SAFAR TRAIN AH 🚆 12 SAAC

  Рет қаралды 34,322

DEEQSI MAN

DEEQSI MAN

Күн бұрын

Пікірлер
@deeqsiman
@deeqsiman 3 ай бұрын
Muqaalkan markan soo dhigay waxaan haysanay 42,700 subscribers 🙏
@ashrafarashid329
@ashrafarashid329 3 ай бұрын
Sxb horumar wacan kuu rajeynaya tankale meelan kala soo xariiro ubaahna sxb arinbaan kala hadlaya
@mohamednur1696
@mohamednur1696 3 ай бұрын
HAADAAME DHEH ADHAAMA LAHAYNE
@somalilandigabadan7588
@somalilandigabadan7588 3 ай бұрын
Insha allah waad gaadhi zxb ilaa 100 m sub🎉
@AbdirisakAli-t8k
@AbdirisakAli-t8k 3 ай бұрын
Legend adi vlog ma duubtid ee adiga ayaa video xasuus ah duubta wllka Hafa waan iska kaa dawanayaa wxaana rabey inaan fahmo wax wlba aan u ban nahy marka dire dawo ka tagayo sida Qarshaka lagu raacayo Lacgta qolka jiifka Xaga cuntada Waabka tickets online iyo office iney lagu wada helayo Nolosha ka dhex jirta io wx wlba aad kala kulantid safarkaga bilow ilaa dhamad adoon ka dhigin qod wlba sida aad u taqaanin ula dhaqmin Hada wlhi ani wxan muuqalka u daawanayey waa inan maalin aan u baahdo iman muqlkan ii noqdo qof iiga horeeyay dire dawo sidaas ayuuna qof kasta rab ee sax wlkka
@OmerHaaji-x1y
@OmerHaaji-x1y 3 ай бұрын
Keep going Zhp Best KZbinr in DDS
@khadaroomaar
@khadaroomaar 3 ай бұрын
This is good video my friend keep going
@SalahMed-e2y
@SalahMed-e2y 3 ай бұрын
Deeqsi my fav KZbinr from Djibouti bro keep going ❤
@FahrulFahrul
@FahrulFahrul 3 ай бұрын
0:47 Waalaikumsalam
@Abdirasaaqharunabdi
@Abdirasaaqharunabdi 3 ай бұрын
Keep going bro you're so talented ❤
@maougaaz
@maougaaz 3 ай бұрын
Deeqsi my fav youtuber 💓 🔥
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 19 күн бұрын
Aad ayaan uga xumahey hor marka ethiopianku gaadhen waxaan kasoo jeeda somalida ogadenia xassana ha cuno masaakinta xaqeedi 😢😢😢
@Khadraaa
@Khadraaa 3 ай бұрын
masha allah wasafar fiican isma lahan dhulka xabashida gadiid sida ufiican ba ka jira nabad galiyadiisa kawaran ba
@husto1317
@husto1317 3 ай бұрын
Maanshaa Allaah deeqsi awoow keep go🎉
@SOMALIBOYY
@SOMALIBOYY 3 ай бұрын
Mohamud Jama shakhsi wanaagsan saxiib guuleyso
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 ай бұрын
Wax information on lagaa faaidayo dadka ku dawanaya umaad sheegin, sidaa tickets ka , ?
