Safiya Tusmo OO Rabta in Boorama Waxaa Ka DHacana OO Lagu Fahamaya ???

  Рет қаралды 15,134

Suxufi Hussein TV

Suxufi Hussein TV

Күн бұрын

Пікірлер: 293
@IbrahimAhmed-yk5ls
@IbrahimAhmed-yk5ls 7 күн бұрын
Safiya tusmo waxan leeyahay hadii inan yar oo Ciidagale ah wax idin dhex mareen. Ha ku Gefin Umad dhan oo reer sheekh isaxaaq ah ama Somalind. Suxufi Husein runtaad u sheegtay gabadha. Legent
@aminamohamed5568
@aminamohamed5568 7 күн бұрын
Afku kuma go'o Eddo Isaaq iyo Samaroon wa dhal iyo dhasheed oo meelna ma kala tagayo Allah wixii shar wada ha inaga qabto
@FadumoQurux-y1l
@FadumoQurux-y1l 7 күн бұрын
Amiin yarabi
@slandprince7210
@slandprince7210 7 күн бұрын
Allah ha ku xafido walaal waa run Samaroon iyo Isaaq lama dhex geli karo guul Somaliland dhamaan.
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 6 күн бұрын
Samaroon iyo isaaq waa inan iyo abtigii ilaahay dhib kuma keeno umadan wada dhalatay subxaanalaa gabadhan way waalatay
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 7 күн бұрын
SUXUFI XUSEEN LEGEND RUNTA U SHEEG. WAA MASHRUUCII SOMALIA REER AWDAL IYAGAA LEH SOMALILAND
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 7 күн бұрын
Safiya Tusmo magaaladan dibada ayay kaga soo guurtay. Safiyi waa inan waana Inaadeertay. Magaaladan Boorama uma baahna in Cadow Martida soo dhex maro uma baahna. Inaadeertay waa Beenalay. Jigjiga ha ku noqoto hadaanay marti sharafle ahayn.
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 7 күн бұрын
Safiyo tusmo maxaa helay ee somaliland nayceebkeedu wuku fogaadey runti hadeey kamaarmeyso somaliland mayiskag guurto yaaab walee Alle haku sohadeeyo Walaalo
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 7 күн бұрын
ina cajuun buu qalbigu ka raacay wax kale muu heline inankii yaraa ee inan keeda leekaa Alle qalbiga hawga reebo
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 6 күн бұрын
@@TogdheerBurco-x3p cajuun haadin waso ileen guskaa idinku yar oo ileeyn siilkaa idinku badan safiya weey ka heeysataa adeer miskiinka qarafeeysabaya
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 6 күн бұрын
Adeer soomalilanta aad sheegeyso cidi uma baahna lakiin gobolka awdal idinka iskaga baxa cidi idiinkama baahna adeer samaroona maaha sida ninkan aad sixrateen waana ka maaranaa ina canbaashoo kale ayuu nooga dhigan yahay
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 6 күн бұрын
@@nadiamohammed5330 naa samaroona ma tihide ha sheegan dhilaya hay faqshta ah ee xaarood
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 7 күн бұрын
Isku dir ayay wada waa fihima quuje dii labaad tani shaydamad weeyan ilahay miyanay ka baqayn subxanallah 😮😮
@FaisaAbdi-d8u
@FaisaAbdi-d8u 7 күн бұрын
Xuseen Allah ha ku daayo Guul somaliland ❤❤❤❤❤
@mustafehussein288
@mustafehussein288 7 күн бұрын
Alle ha ku xafido Suxufi Hussein
@anabhassan8361
@anabhassan8361 7 күн бұрын
Mansha Allah . Allahe ha Ku xafido
@nimcoaadan1550
@nimcoaadan1550 7 күн бұрын
Guuul wllo ❤❤❤
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 7 күн бұрын
😂😂😂soomaaliya boorama kuma guuri karto nin aan ufureynini uma raro
@AyaanWaano
@AyaanWaano 7 күн бұрын
Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somaliland viiva somaliland viiva suxufe xuseen geeeeeeesi reer somaliland viiva somaliland
@mohamedfarah1058
@mohamedfarah1058 7 күн бұрын
Waxad tahay wadani dhab ah oo kudaysho mudan guul iyo gobanimo
@MohamedAbdilahi-u7p
@MohamedAbdilahi-u7p 7 күн бұрын
Ok hussein thanks you are right please go head about ture
@TheGansaipioFriendsShow
@TheGansaipioFriendsShow 7 күн бұрын
Gabdhaa wa dadka nacasbka somaliland dhaxa iyo lafahuu kagalay
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 7 күн бұрын
Masha allaaah tabaarakalaah fariid reerboorame somaliland ayagaa iskaleh
@samatarmahamed2612
@samatarmahamed2612 7 күн бұрын
Masha alah Houssein abdi wall dadka maan gaabka ucaqli celi nacbaka somaliland reer awodel waa aqoonta Somaliland
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 7 күн бұрын
Safiyaay Ciidan nabsigeedu Kuqabey Oo Alle Sidegdega Jawaabreeda Kusii war Aamiin Dhaha Fadlan
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 7 күн бұрын
Suxufi hussein Abdi habo salaan qaliya ❤❤
@NimcoNuura-cx5pw
@NimcoNuura-cx5pw 7 күн бұрын
Failed state of Somalia ku kicineyso dadka reer Awdal, reer somaliya waa shayaadinul insi, nolol waxaayka yaqaanaan namiimiyonimo, munaafaqad iyo xaasidnimo. Dhagartaad sameyneysaan Alle idinka idinku celi🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@BatutaMedia
@BatutaMedia 7 күн бұрын
Guul SOMALILAND Guul shacabka jecel qarankiisa difaacayna Qaranka JSL
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 7 күн бұрын
ALLAHA MAXA DHAKHA NAA BARATYE HOOYD ICTERFKADA WAASE DHIILO NAAGU WAALO UURYSOYE
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 7 күн бұрын
Halyeey qaran nolow xuseen cabdi xasan cadaalada iyo runtu wa waxay reer somaliland iyo illahay ba kugu jecelyiin
@aminaosmanawad8575
@aminaosmanawad8575 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@f.warsame1069
@f.warsame1069 7 күн бұрын
Yaa Allah jabi Cadawga Somaliland AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲💚🤍❤️💪🏾
@siradhali9291
@siradhali9291 7 күн бұрын
Sallaam Sallaam Geesi Qaran!! Somaliland is Samaroon land I’m Isaaq but I know that Samarroon is the backbone of this country. Somaliland people are Die Hard patriots who recognize and respect each other. We all need all each other!
@sabahgoth1081
@sabahgoth1081 7 күн бұрын
Guuuuul Somaliland
@ubahyusuf1064
@ubahyusuf1064 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@aasiya-t3y
@aasiya-t3y 7 күн бұрын
Gulayso mr xusen runta ilaahay baa kugu jelclansya
@siradhali9291
@siradhali9291 7 күн бұрын
Safiana wallaal waa ku jecelahay Illaahay maafiyada ha kaa soo reebo runtii reer koonfur waa maafia.
@AyaanWaano
@AyaanWaano 7 күн бұрын
Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somaliland viiva
@husseinaffey1780
@husseinaffey1780 7 күн бұрын
Suufi Hussein, you always stand with Somaliland and defend the truth. This lady wants Borame and its business to be destroyed and she is careless because she does not live there and is happy that the people of Borama turn into refugees in Ethiopia or Djibouti. The people are smarter than her and will never do what she wants.
