SAHAL KASKEY | QUUSTA BARO | New Somali Music Video 2019 (Official Video)

  Рет қаралды 109,475

Tusmo Films

Tusmo Films

5 жыл бұрын

COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2018
MIDHAHA: MAXAMED ABTIYO
LAXANKA :SUGE BOQORE
MUSIC : WALI RASTA
CAMERA: MAHAD CARABOW
EDITOR:CABDIQANITUSMO
PRODUCER: ABDULLAHIKING & JAMAAL CADAWE
MANAGER: M.ABSHIR

Пікірлер: 141
@mahadofficial2789
@mahadofficial2789 5 жыл бұрын
Inti jecel _ quranka. Like. Isaar😭😭😭😭😭
@a.salaamcumar1674
@a.salaamcumar1674 5 жыл бұрын
Inta hestan umalaysa inay qusayso like ha ila dhafin bilacaleeg
@inaaxmedxasan319
@inaaxmedxasan319 5 жыл бұрын
Anigaa aaminsan ineey iga hadleyso
@maria.safarow7619
@maria.safarow7619 4 жыл бұрын
😭😭😭💔
@nafissaali439
@nafissaali439 5 жыл бұрын
Heestani waxay exactly isku music iyo laxan yihiin faysal hawase heestisa “ujeedo mar baan qaste”. Inta ila dareentay like igu qabta.
@omarabdulahi3661
@omarabdulahi3661 4 жыл бұрын
Walahi heestan mar hore hadi la alifi lahaa dadbadan waqti ben ah kama lumen aniga ka kow ahay
@MGuhaad
@MGuhaad 5 жыл бұрын
Wa marki ugu horeese comment dhibanaayo wan is celin waye bal Aan arko inta qof like iyo subscribe igu saarata moslima nima iyo somalinima
@shikilibalcad143
@shikilibalcad143 5 жыл бұрын
Codka 100% Ereyada 100% Music 100% actionka 100%
@naima5255
@naima5255 5 жыл бұрын
Nafteydaay quusta baro mar baad qaldantee kajoog 😏 waa u sheege nafta hadee wax maqleso 😭😭😭
@maria.safarow7619
@maria.safarow7619 4 жыл бұрын
Teyda xita wan u shegey lkn wax ma maqleyso
@bisharmahat3982
@bisharmahat3982 5 жыл бұрын
Heestan caadi inaga caadi maahan plz like iisaara hada igu horeysa kaskeey keep going guuleed simba waad dhaafi iyo safwaan halac
@maria.safarow7619
@maria.safarow7619 4 жыл бұрын
💔🖤🤒🤕😩🤒💘😭 ridwan axmed 2020 bisha 7 10 keda💔🖤😭😭😭 kuma ilowi doni 💔
@murtimaalshow
@murtimaalshow 5 жыл бұрын
Sahal Kaskeey Waa Fanaan Dhalin Yaraa Oo Leh Mustaqbal Faneel Waana Hobal Dhamayrtiran Sxp Way Naga Gadan Tahay Heeskan Laxan Music Iyo Waliba Cod ❤️🙏👏
@fartuunmaxamed3764
@fartuunmaxamed3764 5 жыл бұрын
Sahal Qof dhaho fanan jiro is a dhahen lkn magac jecla wilasha alle siiyo med ka mid ubaxsado I love name sahal❤❤❤💪 Best hees and music
@IslawOfficial
@IslawOfficial 4 жыл бұрын
Thank u
@youngmoha5759
@youngmoha5759 4 жыл бұрын
masha allah cod, laxan, iyo ereyo iyo music ayaa ku dhamaaday heestaan, waan u mahad celineynaa Tusmo oo looga bartay soosaarista muuqaalo heer sare ah
@princehabiib8756
@princehabiib8756 5 жыл бұрын
Heestaan wa iga gaday wlh sxbkey sahal 2019 hees kawanagsan oo kalaxan fiican maan arag wlh
@abdiyarecameey7506
@abdiyarecameey7506 5 жыл бұрын
Fanaan Mustaqbal Leh....Taageero buuxdo..!!
