Amiin Yare - Hubsiimo-Dayax Band Barnamijka LIVE (Qaaci Show 2021)

  Рет қаралды 285,592

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Barnaamijka Sanadka Cusub 2021 Dayax Band Live Kaban
Amiin Yare (Amiin Diini)
Heesta Kaban ah
Erayada Abwaan Wardi Saacadaale
Laxanka Iskalaaji

Пікірлер: 68
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
Umadii fanka iska lahayd horyalka 5nta SOMALIYED shaki kama jiro inay #SOMALILAND❤thy💪❤❤❤❤❤❤❤
@abdirahman_abdiwahab
@abdirahman_abdiwahab 3 жыл бұрын
Xaqiiiiq
@shakurahmett6126
@shakurahmett6126 3 жыл бұрын
Hadi ad sugeys0 1m iney gadho waqal Love ha ila dhafin guul mai familly waqal💪
@bushaarcabdiqaadir8679
@bushaarcabdiqaadir8679 2 жыл бұрын
Masha alla ciiDagale inuu fanka iskaleeyahay aaminbaa idin cadeeyay
@afrahhassan651
@afrahhassan651 4 жыл бұрын
Dayax band inta taagerto farta taaga☝️👈
@odaystudio7853
@odaystudio7853 4 жыл бұрын
😍😍Aroos Aan hore loo arag ciyaartiisa oo xalay ka dhacday Hargeisa waakan linkigan riix 👉 kzbin.info/www/bejne/fWSyhmiIpbF-btk
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak 4 жыл бұрын
Manshalaah dhalini qurxoo qalbi nadiifa haysata ale ha idiisiyaadsho aamin
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 3 жыл бұрын
Madaxwaynahii kuuriya wad u yara ekaatay, Guul ayaan kuu rajaynayaa wad cod fiicantay, Amiin yare
@jasminej6281
@jasminej6281 3 жыл бұрын
Lool
@nasiyaabdirahman2125
@nasiyaabdirahman2125 3 жыл бұрын
Walee waa fanan jira amiin yare hore usoco
@afyareofficial2382
@afyareofficial2382 4 жыл бұрын
Qaaciga Ayaa Fcn In Heesaha Laga Dhigo Oo Sida Dayax Band heesaha Usoo Sarayaan Ayaa Fcn
@naazirkolombiafilmshd2403
@naazirkolombiafilmshd2403 4 жыл бұрын
Fanaan aan aaminsanhy Amiin diini legend baad thy
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
The musicians have done an excellent job in this song so has Amiin Yare with his enchanting voice
@hamdayaasiin9465
@hamdayaasiin9465 4 жыл бұрын
Fanan qaliya hore u socoamiin diini
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
Classical entertaining vocally wonderful.music wise excellent indeed Amiin Diini Yare
@XamseKarton
@XamseKarton 6 ай бұрын
❤❤mashallha cood macana aamiin
@mohammed-jama
@mohammed-jama 4 жыл бұрын
*waxaad isku darsatay cod, deganaan iyo qaab masarixiyed qurux badan tahay heestan aad cidka halaasiga ah jagu soo gaadhsiinaysaana waday dawi iyo dabiib u tahay qalbiga YAA SALAAN **#aamiin_yare*
@garaadxasancabilaahitiitii4828
@garaadxasancabilaahitiitii4828 Жыл бұрын
HADAY ISKA DAYN LAHAAYEN,,,,,,,,,,,,
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
Amiin yare has a lovely catching voice in fact a great entertainer and artist
@husseinhandule
@husseinhandule 4 жыл бұрын
amiin yare hore u soco you ,re the one
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 3 жыл бұрын
I'm still whoching 2021
@V.eight_films
@V.eight_films 4 жыл бұрын
Laxanka iskilaaji top
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
Words plus music and voice that is wha Amiin is expressing in his grand voice
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
Very remarkable and lovable singer is Amiin
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 3 жыл бұрын
