SAAN MIYAAD U TAQANAN GESINIMO . DADKAN HADAD ISKA QABAN WEYSAN SHARFTINA HALABI DONTA 🥲

  Рет қаралды 5,005

Hamda Home Decor

Hamda Home Decor

Күн бұрын

Пікірлер: 39
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 Ай бұрын
Xamda cadeey guuleyso somali oo dhan hala duceysto ilaahey soomaali ha mideeyo
@aminaabdi7695
@aminaabdi7695 Ай бұрын
waa runtaa abaayo waad mahadsan tahay
@AasiyoOsman-h3s
@AasiyoOsman-h3s Ай бұрын
Wey kaa muuqataa abayo ilahay haku caafiyo
@AmGuled
@AmGuled Ай бұрын
Xamday indho walacay u egthy mnsha allh
@abdirizakelmi-f7j
@abdirizakelmi-f7j Ай бұрын
Sayad ka miyey dad Ka kaxigaan weey ceebeeyeen sayadka
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Ай бұрын
Manshaallah waa run subxanallah somali cadaw isku noqday meelau u socdan ma naqano alah u naxaristo mujahidkia Somalia sayid mahamed
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e Ай бұрын
Qof Muslim xita sidan loma galo 😢
@riyaqmohamud6729
@riyaqmohamud6729 Ай бұрын
my lovely dumashii ❤❤❤keep going 🎉🎉🎉say the truth always❤❤❤ congrt
@Raxma-d8e
@Raxma-d8e Ай бұрын
Quruxeey wn ku xisay dhirigalintii maxd noga daysay😢
@najmacaiapdi
@najmacaiapdi Ай бұрын
Walhi anigu wan ka xumaday wana dawan kari wayay 😢
@hibosheikhhassan2075
@hibosheikhhassan2075 Ай бұрын
Allah hakucafi Abayo mcn walayalow ana isoduceya cules yara daremaya shukran
@missdeka
@missdeka Ай бұрын
Nabigaa scw loo gafaa qof ama reer sidaa uga jawaaba ma arag😢😢 waa dhimanay soomaaliyey sayidka AUN binadam buu aha qaladna wuu lahaa macsuum maaheyn se in la caayo qof dhinta ma banaana…
@somaligirl8743
@somaligirl8743 Ай бұрын
Ma xanuusatay xbbti Allah ku caafiyo
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis Ай бұрын
Waa runtaa abaayo xamdi waa la yaabanyhy
@Afnan-kb6ro
@Afnan-kb6ro Ай бұрын
Ax subxaanallaah
@MaryamaHassan-f6n
@MaryamaHassan-f6n Ай бұрын
Gabarey Nairobi ha isku tagin hadii kale shaqo ay ka qabanayan anigu naftaada jeclahay ha aadin aano kaliya ayay yaqanaan
@RidwanSofe-be9kc
@RidwanSofe-be9kc Ай бұрын
Maya walahay gesi nimo ma ah
@rowdabotan8597
@rowdabotan8597 Ай бұрын
Excally ina adeer qof Somali iyo Calamka dhan laga qayaan hadii la caayo iyo hadii kalaba waxba kagama go ayaan ceydiid waa adeerkey laxmi ah 1Aug markii la gaaro social media looga tacsiyeeynayo wax comment oo negative dadka qorayaan qaar haabarya waa yaa baa waligeena reply uma galin qofkasta camalkisa ayuu la qabri galayaa dumaashiyaalkaa sidaa waxii xaq ugu sheegtay allaha fahansiiyo kuwooda qux inta wanaagsan allaha barakeyo wiilkaana allaha u booga dhayo
@farhiyaabdullahi6681
@farhiyaabdullahi6681 Ай бұрын
Naa iska amuus waxa ogtahay maleh waa markey iska dhig dhig jirtey iney dadka ka aqli badantahay haaye ii wada sheekada ma aad ka yar 40 sano Subxanallah 😂😂
@ikranadan4259
@ikranadan4259 Ай бұрын
Waa runtaa dumaashi qali waa qalad sidaani raalina kama mahan beesha mid kale goormeey reer badiyonimo caay noqotay soow sooyaalki iyo asalki soomaali mahan soomali kahor marag soomali karo dad asalkooda kafaanaya intaasna waa xauusan dumaashi
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Ай бұрын
@@ikranadan4259 rer badiyo mahan Dumashi Meel aad ka timid waa ruux aan wax baran doqona
@HoodoQani_1
@HoodoQani_1 Ай бұрын
Nin loo ooyo mahan Ninkan wu arsan midakale ogaden xage jirten sayidku mrku gajada u dhimanayey ilaa tarikhda kuso baranay in sayidku gaajo u dhintay o geenyadisi u jecla qashaye Mrka xage jirten Bilaa caqli Godobta wilka ugaysaten wilal yaryaro garowe bajajlayal ka ah bay samayn idinkana u sababa