@rashiidhussein9793
@rashiidhussein9793 5 жыл бұрын
Sahal kaskey inta iga dambysa liketa ha ila dhaafina
@anisaabdullahi7364
@anisaabdullahi7364 4 жыл бұрын
Markad weyso qof kad jcyshahay waa xanuun badan yahay 😭😭😭😭
@aligamadid4541
@aligamadid4541 5 жыл бұрын
Sahal kaskeey xidiga toronto keep going heestaan inaba caadi maaha the one and only legend wlh fanka toronto adaa mustaqal ku leh
@maadcommunity590
@maadcommunity590 5 жыл бұрын
Masha allah bro fan aad wanaagsan baa kugu jira hore u soco abti keep going.
@lakishow143
@lakishow143 5 жыл бұрын
woooow hore u soco wllky
@Runsheeg53633
@Runsheeg53633 4 жыл бұрын
Fanaan Sahal Dugsi sare ayan isla dhammeynay, sifiican baan u salaamayaa.
@yusufjama
@yusufjama 5 жыл бұрын
Somalilaney quusta baro Marbaad qaldantee ka joog Laabtana qiirada ka daa ...... ...... Markii hore abwaan mursal shaadh buu u galiyey heesta lkn hada iyadoo qayaxan ayaanu soo saaraynaa iyo fanaan kale Waxanu ka cadhoonay midhaha abwaan mursal in qof kale lagu magacaabo
@dhoolali7869
@dhoolali7869 5 жыл бұрын
Heestan anigey I anfaceysaa waan kahelay nafteydaay quusta baro qofkii isku kaa kibriya ha ujoojin weeyan
@hanadugsiiya3681
@hanadugsiiya3681 5 жыл бұрын
Hore u socoda Tusmo films dad qaaliya
@maria.safarow7619
@maria.safarow7619 4 жыл бұрын
Nafteyday qusta baro wan u shegey hadi ey wax maqleyso😭💔
@maria.safarow7619
@maria.safarow7619 4 жыл бұрын
Nafteyday qusta baro ridwan kuma rabe labta qirada ka day😭😭😭💔
@ukhtimaxamed4530
@ukhtimaxamed4530 5 жыл бұрын
Wooooow my bro sahal axsan fanan tahy keep going
@hafzacooking1279
@hafzacooking1279 5 жыл бұрын
Nafteydaay quusta baro axsan ereyo💜💜💜
@abdirahmanmohamedhassan6904
@abdirahmanmohamedhassan6904 4 жыл бұрын
1:16 inta ila aragtay gabdha gadashisa farta taga
@yuusufnuur7899
@yuusufnuur7899 4 жыл бұрын
Masha allh my friend sxb qali
@yousra52
@yousra52 Жыл бұрын
Cida dawaneysa 2023. 1. 29 meel ad mar ku gubatey markle haka guban jaceyl wu jira lknse garo qiimaha naftada💪🏻
@shamsudinmohamed5998
@shamsudinmohamed5998 5 жыл бұрын
Woooow axsan hees bro qali sahal cade❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯❤️❤️❤️
@ista6776
@ista6776 5 жыл бұрын
"Naftaydaay Quusta Baro🌶
@ikraanabdi2173
@ikraanabdi2173 5 жыл бұрын
Mansha alah my lovely brother sahal kaskeey hore u soco❤️❤️🥰🥰
@theonlyman1405
@theonlyman1405 7 ай бұрын
Ww way iga gatantahay heestan 👍👍👍
@MoApdalla
@MoApdalla 5 жыл бұрын
Inta soomali aH like isaara
@foosqosolwanag7737
@foosqosolwanag7737 5 жыл бұрын
Well done my sweetheart my king 🤴 sahal kaskeey ❤️♥️❤️❤️😍😍😍 my love
@cashofarx7541
@cashofarx7541 5 жыл бұрын
Qosolwngsan marwadisa allah idin xafido xapipti adiga iyo duma nolosha u noolaada
@cashofarx7541
@cashofarx7541 5 жыл бұрын