Amiin yare waa ninka kaliye qofka u laxmaye codkiisa keena
@dahirmohamed116
@dahirmohamed116 4 жыл бұрын
#waqalstudio Muuqal Inama caadi ahyn keep going
@mohameddahirabdullahi1352
@mohameddahirabdullahi1352 4 жыл бұрын
Heestan oo qoral ah yaa nala wadaago asxby✋🏽
@mohamedmohiadin2157
@mohamedmohiadin2157 4 жыл бұрын
HEES HUBSIIMO ERAYADA MAXAMED WARDI LAXANKA: ISKALAAJI " inkastoo hab dhaqan dumar u horeyso qayrkaa inkastoo hub qaadkiyo quruxdana haldoor tahay inkastoon ku hiigsadoon aan kula hanweynaa inkastoo aad ahay bi'il boos igu lamaanoon ii quudhin hadiimada kama fiirsan hadallada halasiyo waxyeelada bu'uda maanka badayee niyadayda howshiyo ku hadheeyey nabar bo'o maad garan hubsiimada aal inay la sixir tahay 2............................................................... inkastoo hablaha iyo haween kuugu jecelahay inkastoo hanaan iyo haybad leedahiyo iyo sharaf inkastood hadeertaba islahaa nac oo hiif inkastood aad ahayd hadhac halbowlaha qaboojoon eegmada ku soo hiro kama fiirsan hadallada halasiyo waxyeelada bu'uda maanka badayee niyadayda howshiyo ku hadheeyey nabar bo'o maad garan hubsiimada aal inay la sixir tahay
@mohameddahirabdullahi1352
@mohameddahirabdullahi1352 3 жыл бұрын
Aad baad u mahadsntahy sxb
@mohamedmohiadin2157
@mohamedmohiadin2157 4 жыл бұрын
HEES HUBSIIMO ERAYADA MAXAMED WARDI LAXANKA: ISKALAAJI CODKA amiin diini (amiin yare) u horeyso qayrkaa inkastoo hub qaadkiyo quruxdana haldoor tahay inkastoon ku hiigsadoon aan kula hanweynaa inkastoo aad ahay bi'il boos igu lamaanoon ii quudhin hadiimada kama fiirsan hadallada halasiyo waxyeelada bu'uda maanka badayee niyadayda howshiyo ku hadheeyey nabar bo'o maad garan hubsiimada aal inay la sixir tahay 2............................................................... inkastoo hablaha iyo haween kuugu jecelahay inkastoo hanaan iyo haybad leedahiyo iyo sharaf inkastood hadeertaba islahaa nac oo hiif inkastood aad ahayd hadhac halbowlaha qaboojoon eegmada ku soo hiro kama fiirsan hadallada halasiyo waxyeelada bu'uda maanka badayee niyadayda howshiyo ku hadheeyey nabar bo'o maad garan hubsiimada aal inay la sixir tahayEES HUBSIIMO ERAYADA MAXAMED WARDI LAXANKA: ISKALAAJI " inkastoo hab dhaqan dumar u horeyso qayrkaa inkastoo hub qaadkiyo quruxdana haldoor tahay inkastoon ku hiigsadoon aan kula hanweynaa inkastoo aad ahay bi'il boos igu lamaanoon ii quudhin hadiimada kama fiirsan hadallada halasiyo waxyeelada bu'uda maanka badayee niyadayda howshiyo ku hadheeyey nabar bo'o maad garan hubsiimada aal inay la sixir tahay 2............................................................... inkastoo hablaha iyo haween kuugu jecelahay inkastoo hanaan iyo haybad leedahiyo iyo sharaf inkastood hadeertaba islahaa nac oo hiif inkastood aad ahayd hadhac halbowlaha qaboojoon eegmada ku soo hiro kama fiirsan hadallada halasiyo waxyeelada bu'uda maanka badayee niyadayda howshiyo ku hadheeyey nabar bo'o maad garan hubsiimada aal inay la sixir tahay
@mohamudkhalif3972
@mohamudkhalif3972 3 жыл бұрын
Hal ineey la sixir tahay weeye wll
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 4 жыл бұрын
Amiin Yare wax kale raga
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 4 жыл бұрын
