SABABTEE LOO KHAARAJIYAY:THOMAS SANKARA HOGAAMIYIHII KACDOONKA DHALINTA AFRIKA

  Рет қаралды 272,029

idaacadda buuloxuubeey

idaacadda buuloxuubeey

Күн бұрын

Hashtags Waxaad Channel-ka Radio Buulo Xuubeey kala socon kartaa
website-keena
→www.rdbuuloxuubeey.com ama www.rdbuuloxuubeey.co.uk
Facebook: / idaacadda
→E-mail: Idaacaddablx@gmail.com
Taleefan: 0044-7428-888-180

Пікірлер: 394
@abdullahikhaliil2288
@abdullahikhaliil2288 3 жыл бұрын
Inshallah waxan noqon doona hogaamiye sida ninkan oo kale dalkiisa iyo dadkiisa ugu adeegay 🙏🏾😭😭😭 inshallah
@rachidaminoz8977
@rachidaminoz8977 6 жыл бұрын
Wlhi baan ku dhaarty vediogan ayan daarty kadib wan jojiyey salada ayan tukaday kadibaan bilawday waxaaban arkay salada hakatagin. Commentigan waxaan qoray anoon vedioga intiisa kale dawan 🙏🏽 jazakallah
@ahmedjemale3370
@ahmedjemale3370 2 жыл бұрын
I've learned some of the lessons Thanks for the courageous experience
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 5 жыл бұрын
Thomas sankara he said (he who feeds you controls you) 🦁.💪
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 6 жыл бұрын
Fadlan taariikhda Thomas Sankara oo Sixid: Burkina Faso waxay dhacdaa Galbeedka Afrika..dhamaystiran halkaan hoose ka aqriso www.rdbuuloxuubeey.co.uk/documentary/sababtee-loo-khaarajiyay-thomas-sankara-hogaamiyihii-kacdoonka-afrika/
@samiraali5972
@samiraali5972 6 жыл бұрын
idaacadda buuloxuubeey asc walaalayaal waxaa alle dartiis idinkaga codsanaa inti garaneeyso xasan cali kheyre inaa iiku gudbisiin qoraalgeyga waxaa la,iku leeyahay lacag kabadan shankun oodollar mana awoodo inaa iska,bixiyo weeyna iku siiy badaneeysaa waxaana la,ikarabaa inaa kubixiyo ilaa iyo 2bisha september alle dardiis ii caawiyo si idinkana aa ajar uka heshaan ana gurbada eey iika yaraato blz blz blz iikudbiya 😭😭😭😭😭
@samiraali5972
@samiraali5972 6 жыл бұрын
asc walaalayaal waxaa alle dartiis idinkaga codsanaa inti garaneeyso xasan cali kheyre inaa iiku gudbisiin qoraalgeyga waxaa la,iku leeyahay lacag kabadan shankun oodollar mana awoodo inaa iska,bixiyo weeyna iku siiy badaneeysaa waxaana la,ikarabaa inaa kubixiyo ilaa iyo 2bisha september alle dardiis ii caawiyo si idinkana aa ajar uka heshaan ana gurbada eey iika yaraato blz blz blz iikudbiya 😭😭😭😭😭
@dhidarchannel9714
@dhidarchannel9714 6 жыл бұрын
Hada salada casar ka so baxay😊 Jaanis ku dawado wan haysta Mahdsn prother❤
@فاطمةسيدي-ح2ت
@فاطمةسيدي-ح2ت 6 жыл бұрын
Small
@dhidarchannel9714
@dhidarchannel9714 6 жыл бұрын
@@فاطمةسيدي-ح2ت 😊😊
@Its-Sidba
@Its-Sidba 5 жыл бұрын
Wlhii wxuu ahaa nin geesi geesi dhalay 🤝🏽😭😢 Inta wxy u yimaadan in ay qayraadkeena ka faa idaystaan oo ay wadankooda geeyan. africa Africa ayaa iska leh waa inaan wadankeena hor marinaa oo aan dhisanaaa.
