SAADO CALI WARSAME - XAMDI | HEESAHA HIRGALAY | HEES JACAYL AH | HEES MACAAN | SOMALI MUSIC LYRICS.

  Рет қаралды 378,055

Heesaha Hirgalay

Heesaha Hirgalay

3 жыл бұрын

Saado Cali Warsame - Xamdi | Heesaha Hirgalay, Hees jacayl ah , hees macaan, hees qoraal ah, heesaha saado cali (aun) mid ka mid ah heesaha ugu caansan Allaha ha u naxariistee Fanaanada soomaaliyeed Sado Ali Warsame, Waxaan halkaan idiinka soo gudbineeynaa iyadoo ah, hees qoraal ah, sadocali heeso aad u macaan, iyo muusic macaan daawasho wacan.
sidoo kale kala soco heeso kale oo ay qaado saada cali warsame iyagoo ah heeso qoraal ah, iyo heeso saado ali qaraami ah, iyo heeso sado ali kaban ah, iyo saada ali warsame heesihii dhexee, saado cali xamdi, saada cali xamdi, sado cali xamdi, sada cali xamdi, sado ali xamdi, sada ali xamdi, saado xamdi, saada ali xamdi, saado cali hees jacayl ah, saado cali jacayl,
Heesaha Hirgalay, Waa Heesaha Soomaalida Kuwooda Ugu Shidan. Heeso Jacayl ah, Heeso Wadani ah, Heeso Qaraami ah, Heesihii hore , Heesihii Dhexe iyo Heesaha Cusub Kala soco Chanalkaan, Heesaha Hirgalay, Somali Music Lyrics, somali songs lyrics.
Fadlan subscribe saar chanalka:
/ @heesahahirgalay
➤ CHANNEL PLAYLISTS:
---------------------------------------------------------
🎵 HEESSO XUL AH (Lyrics):
➤ • Video
🎵HEESO JACEYL AH (Lyrics):
➤ • SAYNAB LABA DHAGAX - W...
🎵HEESO QARAAMI AH (Lyrics):
➤ • MAGOOL, HIBO NUURA & A...
🎵HEESO KABAN AH (Lyrics):
➤ • FARTUUN BIRIMO - JACEY...
🎵HEESO CALAACAL AH (Lyrics):
➤ • SAADO CALI WARSAME - Y...
🎵HEESIHII DHEXE (Lyrics):
➤ • KHADRO CUMAR DHUULE - ...
🎵 HEESO WADANI AH (Lyrics):
➤ • Video
🎵HEESAHA HIRGALAY (All Uploads):
➤ • Video
---------------------------------------------------------
• CODSI MUHIIM AH:
--------------------------------------------------------------------------------------
➜ HEESAHA HIRGALAY: Waa kaliya Channel Heesaha u soo gudbiya qaab qoraal ah, HH maaha istuudiyow soo saara ama duuba heeso.
➜ Waxyaabaha nagu kalifay inaanu heesaha u sameeyno qoraal (Lyrics) waa si aysan u lumin heesaha muhiim ka ah, bahda Channelkaan (HEESAHA HIRGALAY) waxay isku hawleen raadinta heesihii caanka ka ahaa dhamaan geyiga ay soomaalidu degto iyo dhamaan bulshada ku hadasha afkaan hodanka ah ee Soomaaliga, hadii aad haysid heeso aad rabto in qaab qoraal ah laguugu sameeyo, fadlan nagalasoo xiriir qaybta comments-ka ama Emailka hoos ku xusan. Mahadsanid.
