Safarkaygii Slovenia - Europe's Most Underrated City!

  Рет қаралды 122,504

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Жыл бұрын

waxaan booqday Jamhuuriyada Slovenia waa wadan ku yaala Bartamaha Yurub.
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 42 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 42 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 237
@GeediSahan
@GeediSahan Жыл бұрын
Fadlan 100k subscribe wax yar baa ka dhiman 🙏🏾 : kzbin.info Instagram: https: instagram.com/geedisahan/
@wlljpir2580
@wlljpir2580 Жыл бұрын
Geedi sahan codsi ayaan wataa London vlog kasamee
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
FADALAN MALDIVES NO TAGA WALALO ADU MAHADSAN.
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 Жыл бұрын
Safar xigo dubai ka dhig
@geeleisse4406
@geeleisse4406 Жыл бұрын
waa gaaresa wll sii wad safarada dunida ,waana ku mahadsantehe macluumadka noo soo gudbiso
@profalcadaala
@profalcadaala Жыл бұрын
Insha Allah waad Gaaari 100k
@nimcodahir6224
@nimcodahir6224 Жыл бұрын
Walhi uma qalmo 100k iyo wax u dhaw tona somaliyeey aynu gacn qabano qofka horumarka inta leg samynay hadaa 1m ku siin karayo cawa waan ku siin laha keep going 💪 ano gurigyag joga ayaan hadan dalxisa markan YouTubkaga so galo
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 Жыл бұрын
Sax waaye wiilkaan uma qalmo 100 iyo wax la mida Soomalida waacdad mucjiso ah
@bobena84
@bobena84 Жыл бұрын
Waa Ka duwan tahay KZbinrs kale ee Soomaali, keep going ,👋🏾
@Haykal5
@Haykal5 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️
@ibrahimegal7186
@ibrahimegal7186 Жыл бұрын
beautiful country I am looking to visit Slovenia for a holiday
@Yuusufgaraad
@Yuusufgaraad Жыл бұрын
gorme wllo
@somrab
@somrab Жыл бұрын
In sha allah
@cfitaahccm1cfitaahccm196
@cfitaahccm1cfitaahccm196 Жыл бұрын
Ilahayow nabdaas iyo daganaantaas iyo kala danbeentaas nasii ❤️‍🔥🤲🤲
@Yuusufgaraad
@Yuusufgaraad Жыл бұрын
aamin🤧
@user-ow6ww1zv7h
@user-ow6ww1zv7h Жыл бұрын
Amiin
@abdiwalishaashaa7765
@abdiwalishaashaa7765 Жыл бұрын
Austria 🇦🇹 Vienna soo boqo zxp . Hero we go GEEDI SAHAN
@omarali2282
@omarali2282 Жыл бұрын
war somaliyey geedi sahan hala gaarsiiyo 100k soon insha Allah wuu u qalmaa from zero ayan kale so bilaabay wlhi ♥️♥️♥️♥️♥️
@scofieldgang1495
@scofieldgang1495 Жыл бұрын
MashaAllah The Masjid was Beautiful 😍 🤩 ❤️❤️❤️Best Masjid ❤️❤️❤️
@abdifetahx
@abdifetahx Жыл бұрын
I can’t believe im js discovering this guy!!! Love ur content man!!
@mohamedhaajiisse6440
@mohamedhaajiisse6440 Жыл бұрын
Geedisahan Waa Nin Mudan 500K & Kabadan inu Gaaro Walaahi Ban Kudharte Waa Nin Dunida Dhan Nabarayo oo Fikrado & Cilmi Ziyado Nagu Sokordhinayo Ee 100K Magarsin Karta Sanadka Cusub Hadu Alle idmo
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Жыл бұрын
MashaAllah Keep going Geedi sahan Wow News Slovenia 🇸🇮
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Mansha allah keeps goings my brothers geedi sahan another's levels big nice 💘💯
@mohameddubow1839
@mohameddubow1839 Жыл бұрын
Also visit Sarajevo, Bosnia. I am eagerly waiting for this.....