@mohmmdboss8831
@mohmmdboss8831 6 жыл бұрын
Anigoo ku nool magalada hargeisa waxaan rabaa in aan somalia isku keeno oo noqodo thomas sankara 2aad ee ila garab gala dadkow
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 жыл бұрын
Masha'Allah figrad fiican👍💙💕
@a.k6519
@a.k6519 6 жыл бұрын
He who feeds you controls you ✔ Intaas waa iga gadanthy Mahsdand xasan cisman xaji 👍
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 жыл бұрын
Anagodhanbay naga gadantay. Kii kuquudiyo wuu kuqabiray, means u always work in his way, or u wil go hgitway👈
@mustafeasad9377
@mustafeasad9377 4 жыл бұрын
Hadal nin weyn iga dheh
@AstaanQaranTv3171
@AstaanQaranTv3171 4 жыл бұрын
masha allah jazaakallah salaada waa inoo muhiim
@engosama7208
@engosama7208 5 жыл бұрын
Maclin burkina faso waa galbeedka africa 🌍
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
sax qaladaka waaa dhaca aniga eeg somalia oo dhacdaa east africa
@omarabdirahmen1599
@omarabdirahmen1599 6 жыл бұрын
mansha allah waa channelka kaliya ee aan xiiseeyo barnaamijyadiisa
@barwaaniby999
@barwaaniby999 6 жыл бұрын
Omar Abdirahmen Subscribe isar an ku sare 👌
@mohamedismail2830
@mohamedismail2830 6 жыл бұрын
Ogaansho soo eeg zxp
@mohamedismail2830
@mohamedismail2830 6 жыл бұрын
@@barwaaniby999 maxaa lagaa faa'idayaa
@mohametofficial3839
@mohametofficial3839 6 жыл бұрын
Idacada buulaxubay channel kaliya ee an xiseeyo keep going pro👏👏
@barwaaniby999
@barwaaniby999 6 жыл бұрын
MoHamet Ozman Subscribe isar sxp an ku sare 👌
@travelandnaturechannel5875
@travelandnaturechannel5875 5 жыл бұрын
Thanks a lot we gain some knowledge B
@dahraanduuduu9388
@dahraanduuduu9388 6 жыл бұрын
Tnx idacada buulo xuubey plz taaariikhda mandela aaan idinka codsanlahaa in aad fiyaarisaaan
@duceysanemohamed7559
@duceysanemohamed7559 4 жыл бұрын
Woow he did a great jobb hadaa Somali nahay waxan u baahan nahay hogaamiye like Thomas sankara
@nabaddooncabdalla4666
@nabaddooncabdalla4666 6 жыл бұрын
Allahayoow Somalia geesi goaankaa oo kale wata kasodhaxsaar oo dalka Madaxweyne u ah
@mohamedahmedali4992
@mohamedahmedali4992 6 жыл бұрын
waa run salada waa inan og naa wakhtigeeda
@ahmedkulmiye2974
@ahmedkulmiye2974 6 жыл бұрын
Mahadsanidin bahda RBX run hawl adag baad dadka iyo dhalinyarada uheysan جزاكم الله خيرا
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 жыл бұрын
Nahooy Afrikaay Hurudooy haleeyadadii Hurudooy hadba Cunayse Hurudooy🙏😢💔
@RaadMedia
@RaadMedia 6 жыл бұрын
MashaAllah waa barnaamij qurux badan oo loo soo diyaariyey si tayo sare leh. Mahadsanid RbX.