➜ Hadii aad haysid xog badan oo ku saabsan heestaan, sida Fanaaniinta iska leh Miraha, Musica, Laxanka iwm Fadlan nagula wadaag qaybta hoose ee faalooyinka (comments) Si aan u siino (Credit) ama ugu xusno halkan. Mahadsanid
➜ Hadii qayb ka mid ah qoraalka midhaha heesta (Lyrics) ay kuula muuqdaan qoraal aan sax aheeyn Fadlan qaybta hoose ee faalooyinka (comments) nagula wadaag qoraalka aad u ragto ineey sax yihiin. Mahadsanid
➜ Hadii uu jiro qof sheeganaya xuquuqda muuqaalkan ama qaybaha uu ka koobanyahay muuqaalkan sida sawirka, codka, qoraalka ama wax kaloo xadgudub ah iwm, fadlan wixii cabasho iyoo codsi ah noogusoo dir Emailkaan (almacomany@hotmail.com) anagaa si degdeg ah u fulineeyna codsigaaga. Mahadsanid.
➜ Fadlan Caawi Chanaalka, sida kaliya ee aad u caawin karto channelka waa in hadii uu kusoo gaaro muuqaalka aad like saartid, hadii aadan Subiscriber ahayn in aad subscribe saarto si uu channelku u gaaro dad fara badan, calaamadda gamaleelkana ku xiro si uu kuu soo gaaro marka kasta oo aan soo gelino muuqaal cusub. Mahadsanid.
--------------------------------------------------------------------------------------
#saadocaliwarsame #heesahahirgalay #somalimusic

Пікірлер: 63
@HeesahaHirgalay
@HeesahaHirgalay 3 жыл бұрын
Asxaabeey nagu caawiya like-ta iyo Subscribe-ta. Waa Mahadsantihiin. ❤️👏 🙏 Ka daawo halkan heeso Jacayl ah: kzbin.info/aero/PLsMCjY-boR9vbO11hjPEuDi8FjGHTHe8C ka daawo:
@ilkacasecade-qr6ch
@ilkacasecade-qr6ch Жыл бұрын
😂😮😂😮
@amunmalak1603
@amunmalak1603 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@SaabirSadaam-xf9eb
@SaabirSadaam-xf9eb 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amranmaygaag
@amranmaygaag Жыл бұрын
ilaaahay ha u naxariisto qabrigana alaha u nuuro mama saado cali warsame iyada iyo fanaaninta somali intii dhimatayba aaamiin aamiin
@ayaancabdiraxmaan4974
@ayaancabdiraxmaan4974 5 ай бұрын
Edo Saado Cali alle how naxariisto Janadii Fardowsa haku casuumo amin 😢😢😢
@hamsearab1084
@hamsearab1084 5 ай бұрын
01/ 28/ 2024 I’m still watching
@user-yj9du5qm8m
@user-yj9du5qm8m 5 ай бұрын
😮😮
@boushraboushra9695
@boushraboushra9695 2 ай бұрын
5/4/2024
@abduugas
@abduugas Жыл бұрын
This is the GOAT Somali song, no debate.
@hassanhashi793
@hassanhashi793 7 ай бұрын
Walalkay ayaa heestan jecla alle ha naxariiso isaga IYO fanaanadaba 😢
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710
@goldenboyisalwaysgoldenboy1710 7 ай бұрын
Aamiin Shp alle haw Naxariisto Wllka & Saada Caliba Heestan wa heesaha aanu date kogu dhacin yacni childhood memories weeyi dadkii waagay heestan so baxday jogay Hada wa dad waaweyn 😢
@CeplaKhadar
@CeplaKhadar 4 ай бұрын
Aamiin aamin wll
@shirdonhirsi1769
@shirdonhirsi1769 4 ай бұрын
23 Feb 2024 still watching 👀
@munaibrahim6887
@munaibrahim6887 6 ай бұрын
