SAALAH SANAAG | SOOMALI WAA GOB | HEES CUSUB 2024

  Рет қаралды 102,551

Karan Lyrics

Karan Lyrics

11 күн бұрын

Пікірлер: 162
@queenasli5422
@queenasli5422 9 күн бұрын
Gudahaaaa ceybteydaaa taalo go iyo maro saaari karo geraar kuma baahi karo from xamaar somalia allah is raaciyo🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🥰
@MohammedDayib
@MohammedDayib 8 күн бұрын
Saalax Sanaag Guulayso Inader/Inabti🎉🎉🎉TEAMKAZZOW
@MahadoAbdiDahir-om5xz
@MahadoAbdiDahir-om5xz 6 күн бұрын
Machallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Alah ku shrfo hno walahi wan qiroday
@samiirking-wd3lv
@samiirking-wd3lv 8 күн бұрын
Gef dhacay anioonan dhalaan Gayiga kuma qaybin karo Garaadku wuxuu i yidhi dad aan kala Guuri karin intaad kala Gayn lahayd midkii isku geeya Noqo😭😭 somali is raacdo alle hana tuso saalax sanaag 💯❤🙏
@hooyomohamed686
@hooyomohamed686 8 күн бұрын
Salaax Sanaaag❤❤❤❤❤ guuuuuleeso walalo dadkii isku baabanaa ba nabad ugu baqaday ajar alle ha ha ka.siiyo somali iyo Somaliand waa hal allow quluub todada isku soo jeedi o mideey ❤❤❤❤
@sahraawmuse6359
@sahraawmuse6359 7 күн бұрын
Abwaankii heestaan ereyadeeda curiyey muxuu wanaagsana ilaahay ha ku kaarameeyo❤❤❤❤❤
@saadaqhassan6146
@saadaqhassan6146 9 күн бұрын
waan ku jeedaa adigoo amusan Ayaa qoraalkeyga aqrineysaa ee adigo amusan Like saar😂😂🥺
@faizocaddye2017
@faizocaddye2017 7 күн бұрын
❤❤❤
@AmranAhmed-q4c
@AmranAhmed-q4c 6 күн бұрын
​@@faizocaddye2017❤🎉🎉
@HannaHappy-op6ri
@HannaHappy-op6ri 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@Sarta100
@Sarta100 7 күн бұрын
Viva saalax sanaag sxb noolow. L.egend
@QatarQuick-uw7yy
@QatarQuick-uw7yy 8 күн бұрын
❤the Best song...waa jawaabtii CIYAALKA BILADAHA LAGU QALDAY 😂😂😂😂
@user-vh3lh9rt4c
@user-vh3lh9rt4c 7 күн бұрын
Mashala ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabkaBwoy
@CabkaBwoy 7 күн бұрын
Somaliya hanolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MahadoAbdiDahir-om5xz
@MahadoAbdiDahir-om5xz 6 күн бұрын
Machallah ❤❤❤❤❤ madax nosartahy walalo somali Alaha mideyo Amin yarbi 😢
@AbdiweliInasubane
@AbdiweliInasubane 7 күн бұрын
Somalia dhab ah ayaa tahay zxp keep going
@user-qs9xl8fz9l
@user-qs9xl8fz9l 8 күн бұрын
Hadii fanaan oladhihilahaa bilad sii adiga ayan kusinlahaaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-qc5mw9zk3m
@user-qc5mw9zk3m 9 күн бұрын
Saalax cabdirisaq Saalax sanaag soomalia hanolato ❤❤
@faysalamir2349
@faysalamir2349 7 күн бұрын
Manshalh walahi wiilkaan wuu lahadlay somali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmettruple1346
@ahmettruple1346 7 күн бұрын
Fanaan ninkan hakaa ahaado kuwa kale idhafsha dhamaaN ❤
@marwocotiyah
@marwocotiyah 8 күн бұрын
Wiil darwiisha saalax sanaag wl balanteenu waa somaali mida guul iyo gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@KhdrYsf
@KhdrYsf 9 күн бұрын
Salax sanag fanaan jira horay usoco❤❤❤
@AyaanibrahimMaxamed
@AyaanibrahimMaxamed 7 күн бұрын
Masha allah
@NimcoAxmed-q4e
@NimcoAxmed-q4e 6 күн бұрын
Masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jocker_poy
@jocker_poy 8 күн бұрын
Gugeygu waxa uu ka koreyy inaan guuladaha ka dayo gudtaan ka mideysantiin salaax king songs of somalia❤❤❤❤❤
@MumtaazMuxumed
@MumtaazMuxumed 8 күн бұрын
😅
@JJAbdi
@JJAbdi 7 күн бұрын
Waaw heeso waaye hees waa dhaaftay
@Sarta100
@Sarta100 7 күн бұрын
Waa wiil yar oo gob ah kana wanasgsan kana caqli badan kuwa diidan dadkooda iyo dalkoida isku dayaya inay dumiyaan una adeega shisheeye oo djhuuni raac. Dulkaysana.
