SABABTA UU WADANI UGA MAQNAADAY SHIRKII SADEXDA XISBI WAA IN LAGA HADLAYEY DIFAACA SOMALILAND

  Рет қаралды 33,763

CIRJIIDHO TV

CIRJIIDHO TV

Күн бұрын

Пікірлер: 158
@rawdahahmed8102
@rawdahahmed8102 Ай бұрын
Salaamaad Mujaahid Cali Dulduulow ilaahay ha ku Caafiyo waanu kuu soo ducaynayaa Geesi Qaran Allow ku Xafid .
@AliadenIsmail
@AliadenIsmail Ай бұрын
Aaamiin❤
@CabdirisaaqCali-t3i
@CabdirisaaqCali-t3i Ай бұрын
Allaa yashfiik Dee caawa aad baan u yaabay oon is idhi odaygii ma garaacdaa hadana waan ka mirqaamoo waan ilaawee Alla haku caafiyee ku soco Mr Run sheegaw
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m Ай бұрын
Mujaahid Cali waanu you soo ducaynay insha Alaah ku bushaarayso inay ku ladnaanayso oo la Aqbalo bulshadaa kuu soo ducaysay waa Aqbal ducadoodu❤❤❤❤❤❤
@daffodou44
@daffodou44 Ай бұрын
Caawa aad baad u ragten mujaahid cali alle ha caafiyo aamin
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 Ай бұрын
Idoor doogon.😂😂😂😂
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan Ай бұрын
​@@fatumaahmed4718 hoyadaa usheeg
@museibrahim2796
@museibrahim2796 Ай бұрын
Allah caafimaad taam ah ha ku siiyo waa Geesi Qaran abwaan cali
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan Ай бұрын
Amiin yarabbi
@D100-x7l
@D100-x7l Ай бұрын
Abwaan Alle caafimaad haku siiyo , Aamiin
@mustafexasancalikaabanka4332
@mustafexasancalikaabanka4332 Ай бұрын
alla haku shaafiyo calow qarankii oo qofa ayaad tahay ❤❤❤❤
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 Ай бұрын
ILAAHAY ha ku Caafiyo Abwaan Cali .
@NaasirCarab
@NaasirCarab Ай бұрын
Allah hacafiyo amiin amiin yaalha
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
ILAHEYE CAFIMADA HAA KUU SIIYO CADOWGA ALLAHA JEBYO GUULE ADEER
@hussen1950
@hussen1950 Ай бұрын
Guuuuuuuuuul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn Ай бұрын
GEESI QARAN NOLOOW❤❤❤❤❤❤ALI DUL.... GUUUL SOMAILAND
@Fuadismaeil
@Fuadismaeil Ай бұрын
Allah ha ku caafiyo adeero GEESI QARAN Guul guul soomaalilan ciidanka qaranka difaaca kulmiye iyo ucud waa soomaalilan dhab guul 💚🤍❤️💪💪💪💪
@axmedtimacade4693
@axmedtimacade4693 Ай бұрын
Alle haku caafiyo mujaahid abwaan wariye cali ismaciil carab
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 Ай бұрын
Alle Swt Cafimaad Taama oo sariica ha haku siiyo Halyey Qaran Abwaan Ali Ismail Arab iyo Weriye Abdishakuur Farah ❤❤❤❤
@Asalcabdalsaciid
@Asalcabdalsaciid Ай бұрын
Allaha ku caafiyo caloow cimri dheer iyo cafimaadd baan kuurajeeyay isbataalja Manhal ayaa idhah u wanaagsan ee tag
@faisamohamoud9629
@faisamohamoud9629 Ай бұрын
Ali Allah ha ku faafiyo Inshallahaa. wayku cawryeen ishooda Allah ha kaa qabto
@abdiyusuph5822
@abdiyusuph5822 Ай бұрын
Alah hakucafiyo Caliyaw ishaasi waa ta aad kuhayso huwanta gudaha waayo maalin iyo habeenba waad ku,eegtaa marka tan midigta ubadala.ku,eegida huwanta
@ismahanabdi5646
@ismahanabdi5646 Ай бұрын
Illahaay ha ku cafiyo aamiin
@siciidaxmedhaariye235
@siciidaxmedhaariye235 Ай бұрын
ilaahay hakucaafiyo mujaahid cali somaliland guul iska ilaaliya wadani waa huwan iyo soomaali weyn
@sahrafarah6038
@sahrafarah6038 Ай бұрын
Allaha ku caafiyo Aamin
@xussenaxmed1312
@xussenaxmed1312 Ай бұрын
Ilaahay haku caafiyo mujaahaid
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Guul SSB guul ciidanka qaranka guuul soomaalilaan❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Ай бұрын
ILAAHEY HAKU CAAFIYO MUJAAHID CALI ISMAIL CARAB WAA GEESI QARAN NOOLOW NOOLOW NOOLOW INADEER GEESI ❤❤❤❤
@CabdilaahiJawaan
@CabdilaahiJawaan Ай бұрын
Alahahakucaafiyo.mujaahid.qaran
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan Ай бұрын
Allaah hakucaafiyo geesi qaran
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things Ай бұрын
Cali May Allah give you health. Your larger is here with you. Let us know what you need in sha Allah.
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 Ай бұрын
Is he your clan.you idoor people soon we shall keep you with the 🔵 somalia.one clan can't be a country.duulbantee has gone awdal state is coming.wer Somali have given how to breath 😂
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Ай бұрын
Allah ku cafiiya amiin
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
ILLAHEYE WAXAYE CADOWO KUU HA SOMALILAND NAGA QAABO YAA RAABI
@KhadarCilmi-wv9cn
@KhadarCilmi-wv9cn Ай бұрын
MUJ. ALLE HAKU CAAFIYO
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Ай бұрын
iLaahay...Ha.Ku.Caafiyo..isha..AmiiN
@aadammax9534
@aadammax9534 Ай бұрын
Cirjiidho tv waa warar salka ku fadhiya ❤
@saleebanali2905
@saleebanali2905 Ай бұрын
ILAHAY ha ku SHAAFIYO Cali Huwentana allé ha jabiyo
@omanisman5797
@omanisman5797 Ай бұрын
Allah haku caafiyo ugaas cali duulduul
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 Ай бұрын
❤❤❤❤Mujahid cali duldul aalle hakucaafiiyo gudoomiye ❤❤❤❤❤
@AliadenIsmail
@AliadenIsmail Ай бұрын
Ilahay ha ku caafiyo ali ismail carab❤
@babwaaqoibraahim19
@babwaaqoibraahim19 Ай бұрын
Ilhy hakucaafiyo adeero🤲🤲
@sssdddf8508
@sssdddf8508 Ай бұрын
Wadani guulaysamaayo
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q Ай бұрын
War haka maanaadaan basaasiinta horgalada ah
@Sirad47
@Sirad47 Ай бұрын
Xisbiga hadima taliye, xisbiga buurafuulka,xisbiga cadow kaaliye, xisbiga janno ka bood jirri urursade jinnow jaan Allow hannoo jabin..Allow hannoo jabin....Allow.hannoo. aamiin.. aamiin..aamiin.
@NemoAbdi-l5v
@NemoAbdi-l5v Ай бұрын
Insha allaah caafimad baan ku rajaynayàa❤
@FaisaAbdi-d8u
@FaisaAbdi-d8u Ай бұрын
Cali Allah ha ku caafiyo
@suldanmaxamuud2556
@suldanmaxamuud2556 Ай бұрын
Allayacaafii Cali duulduul waa cawridii huwantee
@JimcaaleCabdi-w4q
@JimcaaleCabdi-w4q Ай бұрын
Allah ayan caafimad kuu baryaynaa aamiin
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m Ай бұрын
ilaahay ha ku caafiyo mujaahid❤❤❤❤
@CabdiiJaamac
@CabdiiJaamac Ай бұрын
Halayska ilaaliyo huwanta wadani
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 Ай бұрын
Waa wadani.aweei duulbanhatee.samaaroon sooteey😂
@camosalax5599
@camosalax5599 Ай бұрын
Ilaahay haku caafiyo yaa Saciimal umma, ❤❤❤
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s Ай бұрын
Alle haku caafiyo adeer
@fardusmxamed6455
@fardusmxamed6455 Ай бұрын
Allah yashfik Ali.
@dahirabdullahi10
@dahirabdullahi10 Ай бұрын
Daafacayaasha somaliland guulaysta
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 Ай бұрын
Laalushh qaate calii
@axmedwarsame-c6o
@axmedwarsame-c6o Ай бұрын
cafimaad insha allah
@WaraabeTuur
@WaraabeTuur Ай бұрын
alle aku caafiyo cali
@mohammetziyat508
@mohammetziyat508 Ай бұрын
Cali ismacil carab Allah yashfik Ader ❤
@maxamedmaxamuud4729
@maxamedmaxamuud4729 Ай бұрын
Calow alle cafimad ha ku siyo(wajale)
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Ай бұрын
𝐰𝐚𝐚 𝐫𝐮𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐡𝐮𝐮𝐰𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s Ай бұрын
Horay inoo iibsheen oo god inoogu rideen imikana god madaw ayay inagu wadaan
@abdiwahabDahir
@abdiwahabDahir Ай бұрын
Alle ha kuu caafiyo isha abw. xabad somaaligana ha kaa badbaadiyo kaalin muhiima ayaad qaranka ugu jirtaaye
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 Ай бұрын
Allha. Caafiimaad. Allha. Ku. Siiyo. Isha. Allh. Guulaso
@Xasmas
@Xasmas Ай бұрын
نسال الله لك الشفاء العاجل DUULDUUL❤
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 Ай бұрын
Alah hakucaafiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 Ай бұрын
Asc salaamatiga abdiyo ilaahey carabka cadowga ha ka xijaabo ilaahey cadowga gudah iyo ka dibad ha jabiyo guul Somaliland ❤
@nimcoawil-gr3mk
@nimcoawil-gr3mk Ай бұрын
DUFAACA DÀLKA WADANI WUU KASOO TASHAAYA
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo Ай бұрын
Doorashada la sheegayo waa qalad mana dhici karto xiligan ee yaan wakhti l isaga lumin.
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 Ай бұрын
Waatuntaa waa film kii muuse bixii Iyo teamkisa
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m Ай бұрын
WAANU you soo ducaynay ❤❤❤❤❤❤
@AbdiHassan-ln2ed
@AbdiHassan-ln2ed Ай бұрын
caafimaad baan kuu rajaynayaa mujaahid
@Ardaagaciyaaraha33
@Ardaagaciyaaraha33 Ай бұрын
Jabuuti
@museibrahim2796
@museibrahim2796 Ай бұрын
Mohamed c/llahi waa Hogaamiyaha Huwan ta
@saiddheeredheere9072
@saiddheeredheere9072 Ай бұрын
Allehakuusahloisha insjhaa allah
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Ай бұрын
CALI RUN SHEEG NOOLOW NOOLOW ❤
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 Ай бұрын
carablid iyo ilid waa manafaqada
@faah-l2d
@faah-l2d Ай бұрын
ali ismaaciil carab waan ku salamayaa ilaahay caafiimaad ha ku siiyo laakiin kiniinkan baa xasasiyada u fiican ee soo iibso [ cetirizine dihydrochloride ]
@axmedcali-h3z
@axmedcali-h3z Ай бұрын
SIYAASIGA YIDHAAHDA CIIDANKA SOMALILAND BAA JABAY ISAGO KU DIGANAAYA WAA DEMBI CIIDANKA LAGA GALAY
@shabeel7467
@shabeel7467 Ай бұрын
Maanta doorasho maaha waa AFTI markaa cida wadanka difaacaysa haloo codeeyo hadii kale xisbiga huwanta Wadani ayaa cidla ka heli hadii la diido in la codeeyo markaa hala codeeyo.
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 Ай бұрын
Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️
@khadradahir-d2j
@khadradahir-d2j Ай бұрын
Abwaan waxaanu maqlaynaa in lagusoo maqanyahay somaalilaan oo cadawgii soowado dagalo kala nooc nooca oo badan waxaan idin kulatalinayaa inaad labaraarujiyo shacabka somaalilaan gudo iyo dibadba citisaamkii waydi yaar garoobeen ee halala socdo fiira dheer haloo yeesho
@saeedabdi3816
@saeedabdi3816 Ай бұрын
First
@shabeel7467
@shabeel7467 Ай бұрын
Heris huwan iyo Ina Hashi huwantu way u diiday in ay tacsi u diraan 2 labadii inan ee Qorulugud area lagu dilay.
@alijaamac2952
@alijaamac2952 Ай бұрын
Dabar maroodi dheh abwaan dab dawacada naga daa
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
Weriye Cali CAAFIMAAD
@AidDjamaabwaan
@AidDjamaabwaan Ай бұрын
Xildiid Caba Waad0
@farxaanfuaad4055
@farxaanfuaad4055 Ай бұрын
Huuwantii XASIDAKA WADANI O XADHIGODI GO AY O SAMAROON IYO GADABUURASI SO ERAYADEEN FARATAY WADEEN LAFAHAMAY LASO BAACASADAY ORADAKII GABIILAY KUYIMID 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 Ай бұрын
Ciro xirsi iyo xaashi waaaa fa
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 Ай бұрын
الله يشفيك
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Ай бұрын
WADANI WAA XISBI CADOW OO NECEB JIRITAANKA QARANKA SOMALILAND LOO JOOJIN MAAYO MANA JIRTO CID U BAAHAN REERKA CIILKA QABA
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug Ай бұрын
ILAAHAY HAKU NACO DABA DHILIF DABADHILIF DHALAY
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 Ай бұрын
Caliyow Kuwait maaha e waa Qatar qolada lacagta bixisa e taageerta Somalia iyo Cid kasta oo Cadawga Somaliland ah.
@osmanibrahim3470
@osmanibrahim3470 Ай бұрын
CALAW HUWANTII BAA KU CAWRIDEE MUJAAHID HAW JOOJIN
@suleimanfarahgedi
@suleimanfarahgedi Ай бұрын
Wadani magaca halaga bedelo waayo umaqalmo magaca wadanina maaha eewaa Qaran dumis magacuna waaku qasaare halayka jiro iyaga iyo huwantu way isla shaqeeyaan medei iyo meelwalba way kawada socdaan wabilaahi tawfiiq
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 Ай бұрын
Alleylee wallayaqana kulmiye waa udaamatey.finish waa mmoyaan muuse teamkisa
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s Ай бұрын
@@fatumaahmed4718nacayb muuse waxaan ahayn ma arko wadani waa magac lkn nimanka meesha jooga waa kulmiye hadana kulmiyaad diidanhy ayaad ledahy shqsibaan diidanhy dhe
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 Ай бұрын
Cumaarka wadani diifacaya buqdharkayn hala waydiiyo
@khalifrageh8260
@khalifrageh8260 Ай бұрын
Inkastoo aad naga raagtay haddana caafimaad baan kuu rajeenayaa😂
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Ай бұрын
Wadani geed qolafi kadhacday Ayuu noqoday ex mw riyaaleh ciro.waa kugafay wlhi wlina raagalin kamuu bixi wadani wli hadalkasi dee wadani shirka qaranka madaxtoooyada muxuu galiwayey tasi canbaar ayey unoqonaysaa wadani Wlee
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 Ай бұрын
Odaygan idhaha la muxuu xisbi kaogyahay
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi Ай бұрын
Hjlada Erigabo Sanaag and hjlada kalle allover googgaa.
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd Ай бұрын
Itoobiya waxaanu ka sugeynay ictiraaf laakiin TV dowlada ayaa sheegay in puntland iyo somaliland ku biirayaan
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 Ай бұрын
Kkkk putland waa somalia.adiikuna waa somalia saadule
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi Ай бұрын
Wadani stands bitting ucid.
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr Ай бұрын
CALI ALA HAKUCAFIYO HUWANTA ISHODANA HAKADUWO
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 Ай бұрын
Dalku waa balaadhanyahay dadkana waa ka badanyahay waxa wax lala yaabo ah waxa ku saliday inay isku qabsadaan Ceel biyood iyo dhul daaqsimeed .
@leylaa3666
@leylaa3666 Ай бұрын
Waa runtaa dawacada waa khiyaamo qiidhan markaa HJ beesha ay raacado ayaa guulasata
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Ай бұрын
HABARYOONIS KAALINTA KINAAL AYEY HUBKA IYO RAASHINKA KA RARAYSAA OO DAAROOD LOOGA RARAA SI HABARJECLO LOOGU LAAYO DHINACA KALE HABARYOONIS WAXAY LEEYIHIIN HABARJECLO HA NOO CODEYSO HABARJECLO MA XAWAYAANBA MISE WAA LAGA CAQLI BADAN YAHAY
Amazing remote control#devil  #lilith #funny #shorts
00:30
Devil Lilith
Рет қаралды 14 МЛН
When mom gets home, but you're in rollerblades.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 143 МЛН
سورة البقرة كاملة لطرد الشياطين من منزلك وجلب البركه باذن الله surat albaqra
3:59:36
CIRO DALKA MADAXWEYNE KAMA NOQONAYO WAATAN CADAYNTII HA DAALINA
23:37