SAFARKII BALADWEYNE IYO MUQDISHO || SHEIKH MAXAMED CABDI UMAL

  Рет қаралды 136,362

Salafmedia

Salafmedia

Күн бұрын

Пікірлер: 485
@warsamemahmoud8706
@warsamemahmoud8706 4 жыл бұрын
Sheekh umal waa qof aan aad u jeclahay oo qalbigaygu ku farxo kuna raaxaysto. Allah cimriga haku siyaadiyo Caamadii kugu kacdayna xaqa ha waafajiyo
@TruthSeekerAfrica
@TruthSeekerAfrica 4 жыл бұрын
Ilaahi haku barakeeyo Sheekh umal iyo Ahlu Towxiidka oo dhan. Suufiyada oo shirki iyo quraafad badan ku jiro Ilaahi swt hasoo hanuuniyo. Amin
@haajarahaajara6058
@haajarahaajara6058 4 жыл бұрын
Masha.Allah sheekh Umal Allow Noo xifti waa indhahayagii Culimada somaliyeed Alle hanoo barakeeyo dhib Oo dhan Alle haka dogeeyo☝️Amiin ya rabbi
@mohamedirshadroblenahar4822
@mohamedirshadroblenahar4822 4 жыл бұрын
Asc Ma Sha Allah shiqana Alle ha ku xifdiyo اين ما كنت Dadaal iyo juhdi fara badan ayaad umadaan galisay Miisaankadda Akhiro Alle hagu kugu daro Marqaati waxan ka nhy Ahlu kheyr In aad thy Shukran shiqana
@zahrocayni1988
@zahrocayni1988 4 жыл бұрын
Jazakalah kheyr sheikh Mohammed cabdi umal alle yaxfik ha ujojin camada warkoda
@shukrihussein831
@shukrihussein831 4 жыл бұрын
العلماء ورثة الانبياء. Culimada waa dhaxalka anbiyadee. Yaan loo gafin walaalayaal, dadka hdlada xun soo qoraayo ayaan la hdlaa . Sheekha Allah noo xafido iyo Culimada soomaaliyeed dhamaan💕💕
@maryamali3119
@maryamali3119 4 жыл бұрын
Masha allah ❤❤❤
@mohmudtifa4401
@mohmudtifa4401 4 жыл бұрын
Aamiin alle hano xifdiyo culimada
@maxamedcabduqadir6437
@maxamedcabduqadir6437 4 жыл бұрын
Najma Hussein
@shukrihussein831
@shukrihussein831 4 жыл бұрын
@@maxamedcabduqadir6437 haa wll
@ahmedquraish932
@ahmedquraish932 4 жыл бұрын
Allaha kusharfo
@Mediamidnimo
@Mediamidnimo 4 жыл бұрын
Marku cilmi & caqli & balaaqo iilahey kusiiyey wa sidan o kale masha allh sheikh m c umal samigey barakallah
@ABDISAMAD1514
@ABDISAMAD1514 4 жыл бұрын
المبجل العلامة الشيخ محمد عبد أمل حفظه الله تعالى الذي أنفع علمه أمةالإسلامية وخاصة أمة الصومالية العلامة الذي أخرج من الأمة الصومالية من الظلمات الى النور ندافعك ونحن معك بإذن الله الباري 💕
@safiyahassan8539
@safiyahassan8539 4 жыл бұрын
اللهم يحفظ شيوخنا خاصة شيخ محمد عبد أمل براك الله فيك وجزاك الله يعزك اللهم ويكرم الدينا والأخيرة. اللهم وفقنا لما تحب وترضى
@musayarrow8974
@musayarrow8974 4 жыл бұрын
Masha Allah.