@Rood-vo2vu
@Rood-vo2vu 3 ай бұрын
Deeqsi man favorite youtuber
@ishaani_gamer
@ishaani_gamer 2 ай бұрын
Masha allah❤
@AhmedNasir-ym1zl
@AhmedNasir-ym1zl 3 ай бұрын
MY home maeyso waa ku Salam 😍
@Abdirsak-r9t
@Abdirsak-r9t 3 ай бұрын
Waanku saraay geep goin
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 3 ай бұрын
Deeqsi man guulayso kaliyaata iska ilaali bahasha somali dulaysay ee qabyaalada iyo nin jeclaysiga waa iga talo shanta somali hakuu sinadan wa iga talo wllnimo
@tahirugaselmi6992
@tahirugaselmi6992 2 ай бұрын
Sxb tarenkaan mataga Djibouti ? Hadusee tago malmehe Ayuu baxaa ? Sidense ku book gareysan karaa? Mahadsanid
@APTIRAHMAN
@APTIRAHMAN 3 ай бұрын
Best camera man
@ktube8920
@ktube8920 3 ай бұрын
hegerey 🇪🇹💞
@Yamaari_somalitravel
@Yamaari_somalitravel 3 ай бұрын
Waa ka hayaa broh
@mohamedjama9551
@mohamedjama9551 3 ай бұрын
Legend deeqsi man🙌
@ahmedtrazz2457
@ahmedtrazz2457 3 ай бұрын
Waa dad aan cabsi ku noleyn m.a
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 3 ай бұрын
Daawade adiga Safarkii kuugu Dheera imisa saac ayuu ahaa? ❤❤❤ Haddaa jeceshahay barashada English-ka nagu soo biir
@abdinajiib436
@abdinajiib436 3 ай бұрын
Aygah waaa maxay😂😂😂😂
@abdirahmanliiban
@abdirahmanliiban 3 ай бұрын
Zxp meeqa weeye Go and Back birr ahaan
@AhmedDahir-fq6xy
@AhmedDahir-fq6xy 3 ай бұрын
800 iyo 800 weyaan 1600 kuraasta Sariirtana waa 1300 midiba
@Hassanhandule
@Hassanhandule 3 ай бұрын
Waqtigee baxaa
@abdirahmanliiban
@abdirahmanliiban 3 ай бұрын
@@AhmedDahir-fq6xy Kawrn Dalxiis ahaan ma loo aadi karaa Mise meelo qurux badan ma maro
@MahmedAhmed-oi4md
@MahmedAhmed-oi4md 3 ай бұрын
Dirir dhaba somalibaa leh no oromo malihi ciise❤
@MrTarzan14
@MrTarzan14 Ай бұрын
Somali Ma silki Xooyada Aya Sisay Misa Af Ayakuqaten Wallahi In Fuatada Sabarad Laga Galiin Xadi Ad Xalka Intad Timatiid.Waxaso Kale Kuxadhashid
@MahmedAhmed-oi4md
@MahmedAhmed-oi4md Ай бұрын
Somali dirir dhabe ayaa leh
@HamzaMahmod-vv4un
@HamzaMahmod-vv4un Ай бұрын
Hada ma hooyadadi oromka ahed aya leh diri dhaba ​@@MrTarzan14
@irshaadcabdiqaadir7577
@irshaadcabdiqaadir7577 3 ай бұрын
Horay usoco bro❤
@MohaAkVlogs
@MohaAkVlogs 3 ай бұрын
Muqalkan wax badan sugayay mahadsanid Deqsiyow
@hayderbahre9807
@hayderbahre9807 3 ай бұрын
Nice ❤ ...do another videos that can make growing the relation between Ethiopian and Somalins people
@NewsFusion24
@NewsFusion24 3 ай бұрын
You guys are the villains in the story.
@hayderbahre9807
@hayderbahre9807 3 ай бұрын
@@NewsFusion24 somalians have bad attitude for ethiopian but the ethiopian people are they have no idea and peacefull but the actually political sittution is danger for two countrys
@MOWLIIID
@MOWLIIID 3 ай бұрын
​@@hayderbahre9807Not Somalians its Somalis
@ApdirahmanDooh3
@ApdirahmanDooh3 3 ай бұрын
Qays qaysarka dds 😊
@CabdifitaaxMaxamed-v6p
@CabdifitaaxMaxamed-v6p 3 ай бұрын
Cup gown my brother 🤞
@maysuunLibanyusuf
@maysuunLibanyusuf 3 ай бұрын
Deeqsi Sxb Guuleyso Keep going Waad Dadaaleysaa
@abokorguirreh8413
@abokorguirreh8413 3 ай бұрын
Jabuuti kaaley zxb 🇩🇯🌧
@Team27somalia
@Team27somalia 3 ай бұрын