@xasanmubaarak8506
@xasanmubaarak8506 5 жыл бұрын
Inoo soo tabi barnaamijyadaan oo kale sxp MAHAD SANID
@abdullahimasuulside411
@abdullahimasuulside411 6 жыл бұрын
Mansha Allah idaacaadda buuloxuubey waxa tahey idacada ogu fican inta Ku hadasho AF Somali
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 5 жыл бұрын
Nin wanaagsab ayaa tahy wll allah haku daaye
@hassanyusuf4747
@hassanyusuf4747 6 жыл бұрын
Thomas Sankara is a legend of Africa Sxp Waxad nogu xijisa Patrice lamubmba halyeygi rer Congo iyo Julius nyreri
@warfasicid9815
@warfasicid9815 6 жыл бұрын
Horay u soco bowe hamigaga wad garaysa insha allah sxb
@cabdiqaadirdhiilhayexasan2354
@cabdiqaadirdhiilhayexasan2354 6 жыл бұрын
Manshalah wlhi ka hela bula xubey
@barwaaniby999
@barwaaniby999 6 жыл бұрын
Cabdiqaadir Dhiilhaye Xasan Subscribe isar sxp an ku sare 👌
@abdihassanabdi2881
@abdihassanabdi2881 6 жыл бұрын
Wa ruuntiisa qofkii ku quudiiyo wu ku xaaniiba
@minasomali8242
@minasomali8242 6 жыл бұрын
Africa waxan la yabay sababta ay u dilaan kuwada caqliga badan ee waxa badan taraya Ee ay u jecelyihin dadka ajinabiga !!!😴😥😢😨
@daarali
@daarali 5 жыл бұрын
Sida sidaay bare oo kle sow maaha
@nurulquranmedia7718
@nurulquranmedia7718 5 жыл бұрын
Masha allh waa chanel aan u jeclahay oo waxbadan ka faa i day Waa kanaalka kaliya markaa dawan rabtid oo qayrka ku xasuusinanayo allh nii naxriisto radio bulo xubay
@abdimalikmuktar9157
@abdimalikmuktar9157 6 жыл бұрын
we need ninka cml he is the best man in africa grow africa
@baxnaano1436
@baxnaano1436 5 жыл бұрын
waa channel iigu horeeyay aan arko hdlka quruxda bdn ee video ka horeeyo aan ku arko
@Ghost-dv7bp
@Ghost-dv7bp 5 жыл бұрын
HE WHO FEEDS YOU CONTROLS YOU
@c.kariimcumar9659
@c.kariimcumar9659 6 жыл бұрын
Xasuqii Rwanda intii udhaxaysay 1990-1994 noo soo diyaari insha Allah
@asaldhaladsomalipuntlandrs2387
@asaldhaladsomalipuntlandrs2387 6 жыл бұрын
C.kariim Cumar xasuqi somaliland aya kawanagsan in inala soo diyariyo
@daarali
@daarali 6 жыл бұрын
wiilka somali land jecel Farax Gobolada waqooyi waxba way ku heli waayeen xasuuq aaan jirin ooo la naax naaxjyey eeee ka fadhiiso ooo umada somaliyeed wax la qaybso camu
@c.kariimcumar9659
@c.kariimcumar9659 6 жыл бұрын
@@asaldhaladsomalipuntlandrs2387 kii Somaliland cid walba way ogtahay kuwa kalaan rabnaa inaan wx ka ogaano
@abdiraxmanmaxamer1512
@abdiraxmanmaxamer1512 6 жыл бұрын
Allahayaw nasii madaxwayne daacada oo sidaasoo kale noo horumariya
@ademmaxamud6942
@ademmaxamud6942 6 жыл бұрын
radiogani waa radio dad aqooni ka muuqato,Allah ka cabsi wuu yahay gashaankooda waana dhexdhexaad hore u socda walaalayaal
@xogtadunida2442
@xogtadunida2442 6 жыл бұрын
Barnaamijyo fiican waayeey masha allah hadaa cimaamad kugu tuurnay
@aliAhmed-js7vd
@aliAhmed-js7vd 6 жыл бұрын
Mahadsanid wxba ka faa'idey👍🤙
@aynidelastmodern4356
@aynidelastmodern4356 6 жыл бұрын
Waad mahdsnthy wllo qli
@barwaaniby999
@barwaaniby999 6 жыл бұрын
ayni De last modern Subscribe isar an ku sare 👌
@aynidelastmodern4356
@aynidelastmodern4356 6 жыл бұрын
whiz zaki Boy oky
@abdirahman6734
@abdirahman6734 6 жыл бұрын
Idaacadabuulaxuubey fadlan barnaamijyada soo badiya mahadsanidiin
@abdiazizdarwiish
@abdiazizdarwiish 6 жыл бұрын
Msha AllaH hore u soco bro wan ka helaY barnamijkan👍👍👍
@jamalagain9907
@jamalagain9907 6 жыл бұрын
Thomas sankara
@barwaaniby999
@barwaaniby999 6 жыл бұрын
Abdulkareem osman Subscribe isar an ku sare sxp 👌
@adnankafi4035
@adnankafi4035 6 жыл бұрын
Dadkii hore dad wax qabto ayay ahayeen dadka imika waa dad musuq maasuq .
