Safiya 17 jir ah meher & magac been ayaa lagu qabay 5 bil wana ka dhuntay ninkii baydhabo kawaday ee

  Рет қаралды 23,682

Illintir

Illintir

Күн бұрын

Пікірлер: 72
@leyloabdullahiali9551
@leyloabdullahiali9551 Жыл бұрын
Subxanallah Waa dhibatada meherka qarsan uu leyhy
@ruweydabashir1739
@ruweydabashir1739 Жыл бұрын
ilaahay hanoo xifdiyo gabdhaha sheydaan dharle waaye
@aliishadagan3991
@aliishadagan3991 Жыл бұрын
اللهم إنا نسألك زواج الحلال
@alixamari1031
@alixamari1031 Жыл бұрын
Waa wax laga xumaado lkn wll walee kaasi liibani maayo aduun iyo aakhiroba ilaahay ha ku sahlo badal kheer qaba
@munaxasandahabo7331
@munaxasandahabo7331 Жыл бұрын
Ilahy cuqubo haku rido cimrigiisana hadheereeyo ninkaa inanta sidaa ugaly
@abdidirie9966
@abdidirie9966 Жыл бұрын
illaahay ifka hakaga Jaro Insha Allaah Iyana, illaahay halakulmiyo ku ayku illawdo Insha Allaah.
@sahrahashi7653
@sahrahashi7653 Жыл бұрын
Ameen cuqubo Allh swt kugu rid ninkaasow
@asliimuur5024
@asliimuur5024 Жыл бұрын
Shaydaan ehel u naar ah buu ahaa laakiin allah ayaa jaraya
@AliAli-uh5bu
@AliAli-uh5bu Жыл бұрын
Waa wax laga xumaado mar walba dhurwaa dad u eg baa gabdhaheena saa u cunaya ilaahay ha soo qabto
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 Жыл бұрын
iaheey qalbiga hau qabojiyo marka hore marka xita inaad adoo gabar yar ah nin iska dawakac did dhibata eyledahay waa kuwan iyo wuwo kalo ka daran nin qurbo ka yimid haduuw ku dhoho wanku gursana waxad dhahada dadkaga i keen si walbod u jeceshahay dhibka kaso garayo ayaka wen insha alh alah alh na xifdiyo ee gabdhow raga waa wada bahalo ee ka dig donada insha alh
@pretyalmaaz4956
@pretyalmaaz4956 Жыл бұрын
Kkkkk Haduuna geynin meelaha kelyahalagu gato axsaan ayuu usameeyay Meher waalid laga qariyay Iyadoo nin iska raacday naxdinta waalidkeed inkaarta subxaanalaah Dadka sidaa isku xoora ma ninbaa xurmeynaaya Ninka lacagta uuku faraqaayey mey dhahdo hadaad irabto waalidkeyga igadoon yaarabi Dadbadan ayaa sidaas aaqiro loogu diray
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 Жыл бұрын
@@pretyalmaaz4956 may wlhi aqli malahan gebdhah sanadkan joga kis lacag hadeey arkan bis waye lakin nag shaqey sato lama gadi karo soma ogid
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 Жыл бұрын
Waa ka xumahay abaayo Safiya, Allah ayaa xaqaaga kusiin doona insha Allah
@sahrahashi7653
@sahrahashi7653 Жыл бұрын
Cuqubo Allh swt haku rido wxu Waa aduuun
@khadrasalax9738
@khadrasalax9738 11 ай бұрын
Waa sax waa bilaa akhlaaq naagtu haday dhawrsanayd miyey reerkeeda iga doono dhahdoo hadii kale iska dayso waa waay khalsantay way saxantahay hadhihiin wll laxwalba halkay isdhigtaa lagu qalaa
@hibanura1929
@hibanura1929 Жыл бұрын
Haduuba uuren alxamdulih hadhahdo
@saytyunali9995
@saytyunali9995 Жыл бұрын
Saryun Ali
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 Жыл бұрын
Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah hoostiisa ayuu ka helaayaa
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 Жыл бұрын
Gabdhaha yar yar oo keligood nimanka iska guursanaaya ha iska dhaafaan ninka ay is rabaan waaridkood ha u geeyaan ayadana taas cashar ha u noqoto
@illintir
@illintir Жыл бұрын
Fadlan share dhaha si qatartaan iskaga ilaaliyaan hablaha yar yar
@markisshamsudiin9127
@markisshamsudiin9127 Жыл бұрын
ABDI AZIIZ RI ALY TALO AYAAN KUU SOO JEEDIN LAHAA WAXA WAYE UQARI WAJIGA QOFKA GAAR AHAAN HABLAHA Brnaamijka ilintir allaha kubarakeeyo waad dadaalaysaa Xaga kudhaqanka diinta kudadaal sida iska dhaafto dhageesiga heesaha iyo ciyaal siiya nimo
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 Жыл бұрын