@CabdilaahiOsman-mn3mx
@CabdilaahiOsman-mn3mx 9 күн бұрын
Saalax sanaag codki ooh qofa kusaamay forom sanaag
@NimcoMaxamed-sw8ez
@NimcoMaxamed-sw8ez 5 күн бұрын
Wiilkaan habada uhay waa runtiis heestaas❤❤❤
@user-iw1pp9tk5u
@user-iw1pp9tk5u 7 күн бұрын
Soomali guuuul guuuul
@DahirAbukarhussein
@DahirAbukarhussein 7 күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-wq1fm2ns9u
@user-wq1fm2ns9u 6 күн бұрын
Saalxa sangaag❤ m.a
@HamseAbdulahi-e9w
@HamseAbdulahi-e9w 7 күн бұрын
Gulayso wll zalax zanaag ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@emineibrahim2472
@emineibrahim2472 9 күн бұрын
Saalax waad na Daawaysay somali wa somali❤🇸🇴
@user-he6zu7tp8g
@user-he6zu7tp8g 7 күн бұрын
Geesiyow❤
@user-ls6kt4pc6m
@user-ls6kt4pc6m 5 күн бұрын
Waa somalinimda dhabta
@omarmohamed8770
@omarmohamed8770 8 күн бұрын
waa tusaalihii dhabta ahaa oo qof iyo heestii oo wada socda ah
@NAZRIGA.OFFICIAL
@NAZRIGA.OFFICIAL 6 күн бұрын
Somali waa Gob ❤ Somaliland Ha NooLaato❤🤍💚
@dheemanaxmed8820
@dheemanaxmed8820 9 күн бұрын
Waa Hees micne dheer ka turjumeysa
@cabdifitaaxcabdifitaax9216
@cabdifitaaxcabdifitaax9216 7 күн бұрын
Ilmada ugu xanuunka badan ma aha ta ka timaada indhahaaga ee Wejigaaga daboosha. balse Waa ta ka timaada Qalbigaaga ee Ruuxdaada daboosha, Sxb waad naruxdey bro Guuleyso
@AyaanibrahimMaxamed
@AyaanibrahimMaxamed 7 күн бұрын
1:02 ❤❤❤❤❤
@MaxmedKastam
@MaxmedKastam 9 күн бұрын
Jawaabtaa❤❤❤ ah somali alloow midee
@bulxanproduction3378
@bulxanproduction3378 9 күн бұрын
Salaax sanag hestan wn ka haaya sxb qali wxn ku Lee yahay keep going sxb qali ❤❤❤❤
@AbdikariimSheiikh
@AbdikariimSheiikh 7 күн бұрын
Galkacayo 🎉🎉ka salam 🙏🙏🇸🇴🇸🇴
@IfrahismeailgabrilIfrah
@IfrahismeailgabrilIfrah 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ wa lig jir oo jog zxpok
@AaminCali-pc1yv
@AaminCali-pc1yv 9 күн бұрын
Erayadii abwaan Khalifa faarax xayir iyo saalax sanaag alle hadaayp
@user-vv3so3eb4z
@user-vv3so3eb4z 9 күн бұрын
@estahiladam958
@estahiladam958 9 күн бұрын
Gabaaradiii la sheegi jiray Kanaa kasiii jooogaa meel ku qora Habo jiroooo jooog❤
@sucaadmohamedjama2114
@sucaadmohamedjama2114 6 күн бұрын
Masha aallh😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@FarxiyaXasan-op6tt
@FarxiyaXasan-op6tt 9 күн бұрын
The ever legend salah somalinimo naga badan
@gulledarteta5162
@gulledarteta5162 9 күн бұрын
somali waa somali 🇸🇴🩸✅
@AbdikarimFuad
@AbdikarimFuad 9 күн бұрын
The goat 🐐 salax sanag ❤
@user-ut5hh8xo8f
@user-ut5hh8xo8f 7 күн бұрын
Masha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fatimoadan6677
@fatimoadan6677 6 күн бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤
@adnaosman8082
@adnaosman8082 8 күн бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤙🤙🤙🤙and thank you
@ismaciilmadkeer
@ismaciilmadkeer 8 күн бұрын
Somalia guuuuul
@KhadanAxmed-t4o
@KhadanAxmed-t4o 7 күн бұрын
Masha alah walalkeena noolow 🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢
@RoobleAli-n4i
@RoobleAli-n4i 6 күн бұрын
M.allh zaalax ❤❤❤
@MakoSacuda
@MakoSacuda 7 күн бұрын