@faisamohamoud9629
@faisamohamoud9629 7 күн бұрын
Good job mansha Allah Xuseen inaadeer guulayso
@Amina-ts1lj
@Amina-ts1lj 7 күн бұрын
Walhia wa booqor Gobanimo suxufi Husein tv 💐💐✅🙏🙏🙏wa yaab safeyo tusmo wxay isaaq ka rabto qoof isaaq intu borama yimado ma gubaya inay dadka isku diirto
@kaltunhrg-zm6wt
@kaltunhrg-zm6wt 7 күн бұрын
Mansha Allah Guul Somaliland. Hore u soco Husen
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 7 күн бұрын
eribotka boorama ayay diidanayd in labalaadhiyo gurigeeda ayay lahayd yaan loo soo dhowaanin 2sanno ka hor ayay ahayd
@mullerkay4743
@mullerkay4743 7 күн бұрын
Maansha alaah walaahi waad ku cadeeysey islaantan waalatey
@Sabuha28
@Sabuha28 7 күн бұрын
Wllkey guulayso wllo wadani dhab ah 💚🤍❤️
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 7 күн бұрын
Faqaasha Somalia 😈😰😰😰😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🏃🏽🏃🏃🏃🏃🏃🏽🏃🏃🏽🏃🏽🏃
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 7 күн бұрын
Suxufi hussein Abdi walaahi sheekadi safiya iyo cajuun waydhamaatey iyagan isjeclaadey ee isaaq waxba kama dhaxeeyan safiya waa walaashayo runti
@idrissumar9009
@idrissumar9009 7 күн бұрын
Guul iyo gobonimo Somaliland dhamaan
@FadxiyaMowliid
@FadxiyaMowliid 7 күн бұрын
Masha allah guuuuul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 xuusen cabdi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 7 күн бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Hooda36
@Hooda36 7 күн бұрын
Masha'Allaah hussen❤ Suxufi Tv Geesiqaran❤ runta kugu jecel nahay❤ sharaf iyo karaamo ku noloow geesi thank you❤ for your support Allah❤ haku xiftiyo guul iyo❤ gobanimo Soomaaliland ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 7 күн бұрын
REER SHEAKH ISXAQA WEEYE ISKA CEELYAN HABAR XUUNO NAAGUU WAALTE MAANAG BORAMA JOOGNA HABARYE HAANAGU WAALYAN QAXABADYE LAWADA NACEEYE
@OmarHakimAbdourahman
@OmarHakimAbdourahman 7 күн бұрын
Gacalow wan ku salamaya . ILAHAYE cadowgaga ha jabiyo . Guul guul suxufi Xussein . Masha Allah Guul guul SOMALILAND.
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd 7 күн бұрын
Somaliland guuuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@queeneelsheakh5304
@queeneelsheakh5304 7 күн бұрын
Muwaadin ka dhabta ah Mr Suxufi Hussain ❤❤❤
@KhadraDaahir-b9z
@KhadraDaahir-b9z 7 күн бұрын
Xuseen suxufe mashallah waxay uu waladay keeyara eeydaaguub wanala ogyahay
@amranismail9902
@amranismail9902 7 күн бұрын
Hussein Allah ha ku xafido habo run bad sheegta
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 7 күн бұрын
Suxufi xuseen geesi qaran nolow safiya turmoil camalkeedo duuduban allah hasiiyo cabdi cajuun bey uwalatey
@runahmed9988
@runahmed9988 7 күн бұрын
Somaliland guul iyo gobonimo ❤🎉❤🎉Suxufi Xuseen Guulayso Geesi Qaran
@zamzam-xl3qj
@zamzam-xl3qj 7 күн бұрын
Haa Huwan ba soo adeegsatay😂😂😂 way tuugsanaysa Huuno 😂😂 yaa Allah wa siiyay😂😂😂💪🏾💪🏾💪🏾🙏🏿🙏🏿Xusen waad u sheegtay Runta
@Muna-717
@Muna-717 4 күн бұрын
Inantu iskuma haysataba inay qofweyn tahaybq. Samaroon adliga Allaha u daayo
@califayf2707
@califayf2707 6 күн бұрын
Somalilander dhaba sxb hoore usoco. Isha. Xasiidka ILAHAY haka. Hayo
@ayaansaleeban5109
@ayaansaleeban5109 2 күн бұрын
Asc walal guul iyo gobanimo ayaan kuu rajeenayaa ishalaah waxaan kuu rajeenayaa inaad noqto maxweenii somalilaand
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 7 күн бұрын
Wa ruunta xaqiiq geesi guul inshallah ❤
@TaaroAli
@TaaroAli 7 күн бұрын