Alle naxariisitiijano hakawaraabiiyo saado Cali 😢😢😢😢
@AbdirazhiidAhmed-ss1un
@AbdirazhiidAhmed-ss1un 6 ай бұрын
Rabigeena xaakima ahe xillo igakaa dhigeyban kul jeer ku xamdiyaa
@superzaara2421
@superzaara2421 5 ай бұрын
10/02/24❤ 6:10pm sabti kampala-uganda iga danbeyow iso ducee in ilaahey amuurahs no sahlo dhamnten alx calaa kuli xaal
@axmedkacayta4429
@axmedkacayta4429 11 ай бұрын
Habar yarteyAlle ha u naxariisto
@fadumojama22
@fadumojama22 Жыл бұрын
Ilahay haunxariisto amiin
@abuyaxya3301
@abuyaxya3301 2 ай бұрын
aun altra lagendry ay aheed wlhi eedadeey saado cali warsame❤❤
@asmahassan909
@asmahassan909 3 ай бұрын
Classic love song ❤
@ahmednkante9128
@ahmednkante9128 5 ай бұрын
HeestaN waxaN xasuusta berbera anoo jooga aya laga soo daynjiray dhegtaN la raaci jiray aduunyo abahed wasto 19 2 2024 1habeenimo dhagaysanaya alle ha unaxariisto saado cali warsame
@abdishukriomar3705
@abdishukriomar3705 10 ай бұрын
Tani hees way daaftay waxaan so raadiyay marki ay dagtayda ku dacday heesta meel laga dhageysanayo......😢😢
@user-re8nt6sh6x
@user-re8nt6sh6x 9 ай бұрын
alle hakunaxriisto hooyo saado cali😮😮😮😮
@haawoali3733
@haawoali3733 Жыл бұрын
Wll pls kasaar waa qof dhintey danbiga hakusii badain
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Жыл бұрын
Heestani waxay kamid ahayd Albumkii Xamdi ee 2000s kasoo baxay Toronto canada iyo Studio Waaberi waxaa Producer iyo musician ka ahaa al ustaad Cabdiwaab cantar naaji Heesaha kujiray albumka 1 - Xamdi 2 - Macaan 3 - Magan 4 - Dalkeyga 5 - Sida roon 6 - Waanwaan 7 - Yaa kuu warama 8 - Alow ubadki noo kori
@Somfox1
@Somfox1 4 сағат бұрын
Waxa taas ka muhiimsan in aad ogaato Abwaankii Heestan curiyey .. Abwaan Maxamuud Tukaale Cismaan !!!!
@salehelmi7930
@salehelmi7930 10 ай бұрын
😎😎😎 GOAT of Somali Songs Heestan waxa lo sameeyay (Aroski inanti Siyad Bare) Xabsiga lagag so furtay (Cabdi Adan Qays) Midhaha Huryo (Moxaned Cumar Ismacil) Laxanka (Axmad Gaceti Yousuf) Qaaday (Sada Cali + Moxmed Axmad Kuluc) 👍👍👍
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 7 ай бұрын
iska hubi walaal eraydu waa maxamuud tukaale cismaan laxankuna waa xasan aadan samatar cid kasta way taqaanaa
@waaremediaproduction582
@waaremediaproduction582 Ай бұрын
​@@ahmedcabdirisaaq2402 Aad iyo aad waa sidaa aad usheegtay wll Erayadu waa Abwaan Maxamuud Tukaale AHN Laxankuna waa Xasan Aadan Samater
@Somfox1
@Somfox1 3 сағат бұрын
Waar heesaha Abaan qaran Maxamuud Tukaale ha bililigaysan ..Heestan waxa ay ku jirtaa keydka Suugaanta Somaliyeed waxana curiyey Maxamuud Tukaale Cismaan fanaaninta qaadayna waa Sado cali iyo Kuluc!!!!
@Somfox1
@Somfox1 3 сағат бұрын
@@waaremediaproduction582 Run .. Laxanku waa Xasan Aadan Samatar , Erayadana waxa alifay Abwaankii Qaran ee Maxamuud Tukaale Cismaan !!!!