@aishabashiir4849
@aishabashiir4849 5 жыл бұрын
Asc dhalinyarada buuloxubay waan idinku xidhnahay siwayn khayr Alle haydin siiyo horay usocda
@gediosman6055
@gediosman6055 5 жыл бұрын
Let's learn a lesson from here.
@shideyare4834
@shideyare4834 6 жыл бұрын
Thanks buulo xuubey radio 👍👍👍👍👍👍👍
@jamashamal466
@jamashamal466 6 жыл бұрын
MAHADSANIDIN BAHDA IDACADA BUULA-XUBEY HALKAAS KASII WADA WARBIXINAHA DHIIRI GELINTA AH IYO TAARIIKHDA AH OO SHACABKA SOMALIYEED WAX KU QAADAN KARAAN THNKS THNKS
@体育频道-h1b
@体育频道-h1b 4 жыл бұрын
Siyaad bare. Iida amiin dada. Anwar zadaat. Thomos sankara. Nolsen mandela. Geesiyaashii africa ❤️❤️❤️
@TALEEX1919
@TALEEX1919 5 жыл бұрын
Waa sax salada in lay xa susiiyo
@abdiwalisheekh1335
@abdiwalisheekh1335 6 жыл бұрын
Waad mahadsantihin radio bullaxubeey
@sharmakeahmed969
@sharmakeahmed969 6 жыл бұрын
Asc waxan jeclaan lahaa inaad soobadiso sheekooyin taariiqiga ah Allah Akbar
@faras5424
@faras5424 6 жыл бұрын
Hormar wacan sxpayaal Shaqada aad noo heyzan allah ha idin ku garabgalo
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 7 ай бұрын
Mahadsant walaalkey xasan cisman buuloxuubey
@actor_guleid
@actor_guleid 6 жыл бұрын
Haygala bakhylin like🏅
@riigashanaag7335
@riigashanaag7335 5 жыл бұрын
masha allah waa barnamij faa iido leh thnks radio buulo xuubeey
@ibrahimbashaar9593
@ibrahimbashaar9593 6 жыл бұрын
Thank u hassan isman haj
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 6 жыл бұрын
*Well done bro kula socda So badi barmaamijka*
@cllahitaatiko9217
@cllahitaatiko9217 6 жыл бұрын
radio buulaxuubey aad baan utaageeraa intiii igu rayi ah farta taaaga
@josephalian492
@josephalian492 6 жыл бұрын
Mahadsanid buulo xubeeyay mar walba marnamijkadine wan jeclahay
@cameraqarsoon4909
@cameraqarsoon4909 6 жыл бұрын
Pro tnx wax baa laga bartaaa laguma khasarayo adiga Halkan kasi wad malintiiii aad hordhaca so dhigtay wan sugayay inan dawado xiiiso ayey igu haysay
@haldoorofficial8011
@haldoorofficial8011 6 жыл бұрын
Mahadsanid sxb sare sidaaa xogta nolawadagty
@saidali6624
@saidali6624 6 жыл бұрын
Thanks bro adiga iyo Ogaansho waa idin taageeraa
@zackianyazin9360
@zackianyazin9360 6 жыл бұрын
Wad mhdzaNthy ❤🙋
@sharmakeahmed969
@sharmakeahmed969 6 жыл бұрын
My brother keep going we pleasure for you
@asmahassan3189
@asmahassan3189 6 жыл бұрын
Waad mahadsanidtahey wll qali Allah kubarakayo aduun iyo aqiir
@fardowsafilsan1280
@fardowsafilsan1280 4 жыл бұрын
Mashallah wadani
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 6 жыл бұрын
Maasha Allah Tabarakalaah Warun salada ilaaliya wll
@11stars26
@11stars26 6 жыл бұрын
Asc wlly like mad isiin krtaan
@lornahmed5604
@lornahmed5604 6 жыл бұрын
Asc idacaada buuloxubeeyd wad mahad santihin shukran
@cabdiraxmaancwlcwl5950
@cabdiraxmaancwlcwl5950 6 жыл бұрын
Macalin waxaad nooga soo dartaa taariikhda sadaam Xussen mahadsanid
@axmedjaamac3874
@axmedjaamac3874 5 жыл бұрын
Fanbaroj
@kingmoha9965
@kingmoha9965 6 жыл бұрын
Mahadsanid wllo waa cashar muhiim ah
@xardaye
@xardaye 6 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay dadaalkaaga
@barwaaniby999
@barwaaniby999 6 жыл бұрын