@FaadumoDaahir-wt5op
@FaadumoDaahir-wt5op Ай бұрын
Akhas soomaali way ku daysay
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 Ай бұрын
Taaladiisa Muqdisho inay ka taagan tahay ma ogga miyaa..?
@bassflix5982
@bassflix5982 Ай бұрын
😂😂 jigjjigo geeysteen kan xamar ma rabaan
@amalabdikarim1308
@amalabdikarim1308 Ай бұрын
Waxa sa samaynaya wa gangis an aqlaq lahayn adban oka xumahay wa in ay so qabta oo sharciga la marsiya
@umumasaakiin5396
@umumasaakiin5396 Ай бұрын
You’re misleading people. Xageed ku aragtay ogadeen isuyimid oo waxaan isku raacay? Maxaad dambi kuwa jaahiliin ah galeen aad ugadhigeysaa wax qabiil dhan isla ogyihiin? Waa maxay gumeysigu kulaha? Views iska raadso lkn si xalaal ah kuraadso huuno. Jariimadaan kuwa cawaan ah ayaa geystay mudankoodana waa lamarin doonaaye qabiilka aad ceebta dusha ugarideysid irsaaqad laguma helo.
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 Ай бұрын
hadiiba intaasoo nabara ay gaadhsiiyeen uu hadana noolyahay waa alx cawaan weeye
@sacdiamo54
@sacdiamo54 Ай бұрын
😢😢😢❤
@MaryamOsman-h5t
@MaryamOsman-h5t Ай бұрын
Fast of all Nairobi ayaga miya leh wa yabee Nairobi kenyan ba leh walee yaap ba yaala😂😂
@sakariyehusein3629
@sakariyehusein3629 Ай бұрын
Alx hawiya iga dhigaa halnin lagukoobtaa waliskucayaa hadanahay rer mugdisho tanlabaat majirtaa meel og daganyihin ekutalaa talo seyidka war wuxu duqonsanaa mabataqaanin ma iskadhaftin dadka ad ku goobaneesaan
@hodanbaashe5690
@hodanbaashe5690 Ай бұрын
Ogaadeen waa ciil qabayaal ethiopian waligii gumeysan jiray qof ciil qabe ahna qofkii u gacan galana sidaas bay u galaaan
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 Ай бұрын
Alah nokaa cafiyo qalnjo
@AsmoabuukarOsmaan
@AsmoabuukarOsmaan Ай бұрын
Boqorada aan taageero
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm Ай бұрын
War baafin baafin baafin yaa arkay ayaan gobdoon xamdiyey ayan wan tabnee meday tolow ma nabad qabtaaa yaa og ayaney alh noso kaa nabad celiyo qalbiyey😢
@hamdushmo
@hamdushmo Ай бұрын
xppti niyadaydu waxay ii shegaysaa Ayaan goob doon inay umushay wllhi inay xaamilo ahayd xattaa ma ogi illahay run ha uga dhigo iyadoo caafimaad qabta ha inoo soo celiyo wan u xisnee😢😢❤
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm Ай бұрын
@@hamdushmo wlh wan jeclan lahyn iney noso.labato ayado.gabar dhashy ila gabar.jeclahe dhihi jirtee wlh ayantena wan u xiisnay ilahey ayado nabad qabto ha inoso celiyo
@hamdushmo
@hamdushmo Ай бұрын
​@@Xamdimaxamad-bh1qmaaamiin qaali
@ayaanmohamed4606
@ayaanmohamed4606 Ай бұрын
Na Xamday wan ku slmay hor mar ban ku rajeynaa❤❣️💯🥰
LABISKA IYO QURUXDA DABECIGA MIYAD JECESHAY MASE ?
12:22
Hamda Home Decor
Рет қаралды 2,8 М.
FULL MORNING ROUTIN,  SKINCARE AND LABISKA MANTA 🥰🥰👸
17:24
Hamda Home Decor
Рет қаралды 8 М.
MAGIC TIME ​⁠@Whoispelagheya
00:28
MasomkaMagic
Рет қаралды 36 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 36 МЛН
WIILKI SOMALIYEED🥲 E KU DILEY SWEDEN GABDHII UURKA U LAHAYD🥹
28:28
FILO QALADAADKA PART 4
11:11
Abukar Mahdi
Рет қаралды 85 М.
AYAAN  GOBDOON WAAN KULA OYAY MCNTO SORRY 🥲
15:16
Hamda Home Decor
Рет қаралды 17 М.
FADUMO BARANBUR RUN MIYA WAXA LOGO HEYSTO ANIGA SOO AFJARA SHEKADAN
16:18
CAQABADAN SOO MARAY EE NAFTEYDA BADASHAY 🥰INTAAN ILA FAHAN
16:39
Hamda Home Decor
Рет қаралды 13 М.
MAGIC TIME ​⁠@Whoispelagheya
00:28
MasomkaMagic
Рет қаралды 36 МЛН