Hees iyo bar yaa salaam
@foosqosolwanag7737
@foosqosolwanag7737 5 жыл бұрын
Ameen qurux mahadsanid ❤️
@filsanboqortoyo9459
@filsanboqortoyo9459 5 жыл бұрын
Duma cadawgiin ma ciil baxo
@Super2Ahmed
@Super2Ahmed 9 ай бұрын
@@cashofarx7541😅😅😅😅😅😅
@fartunmohamud1013
@fartunmohamud1013 5 жыл бұрын
Ah seetan waxayba iga turjumaysa xalada aanmanta kujiro naftayday quusta baro
@khadarmediavlogs7321
@khadarmediavlogs7321 5 жыл бұрын
Naftayday quusta baro axsan cod😘
@samiiraabdulahi2255
@samiiraabdulahi2255 4 жыл бұрын
Nice 👍 wn kahelay aniga wyna iga gadan tahy 👌🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@faisamohamed2618
@faisamohamed2618 5 жыл бұрын
Omg sahal al fanan💘
@ayancabdi4971
@ayancabdi4971 5 жыл бұрын
Am in love with his beautiful voice Mnsha allah 💕❤️
@DheemanLuula-np2ot
@DheemanLuula-np2ot 6 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊
@fisahafutwi6291
@fisahafutwi6291 5 жыл бұрын
Omg I love your voice so much and😘💋
@IslawOfficial
@IslawOfficial 4 жыл бұрын
We done
@somalistars1320
@somalistars1320 4 жыл бұрын
Wht abt him lol🤣
@qumaromar8205
@qumaromar8205 4 жыл бұрын
@@IslawOfficial s
@nimcogarbiyeofficial3349
@nimcogarbiyeofficial3349 5 жыл бұрын
Barmamijka aan qabanyo bari jimcaha ee 1call iyo 1question Halaga soo qayb galo asxpey🙌🙌
@najmamohamed2466
@najmamohamed2466 5 жыл бұрын
Masha allah my brother jir o jor
@a.shakouraidiid8609
@a.shakouraidiid8609 5 жыл бұрын
Sahal keskey waku wataa Pro
@mrelyas9709
@mrelyas9709 5 жыл бұрын
heeskan waa uu iga gadmay✋🏻✋🏻💯
@hanixajiduceysane1860
@hanixajiduceysane1860 5 жыл бұрын
Wwww axasan hees mcn ilove you sahal kaskey
@teklutesfamaryam4798
@teklutesfamaryam4798 Жыл бұрын
Wawwwww i Like this song
@sahramohamud4896
@sahramohamud4896 4 жыл бұрын
Nadteeydaaay quusta barro ... 😢
@AmiinDaroogoOfficiall
@AmiinDaroogoOfficiall 5 жыл бұрын
Wx kle ❤️
@nadiifodaahir4333
@nadiifodaahir4333 5 жыл бұрын
Nafteyday quustabaro marbaqaldante kajoo iga gadan hestan
@jakaliijakalii5465
@jakaliijakalii5465 4 жыл бұрын
Legend kaskey
@amishinaabdi5414
@amishinaabdi5414 5 жыл бұрын
Masha allah aboowe wad Shidan thy wwwww
@mahadamadaxyar2165
@mahadamadaxyar2165 2 жыл бұрын
Masha alah ader
@hamacade
@hamacade 5 жыл бұрын
My Warta Boy Sahal
@fariixaahmed5715
@fariixaahmed5715 9 ай бұрын
Maanta iheesata 😢😢😢😢😢😢
@asadhalal202
@asadhalal202 5 жыл бұрын
Adna quusta baroo midan qadarin kusiinen ha uu qiil sameynine intaad qabto inan xaqiiqdii laguu qabin qudheyda ogsonow wad kabaxsatay my walashey fartun manta
@fatmamohammed4088
@fatmamohammed4088 5 жыл бұрын
Caadi maha Kan ha lay raadiyo
@hellolive3921
@hellolive3921 5 жыл бұрын
Keep going
@llikejoofiyojawharadliil955
@llikejoofiyojawharadliil955 4 жыл бұрын