DJ MANGE THE ONE AN ONLY LEGEND
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 3 ай бұрын
Mahadsant ❤❤👍
@AhmedRashidvlogs1
@AhmedRashidvlogs1 3 ай бұрын
Amzing🎉
@halimoali8001
@halimoali8001 3 ай бұрын
Waar lacagtiisa noso sheeg
@ShaficiAdan-or6bd
@ShaficiAdan-or6bd 3 ай бұрын
Sxp sobadi
@neymarjr8516
@neymarjr8516 3 ай бұрын
Nagaha Ethiopianka qurux badana 😊❤
@AbdiqaniAmaal
@AbdiqaniAmaal 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤙deeqsiman
@CabdiWALIAHMED-g2b
@CabdiWALIAHMED-g2b 3 ай бұрын
Deeqsi manow sidan active u ahow oo muuqaalada halajarin
@CabdicasiisDhagajuun
@CabdicasiisDhagajuun 3 ай бұрын
GOOD JOB
@brownyare9909
@brownyare9909 3 ай бұрын
My home dire dawa ❤
@cabdiqaniaxmed3620
@cabdiqaniaxmed3620 3 ай бұрын
Sxb qaxaad muuqaal kasoo samaysaa sida dv lottery looga xeraysyo dawladdeegaanka somaalida
@BuuxCokiye3321
@BuuxCokiye3321 3 ай бұрын
Meeqa ticket ka laga jaranaayo Tiridhaba halkee ku taaLaa deeqsimanow
@KhaderAbdikhader
@KhaderAbdikhader 3 ай бұрын
1300 birr waye
@ahmedaliyousuf9671
@ahmedaliyousuf9671 3 ай бұрын
43k keep going brother
@abdirashiidmohamed2004
@abdirashiidmohamed2004 3 ай бұрын
Waan dedaalayna guulayso
@deeqmaxamed2480
@deeqmaxamed2480 3 ай бұрын
Ma,ayso waa magaalo somaliyeed
@MrTarzan14
@MrTarzan14 Ай бұрын
😂😂Somaliyeed Miya Tirii Silki Xooyada wase Ma adiga siyay Mise Af Ayay Kuyeshen afka Nool
@deeqmaxamed2480
@deeqmaxamed2480 3 ай бұрын
Waa vlog qurux badan
@SalmanBulbul
@SalmanBulbul 3 ай бұрын
Bishii 6. Ee sanadkan ayaan tareenkan raacay wlhi Xusus igu qaaliya walipa wan ku dhex caajisay waqtiga oo dheer lakin waayo aragnimo ka korodhsaday
@umuakram5275
@umuakram5275 3 ай бұрын
Deeqsiyow Guulyso abowe❤
@BujaBaja
@BujaBaja 3 ай бұрын
Keep
@HamseHasaan
@HamseHasaan 3 ай бұрын
Fav youtube er
@maamelaki2353
@maamelaki2353 3 ай бұрын
Duni Kale 🔥
@Abdalla-Said
@Abdalla-Said 3 ай бұрын
Saaxiib waxaad u qalanta 100k oo Subscribes ka badan 🎉 Next Video meelaha loo dalxiis tagi karo ee Addis noogaso samay sxb.
@IbroAbdi100
@IbroAbdi100 3 ай бұрын
Eesha Cala Safar Deeqsi Maan Baraajiyada Aad Soo Dhigto Midba Midkale Ka sII facan zxb safar Cir Iyo Dhulba Waan Kaa Haynaa Kaliya Mid bad Uunbaa Kuu Dhiman
@zAcK-y7h
@zAcK-y7h 3 ай бұрын
First comment 😊
@saynabcllaahi3040
@saynabcllaahi3040 3 ай бұрын
Yaa ku yiri diridhwa waa itopia
@MrTarzan14
@MrTarzan14 Ай бұрын
XADA ma silki Xooyada ba 😂😂😂Calanka Somalia Miya Ku Arkaysa Xalka😂😂Futada laga Dubeye Somaliyaa Ayaba Xaliis Kujirta Marka Bad Melkale Xawiiyaysa
@MawliidAadanmuumin
@MawliidAadanmuumin 3 ай бұрын
si laguu daawado heesahaa naga dhaaf nagadaa sxp waa dhibsanaayewaana xaaraan
@BujaBaja
@BujaBaja 3 ай бұрын
Going
@IkhwachanneL
@IkhwachanneL 3 ай бұрын
From niyadsame😂😂😂
@mohamedelab2677
@mohamedelab2677 3 ай бұрын
Sxb deeqsi fuulkas marka aan wadanka ayan uxiisay ❤
@AbdullahiBashirMaalim
@AbdullahiBashirMaalim 3 ай бұрын
Lph wan ku wataa
@DeeqCraxmaan
@DeeqCraxmaan 2 ай бұрын
kkkk nin adag dhe
@hadsmohamed5671
@hadsmohamed5671 3 ай бұрын
Kaasi tareen ma ahee waa Bajaj
@Movie.1745
@Movie.1745 3 ай бұрын
Does somalia has ?