Sharma'arke Mohamed Sxp subscribe isar an ku sare 👌
@ayuutoboss2602
@ayuutoboss2602 5 жыл бұрын
Sankara african hero buu ahaa
@najmobashir8589
@najmobashir8589 6 жыл бұрын
Idaacada buuloxuubey waxan ka codsan barnamiJyadan o kaleh in nala so badiyo tix Galin gaar ah la siiyo siyaasada aad baad ugu mahadsan tihiin wax qabadkiinu wuu sariiyaa👍
@amiirabdalla1035
@amiirabdalla1035 6 жыл бұрын
Barnaamij wngsn Mahadsanid ustaad
@welovesomaliawanjeclahaywa7883
@welovesomaliawanjeclahaywa7883 6 жыл бұрын
Shirqoolada reer galbedka iyo dhaman daba dhilefyadooda ma ahan ku ka dhamanayo Africa siiba Somalia hadan leska qaban balse waa su alle yaa iska qabanayo kuwii tukaraq isku heysta allow alle umadan adiga ayaa u maqan
@aminishinishiini6356
@aminishinishiini6356 5 жыл бұрын
we love Somalia wan jeclahay wadankega hoyo
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 6 жыл бұрын
Soo daadi barnaamijyada noocaas ah
@barwaaniby999
@barwaaniby999 6 жыл бұрын
c/raxman maxe'd Subscribe isar an ku sare 👌
@amirsheikabdi2344
@amirsheikabdi2344 6 жыл бұрын
Please ku dar adoo mahadsan zxp
@faizaahmed2903
@faizaahmed2903 5 жыл бұрын
Dheh walal adoo raali ah hadlkaaga maqurxno
@suldaanseeraarguhaad_chann9045
@suldaanseeraarguhaad_chann9045 6 жыл бұрын
Akhi waa barnamij lagu farxo shukran ❤
@nehliitabae75
@nehliitabae75 6 жыл бұрын
Cawaaan ayuu ahaa wecelkii diley ninkaas cml cimri dheeri ayan utuugi lahen gormee nosoo dhalandonaa nin sidaas umideeyo dalkeyga walal mahad sanid
@engabdullahigutale4705
@engabdullahigutale4705 6 жыл бұрын
Wuu joogaaye la shaqeey
@mubarakgambo9692
@mubarakgambo9692 6 жыл бұрын
bbe cash kuwa lamid ah waa kusoo mareen lkn waa la khaarajiyey
@dahabiuk6147
@dahabiuk6147 6 жыл бұрын
Hhhhhhh filmanta hindiga iska yaree cimri dheeri u tuugi lahaa kualahaa
@ayaancabdirisaaq4358
@ayaancabdirisaaq4358 3 жыл бұрын
@@dahabiuk6147 ahh halyaabin wa afkooga afkogbay wax Ku turjuman maha wax Hindu keenay cimir dhardhar kawada
@cabdisamad1716
@cabdisamad1716 6 жыл бұрын
Buuloxubeey aad baad u mahadsantahay saxiib
@mohamedsiidowhaji8865
@mohamedsiidowhaji8865 4 жыл бұрын
Woow Thomas sankara waa halyey wallahi horomurka aan gaarsiyay oo kale ayuu Afrika oo dhan la rabay hadaad aragtid qof wanagsan oo wanaag doon ah aduunka kuma nagaado
@Bulqaasacademy
@Bulqaasacademy 6 жыл бұрын
Mnsha allah qoraalka yare salaada aya iqanciyay
@abshirisse9654
@abshirisse9654 6 жыл бұрын
rag sare geesiyadii Africa cid gaarta lama hayo manta ragaas rag gaara oo madaxa kuli waa dabadhilifyaasha reer yurub mahadsanid radiyoow buulo xuubeey
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 5 жыл бұрын
Thomas sankara 💪🦁
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho 6 жыл бұрын
Tariikhada wixii tagay way xusta . Waxa joogana way qorta. (THOMAS SANAKARA) waxa uu tusmo u yahay hogaamiyaasha Africa ee kaba qaadka u ah . Reer galbeedka . Mahadsnid idacaada-buulo-xuubey . Ciid-mubaarig
@somaliaoffline1568
@somaliaoffline1568 6 жыл бұрын
Markii Aaan Barnaamij Kan Daawanayay Waxaan Is Arkay Aniguu Dhalada Laptop Kayga Ku Qalaly ishaydu Halmar Ma Aanay Libiq san Caajiib Mashaaallah Zxb Soo Badi Barnaamij Ta Taarikh Da