@Somfox1
@Somfox1 8 ай бұрын
Murtidii uu curiyey AHU Abwaan Maxamuud Tukaale Cismaan
@fatimamahamedduaaleh1653
@fatimamahamedduaaleh1653 Жыл бұрын
Allah Haunaxaristo 😭🤲
@mohamedgayaan2498
@mohamedgayaan2498 6 ай бұрын
Best somali song ever i head
@brotherhamzouni3791
@brotherhamzouni3791 5 ай бұрын
01/01/2024 😊 yaajooga meesha
@faaraxclaahi4650
@faaraxclaahi4650 10 ай бұрын
Saado Ali warsame 2023😢😊
@mankmank390
@mankmank390 2 жыл бұрын
I really.love.these.song.saado.Ali
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 ай бұрын
Heestani waxay ku jirtay riwaayadii caanka ahayd ee Hadh subaxeed iyo hoos galbeed ee uu alifay ama curiyey Abwaan Maxamuud Tukaale Cismaan waxana si talan taalu ah u qaadi jiray Alfanaan Mohamed Ahmed Kuluc AHUN IYO Saado Ali Warsame Alle haw naxariisto Labadaba.
@burhaanmohamed9737
@burhaanmohamed9737 2 ай бұрын
Lkn miraha heesta abwaanka leh inoo raaci plz
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 ай бұрын
@@burhaanmohamed9737 Mohamoud Tukaale AHUN
@burhaanmohamed9737
@burhaanmohamed9737 2 ай бұрын
Lkn miraha heestaa waxaa curiyey allaha u naxariistee abwaan jamac diriye
@abdiadan4837
@abdiadan4837 2 ай бұрын
Eebee unaxarito amin
@mohamuddaahir5620
@mohamuddaahir5620 2 жыл бұрын
Asxan music iyo cod Macalin Music baa tumay
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Aun sado qaran
@HeesahaHirgalay
@HeesahaHirgalay 3 жыл бұрын
Aamiin Allah yarxamu. 🙏
@hassanhashi793
@hassanhashi793 7 ай бұрын
The music of the song 🎵 😮
@azinamohamud3666
@azinamohamud3666 3 ай бұрын
29/mar/2024
@khadaryaasiincaliverrti5101
@khadaryaasiincaliverrti5101 Жыл бұрын
Wewe muzica cidan poqorka muzicika ahyn ma tumin c/zlan jiimmmmy🥰🥰
@moowlaanamoowlaana3982
@moowlaanamoowlaana3982 Жыл бұрын
Cabdi wahaab cartan naaji aa tume music ga
@shacnitoa3891
@shacnitoa3891 7 ай бұрын
2023 November 🎉
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Жыл бұрын
ABDUGUUS YOU ARE COW SILY PERSON
@Husseindini
@Husseindini Ай бұрын
Magaranayo lkn laxanka waa saciid xarawo
@boushraboushra9695
@boushraboushra9695 2 ай бұрын
Allahyarxamu amiin yaarabi
@sundussaafi4127
@sundussaafi4127 7 күн бұрын
fron ugbaad 😂yaa ila mida
@husseinabdi6951
@husseinabdi6951 2 жыл бұрын
Xasuus qali 1998
@abassali3011
@abassali3011 2 жыл бұрын
Heesaha orginalka ah
@fathaaden9590
@fathaaden9590 7 ай бұрын
December 2023
@shuababdulahi6615
@shuababdulahi6615 Жыл бұрын
Siduicadibay
@Nimaly.77
@Nimaly.77 6 күн бұрын
15/7/24 🤍🤍🤍
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 Жыл бұрын
C/sallan jimmy miyaa misigadu
@ahmedfaatah2894
@ahmedfaatah2894 Жыл бұрын
Wa siga
@adenshire1349
@adenshire1349 10 ай бұрын
Allah hau naxariisto e Allah aya naxariista iyo deeqdaba iska leh E fi dunya wa fil aaqirah
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 161 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 55 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 16 МЛН
Xamdi || Maxamed A. Kuluc & Saado C. Warsame || HD +Lyrics
10:59
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 114 М.
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
Dusha Haygaxaganine
7:05
Cumar Shooli - Topic
Рет қаралды 548 М.
Saado cali iyo Cabdi baadil Beerkaad igaga taalaa with lyrics kaban
10:49
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 72 М.
Saado Cali Warsame   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:11:56
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,5 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 597 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 13 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 779 М.
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 466 М.
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 8 МЛН