@Yuusufgaraad
@Yuusufgaraad Жыл бұрын
ww m alah gorme imanesa wllo
@mohameddubow1839
@mohameddubow1839 Жыл бұрын
In shaa Allah mar daw
@idiriesomar9580
@idiriesomar9580 Жыл бұрын
Mahadsanid geedi sahan
@bobena84
@bobena84 Жыл бұрын
Best Somali KZbinr
@husseinali8683
@husseinali8683 Жыл бұрын
Continue the good work brother.... thanks go ahead
@MDS162
@MDS162 Жыл бұрын
Mash Allah, brother keep going my favourite channel Allah haku xafido.
@mohameddubow1839
@mohameddubow1839 Жыл бұрын
Keep going bro..its very nice to see Ljubljana, the Capital of Slovenia. Please make videos also the Universities in Slovenia...Thank you.
@shabkamediaproduction9104
@shabkamediaproduction9104 Жыл бұрын
Waa niyad jab wlhi in wiil somaliyeed oo world traveler ah inuu hysto waxkayar 100k subs mise somali Maxamed maba fahmsano micnaha KZbinr somali traveler ah bro keep it up hore usocp legend wakula socda
@xamdiabuukar272
@xamdiabuukar272 Жыл бұрын
Man sha Allah its beautiful place And its clear imformation i appreciate it brother keep going i Hope you continu the great work
@shideyare3062
@shideyare3062 Жыл бұрын
Thanks ustaad geedi sahan
@socdaal3428
@socdaal3428 Жыл бұрын
Best Somali KZbin Masha Allah
@saidaali412
@saidaali412 Жыл бұрын
Masha Allaha dadka Somaliyed aqoontooda aad korinoosaa waxay arki laheen ayaan u soo bandhigraa
@macalincabdiraxman169
@macalincabdiraxman169 Жыл бұрын
Masha'Allah waa iifaa'iideysay ilaahay haku barakeeyo
@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958
@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958 Жыл бұрын
Welcome back our legend
@hamseahmed6459
@hamseahmed6459 Жыл бұрын
the best one of somali youtubers geedi sahan nin dal iyo dad yaqaan ba ah hamigaaga waad gaaadhay inchlah alle inta kuu hadhay hakuu dhib yareeyo billions subscribers ayd uqalantaa zhp keep going
@adde21jr
@adde21jr Жыл бұрын
All the best, Keep going pro,
@nonobobo9101
@nonobobo9101 Жыл бұрын
Best Somali KZbinr
@adenadrus6907
@adenadrus6907 Жыл бұрын
Masha Allah bro kip goin 🙏 💯
@maxamedmuudey8026
@maxamedmuudey8026 Жыл бұрын
good vlog hormar kuu rajeynaa geedi sahan
@abdihakimali4429
@abdihakimali4429 7 ай бұрын
Walaahi aad baan uga helay muuqaaladaada horay usoco dadka sidaada oo kale ayaan ubaahanahay oo wax wanaagsan soo gudbiya waad mahadsantahay
@gaaleef
@gaaleef Жыл бұрын
Waad mahadsan tahay, for your informative video.
@omarabdullahi5297
@omarabdullahi5297 11 ай бұрын
M.a keep the good work
@Ilkacazze
@Ilkacazze Жыл бұрын
Masha allah
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 Жыл бұрын
Masha Allah ❤ Geedigeyga caashaqa
@siciidlibaax8782
@siciidlibaax8782 Жыл бұрын
Shaqo fiican thanks
@mursalibrahim6262
@mursalibrahim6262 Жыл бұрын
Maasha allaah beautiful masjidka
@mursalibrahim6262
@mursalibrahim6262 Жыл бұрын
Maasha allaah beautiful country
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 Жыл бұрын
Keep go brother geedi sahan
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Masha allah Nice vedio
@user-kb1im3vl2m
@user-kb1im3vl2m Жыл бұрын
the best travel aan arky pro keep going
@dugsigaimaamunawawionline5141
@dugsigaimaamunawawionline5141 Жыл бұрын
masha allah sxb indhaha ayaad naga dalxiisii sey guul insha allah
@TALEEX1919