Sahal omg 😭😭😭😭😭
@iqradaud8423
@iqradaud8423 5 жыл бұрын
Caadi ma aha
@abdikarimsalad9437
@abdikarimsalad9437 5 жыл бұрын
Iskalaaji buu o cod egyahy fanànkan nice
@rahmomohammed8213
@rahmomohammed8213 4 жыл бұрын
Heestan aniga aye iga had leesa wwww
@suldaanstudio8714
@suldaanstudio8714 5 жыл бұрын
Waaw sahal kaskey
@bcjaylani1949
@bcjaylani1949 5 жыл бұрын
Wllo subscribed igucaawi
@janatsahal9851
@janatsahal9851 5 жыл бұрын
ina aderkey keep going xidiga rerka il xun kuma arkaaan iyo intii urka kaa neceb
@cashofarx7541
@cashofarx7541 5 жыл бұрын
Ma marexnba qurux mise isaaq
@suganta.dahson
@suganta.dahson 4 жыл бұрын
Waligeyba qof ma jeclaan xitaa naag ma shukaansan show sawiraanba ahay
@abdiwahidali7813
@abdiwahidali7813 4 жыл бұрын
Hhhhhhh😂😂😂
@farhiyahiraab2368
@farhiyahiraab2368 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh😂
@xafsocabdullahi2155
@xafsocabdullahi2155 3 жыл бұрын
Hada waad shukaansataa umaleenaa mise Wali maadan ilbixin lol
@shacniali7647
@shacniali7647 3 жыл бұрын
😂😂😂
@jakaliijakalii5465
@jakaliijakalii5465 4 жыл бұрын
Muqaal iyo hees jirto legend sahal
@abdikadiralli
@abdikadiralli 5 жыл бұрын
Dalac bilaashka aad cunaysid zxp Naga dadee
@hutheivabinxusni1625
@hutheivabinxusni1625 5 жыл бұрын
Very touching for those hu understand it thumb up kaka
@iqbalabdi
@iqbalabdi 5 жыл бұрын
Qoraalka adoon ka tagin Tariikha meel ku qoro ab waxa ma nin habryoonis ah ayaa sameeyay 😂😂😂😂laandheere 2 ma aha
@omarabdulahi3661
@omarabdulahi3661 4 жыл бұрын
Adaa ah miyaa qabil land intana qabyalada makenten yab
@shidoabdi551
@shidoabdi551 4 жыл бұрын
Cajiib wlhi
@hamdimocow1594
@hamdimocow1594 5 жыл бұрын
Faraxii. Ma la nacaay sorry. Fanaan cud fican tahasy huro usuco😍👌
@fartunmohamud1013
@fartunmohamud1013 5 жыл бұрын
Naftayday glqustabaro marba qaldante kajoog naftana qiirada kadaa waa hees xaladayda manta katurjumaysa
@amalsalebanaden4640
@amalsalebanaden4640 5 жыл бұрын
Shaadhka weyn ee liidliidka leh iska soo bedel marka danbe qaali
@aysarabdi868
@aysarabdi868 5 жыл бұрын
Amal Saleban Aden 🤣😂 hhhhhhh
@umuhabiib5128
@umuhabiib5128 5 жыл бұрын
kakakkak
@fadumocabdallah9333
@fadumocabdallah9333 5 жыл бұрын
Cadi maha
@bintunaada365
@bintunaada365 5 жыл бұрын
Ereyada iyo codkaga aad ayey u qurxanyihiin
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 5 жыл бұрын
Qof kaste iska so heesa yaaaahuuuu
@yasminalinour681
@yasminalinour681 5 жыл бұрын
boqorkeyga kaskay 🌹🌹🌹🌹🌹💋💋👈
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
😭😭😭😭💔
@fadumocabdallah9333
@fadumocabdallah9333 5 жыл бұрын
Waaw
@mankeyyare8667
@mankeyyare8667 4 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍
@ayanhassan4715
@ayanhassan4715 5 жыл бұрын
Axaxax yaa jcl
@ibtisam-cdyibtisam1327