Laxda meeshey is dhigtaa lagu gowracaa ee Alxamdulilaah ha dhahdo hadeysan uur u qaadin.✋ Nikaaxas waa baadil waa baadil waa baadil. 😏
@mariakarlsson356
@mariakarlsson356 Жыл бұрын
Dumarkii Somaalida kama fiirsadan ninka guursanayo
@Qabooje
@Qabooje Жыл бұрын
Waa arin xun laakiin lax walba shililkay is dhigtaa lagu qalaa.Haddii ay ku adkaysan lahayd in waalidkeed si sharaf leh looga doonto ugu yaraan magaciisa oo sax ah iyo faamilkiisa ayay maanta aqoon lahayd.Waa mihiin gabdhuhu inaysan iska daba gelin qof aanay aqoon
@Ummacooking2023
@Ummacooking2023 Жыл бұрын
Wali janis ayey haysataaa hada ha shaqeysato yaney u bixin wixiii ku dhacey Allena ha talo sarato allha u saqiro waaaa xanuuuun
@safiaabdi1884
@safiaabdi1884 Жыл бұрын
Subhanaalah
@fatmamohammed-q3x
@fatmamohammed-q3x Жыл бұрын
❤❤❤
@a.m.k9976
@a.m.k9976 Жыл бұрын
Hadii qisadu run tahay. Khaladka waxaa leh gabadha waxaana guur maaheyn sidee ku dhacday gabar 17 jir ah ayadoo waalidkeed u sheegin inay nin iska raacdo waa KHALAD waxa ku dhacayna waa cuqubadii iyo khiyaamadii waalidka. Ninka falkaas sameeyayna Aduunka ama aakhiro ayaa looga jarin dulmiga uu kula kacay gabadhaa uu khayaanay.
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 Жыл бұрын
Illahay wiilasha iyo. Gabdhaha hanoo hadeyo
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 Жыл бұрын
Subaxaan Allah
@mariakarlsson356
@mariakarlsson356 Жыл бұрын
Kaas cansar Allé haku rido idim Alle
@luuldeggan2636
@luuldeggan2636 Жыл бұрын
Waa xanuun balse gabadhahu haayska daayeen nin aan dadkoodda soo mariin waayo waxkaasta waa dhicikarta
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 Жыл бұрын
Matibo Allaha subxaana watacaala haku rido in shaa Allaha adigana haiska racin nin islamet wayo waba xaraan meher an rer kada ogeen mar danbo
@hanishire-t2z
@hanishire-t2z 23 күн бұрын
xaqas wuu sobixidinaa mar uun
@kafiobarre2719
@kafiobarre2719 Жыл бұрын
Somali waxay tiri waxaad qarsato way ku qarsadaan nimanka somaliyeed in badan oo kamid ah waa dulmiyaan gabdha yar yar cuqubo alaha ku rido
@Khadijo60
@Khadijo60 Жыл бұрын
subxaanalaha waar gabdhaha yaan duuruufaha lagu bahdilin ilahey ka cabsada wey idinla dhalatay waad dhasheen wey idin dhashay
@mariakarlsson356
@mariakarlsson356 Жыл бұрын
Ragii Somaalida bahalo ayeey ubateen
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Жыл бұрын
Qisadan ayaan igu dhacay ayaankula wadagilaha ee hakeenkaga Soo dir walaalo
@mynameisdhaqaneahmedxagar8374
@mynameisdhaqaneahmedxagar8374 Жыл бұрын
Gabdhooy raga lacag haku raacina Guursada raga runta kuu sheeka Laya qaana xoktiisa ama nin lacagleh laya qaana
@faatimaxamed8593
@faatimaxamed8593 7 ай бұрын
Asv❤😮😢
@roodaabdi4744
@roodaabdi4744 Жыл бұрын
Aadban uga naxay inantaa alle badal khyr qaba ha siiyo Waxa kula talin lahaa hablaha inaanay ninka meher qarsoon usoo ban dhigta aanay kayeelin
@dubaidubai9715
@dubaidubai9715 Жыл бұрын
Subxanalaah
@cadeysimaney6328
@cadeysimaney6328 Жыл бұрын
Sawir Malaga haya dofarke gawada qiyamay
@khadijac9841
@khadijac9841 Жыл бұрын
😭😭😭
@gashojaa6367
@gashojaa6367 Жыл бұрын
Yaa qaldan maryan iyo ninka?
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 Жыл бұрын
nin meherkaaga qirinayo maxaad kafilaysa dahab sheegiye kalyaha iyo melaha muhiimka ah yan la inkala bixin aduun majiree
@fardosodiriye7544
@fardosodiriye7544 Жыл бұрын
Subnallaah wa dhib wlhi
@safiyaaxmed9971
@safiyaaxmed9971 Жыл бұрын
Wuu ka soo bixin xaqa ilaahay ayaana ciqaabta marsiin ninkaas
@mahadabuukar3171
@mahadabuukar3171 Жыл бұрын
Sorry abaayo ilaah qalbiga hakuu qaboojiyo lkn ragga qaar waa waraabe
@MacalinAbwaan-lp6yf
@MacalinAbwaan-lp6yf Жыл бұрын
Dhibaatada uu u geystay miskiintaas waa wax isaga ku soo noqonaya
@gashojaa6367