Wardro dayax band Hesston kama dalo away dira jacala 2021
@maooassad5726
@maooassad5726 4 жыл бұрын
Aamiin mansha alaah abti
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 3 жыл бұрын
Heestan cadi mahan sagal Mustafa aya laruxay mmmmmmmmmmm
@cabdirahmanjama4096
@cabdirahmanjama4096 Жыл бұрын
Woooow🎉
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
Pls do not discourage young singers because yesterday is gone today is here and tomorrow only knows but it's always think positive and feel that way 💕🤣💕💕 it's the road to progress
@husseinhandule3766
@husseinhandule3766 4 жыл бұрын
נורדין אלי עמן one of the best somaliland cuud player
@abdullahiahmed1212
@abdullahiahmed1212 4 жыл бұрын
Laxanka iskalaaji caadi maaha runtii
@mahadxikmaawi2063
@mahadxikmaawi2063 4 жыл бұрын
Keep going abtiyo
@onlinemedia6693
@onlinemedia6693 4 жыл бұрын
Waqal Legan kep goin
@xamsezoofe1274
@xamsezoofe1274 4 жыл бұрын
Amiin yare legend
@vilahofficial
@vilahofficial 4 жыл бұрын
Keeep going
@muna78hassen49
@muna78hassen49 4 жыл бұрын
Horay usoco wll
@mataankaraafe2598
@mataankaraafe2598 3 жыл бұрын
He's iyo badh
@hamdamohamed163
@hamdamohamed163 4 жыл бұрын
Woow amiin ❤
@sabaadabdirahman44
@sabaadabdirahman44 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@kherssimunshur1678
@kherssimunshur1678 4 жыл бұрын
A great one keep the fire burning bro🔥🔥
@comedy9500
@comedy9500 4 жыл бұрын
Keep going
@tamaashtube7481
@tamaashtube7481 3 жыл бұрын
WEWE WAR MAXAAD NAGU SAMEYSEEN
@zainabahmed4198
@zainabahmed4198 4 жыл бұрын
Woow koox tayo wanaagsan daha gaas nin adag
@DAAUUSSTUDIO
@DAAUUSSTUDIO 4 жыл бұрын
Dhamaan inta xiisaysa shactiradeen welcome
@cabdiwahabdahir656
@cabdiwahabdahir656 4 жыл бұрын
We are all the best songs
@xafsaxirsi9186
@xafsaxirsi9186 2 жыл бұрын
Amazing voice abti go forwad🩸❤💊
@cabdisahal7351
@cabdisahal7351 4 жыл бұрын
Go forward
@cqaadirxuseencalikaahin7494
@cqaadirxuseencalikaahin7494 2 жыл бұрын
Nuuradiin qacantu kuma goodo
@ruqiyosh3562
@ruqiyosh3562 2 жыл бұрын
Don’t kale 😮rul to 😊oo 😮😅😮😮o😮
@sharifmohamedjimale5164
@sharifmohamedjimale5164 4 жыл бұрын
war ninka ma jiisaa tollow
@maooassad5726
@maooassad5726 4 жыл бұрын
Hhhhhh sidee camal in uu fadhiyo maanad arkayn
@odaystudio7853
@odaystudio7853 4 жыл бұрын
😍😍Aroos Aan hore loo arag ciyaartiisa oo xalay ka dhacday Hargeisa waakan linkigan riix 👉 kzbin.info/www/bejne/fWSyhmiIpbF-btk
@xafsaxirsi9186
@xafsaxirsi9186 2 жыл бұрын
Amazing voice abti go forwad🩸❤💊
Ismaaciil Aar - Cabasho- Dayax Band Barnamijka LIVE  (Qaaci Show 2021)
7:32
AMIIN (DIINI YARE) XUSUUSTII CABDI DIINI DAYAX BAND LIVE SHOW 2019
8:32
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
KISSKA HODAN STAR OO WAJI KALE YEESHAY NINKI GABADHA DHAGOOSHA U DHASHAY OO MAXKAMADA DAHI ALASOW
45:07
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 2,2 М.
Amiin Yare - Heesta Dadka Hayska Weyneyn Official Video Qaraami HD
3:45
Somali New Entertainment
Рет қаралды 187 М.
Barnaamijka Qaaci Show | Fanaanka Axmed Aarshe | Astaan | 2022
26:35
Amiin Yare - Toolmoon-Dayax Band Barnamijka LIVE  (Qaaci Show 2021)
6:28
Saalax Sanaag - Dhoof-Dayax Band Barnamijka LIVE  (Qaaci Show 2021)
8:56
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19