Sababta Ciidamada Afrikanka Ah Somaliya Loo Kano, Oo Ciidamo Carbeed Aan Loo Keenin | Sh Cabdiraxman

  Рет қаралды 16,602

Somali info Video

Somali info Video

Күн бұрын

Пікірлер: 42
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 4 ай бұрын
Walahi Alshabaab waa laga adkaan karaa hadii Xerada Xalane laxidho ilaa Xalane jirto Alshabaab baabi’maayaa walahi sabab waa kuwa maalgaliya ee u fidudeeya qaraxyada waliba ciidanka khiyaama adeerayaal hadiikale sidaa uunbaad u hadlaysaan waligiin xaqiiqda markaan idiin sheego InshaAllah ilaahayna indhaha wuu idiin furi InshaAllah 🤲🏼🤲🏼
@ashamohamed689
@ashamohamed689 4 ай бұрын
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn Dalkeena iyo dadkeena
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 4 ай бұрын
Walysan Xitaa carabi nag noo hayn
@abdulbasito5778
@abdulbasito5778 4 ай бұрын
Adeer fikirka Argagaxisada ee laguu soo dhigay intaad iskaga tagto, dalkaa canada ee xadaarada iyo aqoonta leh ka faa'idayso, somaliduna waa African wadaadow
@morganaden705
@morganaden705 4 ай бұрын
carab diintaan wadaagnaa waxkale oo aan wadaagno garan maayo sheikh
@abdallahmohamedabdi6818
@abdallahmohamedabdi6818 4 ай бұрын
Carabi dan kaa maleh kumana rabaañ
@abdullahiahmed119
@abdullahiahmed119 4 ай бұрын
Fikirada qaldan ee caqiida lagu sheegayo,carabta ayay ka timaadaa. Dadkii Somaalida, ee Muslimka ahaa ayaa dhiigoodii la banaystay. Qatar dadka waddamada muslimiinta qasaaya ayay shirisaa.
@RidwaanDaahirdeqsi
@RidwaanDaahirdeqsi 4 ай бұрын
Chaque effort garantit le succes L'irrigation comme garantre C'est une bonne chose Il a nie le lion Renard au paturage
@RidwaanDaahirdeqsi
@RidwaanDaahirdeqsi 4 ай бұрын
كل جهد يضمن النجاح كضمان أنه أمر جيد وأنكر الأسد رعي الثعلب
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q 4 ай бұрын
carab akhlaaq leh sheekhow adaan kaa maqlaa tan kle africa waan ku faanaaa
@mohazat5009
@mohazat5009 4 ай бұрын
Isla chaanelka uun
@yusuf-b3f8d
@yusuf-b3f8d 4 ай бұрын
Asc war dulunka Ayaa dhalay waxaan dhan Marka Gaal somaaliya ba dooni maayo Gaal Marka milim Ayaa socdo Marka eedeenta haiska socoto illaaa masiix xul kadaab 😮
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 4 ай бұрын
Carab waxba ma wadaagno diin baa.naga dhexeyso diintiina ku dhaqmiwaaye
@abdurahmanyusuf5012
@abdurahmanyusuf5012 4 ай бұрын
Ninkana waa djiboutian Ka bax arrimaha Somalia
@mahamoudhassan2012
@mahamoudhassan2012 4 ай бұрын
Adere wax kaqaado ninkani waa jabutian somali ah.cawa iyo bariba uu kahadlii somaliya.
@halimadirie5301
@halimadirie5301 4 ай бұрын
Ciidamada reer baa keensaday si ay reeraha kale ugu gumaadaan gumeystuhuna siyaasadiisii buu dhex marsaday
@NAAJIMEDIANETWORK
@NAAJIMEDIANETWORK 4 ай бұрын
Xalkii reer hiiraan qasatan xl ay isaga kiciyeen kufaarra burcad diimedka ah xal ka anaagsan ma jito hadii la donayo in leska kiciyo kufaarta ugus ee umada somaliyed halakeysay waa hadii somali ay rabto in ay iska dulqado nijaastas
@ashayousuf6361
@ashayousuf6361 4 ай бұрын
Iaa waan kula qabaa wala vulamad soomaliya aad bey doorkoofa u hoseya ber dhirigelintta beri na waa lala hisaantamidoonaa
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 4 ай бұрын
IAM SOMALI MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND ??? MA. SIYAASADII. BAY. KA DHIGEEN. DUKAAN KABAHA LAGU IIBIYO REER. KA. ISAAQA. SHEEGTA. EE. KU NOOL. DAL KA. SOMALIA 🇸🇴