@TALEEX1919 Жыл бұрын
Maasha allah wuxu muujiyay karti ninka dhalinyarada hore u soco sxb
@libanmaxamed-nb3cv
@libanmaxamed-nb3cv Ай бұрын
horuu soco bro
@amaalali3153
@amaalali3153 Жыл бұрын
Keep going wllky
@MDeeq5500
@MDeeq5500 Жыл бұрын
Legend ❤
@mariamali4356
@mariamali4356 Жыл бұрын
Meilleurs youtuber macha Allah
@dalmarnuur29
@dalmarnuur29 Жыл бұрын
Keep going bro 🙏
@abdullahimohamedomar8889
@abdullahimohamedomar8889 Жыл бұрын
Keep going 💪
@sakicumar23
@sakicumar23 Жыл бұрын
Malinkasta vidogii mid kasii qurxoon baad noo kentaa tnk u zzp sare ❤❤
@kurana289
@kurana289 Жыл бұрын
Guuleyso Wll geedi sahan ❤👑😍✊
@mohamedsalad6299
@mohamedsalad6299 Жыл бұрын
Bro keep going uk 🇬🇧 bal mar aad jaanis hesho ka soo sameey
@obayd4617
@obayd4617 Жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@sharmaakehassan1335
@sharmaakehassan1335 Жыл бұрын
Mahadsanid
@asadyusuf3119
@asadyusuf3119 Жыл бұрын
Portugal 🇵🇹 vlog nooga sameey legend
@sharmakemaxamud6222
@sharmakemaxamud6222 Жыл бұрын
geedi zahan travel the best KZbinr 100k is here coming up
@zakirboss143
@zakirboss143 Жыл бұрын
mzha allh it is a beautiful place.
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad jaceshahay Ku Sali rasulkeena scw Kheyr Badan Allaha Ku Siyo ❤❤❤
@_moazzam__
@_moazzam__ Жыл бұрын
Masha Allah
@kamilyussuf3207
@kamilyussuf3207 Жыл бұрын
Wlll good shop hore uu soco
@MrGeele001
@MrGeele001 10 ай бұрын
Waa markii iigu horaysey aan daawado somali youtu , shaqo fiican ❤. Hore u soco.sac
@darioshub
@darioshub Жыл бұрын
You should visit my country Croatia, as well. It neighbors Slovenia. Welcome!
@mosakke
@mosakke Жыл бұрын
Ma sha allah feedinä sahan ku dasho mudan walhi❤
@seymiyaapdy464
@seymiyaapdy464 Жыл бұрын
mashlh wll ugu yaraan cawa 20vdeo ah wan daawade kumna caajis dremin 🥰
@shariivighalo400
@shariivighalo400 Жыл бұрын
Geedi sahan best somali youtupera
@najmadiamond2452
@najmadiamond2452 Жыл бұрын
We miss your vlogs ❤
@sowdasowda4209
@sowdasowda4209 Жыл бұрын
M.a mahadsanid wll
@Babnz
@Babnz Жыл бұрын
Best KZbinr ever 🙏🏽
@mohamouddahir4072
@mohamouddahir4072 Жыл бұрын
شكرا.. الله يسلمك.Thanks
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 Жыл бұрын
hore u soco
@bashiirshaami8479
@bashiirshaami8479 Жыл бұрын
Best 😊
@Cabdiqanibulshaawi
@Cabdiqanibulshaawi Жыл бұрын
Legend🙋‍♂️
@maxamedwehliye7481
@maxamedwehliye7481 Жыл бұрын
Geedi Salahan wll aan jeclahay keep going sidado kle inaa noqdo waan jeclahay wll ♥️ ee garab ma isiineysaa🧲
@mahamedalikaftanshax9535
@mahamedalikaftanshax9535 Жыл бұрын
ماشاءالله
@nimaahmed1446
@nimaahmed1446 Жыл бұрын
Mansha allah 🙏🙏🙏🙏🙏
@jibriilahmed1817
@jibriilahmed1817 Жыл бұрын
Good job
@4213ROM
@4213ROM Жыл бұрын
Amazing
@layladheman6534
@layladheman6534 Жыл бұрын
KZbinr aan tageero geedi sahan keeping wllo
@farahahmed6556
@farahahmed6556 Жыл бұрын
Keep going 💪 ✨️ 👌 👏 💓
@abdulnasirabdulkadir9369
@abdulnasirabdulkadir9369 Жыл бұрын
Legend
@yussufwarlawe3985
@yussufwarlawe3985 Жыл бұрын
Mansha Allah walal Allah haku xifdiyo Runtii waxad uqalantaa 1m kabadan
@bobena84
@bobena84 Жыл бұрын
I hope you will go international ❤️
@shlmhd7386
@shlmhd7386 Жыл бұрын
Asc geedi sahan wll howl fcn baa u aheydaa somalida inta wanaaga jecel ilahey haku xafido hore usoco.