@musayarrow8974
@musayarrow8974 4 жыл бұрын
آمين
@Mediamidnimo
@Mediamidnimo 3 жыл бұрын
Asc wll safiya ilasoxirir mhdsnd 👉abdibille114@gmail.com
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 3 жыл бұрын
أمين أمين أمين أمين أمين أمين أمين أمين أمين يارب العالمين
@masraxamasrax373
@masraxamasrax373 4 жыл бұрын
Jazakallah sheikh umal ha ka daalin in dadkaga gargaar gaarsiiso u gurmato mar walbo canaasiirta suufiyada wax ma tarayasha ha u dhutin waa in yar oo calooshoda u shaqeysto waxaa aaminsanahay in dowladda buuqa abuurtay oo arimo jiro in ay ku damiso uga socotay suufiyashaas iyo khwaarijta alshabaab cid rabto ma jirto waa 2aba kala daran allaha ku dhowro sheokhuna umal
@rahaabdi1644
@rahaabdi1644 4 жыл бұрын
MAASHA ALLAAH TABAARAKALLAAH SHEEKH MAXAMMED CABDI UMAL ILAAHAY AJAR IYO XASANAAD HAKAASIIYO CAMALKA KHAYRIGA AH EE AAD SAMAYNAYSO ADIGA IYO INTAAD SAFARKA WADA GASHEEN OO DHAN.
@cibaadoibraahim3670
@cibaadoibraahim3670 4 жыл бұрын
ك
@mohamedaadanaadan1093
@mohamedaadanaadan1093 3 жыл бұрын
Masha allaha
@nasiibabdi2468
@nasiibabdi2468 4 жыл бұрын
Mansha allah sheikh maxamed umal ilahay cimrigaaga ha noo dheereeyo❤👏🏽
@ahmedquraish932
@ahmedquraish932 4 жыл бұрын
Walahi shiikh umal waxa ujeclahay Alle dartiis iyo farida diinta islamka macan. Alle haku xafido aduun iyo aaqiraba.
@aesthetic_toxician8632
@aesthetic_toxician8632 4 жыл бұрын
MashaaAllah juhdiga ad ku jirto adiga & Culimad a ku la midka ah jazaakallahu qayr sheèqunaa umal wa baraka laahu fiika wax magarato waxey sameey sana waxaa ka badan Somaali weyn ta ku jecel
@honeyadan6531
@honeyadan6531 4 жыл бұрын
Sheikh Maxamed Cabdi Umul Allah Swc hakugu Abaal mariyo Jannatul firdowsa adiga iyo ehelkaaga Allahuma Amiin
@leilamohamed7410
@leilamohamed7410 4 жыл бұрын
MashaAllah. Sh umal masonoqdei Allahuakbar allah hakuxifdiyo. Somali Asxan maleh Sabar sheikhuna
@xilkascadey8346
@xilkascadey8346 4 жыл бұрын
Vox
@MohamedSaid-ey8jf
@MohamedSaid-ey8jf 4 жыл бұрын
Masha all sheikh umal kheer Allah haku siyo nisha Allah
@hiboelmi1306
@hiboelmi1306 4 жыл бұрын
Mansha Allah ilahay ba mahad iskaleh nabad nogu soceliyey Sheikhana alle subxana watacaala habarakeyo Sheikhana alle haxifdiyo
@dekakasim9010
@dekakasim9010 4 жыл бұрын
Masha Allah jzkll Khayr Sheekh Umal Allow noo Xifdi Culumada habeen iyo maalin u taagan dadkooda inay Wanaaga faraan Xumaantana ka rabaan Insha Allah.
@mulkisiyad6785
@mulkisiyad6785 4 жыл бұрын
Maashallaah allaahu'akbar allow qaluubteena mideey oo duliga naga dulqaad rabiyoow towfiiqda nawaafaji aamiin aamiin yaa allaah 😭😭😭😭
@M.chabow
@M.chabow 4 жыл бұрын
Xalay waan joogay sheekhu markuu kawaramayey safarkii baladweyne iyo muqdisho
@yusufmoussa6009
@yusufmoussa6009 4 жыл бұрын
Machaalah
@yusufmoussa6009
@yusufmoussa6009 4 жыл бұрын
Sxb
@yusufmoussa6009
@yusufmoussa6009 4 жыл бұрын
Machaalah sxb
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Masha allah lkn anig wan kaa foganhyii
@farhiyajamac7797
@farhiyajamac7797 4 жыл бұрын
masha Allah
@muxiyadiinabiibakar4205
@muxiyadiinabiibakar4205 4 жыл бұрын
ماشالله جزاك الله خير الجزاء شيخنا الفاضل
@hassanyare9186
@hassanyare9186 4 жыл бұрын
Jazakalahu khayran shekh umal waa xakiim xikmad badan aftahan caalim ah
@waxsandhala6444
@waxsandhala6444 4 жыл бұрын
Jazakallahu khayr sheekhunaa Allah hakugudaro kuwuu karaaliga noqday. Noolow nolol Rabigeen Raali kayahay
@nael440
@nael440 4 жыл бұрын
Ma sha allah,baarakallah fii, shiikheena dacada ah Shari Kuma taabtoh.waan kaa aflax ney tasfiir iyoh axaadiithba darajo sare alle jannada ha kaaga yeelo.cal maaniyinta,siyaasiyinta kuwa diimaha kale galey Soomow iyoh suufiyada shar tooda alle iyaga ha KU celiyo.waan KU farax_ sanahey in aad nabad timi shiikheyga sh umal.codkar daaci akhlaq,sifooyinkii dadkii wan wanaag sanaa ayaa kugu dhan, mashaallah,muxuu sheegin mid aan diinba waxaba ka gara neyn oo cey moyaaneh wax kale aqon, iyoh in ay dhahaan xamar nooga Bax iyoh masabid aan cilmi KU dhisneen, subxanallah.
@abdisamadmahamud2823
@abdisamadmahamud2823 4 жыл бұрын
Masha Allah ilahow sheekh umul camal dhaga dhig amin
@TechSiyaad
@TechSiyaad 4 жыл бұрын
Sheekha Alle habarakeeyo, cimriga iyo caafimaadkana haw badiyo. Aamiin.
@khalillyusuf5680
@khalillyusuf5680 4 жыл бұрын
Masha allah reer Jigjiga dadkii laiga jeexow. Runt somalinimadu way nagu wayn tahay anaga. Xiiso iyo wanaag iyo jacayl ban u hayna dadka ree Somalia meshad dontan joga ❤
@hibonugaal1113
@hibonugaal1113 4 жыл бұрын
RABBI ha xifdiyo sheekha umaddana xaqqa ha tuso khatumadana khayr hanoogu khatimo
@dekam6169
@dekam6169 4 жыл бұрын
MaashaAllah sheekh Allaha ku xifdiyo Meel kata oo aad Ahaato
@bahdonmbahdonm753
@bahdonmbahdonm753 4 жыл бұрын
Masha Allah
@sahraisse2676
@sahraisse2676 4 жыл бұрын
Masha Allah tabrklahh sheekh mxamed cabdi umal Allah ha noo kaa ku xifdiyo. Adiga culimadeena oodhan, Dadkeenana Allah ha mideeyo, quluubtoodana Allah ha isu soo dumo, Dalkeenana cadowga Allah ha jooga qabto, Dawlad caadilana oo dadka danahooda fulisana Allah ha anagu irsaaqo Aaaaaamiiiiin
@fartunjamaali7173
@fartunjamaali7173 4 жыл бұрын
Masha Allah jazakallah khayr sheekh maxamed umal rabbi haku barakeeyo adun iyo aakhira
@hasansamakaab5256
@hasansamakaab5256 4 жыл бұрын
Adigana ilaahay khair hakaa siiyo taageeradaada Shiikha, oo meel wanaagsan haku mariyo.
@diazizbashir1744
@diazizbashir1744 4 жыл бұрын
Shiikh umul alle hakuxafido oo hakubarakeyo icafi ani dadki tagersan in muxadiradada dhicinba aha waxkalena mahe feker qaldanba kahayystay ina shabaab dadki taagerijiray taha moodyay lkin dib wax kafahmay ina barikatahay shiikh allah aakhiriyo aduunba haku nuuriyo cilmigagiyo camalkabbana hhabarakeyo
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 3 жыл бұрын
Mash Allah wll Allah Ku cafiiyo dada badan fikirki khaladan Ka aminsanh shekhe wayi jir dhaman shekhe umad ucafiy kuwa caya iyo ku kale
@mahadabdi4946
@mahadabdi4946 4 жыл бұрын
Maashaa allah shiikh umul runtiis waxaase mahad wayn leh illaahii Soo badbaad shay anigu waxaan ku noolahay cariga maraykanka balse 10 kahor waxaan safka hore kaga jiray masjidka abuu bakar sadiiq ee six St magalada Nairobi waxaana iimaam ii ahaa shiikh maxamed cabdi umal sidaa awgeed aad iyo aad baan u jeclahay shiikh umul maashaa allah
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 3 жыл бұрын
Masha Allah
@asmadeeqa6444
@asmadeeqa6444 4 жыл бұрын
Mnsha allah sheikh Maxamed Cabdi umal Alle haku xifdiyo
@ghostme5743
@ghostme5743 4 жыл бұрын
ماشاء الله شيخنامحمد عبد أمل اكثر الله أمثالك وحفظك الله
@dubaddubad7520
@dubaddubad7520 4 жыл бұрын
Man sha Allah Waxaan shaki kujirin in sheikh umal yahay caalim waxbadan garanaya fahansana waxa socdo, cadaw badana ku yeeshay baraarujinta umada ilahay waxaan uga baryayaa inuu oo xifdiyo sheikha
@dahaboadow3892
@dahaboadow3892 4 жыл бұрын
Maasha allaah sheikh allaah hanoo kaa daayo waxaan allaah kaaga baryaa inuu allaah kuu furo 8 albaab ee janada aamiin xamarne kaama maarmo marne waana ku jecelnahay allaah cimrigaaga hanoo dhaafo
@wellnessbymaryama699
@wellnessbymaryama699 4 жыл бұрын
jzkillaah kheyran sheekh ALLAAH ku xifdiyo aamiin aamiin
@xawomohamed1241
@xawomohamed1241 4 жыл бұрын
Allah akbar masha allah allah ha ku xifdiyo shekhe
@suleimanmohamed6603
@suleimanmohamed6603 4 жыл бұрын
شيخ محمد عبد أمل حفظه الله هو عبقري متفوق عن غيره حقيقة
@maxamedshariffe2445
@maxamedshariffe2445 4 жыл бұрын
شيخ محمد عبد أمل جزاك الله خير ا اني أحبك في الله
@sabrinayounisaden7238
@sabrinayounisaden7238 2 жыл бұрын
Yaa Allah protect him, yaa Allah give him long life,may Allah Almaighty bless you shiekh.
@زهراعبدالله-ض8ظ
@زهراعبدالله-ض8ظ 4 жыл бұрын
Mashaa allaah sheekh jisaaka khayr allaah haka abaal mariyo wanaag aad umadayada la garabtaagantahay umada allaah haku xafido
@aesthetic_toxician8632
@aesthetic_toxician8632 4 жыл бұрын
MashaaAllah sh faadil dadkan inaaney Culimo quman aheyn mare hore ayaan ogaadey bal waxan la yabey weli ku wa lagu orw kac sanayo hadii Nabigeena scw ay u hili nayaan wadaadkii rer gal kacayood bey qaban lahaayeen
@ismailabdi6478
@ismailabdi6478 4 жыл бұрын
mashaAllah jazakallahu kheyr yaa fadeelatu sheikh
@yasminmohammud2861
@yasminmohammud2861 4 жыл бұрын
Masha Allah tabarkallah sheikh Allah ha no ka barkeeyo jazakallah kheyr
@badriaosman9955
@badriaosman9955 4 жыл бұрын
Allaha Xafido Sheekh Maxamed Cabdi Umal insha'Allah
@dahaboadow3892
@dahaboadow3892 4 жыл бұрын
Maasha allaah soomaali allaah ha isu maceeyo isha iyo afkana allaah ha haka bixiyo waan ooyaa markaan arko soomaali sidaa ah culumada allaah hanoo daayo kuwa raaca culumadane allaah hanoo dhaafo cimri dheer caafimaad san iyo cibaado suuban allaah haku siiyo aamiin allaahumma aamiin
@maryamali3119
@maryamali3119 4 жыл бұрын
Jazakllah khyr
@shuaibqable3645
@shuaibqable3645 4 жыл бұрын
Masha Allah, Sheikh Mohammed Abdi Umal Allah swt haku xifdiyo, wllahi ilahay dartiis baan kuu jeclahay💗💟💖❤❤💟
@khaalidmuse9473
@khaalidmuse9473 4 жыл бұрын
Alle haka abaal mariyo sh Waa muxadiro meelo badan taabnaysa. جزاك الله خيرا شيخ محمد عبد أمل
@dilytadilyta2581
@dilytadilyta2581 4 жыл бұрын
ماشاء الله.شيخنا.محمد باركالله
@mkhtrmxmd1
@mkhtrmxmd1 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا نستودعك الله الذي لا تطيع ودائعه
@alisharif6396
@alisharif6396 2 жыл бұрын
YA ALLAH Caafimaad Sii kuuligood Faadlaan.❄️❄️❄️❄️❄️❄️❄️❄️❄️❄️❄️❄️❄️❄️
@fatmajama6363
@fatmajama6363 4 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah wakaasee hadii wax kaduwan intuu sheeqa yiri siyaasinta iyo ganacsatada iyo kuwa lacagta lagaarsiiye hasoo hadlaan oo habeenshaan arinkan. Ilaahey jannatul firdows hakuugu abaal mariyo
@maryanosman4727
@maryanosman4727 4 жыл бұрын
Masha allah. Shiiq Maxamed Allaha ku xafido Aduun iyo Aqiro Jazakumullah u kheyran
@mawlidaali5168
@mawlidaali5168 4 жыл бұрын
Masha allaah sheekheena illahy cimrigiisa hadheereeho amiin
@maxamedsuldaan7396
@maxamedsuldaan7396 4 жыл бұрын
Masha Allah sheikh mohamed Abdi umal illaha ku xafido ❤❤❤❤❤❤
@warsanweedhsan6919
@warsanweedhsan6919 4 жыл бұрын
Maashaa allaah tabarakallaah Sh umal khayr & barako allaah ha wuu kugu manaystay allaah ha kuu siyaadiyo sh muhammad abdi umal Amiin cadowgaagana allaah ha qabto.
@abasabdikarim4526
@abasabdikarim4526 4 жыл бұрын
Rabi ha ku xifdiyo sheekha umada soomaaliyeed
@katramohamud2019
@katramohamud2019 4 жыл бұрын
Masha Allah my allah bless you sheikhayqunaa fadil haaahaay هاتو برهانكم cidii wax isku hayso khair bay kuutahay bidni allah caydaykucaayeen
@roodaahme7706
@roodaahme7706 4 жыл бұрын
الله يحفظك ويرعى ياشيخ محمد عبد أمل
@halimaali1677
@halimaali1677 4 жыл бұрын
Baaraka.ALLAAHI fiikum yaa sheekhunaa
@faaiidodiineed6924
@faaiidodiineed6924 4 жыл бұрын
Allaah inoo kaa xifdiyo shaykhaynow. Suufina Allaah qabto.
@hassan.oladabdirahman8085
@hassan.oladabdirahman8085 4 жыл бұрын
Masha allah. Sheikh m a Umal Alle. Haku hifdiyo aduun Iyo akhiraba
@saciidsalaad569
@saciidsalaad569 4 жыл бұрын
Baraka llaahu fiikum sheekh umal illahay hakaa abaal mariyo wanaaga aad u sheegayso umada mida kale suufiyada wali ma dad baa dhagaysta waxaan moodaye inay dhamaadeen
@haafidabdirahman6981
@haafidabdirahman6981 4 жыл бұрын
ما شا ء الله شيخ امل ، حفظك الله
@cabdiaziizboqortooyo765
@cabdiaziizboqortooyo765 4 жыл бұрын
Mnshaaa Allah jazakallaah sheikh Mohamed abdi umal
@MuhammadAbdullah-ve1ol
@MuhammadAbdullah-ve1ol Жыл бұрын
I love sh umal!!! More than my blood brothers!!
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 4 жыл бұрын
Allaah cilmiga cimriga iyo caqligaba hakuu barakeeyo yaa shiikhinaa
@hateem322
@hateem322 4 жыл бұрын
شيخ الأمه شيخ محمد عبد أمل حفظك الله 🥰🌹
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 4 жыл бұрын
Allow dadkyga barakeey allaa sheikh wu iga ilmeysiiyey
@ahmedquraish932
@ahmedquraish932 4 жыл бұрын
Amiin walashey waxa tahay qof damiir iyo diin leh Alle haku barakeeyo
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 4 жыл бұрын
Walashy aaa
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 4 жыл бұрын
Mr. Ahmed Quriesh
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 3 жыл бұрын
Masha Allah xaqiiqa
@ubaxaadan2079
@ubaxaadan2079 4 жыл бұрын
Maasha ALLAAH ALLOW ku xafdi shiikh umal waa caalim
@nawaalabdirahiim1774
@nawaalabdirahiim1774 4 жыл бұрын
Maasha allaah shekhanaa alle ha ku xafido shekh khyr badan
@osmanbulle1706
@osmanbulle1706 4 жыл бұрын
Qolyaha qabuuraha caabudo ee suufida ah waxba yaan la dhageesan sheekh umal Alle haku dhowro
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 4 жыл бұрын
Alxamdulilah shiikheena 🇸🇴💕💙🌹🍀🌱💚♥️👌👍🇸🇴
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 3 жыл бұрын
شيخ الأمة الصومالي محمد عبد أمل حفظه الله ورعاه في الدنيا والآخرة
@umuafnanumuafnan4706
@umuafnanumuafnan4706 4 жыл бұрын
Mashallah Allah haku xifdiyo sh abdi umal
@luqmanauto7964
@luqmanauto7964 4 жыл бұрын
Mansha allaahu shiiq alle ha ku xafido hana ku barakeeyo
@mohamedsulaymanhassan7025
@mohamedsulaymanhassan7025 4 жыл бұрын
احبك في لله شيخ محمد
@xasanyuusuf4557
@xasanyuusuf4557 4 жыл бұрын
Sheikh Mohammed wanjeclahay dhamaan tano manshallaah
@mohamedmowlid2931
@mohamedmowlid2931 4 жыл бұрын
رضي الله عنك يا شيخنا المبجل
@hanthalaomari4470
@hanthalaomari4470 4 жыл бұрын
السلام عليكم : Sheekh Maxamed Abdi Umal waa caalim Anfacay umada ku hadasho Afka soomaliga. Waa Aaba somaliyeed oo Jecel DADKISA DALKISA iyo DIINTIISA. MAHADSANID sheeq Allaha haku dhawro adi iyo inta kula eeniga ah
@nastexasharaf9904
@nastexasharaf9904 4 жыл бұрын
Aamiin
@ikraanahmed5742
@ikraanahmed5742 4 жыл бұрын
Amiin yaa allha
@mohammeddahir4981
@mohammeddahir4981 4 жыл бұрын
Hanthala Omar kalmada dadka Af Soomaaliga kuhadla waa khalad waayo cid aan Soomaali ahaayn kumahadasho waa kala fogeeyn imadda Soomaaliyeed lagu sameeynayo
@simansheikh7670
@simansheikh7670 4 жыл бұрын
Amiiiiiiiiin
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 3 жыл бұрын
Amiin amiin amiin amiin
@anisoabdiraxmaan3898
@anisoabdiraxmaan3898 4 жыл бұрын
Maasha allah allaha ku barkeeyo
@abdifatahmohamed945
@abdifatahmohamed945 4 жыл бұрын
Sheikhuna umal. Allah haku xifdiyo. Alle dartiis ban ku jeclahay
@anabogle9536
@anabogle9536 4 жыл бұрын
Mansha Allah sheikh Mohammed abdi umal Allah hakuxafiido
@sucdiaxmad5568
@sucdiaxmad5568 4 жыл бұрын
Maashalaa shiikh ilaahay haku xiftiyo
@adenhassan4254
@adenhassan4254 4 жыл бұрын
Maasha Allah....sii huufan baa oo caabiirtaay...caadoow baadan baa leenahay...
@جيلانيموسي
@جيلانيموسي 4 жыл бұрын
Maashallah Allah yaxfadka sheekhanaa
@zabuuuali3327
@zabuuuali3327 4 жыл бұрын
Masha allah xaqiiq waxa ka mid ah dad mowjadi kacdaba kursi ku raadinaya lkn xaq iyo badhil mel mawada galaan alla yaa cizak sheq Umal
@zeinabumu.hamza.1234
@zeinabumu.hamza.1234 4 жыл бұрын
Masha allah tabaraka llaaah allow noo xaafiid
@MuhammadAbdullah-vi1wq
@MuhammadAbdullah-vi1wq 11 ай бұрын
I give it nearly 100%. Inshallah.
@MuhammadAbdullah-vi1wq
@MuhammadAbdullah-vi1wq 11 ай бұрын
x3 / masjid x3
@f.n6491
@f.n6491 4 жыл бұрын
MashaAllah Jazakallah kheyr sheikh
@khadijaabdi1110
@khadijaabdi1110 4 жыл бұрын
Manshaalaah kheyr alaha siiyo shekha si fiican ayuu nogu fahfahshey wax welbe.
@ismailismail510
@ismailismail510 4 жыл бұрын
Jazaakallaahu khayr khayru jazaa sheequnal faadil sh maxamed cabdi umal ilaahay haku xifdiyo aduun iyo aakhiraba hadal sharaf iyo cilmi iyo daganaansho ku salaysan ilaahay cadowga hakaa qabto
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 4 жыл бұрын
Mansh allah sh maxamed cabdi umal allah dhowro
@maxamuudaxmed8349
@maxamuudaxmed8349 4 жыл бұрын
Maansha allaah alle hakaa abaal mariyo shiikhaw khayr badan baad waday
@ubahyasiin7731
@ubahyasiin7731 4 жыл бұрын
masha allh allh ku barakeeyo sh umal
@suriyaayoung8087
@suriyaayoung8087 4 жыл бұрын
Shiiqa Jwb waaafi eh buu ka bixiye arinti muranka dhalisay masha llaah shiiqoow dad badan oo ku ceynaa baa arkee iska cafi
@faadumomursalmursal3641
@faadumomursalmursal3641 4 жыл бұрын
Mansha allaha Shiekh jazaakallhu khayran
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 59 МЛН
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 2,5 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 22 МЛН
Q2aad¦SU'AALO IYO JAWAABO CUSUB [2020] SH UMAL
51:37
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 577 М.
Sh Xassaan oo ka hadlay GAALNIMADII Cabdiraxmaan C/shakuur
21:49
Qalaafe Media
Рет қаралды 219 М.
ᴴᴰ┇Suaalo iyo jawaabo cusub 2020┇► Sh Umal
40:19
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 157 М.
Muxaadaro Qiima badan || Sh Abdirashid Sh Ali Suufi
24:39
Salafmedia
Рет қаралды 6 М.
ELDORET || SU AALO IYO JAWAABO || SH MAXAMED CABDI UMAL
1:16:47
Salafmedia
Рет қаралды 64 М.
MUXADARADII 6KA || SH UMAL| SH C.RASHID|SH MUSTAFA|SH MOHAMED IDRIS|Dr ALI M SALAH
1:45:18
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 59 МЛН