@rabiile34abdi
@rabiile34abdi 3 ай бұрын
legend
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 ай бұрын
Barbara hargysa jig jiga herar ila adis ababa la dhisaya insha allah tareen isku xidha
@SadiikShhassan-d3h
@SadiikShhassan-d3h 3 ай бұрын
Good vedio but waxoogaa information nagii kolba halka aad marayso
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye 3 ай бұрын
Diredawa iyo jigijigo yaa idhaw addissababa ani 11 saac usoconay jigijiga to adisaababa
@CabdiraxmaanKamal
@CabdiraxmaanKamal 3 ай бұрын
Yaa
@Abdifatah_abdi
@Abdifatah_abdi 3 ай бұрын
𝙒𝙚𝙡𝙞𝙜𝙖𝙮 𝙨𝙖𝙛𝙖𝙧 𝙠𝙪𝙢𝙖 𝙨𝙚𝙚𝙭𝙖𝙣
@RAMADANMAXAMEDGabobeh
@RAMADANMAXAMEDGabobeh 3 ай бұрын
Isku mid nahay wlhi😂
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 3 ай бұрын
Sdo Kale 😂
@MuxiAdan
@MuxiAdan 3 ай бұрын
Thnks bro
@YassinAbiib
@YassinAbiib 3 ай бұрын
Ethiopia wadan yar maaha aad ayy u waynthy m.a😊
@MohamedDubad-v4x
@MohamedDubad-v4x 3 ай бұрын
Waa Wadan horomar San ku darso dhul somali galbeed bay naga haysa tan inaga keenu waa isku DHex yaac
@YassinAbiib
@YassinAbiib 3 ай бұрын
@@MohamedDubad-v4x wxba unagama hysO wll riyada katoos somali galbeed waligeed tariikhda somalia kamid mayna noqonin hadan go'aynana dawlad madax banaan ayanu noqoneynaa sida Djibouti I kle ee somalia kamid noqon mayno qapiil iyo qarax iyo buuq maba karayno wlhi ???
@AhmedDahir-fq6xy
@AhmedDahir-fq6xy 3 ай бұрын
​@@MohamedDubad-v4xwx ay haysato majirto dds waligood halkan umbey kuyaaleen somali dhul lagasoo xoogey maha
@abubakarhassan6720
@abubakarhassan6720 Ай бұрын
Qiimaha waa imisa
@mohamudjokermj7593
@mohamudjokermj7593 3 ай бұрын
Kan safar waa dhaafay
@asmarrashid4394
@asmarrashid4394 3 ай бұрын
Nio treenku adis to dire dawa 6 hrs ayuu usocdaa maxay ahayd 12 hrs aad sheegayso 😅
@RAMADANMAXAMEDGabobeh
@RAMADANMAXAMEDGabobeh 3 ай бұрын
Micnaha 6 sac ayu kawada
@Abdiqanisaleban-v7l
@Abdiqanisaleban-v7l 3 ай бұрын
Train 🚆 😊
@hutohuto3559
@hutohuto3559 3 ай бұрын
Deegsiman I been watching video from time went Waajal meet bussines people. Nice video Peace & love from UK 🇬🇧
@xiismedia-q7v
@xiismedia-q7v 3 ай бұрын
Woow
@maammeee
@maammeee 3 ай бұрын
Trainku maalin walbo ma baxo sidaan jeclahy , maalinimada talaadada unbuu baxaa soo sidaas ma aha
@KhadraAbdi-b4b
@KhadraAbdi-b4b 3 ай бұрын
❤❤
@FataxFatax-m8r
@FataxFatax-m8r 3 ай бұрын
Deeqsiyow adna wxn kireysatey qol dadna kuraasbey 12 saac saaranyihiin😂😂😂😂
@JACFARJOKER12
@JACFARJOKER12 3 ай бұрын
My home diredhaba
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 3 ай бұрын
Ma halkas bad degantahay
@CabdiraxmaanKamal
@CabdiraxmaanKamal 3 ай бұрын
Horta sxpkay deqow lacag miyad ka samaysa KZbin ka isheg saxp
@endoferagoat2393
@endoferagoat2393 3 ай бұрын
Sxb ticket ka ma online baa mise waa inaad meesha aado?
