ganacsade nin wayn buu nqon doonaa insha allaah.
@aliosman19865 жыл бұрын
gulayso wll figrad wngsan lo bahanyhy
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY5 жыл бұрын
Dadka lagu shegayo khubarada ee low education waxad nooda in lagu yidhi qofka ku adkeya doda ee waxay ahed in gaalo cadana looyedho wayo somali waa dad iska bukana fekeraya faqira oo dacifa somali mar.yolay
@asaalali92905 жыл бұрын
Waa rayi lkn mafahmayaan dedweynihii badhi waayo English ayuu kahadlayaa waa in kuwan ama qaar hagaagsan lakeeno waayo hadalkoodo waa difaac iyo kujeesjees
@asaalali92905 жыл бұрын
Lagareebo mubaarik macalinka
@mubarak_hugur5 жыл бұрын
Ninkanu waa nin shaqaynayaa wallahi
@a.shakuursaed91255 жыл бұрын
Halkaad ka raacinaysid moalab iyo caano anigu waxaan kaga duwanaa sharaabo faytamiina ama nafaqo leh
Waaan jeclaan lahaa inaan ka qayb galo lkn waan waayay si aan uga qayb galo.. walahi ardayda qaar sualaha xataa kama jawaabi karayan wiilkan ayaa ugu macquulsan..
@nimcoderejo36015 жыл бұрын
Guulayso wlllo
@ahmedabdikalik76905 жыл бұрын
Kuwan way layaaban yihiin Looma baahna Ganacsato imtixaanta ardayda ee waxaa loo baahan yhay Macalimiin fikirka ardayda Qiimaysa Markaad tahy Ganacsato uma baahnid inaad Ganacsigaaga la Car qaladeeyo
@ahkavich34395 жыл бұрын
Ahmed abdikalik waxa mesha lo fadhiyo baba ah in fikradaha laga dhaco, dhaqale na wey haystan wadna sa sheegtay loma bahna ganacsato Ee macalin bussnies ka dhigta lo bahanyahey Lkin allé oog qalbigowda
@somalivlogs67805 жыл бұрын
Waar Fikradiina Haku Iibsanina 10,000 Dollar Lacag Maahe waxa Kaasoo Galaya ayaa ka Qiimo badane Hooy Fikradiina Hakusoo Bandhigina Meelahaasi waa Iga Talo walahi Aduunka Bilyan Dollar lakala siista Fikradaha
@Muran255 жыл бұрын
Somali American hhhhhhhh Anigu Xataa qaar ayaan ka koppy yayeey
@cutie_huwa92054 жыл бұрын
Subhanalaah! no need to this business guys to evaluate their idea. In my personal opinion, they don’t need new competitors. Miyaa la wayey dad kale oo aqoon leh oo qiimeyaaa.
@ismailabdi45223 жыл бұрын
waxaan rabaa inaan sameeyo buskuud marka hayila soo xidhiidhan ) waxaan qof wadanka dibadda ka jogga
@sadamabdi97105 жыл бұрын
Figradaha dhalinyarta soo bandhigtay iyo lacagta meesha tala isku qalmaan anu waxan ku talin laha dhamaantood hala maangaliyo
@esmahan1435 жыл бұрын
Naagtan 30 ma dhaafto hdee dhaftana 35
@daacadmuuse79675 жыл бұрын
Nin kan yari ManshaAllah aad buu uga baxay runtii iyaga oo waliba su,aalaha ku adkeeyey. Wax aanu soo jeediyey fikarad muhiim ah waa Nin wixiisu ay u diyaarsan yihiin waliba xisaabtana ku fiican ManshaAllah. Lkn waxooga Englishta ayaad nagu badisay Sxb somali inooga dhig. Inta badan. Lkn iyaga laftigoodu in ayna waydiin su,aalihii loo baahnaa mana ay ahayn runtii in ay waydiiyaa su,aalo noocaas ah hadii ay yihiin Aqoon yahano so idinka si sax ah wax u qiimeeya Ayaan leeyahay. Dhalintana si qalbi furan ha loo cawiyo fikardoodu waa muhiim waa ubixii Wadanka hadii aan la garab qaban wax ma kalo soconayaan.
Wiilkn yari waa aqoonyahan runtii kuwana iska nac nac leh
@محمدالذيابي-ع8خ4 жыл бұрын
comme
@abdinajiibomar8975 жыл бұрын
sucaad oo wx ku dartay man arkinba wx inay ka jarto mooyane wlee waa yaaB
@naasirsiciid6545 жыл бұрын
English miyaa dadka meesha jooga mise somali dadkan afkoodii la nacsiiyey
@yonismahamoud75545 жыл бұрын
guys weak up fikirkinu wax walba ayee kaga qalinsan tahy waayo tijartu lacag umbay haayan balse hal abur malee
@updiazizkadiye28955 жыл бұрын
Waxaan bank maaha masscartd maba laha waa beentood
@MCM19165 жыл бұрын
dadkani waxay ka xadayaan fikradha
@omeraden57675 жыл бұрын
Waan u maleeyay brother
@anaskhaalid88745 жыл бұрын
Dadka waxey bananka dhigayaan fikirkena ii caqligena saliimka ah ee hala jojiyo wa amr
@abdifatahabdalla84285 жыл бұрын
War nimanku meesha calankii jamhuriyada puntland bay surteene
@aalaayasin14825 жыл бұрын
Mashalah
@nimcoderejo36015 жыл бұрын
Wlllky xaqiiiq waxaaty Will Daacada hdad guul daraysto Halkan ogow noloshada mad guldarysan eee hamigaaaga ka midha dhali sida ugu dhakhsaabadan yaan fikrada lagaaga horayn bro Dadkan wlh waxba magaranyaan sual xumaday kaga dareen الله معك حينما كنت وحيث كنت والله انت ولد عقيل الله يحفظك ويرعاك بأدن الله
@maxamedmuuse35925 жыл бұрын
Waar dadkan wax qiimaynayaa business wax ba ugu ma baxsana .ee dadka yaan la xiijin ee aqoonyahanno u keena
@zultanphotography97375 жыл бұрын
Soomali wax iskuma ogola
@yaroobem72715 жыл бұрын
wiilkan xiisbta ayuu ku fiican yahay lkn ma sharixin muhiimadaha ganacsigiisa
@asaalali92905 жыл бұрын
Markuu bulshada mideeyo maxaa udhigman???
@yaroobem72715 жыл бұрын
@@asaalali9290 dadku waligood ma midoobayan walal ninka.jeebka madhab iyo ka jeebka qoyan aniga ayey igu dhacday soona taabtay arinakan wiilkani wuu is leeyahay eh waxan sameyey meherad aad aan.u qurxiyey dadkuna ku soo galan qiimo jaban lkn kuwa lacagta haya ayuunba ka faaiday kuwii kale cadanka meesha.ayeyba ka yaaci jireen oo ay odhan jiresn anaga lacagta la galiyey la naga samaynayaa
@asaalali92905 жыл бұрын
@@yaroobem7271 dadku wll way midoobaan waxan aduunyada macquul noqonaynin majiro anigu kama hadlayo mideyntii dadka lkn mideynta an kahadlayaa waa bulshada