@wadanichanal5318
@wadanichanal5318 6 жыл бұрын
Masha alaah sida noo dhisaysid mahadsanid
@Muraajacada2320
@Muraajacada2320 6 жыл бұрын
Wa Barnamij fcn Wana la socda barnamijyadada Mahadsanid
@dahiryare8933
@dahiryare8933 6 жыл бұрын
aad iyo aad ayad u mahadsan tihiin radio buuloxubey
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 6 жыл бұрын
Reer galbeedku ma rabaan Nin africa horumar gaadhsiya oo Wax garad ah Nacaladba ku taal reer galbeed iyo wixi taagereraba we are africans💪🦁
@baaraafmedia9121
@baaraafmedia9121 6 жыл бұрын
Idaacada buulaxuubay waad mahadsantihiin
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 3 жыл бұрын
Aad baad umahadsantahay idaacada buulaxubey oo soo gudbisah wax yabah wanagsan
@cabdiladiifsadaqissethevib6655
@cabdiladiifsadaqissethevib6655 6 жыл бұрын
Maasha Allah bahda buulo xubey nin caqli badaan tahay wlh
@mohameddahir2126
@mohameddahir2126 4 жыл бұрын
Wakàs reer galbeed inuu naxariis inoo hayo aad moodaysaan somaliyeeey **********^^^^^
@luladasilva9693
@luladasilva9693 6 жыл бұрын
Arinta qadaafi bal xog naga siiya
@luladasilva9693
@luladasilva9693 6 жыл бұрын
Runtii ma arag kanaalkan mid ka xaqiiqo faydid og walipa markay timaado arinta siyaad bare. Cajiip Lkn arima qadaafi bal waxbadan nooga fayda
@ibnuahmed3761
@ibnuahmed3761 6 жыл бұрын
Janalka ma waxa leh ciyaal afweyne la hayb ah tolow
@kaynaanaliofficial1345
@kaynaanaliofficial1345 6 жыл бұрын
Afrigo danteda mataqan
@barwaaniby999
@barwaaniby999 6 жыл бұрын
Jamac Kaluun Subscribe isar an ku sare 👌
@kamal-hassan
@kamal-hassan 2 жыл бұрын
Halueey buu ahaa, balse qof walba oo wanaagsan ma daaho.
@alahlemuse2997
@alahlemuse2997 6 жыл бұрын
Wuxuu ina xusuusinaya Aabihi somaliya Aabe siyaad
@alensameofficial1840
@alensameofficial1840 2 жыл бұрын
Wadan walbo waxa uu leeyahy halyeey Laga xuso anagana jaalle maxamed siyaad Barre aya noo ah Allaha u naxaristo
AFGAMBIGII 21 KACAANKII 1969-KII KADIB MAXAA DHACAY ?
13:19
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 1,1 МЛН
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 224 МЛН
The joker favorite#joker  #shorts
00:15
Untitled Joker
Рет қаралды 18 МЛН
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 30 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 16 МЛН
Taariikhda Hoggaamiyihii BURKINO FASO | Thomas Sankara
8:30
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 26 М.
WADAADADII DILKA TOOGASHADA KA BADBAADAY SANADKII 1987-DII
11:00
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 310 М.
Dil ama Qabasho: CIA-da Iyo Howlgalkii Qabashada Caydiid 1993-dii Qey. 1-aad
10:53
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 157 М.
MUCJISOOYINKA QUR'AANKA KARIIMKA [CADCEEDDA] [BADDAHA] [WAXA DHICI DOONA]
15:08
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 380 М.
MAXAA LOO TAKOORAY ? | DHAQANKA SOOMAALIDA & GAYAANKA
9:18
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 128 М.
Xasuusta Maanta Oo Kale | 26 Janaayo 1991-dii Burburkii Qarannimada Soomaaliya
11:53
Dambi Baare Jaamac sidee ayuu kusoo qabtay Aaramoow oo xaaskiisa hore dilay !
12:11
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 224 МЛН