@ayaanlezanadi6438
@ayaanlezanadi6438 3 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉
@abdifatahalpha
@abdifatahalpha 3 ай бұрын
Ethiopia ilaa Jabuuti tareenka Soo tijaabi
@ABDIQANIHASSAN-oc2hq
@ABDIQANIHASSAN-oc2hq 3 ай бұрын
sxb cunto free iga daa
@MahamedAhmed-ih5ru
@MahamedAhmed-ih5ru 3 ай бұрын
War Ethiopiyada kore waa Horumaraty dds moye😢
@Burcawi24
@Burcawi24 3 ай бұрын
8 saac baan moodayay inay isu jiraan addis iyo dirirdhabe
@AbdishakurmaxamedSaleban-xw7do
@AbdishakurmaxamedSaleban-xw7do 3 ай бұрын
QiimaHa tareenku waa imisa sahib xog iga so sii
@amiirqoone5140
@amiirqoone5140 3 ай бұрын
😂😂😂bus 🚌 miyaa 1saac AA 🤔🤣🤣
@KamilUpdulahi
@KamilUpdulahi 2 ай бұрын
MEEQA LA IDINKA QAADAY QIIMAHA
@cabdiqaniaxmed3620
@cabdiqaniaxmed3620 3 ай бұрын
Maadaama uu country gii Ethiopia yahay caasimada ma adisababa ayaad isticmaalysaa mise jigjiga bal sxb muuqaal kasoosamee waxa lgu buux buuxinaayo
@shafyabdi
@shafyabdi 3 ай бұрын
Ninkasi wq iga qosliyey 'xaafad xaafad ku bedelo'😂
@Armaanpro-s7w
@Armaanpro-s7w 3 ай бұрын
salaads meel lagu tukanayo ma leeyahay marka ileen 12 saac salaadaa soo galayaa kolay gaalo baa lehe
@sidiqabdi4742
@sidiqabdi4742 3 ай бұрын
@ruqiyaali5279
@ruqiyaali5279 3 ай бұрын
Ano kunool Ethiopia joga hadana malin kastaba wax cusab igu tusta😅
@Abdiqanisaleban-v7l
@Abdiqanisaleban-v7l 3 ай бұрын
Adigu guri uun ku jirta miya😂😂
Sadex Cunto Oo Kala Qiimo Ah Ayaan Tijaabiyay jigjiga
13:34
DEEQSI MAN
Рет қаралды 13 М.
-5+3은 뭔가요? 📚 #shorts
0:19
5 분 Tricks
Рет қаралды 13 МЛН
She wanted to set me up #shorts by Tsuriki Show
0:56
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
Dalkan ugu yaraan 3000 kun oo Dollar ayaa lagu Shaqeeya 🇮🇸 Part 3 Iceland
16:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 251 М.
Cuntada wadooyinka magalada diri dhaba  / street food in dire dawa
13:46
5 ALBAAB AYAA LAGA GALAA MAGAALADA DHAN
10:56
DEEQSI MAN
Рет қаралды 18 М.
Safarkaygi Dhagaxbuur | My Journey to Dhegah bur
12:33
DEEQSI MAN
Рет қаралды 26 М.
WAXAAN TAGAY MAGAALADA UGU QABAW  DJBOUTI 🇩🇯 📍( ARTA )
13:12
MAGAALO SOMAAALI DAGTO OO OROMIA KUTAALA
17:07
DEEQSI MAN
Рет қаралды 110 М.
-5+3은 뭔가요? 📚 #shorts
0:19
5 분 Tricks
Рет қаралды 13 МЛН