Saciid xamarqoodh AUN iyo nimco jaamac: sida geed barda ah

  Рет қаралды 3,303

amareh adaweh

amareh adaweh

Күн бұрын

Пікірлер: 1
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 3 жыл бұрын
LYRICS Saciid (AUN) Sida geed barda ahoo Gal biyale ku yaalo Intuu baxshay laamahaa Baalaha caleentiyo Ubax midabya badan iyo Bushimeeyey midhahaa Bilicdiisi leedehee Ana barashadaadi Boholyoobey caashaqii Inanyahay barwaaqiyo Raaxo maysku beegnaa Nimco Baddu inay qadhaadho Biyahana la midab tahoo Badowguna ku lumi karoo Waa hadal buruufee Bilistana ma baran karoo Booqashada dharaariyo Ninka bilic ku raacaa Baxsanow kalgacalkiyo Warkan kaa bilaash yimid Waa barasho duniduyee Maxay kaaga badan tahay Saciid (AUN) Sida kaymo baadloo Barqo roobku helayoo Baliyada xareedii Baalaha ayska celiyeen Baharay waxaa tahay Barwaaqada aduunkee Loo boratamaaye Bacadkiyo dhibaatada An kaa badbaadshee Inanyahay barwaaqiyo Raaxo maysku beegnaa Nimco Adigo ban iyo hawd Marin kuu banaan yahay Dhabac laysma taago Buur laguma daalee Inaan ahay basari iyo Gaaridaa la beegsado Baryo maad ogaaninee Adigoo u beeraqin Bilicdeydan gaarkaa Waa barasho duniduyee Maxay kaaga badan tahay SICIID (AUN) Banka lagu lumaayiyo Baadiye kol ay tahay Baanaha ardaagiyo Baarkiyo ciyaaraha Waxan ahay nin loo bogay Barashadaa aduunkoo Bilad sharaf ku qaatee Bacadkiyo dhibaatada An kaa badbaadshe Inanyahay barwaaqiyo Raaxo maysku beegnaa Nimco Runta lagama boodee Amba waan u bogayaa Bilicdaada quruxdiyoo Bildhaan aragtidaadee Waxse aan ka baqayaa Boog kuu qarsooniyoo Bari hadal yimaadee Balankii an qaadee Inanyahow bil iyo laba Waa barasho duniduyee Mays baxnaaninaynaa
SIDA GEED BARDA AH NIMCA JAAMAC & CUMAR ADAN DUGSIYE/KABAN WITH VIDEO.
9:11
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 539 М.
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 48 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 103 МЛН
Heestii Jamilla Nimco  Jamac iyo Abdo Qofane
10:40
7Selel
Рет қаралды 630 М.
🇩🇯 La Force Navale de Djibouti 🇩🇯
2:36
Djibouti Pays des Braves
Рет қаралды 22 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
Fanaan Farhan Muse Xidig iyo heestii Geed Barda'a
4:44
HimiloStudio
Рет қаралды 12 М.
Siciid & Nimco
9:49
Jabuuti TV
Рет қаралды 13 М.
AMINA AFRIK IYO ABDIQADIR AJ HEES SHIDAN SHOWGII BRUSSELS
13:54
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,6 МЛН
Heeso xul ah - Nimco Jaamac & Siciid Xamarqoodh
1:05:56
Jabuuti TV
Рет қаралды 278 М.
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 48 МЛН