Mash aalh 🇪🇹🇪🇹🇪🇹💖💖💖💖💖💞💝💝
@abdirahmanelmi4786
@abdirahmanelmi4786 6 күн бұрын
Oromo
@AbdiAbokor-ip9mr
@AbdiAbokor-ip9mr 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha allah❤❤❤❤❤
@abdirahmanelmi4786
@abdirahmanelmi4786 6 күн бұрын
Incha allah en vas retourné comme Avant 5 Somalie ❤❤❤❤❤❤❤❤
@SuaadMustafa-n7y
@SuaadMustafa-n7y 7 күн бұрын
Masha allaah 🥰😍❤❤❤❤❤❤
@fatimoadan6677
@fatimoadan6677 6 күн бұрын
❤Salax Sanag
@cabdallekhadar1012
@cabdallekhadar1012 7 күн бұрын
Maskada weyn salaxsanaaga ❤
@eng.idirisali8102
@eng.idirisali8102 8 күн бұрын
5soomaaliyeed waa walaaalo an kala maarmin. Gaarisa, Jabuuti, Jigjiga, Muqdisho iyo Hargeysaba waa dhulkaygii.
@keyfmahmud5291
@keyfmahmud5291 8 күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢❤❤❤❤❤
@HamseAbdulahi-e9w
@HamseAbdulahi-e9w 7 күн бұрын
Gulayso wll zalax zanaag ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😮 1:34
@user-mv3wi9ng3b
@user-mv3wi9ng3b 7 күн бұрын
Masha allah salax sanag❤🫡
@RukiaMohamed-y3g
@RukiaMohamed-y3g 5 күн бұрын
Ma❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ma
@nasrudiinhassanmohomed2283
@nasrudiinhassanmohomed2283 8 күн бұрын
somalia 🇸🇴 Hadii midoobi lahayd ayadaa meel kasta qabsan lahayd😢
@tayasiirciise3602
@tayasiirciise3602 7 күн бұрын
M.a salxa sanaag ❤m. A GOOD ONE FOR YOU ❤
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 7 күн бұрын
Anoo galdalooladiyo gufayn kara ceebaha gudaha iintayda taal go iyo maro saari karo geeraar kuma baahin karo Gaf dhacay anigoon dhalan gayigaan kuma qaybin karo Garaadka wuxuu yiri dad aan kala guuri karin intaad kala gayn lahayd midkii isku geeyo noqo🌺Waxay gabagabadu tahay gobyahay Soomaaliyeed xigto iyo gacal baad tihiin geed iyo xidid baad tihiin guntaad ka midaysan tihiin guulaystoo wada jiroo iLaahay garabkiina joog🇸🇴Walaana garawe iyo gabiileey kala jeclayn oo aan guriceel iyo godeey ii kala sokeeyn gaarisa waa ii sanaag gaariso waa ii barbero🌺Gugaygu wuxuu ka koray inaan guul ka dayo gumaynta qofkii i xigo inaan garabraac kali noqdo naftaa iga diiday ha guulaysato walaalnimada 🌺Gobyahay Soomaaliyeed xigto iyo gacal baad tihiin geed iyo xidid baad tihiin guntaad ka midaysan tihiin guulaystoo wada jiroo Ilaahay garabkiina joog🇸🇴🌺abwaanka iyo saalax iLaahay ajir ha ka siiyo Soomaalia ha is raacdo aamiin🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@CamaarMohamed123-kl6rw
@CamaarMohamed123-kl6rw 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KhadarCarab-e9h
@KhadarCarab-e9h 6 күн бұрын
Fanaanka fanaaniita inaad tahy Ayaan qirayaa
@faraxbaryare9156
@faraxbaryare9156 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FadumoAli-rr2cw
@FadumoAli-rr2cw 5 күн бұрын
💙💙💙💙💙💙💙
@AhmedOgadeen-pd3yx
@AhmedOgadeen-pd3yx 5 күн бұрын
Somalinimo naga badan
@cabdifitaaxcabdifitaax9216
@cabdifitaaxcabdifitaax9216 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxameDXasan-m5v
@MaxameDXasan-m5v 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@SuldanNuux-h5q
@SuldanNuux-h5q 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@user-rq1ie4xx1q