Abti xuseenow inagala hadla gabdhaa doonaysa inay fidmo ka abuurto gobolka awdal waxaasi waxay gubeen magaalada laascaanood oo aanu ognahay oo aan waxba lagu qaadanayn ayay doonaysaa inay gobolka awadal iyo dadkeeda inay iskaga hor keento sida ay fihiima quuje ay u gubtay magaalada laascaanod oo rabshad lagu abuuro anaguna intaa waanu ka digaynaa wax xumaanana looma qabo magaalada awdal oo anagaa jecel wanaageeda ee aynu wada ilaashano oo iska dhex qabano cida ka shaqaynaysa xumaantan kolba shaadhka cusub loo soo galinayo?waanad ku mahadsantahay inta aad ka shaqaynayso wanaaga gobolka iyo sida aad u fahamsantahay munaafaqada reerkan daarood ee mixnada ka wada awdal waanan kuu mahad celinayaa?guul iyo gobonimo j.somaliland.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww 7 күн бұрын
Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo ninrageed ninrageed dhalay waanu ka qabana ilahay haku xafido keep going
@alisaed8393
@alisaed8393 6 күн бұрын
Thank you Hussein waalagaa gudoomay Raaligelinta safiya tusmo waa gabadheenii waxba loomaqabo
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 6 күн бұрын
80 jirka cid qabsana weydey filinkaa xamar looga soo dhiibay waa kala socdaa colaad waxba kama taqaanide haw yeedhan cago DHIGO islaan yahay iyadaana gubtay
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww 7 күн бұрын
Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo ninrageed ninrageed dhalay buufi cayayaanka keep going
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 6 күн бұрын
WIILKANBA WAA SAMAROON AH ILAAHAY CAQLIGA CAJIIBKA AH ILAAHAY SIIYAY MAANSHALAAH ILAAHAY CAQLIGA HA KUU BARAKEEYO WAXAAD JECESHAHAY OO JANADU UGU HORAYSO MAANSHALAAH ❤❤
@ahmedabshir8268
@ahmedabshir8268 7 күн бұрын
xaqiiq baad sheegtay borama inta mamushaba wa reer borama
@CabdicigeCabdi
@CabdicigeCabdi 6 күн бұрын
Suxufi xussein TV inadeer waxad tahay geesi qaran wlhy Somaliland illaahay mar kasta haa ina siiyo guusha Amiin Amiin Amiin insha Allaah Somaliland ilove ❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedali-nu7ye
@ahmedali-nu7ye 7 күн бұрын
Ma sha Allah, Allahuma barik Aamiin yaa Rabbi Waxaad tahey Khery Islam Khery Awlaad Khery uma Somaliland Khery Mujaahid bad tahey dal kiisaba Inshallah Rabbi hakaahayo isha Cadowga iyo xasadka Jamuuriyada Barakeysan ee ahna Biladun Khery Somaliland Jazakallah khairun Walaal Mujaahid Umatuery
@CabdicigeCabdi
@CabdicigeCabdi 6 күн бұрын
Wlhi samaroon waa tolkayo madaxa Ayee Noo saranyihin wlhi suxufi xussein geesi qaran wlhi Somaliland illaahayow Noo barakee Amiin Amiin Amiin insha Allaah Somaliland il love you ❤❤❤❤❤❤❤❤
@husseinmohamoud4227
@husseinmohamoud4227 7 күн бұрын
Suxfi Hussein Tv hore usoco geesi qaran 🎉🎉🎉🎉
@slandprince7210
@slandprince7210 7 күн бұрын
Suxufi aragti dheer oo ku suntan taariikhda Somaliland.
@AyaanWaano
@AyaanWaano 7 күн бұрын
Yes waa reer somaliland reer boraam
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 7 күн бұрын
Is maansuukhintaas iyo mukurkaasi waa waxay Somalia iyo daarood waliba Ku baadhato. Yaa gubay waaheen suuqii u waynaa wax somali ku hadlay ahayde. Isla waynaa naagtan aan magaceeda qori karin ee kusoo shaac baxday somaliland iyo Isaaq social mediaha ka cay aad soo shaac baxdide
@alisaed8393
@alisaed8393 6 күн бұрын
Suxufi Hussein Abdi Hassan legend legend dhalay guulayso jiroo joog jiidhkaygii geesi qaran
@Sabuha28
@Sabuha28 7 күн бұрын
Guul Somaliland In shaa Allah💚🤍❤️
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g 7 күн бұрын
Mash Allah inadeer meherad yar yaa wax ku falaaya.wadaadu way dawakhday.
@abdihashi9863
@abdihashi9863 7 күн бұрын
Xuseen guulayso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@samiyaibrahim3683
@samiyaibrahim3683 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤was runta weeyi nagtan baalayay waata ilahay calamo haa ka ifiyo
@nimasahal8599
@nimasahal8599 7 күн бұрын
SUXUFI XUSEEN ILAAHAY NABADEENA HA NOO ILAASHO FAQASH DADKEENKEENI AYEY INOO ADEEGSANAYAN😢😢
@markcaa2942
@markcaa2942 7 күн бұрын
Waar yaa illaahay yaqaan Dawlada hoose waxagarato ma muusaa soo arkay Waar hadaba miyaa lawada waashay
@MahamedAbdillahi-f6f
@MahamedAbdillahi-f6f 7 күн бұрын
Safiya tusmo waxan ku lee yahayi samaroon iyo isaaq waa ool iyoo diirkeed suxufi hussein niin qaran somali land guul iyo gobonimo ❤❤❤❤
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 6 күн бұрын
Suxufi xuseen geesi qaran jiro joog cadow ciile ❤❤❤❤❤❤
@alisaid1214
@alisaid1214 7 күн бұрын
Suxufi
@roodacawad13
@roodacawad13 7 күн бұрын
Guuuuuuuuuul somaliland cadowgu ha jabo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedAbdilahi-s4j
@AhmedAbdilahi-s4j 7 күн бұрын
sheekadii sool ayaa la soo faray dadka qaar waxay xaqiijiyeen inay iyadu gubtay wanna dhaqan inagu cusub
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 7 күн бұрын
Samaroon iyo isaaq waa walaalo ganacsiga samaroon hargaysuu ka buuxaa waxna looma gatsto islaantu guskii ina cajuun bay u hinaastay
@saadoxasan-x8n
@saadoxasan-x8n 7 күн бұрын
guul guul dauladena somaliland💚💬❤💪
@MahamedSharif-x1o
@MahamedSharif-x1o 7 күн бұрын
Wad mahadsandahay. Quruxow ❤❤
@fathiayu3868
@fathiayu3868 7 күн бұрын
Safiya qalbigaa qoonaymay oo cajuun ayuu ka raacay markaa reerkii oo dhan ayuu stress ku ka dhex tusay jacaylow ba
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 7 күн бұрын
Horgal adaa ugu horeeya qofka la dilayo
@safiyai2843
@safiyai2843 7 күн бұрын
Suxufi Hussein Abdi hanti qaran Allah ha ku xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HassanWarsame-bk3sv
@HassanWarsame-bk3sv 7 күн бұрын
Manshaa Allah hussenoo🎉🎉🎉❤❤❤
@faisalosman9906
@faisalosman9906 7 күн бұрын
Mashaariic badan baa wareegaaya
@hananloveandcaring
@hananloveandcaring 7 күн бұрын
thank you so much for your working hard
@nasranuur6254
@nasranuur6254 7 күн бұрын
Guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c 7 күн бұрын
inanta meheradeeda cida gubtay hala baadho .maqaadiirbu u gubankaraa walaal
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 5 күн бұрын
Muujaahiida. Xuseen. Waa. Ku. Salaanay. Guulaaso. Walaalo. Waaxar. Tii. Jaabata. Waa. Soomaaliland. Khaasataan. Isaaqa. Bisiinka. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉xuseen. We. Love. You. Guulaso. Jiiroo. Jooga. Maasha. Allh
@mariamomar6462
@mariamomar6462 7 күн бұрын
Hussein Abdi Hasan Suxufi TV Somaliland VIV ❤❤❤
@basragalinle4069
@basragalinle4069 7 күн бұрын
Suxufi Hussain wa gesi qaran guul iyo gobanimo Somaliland Safia Tusmo ma waxay kala garan wayday Hagaysa iyo Borama cuqdad Isaaq bad qaybta e qoriga dabka leh kala dhex bax way xanun santahay qof tani
@mohamedsuleiman5342
@mohamedsuleiman5342 7 күн бұрын
Masha allaah suxufi xuseen
@HoodoMaxamed-u6p
@HoodoMaxamed-u6p 7 күн бұрын
Maanshalaah❤❤❤❤❤❤
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 7 күн бұрын
Xuseenow walaalo ,waxani ma been ,dadkii ilahay miyey eloobeen dadku miyaanu ilahay ka baqayn ,alahayow naga bad baadi munafiqiinta,,guuleyso geesi Xuseen,,somaliland guul iyo gobonimo
@abdourahmanisman1655
@abdourahmanisman1655 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Prof Ahmed Samatar OO Tageerya Siyaasada Madaxweyne Muuse Bixi
13:19
Suxufi Hussein TV
Рет қаралды 7 М.
Je peux le faire
00:13
Daniil le Russe
Рет қаралды 22 МЛН
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 15 AAD � DHAMMAAD
20:52
SAFIYO TUSMO OO AAN WAXBA LA HARIN | WAREYSI ''GAR NAQSI''
44:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 136 М.
Khilaaf Cusub Khaatumo iyo Puntland Dagaal kulul Waxba La'isuma reeban
27:17
Dowladu Safiya Tusmo ha ka baxdo magaalada ayay tidhi' Odaygii safiya
19:25
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 14 М.
SAFIYA TUSMO IYO NINKEEDA XABSIGA LIINTA QOSOLKII ADUUNKA DAAWO
11:42