@gashojaa6367 Жыл бұрын
Safiyo iyo ninkeeda yaa qaldan?
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 Жыл бұрын
Ninka magaciisa ha sheegto si aanu gabadh kle u lugoynin
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Жыл бұрын
Waad kumahadsantahay C/Caziiz. Balse sawir dadkale iyago oo raali ka ahayn, ayaad isticmaashey, waa dambi ogow.
@istahilabdi2722
@istahilabdi2722 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Жыл бұрын
Waxad ka fakatay cunuga wax ka xun haduu cudur ku kenin 2 rakaco tuko allaha u ma hadad celi gabdho raga dibadaha ka yimada iska bara kana ha u malayn inan laga goyneyn way ku taal saxiib cabaadkisan sugaynaa
@pretyalmaaz4956
@pretyalmaaz4956 Жыл бұрын
Subxaanalaah Iyadu miyaaney waalid lahayn? Waalidkii kutabcay mexey uga raacday nin ay shalay isbarteen Mase oga miyaa nikaax bilaa waalid inuuna soconeynin Haduusan geynin meelHa dadka lagu gato uuna qalanin axzaan ayuuba usameeyay Subxaanalaah Naagtu maxoolaa Walhy ilaahay ayaanku dhaartaye 3jeer ayaan guursaday nin waalidkey aN iga doonan korkeyga mataaban
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 Жыл бұрын
Somali waxay ku maah maahdaa waxan day waxaasna day ninka lacaktiisa jeceelkiisa waxa kadanbaya fiiriya gabdho
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 Жыл бұрын
Horta wax walba waa Qadar Rabi gabar walidkeda Ka dhumaynaysa maxa qaldan?
@saidodahir5086
@saidodahir5086 Жыл бұрын
wankaxumahay waxa kudhacay gabadhaas lkn 3qalad bay gashay 1 waa iney aamintay nin aysan aqon 2 waa ineysan kaqaadan waxay kula heshiisay 3waa ineysan markay shakisay aysan wax madawir ah kaqaadin sharcigiisa iyo waxkasta oo aqoonsi ah oo uuwatay ? Sorry abayo lkn qof wax kharinaayah tan la aamiin gabdho
@pretyalmaaz4956
@pretyalmaaz4956 Жыл бұрын
Yaa uxalaaleeyay meher uuna waalidkeed ogeyn Nasiib ayeeyse leedahay hadiuna kelyaha Iwm kagadan ouuna qalanin Naagaha sidii larabaa lagayeelaa hadey isdhiibaan subxaanalaah
@Khadijo60
@Khadijo60 Жыл бұрын
miskiin kaas dhib allaha ku rido
@FaizaMaxamed-r2l
@FaizaMaxamed-r2l Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😅
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 Жыл бұрын
Haduu qalanin nasiib leedahay
@sidiabukar302
@sidiabukar302 Жыл бұрын
Ale ha uu dhib dhaamo gabadha badal khayrleh ale ha siyo. Hada kadible ya been labaad lagu qayaanin.
@omermhd985
@omermhd985 Жыл бұрын
Allahu akbar dhibkas gabdha u geystay mar uusan fileyn ayaa gabadhisa looga aara nin qaacinah ooillah an ka cabsanin waa mucijiso
@mahadabuukar3171
@mahadabuukar3171 Жыл бұрын
Sorry, waxaa xaqiiqo ah inuu nabsigaas kasoo bixi doono maalintey noqoto abaayo adigana qalbiga allaha kuu qaboojiyo😭
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 Жыл бұрын
Habar dhali weysey aleel ku waalatey intadan falin ka fiirso maxey iyadoo 17jira nin AAN waalidkeed ogeyn ku darey WAXAAD qarsato wey ku qaradaan teeda kale waxaan qurbaha ka imaanaya oo wada cabtooydaa maxey markey Naag u baahdaan somalia ugu soo waashaan ???? Nacalada qamrada iyo xashiishada ka dhergey ufufuf mid baahan oo daacada baa Idin dhaama gabdhoow waxa qurbaha ka imaanaya
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Жыл бұрын
Sorry aabayo
@ankuwaso6886
@ankuwaso6886 Жыл бұрын
😂😂
@Farid3
@Farid3 Жыл бұрын
😢😢😢
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 20 МЛН
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 7 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 31 МЛН
QALBI JAB DUMAR #higsino.1 #supercarab #2022 #qiso
13:31
HIGSI NO.1
Рет қаралды 88 М.
IKRAN AABE WAA HESHAY WALIBA SI LAYABLEH BAFINTII KADIB💘🙏
17:50
Sidee isku Guursaden Gabar & Abtiged ayaga ka shekaynaya😭
13:07