@user-rq1ie4xx1q 8 күн бұрын
Wowww mach🇩🇯🇩🇯allah 🎉❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@Abandz30
@Abandz30 5 күн бұрын
❤❤❤❤
@salaxdaaud
@salaxdaaud 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@FartunAxmed-q9q
@FartunAxmed-q9q 7 күн бұрын
❤❤❤
@jeynagamingofficial2208
@jeynagamingofficial2208 6 күн бұрын
Salx sang gulso ina ader
@FarahAbdi-w7k
@FarahAbdi-w7k 8 күн бұрын
Geesi baad tahay waliga hanqon fanaan qabiil ahoow fanaan soomaliyeed
@XuseenmaxamuudAbdi
@XuseenmaxamuudAbdi 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲
@ayeesha-st5wr
@ayeesha-st5wr 8 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉❤❤❤ Ameen 💞🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@umulqeerasad9480
@umulqeerasad9480 7 күн бұрын
Masha Allah ❤🥰🤴
@NadaYousuf
@NadaYousuf 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢
@FihiimaQalanjo-br7ld
@FihiimaQalanjo-br7ld 5 күн бұрын
❤❤❤❤😢😊
@xakiimaahmed4177
@xakiimaahmed4177 8 күн бұрын
❤🐐🙆‍♂️
@KhdrYsf
@KhdrYsf 9 күн бұрын
Sslax sanaag fanaaan jira horay usoco❤❤❤
@SuleekhaAaden
@SuleekhaAaden 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤
@Xamda-b5b
@Xamda-b5b 7 күн бұрын
Xigtiyo gacalbaad tihin geediyo xididbad tihin
@marayamoabdirahman3939
@marayamoabdirahman3939 9 күн бұрын
Salaxow calcalki xitaa ma somalinmo galisa😢💔 allow somaali midee
@salaxdaaud
@salaxdaaud 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢❤❤❤
@sahraibrahim1414
@sahraibrahim1414 7 күн бұрын
Msha allaah ❤❤❤❤❤❤
@RuqiyoMohamed-j1w
@RuqiyoMohamed-j1w 7 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@nimcocumar-fy1sy
@nimcocumar-fy1sy 9 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@khaalidcabdi2146
@khaalidcabdi2146 8 күн бұрын
fantastic salax sanag
@MisssuroMisshaliso
@MisssuroMisshaliso 8 күн бұрын
Gafdacay anagona dalan mayana karayna😢
@user-wu1dz7lv7k
@user-wu1dz7lv7k 9 күн бұрын
Allow somli fikirka wada garad siii🥺
MAXAMED MAAME - JACEYLADA WAALIDA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
6:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 5 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 25 МЛН
RAHMA HASSAN BLOCK TAY RUUXDA MUSIC OFFICIAL VIDEO 2024
3:56
Hawraar Music Production
Рет қаралды 152 М.
SAALAX SANAAG | CALAF | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:12
Saalah Sanaag
Рет қаралды 10 МЛН
MAXAMED MAAME - SIDAN KUU BARTAY (Official Video) 2024
4:53
Waqal WStudío
Рет қаралды 551 М.
Sharma Boy - Masheegee (Official Music Video)
3:47
Sharma Boy
Рет қаралды 1,6 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
MAXAMED DAYAX -  XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
7:50
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,5 МЛН
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 19 МЛН
NADIIRA NAYRUUS - FARXADA KU KARBASHAYA OFFICIAL VIDEO 2024
3:53
Waqal WStudío
Рет қаралды 98 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 361 М.
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 304 М.