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan 4 ай бұрын
Falaqayntu yara mise wa hordhac
@Geesiga1
@Geesiga1 4 ай бұрын
Carab iyo african waxaa ina xiga African , carab wuxuu inoo keenay qarax, Africaanka wadamadooda waa Ku taajirnay, inagaa yasna africanka balse carabta inagey nayasaan
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 4 ай бұрын
Muhimadu waa islaamka ha casaado ha madoobaado
@mustafaaden-cx8ui
@mustafaaden-cx8ui 4 ай бұрын
Cajiib! Talow ninkan madow muxuu isku bahdilayaa! Eega waxa uu yahay iyo diidmada uu iskala hor imaanayo ahanshiisa isir oo aan shaki ku jiro karin haba yaraatee ! qofkani miyuusan ahayn qof madow mise sheekada alifaad ee maskaxdiisa cajabisay miyuu mooday in ay qeexdo isirkiisa jismi iyo deegaan..yaab! Somali Afrikaan ma aha yaa kaa qaadanayo....Gacaliye sheegad noqon kari meeyne wax kale inala soo shir tag.....
@MubYus
@MubYus 4 ай бұрын
Ciidamo carbeed haday jiraan Falastiin ha tagaan. ha u dagaalamaan.
@hoodo9260
@hoodo9260 4 ай бұрын
Barnamijka oo dhamays tiran xagee ka daawada?
@SomaliinfoVideos
@SomaliinfoVideos 4 ай бұрын
Wan soo dhigi doonaa.. walal insh.
@hoodo9260
@hoodo9260 4 ай бұрын
@@SomaliinfoVideos waan sugaynaa
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 4 ай бұрын
Maahan Dowladda Qadar ee Xassa Sheekh oo rabo inuu laheshiiyo Khawaariijtu. Qadar Dalkeeda uunbaa laguwada xaajoohaa saas uwada ogaada.
@Mahdi-b6b3b
@Mahdi-b6b3b 4 ай бұрын
Atmis marabno maya, mitarigeena ayaan sii badsaneeynaa. Militarigeena ayaa nagu'filan.
@nancyjohn2609
@nancyjohn2609 4 ай бұрын
Sorry, Hargaysa kuma jirto,hanagu soo anban😏😏😏😏
@Amir-Muse
@Amir-Muse 4 ай бұрын
Hargaysa wa mamul gobaled ka tirsan somalia ma wadan kala😂
@alifarah5262
@alifarah5262 4 ай бұрын
Haa, Hargeysa kuma jirto laakiin Sooĺ , Sanaag,Braman, Gabiley ayaa ku jira iyo shacabka dagan
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 4 ай бұрын
Somali waa muslim: maxaa Gaal maddow Qori wata loo geeyay!!! Dhulka somali baa lagu sodaa. Inuu Gaal yeesho:
@socdaaliyodamaashad6669
@socdaaliyodamaashad6669 4 ай бұрын
Ustadka waa ka hoos baxsan tahay. Ciidan carbeed waa la keenay. Lakin ma rabaan inay ciidan keenaan
@hassanhussein272
@hassanhussein272 4 ай бұрын
Shiikh cabdiraxmaan bashiir wuxuuu u qalmaa inuu soomaali oo dhan khaliif u noqdo waayo waa geesi, runsheeg, daacad, waxaan oran karaa waa cumar binu khadaabkii soonaalida salaan sare from habaryoonis ceerigaabo
@ayubhassan585
@ayubhassan585 4 ай бұрын
Taasi waa sax we are Africans carabta ayadoon ciidanka joogin kabaxsan waayey ee lacagta ku bixiso baaa'ayga sidda Emirate, Qadar,Saudi Arabia iyo kuwo kale. Ayadii kaguure Hootadii uma negaado Away Palestine...
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 4 ай бұрын
Yaan lugu Qarxin sheekh. Shirka xamar ee culimada tagaa!!! Xamar waxa jooga sirdoonka 25 wadan Gaal madow iyo mid cad iyo carab: Qaraxa xalana sii sheega. Qarax la ogyahay dadka ku dhamaadaan:
@ahmedgudaal6118
@ahmedgudaal6118 4 ай бұрын
ماحك جلدك مثل ظفرك
Soomaaliya iyo Itoobiya oo heshiis cusub gaaray | Qubanaha VOA
29:51
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | DAGAAKA RUSSIA | UKRAINE +
20:18
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 67 М.
Side Uga Fa'idaysana Waqtiga 2025 | Mufakir Sheekh Cabdiraxman Bashiir
55:38
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН