Xildhibaan aan diin aqoon maaha kuwa matala shacabka ogo ayaanle waad taqaan dawlada
@abdinurbarre71824 жыл бұрын
waxaan waa wariye qalbiga qabiil ka galey marka maba ahan inuu diinka hadlo waayo waxaay shaqadiisu tahay ayaba ah been
@shaficimohammed47294 жыл бұрын
Waa nasiib daro in shaqo laga dhigto culimada oo sharaftooda meel looga dhaco. Allah Ayan ka magan galay dhaqanka noocasi. Kuwa culimada meel ka dhacooda ku mashquulsane waxan Allah oga baryeyna inuu soo hanuuniyo. Aduunyada inta hool la qabto Allah badiye maxaa culima wax ka sheekooda dhuunta kuu suray?
@rabiehassan89234 жыл бұрын
Wlle soo daawao horta muiqalka ayaanle ninkan uun ha iska raacine #hanoolaato kadiba arag wadaadku cidla buu iska haystaa
@khalud12722 жыл бұрын
Culumada mise mooryaanta, Wahaabiyada mooryaan waaye.
Adeer kenya qaadi way leedahay laakiin nimanka wahaabiyadu ma ictiraafsanaa adiguna waa ogtahay.
@shukrielmi23313 жыл бұрын
Culimada Allaha Noo dhawro bacdalah Culimada Aaya Alle kubadbadiyay lnta Somali joogta manta Allahu Akbar
@mohamedahemed9879 ай бұрын
ayaanla xuseen waa gaal ha dlo mujrimka lacnad haku dhacdee wacal qeyr malaha awalba xawaadle oo wacala ayuu ka dhashay
@umuclaahi55625 ай бұрын
Oo maxaa qabiilka dhan ka rabraa xagee qiyaamaha ka galeeysaa intaas oo umad ah markaad waladu xaraam ku sheegty😢
@deeqsheekh64239 ай бұрын
Asc
@kamg34504 жыл бұрын
CULIMMADDA HILIBKOODU WAA(( SUN)) HA LA ISKA ILAALIYO QOFKII AAKHARADIISA IYO ADUNKISA KHAYR DOONAYOOW, CULLIMMADA ILAAHAY AGTIISA QIIMO WAYN AYAY KU LEEYIHIIN LA, AANTOODNA DADKU JAAHILNIMO AYAY KU DHIMANAYAAN. EEBOOW NOO BARAKEE CULIMMADDEENA لا الله الا الله، وحده لاشريك له، الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير
@umuxafso64853 жыл бұрын
Alawnoxifdiculumada.aamiin
@deeqsheekh64239 ай бұрын
Wariyuhu wuxuu u eg yahay nin camiila oo la adeegsanayo
@warsameahmed98717 ай бұрын
Mr Umal wuxuu u gafay nabiga adigoo difaacayana lama arag malaha nabigu scw waxba kaama galin. Mise meel kale ayeey wax ka jiraan.
@mohamedahemed9879 ай бұрын
war ninkaan gaalka oo culimadi laga celi layahay hala dilo yuhuudka baastarka
@rabiehassan89234 жыл бұрын
Hadalka aad ka gubanayso baan fahmey eed ayaanle ku durayso ayaanle wax qalad ah ma sheegin waa runtii wadaado sucuudiga laga keeney baa qasaya wadanka iyo diintaba waana weedhaas mida aad ka seexan weydey آل سعود مرفوض
Kan inaas iska aamuso aufiicnaalahedy wahaabi kher malaha
@adarmohamed37093 жыл бұрын
Jaahil fooqa jaahil yaanluhu wa gaala raacyahay
@Hajiereg4 жыл бұрын
WAA RUNTIIS AAWAY CULUMADA 30 KII SANO SAUDI WAHABI IS FITNA
@husseinegalqeyliye88364 жыл бұрын
haddii xaqiiqda iyo runta la sheego mala dhibsana culumada aad sheegayso ayagaa dadka lu,gooya waana runtiis waxaad diidaysaa in la cadeeyo sharta ay sucuudiyo noo soo direen saxb kuwaas culumo uma aha ummda bal fikirkii ay keenen ayaa xiligaan lagu qarxinayaa
@abdullahikhalif59944 жыл бұрын
Xuseen
@abdullahikhalif59944 жыл бұрын
Igaal
@ALIHassan-os2lu4 жыл бұрын
Diintuba sacuudigey kaasoo gaartay ma waxaad mooday in ey masar kaaga timid iyo ruuxaanta kugusoo degtay.
@husseinegalqeyliye88364 жыл бұрын
@@ALIHassan-os2lu isku day inaad ifahanto Adigoon cidna u xaglinay caqliga waxaa laguu siiyay inaad ku fakarto waxku baarto xaqiiqdanaa ku ogaato lkin intaas kasoo horjeed keed ha u isticmaalin oo ha noqon dameeri dhaanraacday
@Abdikarim32774 жыл бұрын
ayaanle wuu qaldan yahay waana jaahil diinta waxba kama yaqaano culimada diinta xambaarsan ha iska nabad galiyo hdii kle maalin aan maanta aheen uu ka shalaayi doona
@abdiazizqanjora15024 жыл бұрын
Dinta sobaro
@libandhub64154 жыл бұрын
Abti ayaanle xussen been muu sheegin waa runtiis tariikho badan ayaa sheegaya in wadaado badan oo kuwa somalida qaar kamid yihiin in sucuudiga lagu Soo tarabiyeeyay iyo kuwo ay sii dhaleen'ba ayakoo xambaarsan madaahib gacan kusamays ah oo lagu talagalay in lagu jaha wareeriyo ama labaratamaan culumadii hore ee diinta nasoo gaarsiisay marka abti amuuraha allaha sahlo akhiro zamankii baa lajoogaa.
@mohamedsalad68094 жыл бұрын
Wadaadkaan warkaaba Ka lu lumaayo marka tabar uu ku difaaco wadaado kalle maba hayee ma iska nastoo wadaad xumeyaal ayaa nawaalay qarnigaan
@umuxafso64853 жыл бұрын
Guuxadawadkadheraysay
@wardoonofficial40094 жыл бұрын
War wlh xabo oo qalad ah muusan sheegin
@wardoonofficial40094 жыл бұрын
Asaa is qaldaaya war intaad umul difaacayso dambi haku dhicin inkaaar alle hakugu rideee Umul so mahooos tago qaadiga Kenya muuu qaaato wuxuu dhaho war wlh Dulli baad tahay
@cadehusseinbarre7194 жыл бұрын
Dadka afkaga ka ilalsho diinte ku banaysay in ad caydo ma cilmi baad ku gartaa
@wardoonofficial40094 жыл бұрын
@@cadehusseinbarre719 Dameer ciyay uma xumid howshaada wado bro
@mahamedcusman34024 жыл бұрын
War kan wa Sufi JAHIL AH In lo jawabo MABA istahilo
@IsmailBotan-xx6mw4 жыл бұрын
Masha Allh sufi hadii uu yahay wa nin libaanay
@mahamedcusman34024 жыл бұрын
@@IsmailBotan-xx6mw Liban WU KA fogyhy. SHIRKI miya DIIN ah XASBUNALLAH
@IsmailBotan-xx6mw4 жыл бұрын
@@mahamedcusman3402 sufi nimada ma shirkiba maxa kaqaldan
@mahamedcusman34024 жыл бұрын
@@IsmailBotan-xx6mw SUFINIMO SHIRKI ma.ahan LKN camalkoda badana wa SHIRKI
@IsmailBotan-xx6mw4 жыл бұрын
@@mahamedcusman3402 somali oo dhan sufi weeye qofkaste Alle bu cabuda shirki waligey ma arkin adinku xage ka keenteen beenta
@abdikofi79234 жыл бұрын
Ayaalni xusen wakusaxaya ,dowlada wahaabiyada aaculumo ueh ,umal yo waxii lamid eh culumo um naqaano
@abdullahikhalif59944 жыл бұрын
Wahaabi diin maleh
@hassancaroog27414 жыл бұрын
Qubuuri diin maleh
@ahmeddahir70614 жыл бұрын
Akhii ra'yigaga ayaad ka hadashay diinna kuma saleysna, ee in lagula ododo oggoloow.
@abdurrahmanelmi54724 жыл бұрын
Waa adigu diinta ma difaacaysid ee wahaabiya iyo Umal baa difaacaysa
@ibrahimsalatmohamed73354 жыл бұрын
Waxaan maqli jiray af geel qodax kama cabsado af jaahilne cadaab kama cabsado hadal jaahil waad ledahay waxan kuoran lahaa illahay kaxishoo