@ibtisam-cdyibtisam1327 5 жыл бұрын
Qufta gadashisa damba kadeli inti ilaaragty lik dac igusii
@crahmaan123crahmaan6
@crahmaan123crahmaan6 4 жыл бұрын
Naftayday quusta baro hess macan
@maria.safarow7619
@maria.safarow7619 4 жыл бұрын
Ala jclka xanun bdna😭😭😭😭🤒😩🤕
@omarhaji7617
@omarhaji7617 5 жыл бұрын
Fanaan buuxo degan aan is qasbin talabada horay u qaad no mashquul
@abdullahiadan5644
@abdullahiadan5644 5 жыл бұрын
Jareeer waaaxid naga fadhiiso
@munamohamud2986
@munamohamud2986 4 жыл бұрын
😥😥😥😥😥🤲
@najmaladanfaysal4585
@najmaladanfaysal4585 5 жыл бұрын
Jaskagu ma fiicna soboro
@abdiwalimohamed6928
@abdiwalimohamed6928 5 жыл бұрын
Laxanka iyo musigaha waakii marwan yare cml waaye yaa ila arkay😂😂😂😂
@haalaxilwa3932
@haalaxilwa3932 5 жыл бұрын
Way isku waashen naagihii iyo nimankii yaab
@fartunabdullahi5172
@fartunabdullahi5172 5 жыл бұрын
💜🧡💚🎻🎺👍
@oscarlyrics6767
@oscarlyrics6767 5 жыл бұрын
Qalbi Ruux kale Ku maqan# Nice heesta desingkeesa top🙋 Subscribe🕊
@barkhadlebashi6511
@barkhadlebashi6511 2 жыл бұрын
Go aan iyo qoyl lahow
@NimcoGlam
@NimcoGlam 5 жыл бұрын
Asc fadlan soo booqda channel kayga DARYEELKA timaha,Makeup, skin ka wlc all 💕❤️💕❤️💕❤️ waad ka maqsuudi doontaan
@muhomedZigad1
@muhomedZigad1 5 жыл бұрын
Fadlan sabscribe idhaha. Somali maxamed
@HALYEYMEDIA
@HALYEYMEDIA 4 жыл бұрын
Heestaan maxaay 1M views wili ugaadhi la'atahay🙄🤔
@takeoffemi8259
@takeoffemi8259 3 жыл бұрын
Nafteydaay quusta baro marba qalantee ka jog 😢😢😢 Manta eey tahay 30 january 2021 Xariirka iga goay 😢😢
@kingjaceylowshortfilm3810
@kingjaceylowshortfilm3810 5 жыл бұрын
Best song but style ka soo saxa daga yaqee
@hmmhaa4312
@hmmhaa4312 5 жыл бұрын
Fankii tusbax daatay bu noqday🤨.
@shakircabdillahi2906
@shakircabdillahi2906 5 жыл бұрын
Wan jecladay hesta inta ila midka like 👇sara.
@hanzeabiib7175
@hanzeabiib7175 5 жыл бұрын
Wixii Dir ah Like Iisara ILmaadeeraYaan Wixii Daarooda abtiYaYaal Like Iisara ZeediYaYaashaY HawiYow idinkuna Is MuujiYa Mid amxaar ah aYaa TarTamaYnaa
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,4 МЛН
HASSAN GANTAAL | Heestii Qushi | 2017 OFFICIAL VIDEO By Setwad Studio
5:54
heestii wardhiigleey alfanaan sahal kaskeey
4:27
sahal kaskeey offical
Рет қаралды 7 М.
Ahmed Aarshe | Caasho Koos | Music Video 2019
6:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,2 МЛН
KHAALID | DHOOBO KU QADAY QURUXDAADA | CAWEYSKA CIIDDA HCTV
6:23
Horn Cable Tv
Рет қаралды 201 М.
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 82 МЛН
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 2,3 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 120 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,3 МЛН
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 3,9 МЛН