@amaalali3153
@amaalali3153 Жыл бұрын
Mnsh allh
@julucjuluc8133
@julucjuluc8133 Жыл бұрын
BELARUS ayaa inoo dhiman se wll markaad wax sheegaysho sualalo badan nooga soo jawan 1:luuqada lagaga hadlo dalkas 2:lacagta 3:waxbarshada 4:dakhliga 5:diinta Full information naga soo sii nio
@axlaamaxlaaminacabaas2158
@axlaamaxlaaminacabaas2158 Жыл бұрын
Asc wllo Qli waan ku tag tagera horey u soco 😍😍😍
@ummaruweidaahmed9468
@ummaruweidaahmed9468 Жыл бұрын
masha allha so beautiful 😍 🤩 👌
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 Жыл бұрын
masha allah walaal dalkan 1991 xuriyad buu qaatay, waa dal cusub oo horum waranaagsan
@nrmohd2342
@nrmohd2342 Жыл бұрын
Great
@sacadibrahim2256
@sacadibrahim2256 Жыл бұрын
Sxp baryahn kma heyo, ee mxa ku haleely mise mashqulkaa kgu baty, we're waiting you how ever
@onthetripchannel1
@onthetripchannel1 Жыл бұрын
Caasimada labaad ee maribor soo booqo Waa magaalo qurux badan
@SHARKEYSHORTSOFFICIAL
@SHARKEYSHORTSOFFICIAL Жыл бұрын
Mashaa allah mosque 🕌
@maxamedqadar7852
@maxamedqadar7852 Жыл бұрын
Geedi sahanow halkee gashay ayaan taan waa lagu waayey
@sharmakegelle3278
@sharmakegelle3278 Жыл бұрын
Guuleyso mudane
@Itstrueisation
@Itstrueisation Жыл бұрын
good✌
@daauus4448
@daauus4448 Жыл бұрын
Wlhi waa wax kaleh 😂❤
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 Жыл бұрын
42 wadan waa score cusub
@ibraahimcabdi3613
@ibraahimcabdi3613 Жыл бұрын
Zxp aniga waan jeclahay dalxiiska dunida dhan ♥️
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 Жыл бұрын
From hargeysa
@Noname22781
@Noname22781 Жыл бұрын
Geedi sahan keep going another country
Nolosha Soomaalida ku nool dalka Czech || Bartamaha Yurub || Safarkaygii Czech Republic
14:11
small vs big hoop #tiktok
00:12
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 20 МЛН
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 54 МЛН
Василиса наняла личного массажиста 😂 #shorts
00:22
Денис Кукояка
Рет қаралды 9 МЛН
Неприятная Встреча На Мосту - Полярная звезда #shorts
00:59
Полярная звезда - Kuzey Yıldızı
Рет қаралды 7 МЛН
LJUBLJANA, Slovenia - Our 8 Favorites of this underrated gem!
18:42
Nate and Katrina Do the World
Рет қаралды 10 М.
Dalka Hungary | Bartamaha Yurub
13:32
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 73 М.
Romania visa Passport Somali iyo Kenya ka faaideyso
6:55
Som-Travel
Рет қаралды 2,3 М.
Fake Market in Kuala Lumpur - Chinese Town 🇲🇾
15:08
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 128 М.
Saanqaadka Dunida SMC Gudaha Caasimadda Ljublijana Dalka Slovenia
22:09
Nin Soomaali ah ayaa muddo 16 sano ah ku sugnaa Dalka Malta ( Geedi Sahan iyo Malta )
12:36
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 43 М.
Top Things to Do in Ljubljana, Slovenia
10:10
Sharing the Road
Рет қаралды 25 М.
Soomaalida Jarmalka iyo nolosha Cabbaas
15:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 87 М.
Waa sidee nolosha Soomaalida ee Syria 🇸🇾 ( Suuriya ) ?
33:16
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 137 М.
small vs big hoop #tiktok
00:12
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 20 МЛН