Xikmadaha Suqraad | Murti Dhaxalgal Ahayd 24 Qarni.

  Рет қаралды 141,152

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Пікірлер: 210
@dahabtraders1636
@dahabtraders1636 4 жыл бұрын
Gabar kasta oo jecel inay wax barato illahay waxbarashada ha u fudedeeyo Fadlan gabdho like saara
@AliAhmed-zc8em
@AliAhmed-zc8em 3 жыл бұрын
iyo wiilasha insh...
@marwaanyare8018
@marwaanyare8018 2 жыл бұрын
...
@nemomohammed4808
@nemomohammed4808 4 жыл бұрын
Markasta oo aad wax cusub aad ogaato waxad garanaysaa in aanad waxba aqoon oo aad ka madhnayd sidaa darteed ku dadaal waxii ku anfacaya dhugna u yeelo dadkii wax kugu dhaama ama soo jirreen ahaa. Waa qoddob muhiim ah. ~Socrates
@elmiroble4608
@elmiroble4608 4 жыл бұрын
👅Laba erey o u fudud carrabka,👅 🤲🏾 laba eray oo jecel Eebaha Raxmaana ah🤲🏾 ⚖, hadana miisaan weyn leh⚖. ❤سبحان الله وبحمده ❤ ❤سبحان الله العظيم ❤
@apdiaflax2253
@apdiaflax2253 4 жыл бұрын
Elmi Roble 🍂🍃
@ziisey1096
@ziisey1096 4 жыл бұрын
Masha Allah
@souleimandjama8724
@souleimandjama8724 Жыл бұрын
Misaankana kuu culuus
@ahmedqurxiye3297
@ahmedqurxiye3297 4 жыл бұрын
Maangaabnimadu waa ta ku sababta aadamuhu inuu dilo indheergaradkiisa Waa xikmad Mahadsanid sxb aden
@Ismailali012
@Ismailali012 4 жыл бұрын
Mar kasta oo aan wax ogaado waxaan ogaadaa in aanan waxba ogayn⚡🙂 Xikmad xaqiiq ah⚡
@Canadian_262
@Canadian_262 4 жыл бұрын
Legend Aadan Keep Go'ing Bro Alle Ha Ku Siyaadiyo Cilmiga Iyo Caqligaba
@hananali4790
@hananali4790 4 жыл бұрын
يُؤْتِي الْحِكْمَةَ مَن يَشَاءُ ۚ وَمَن يُؤْتَ الْحِكْمَةَ فَقَدْ أُوتِيَ خَيْرًا كَثِيرًا ۗ وَمَا يَذَّكَّرُ إِلَّا أُولُو الْأَلْبَابِ . Allha nagayelo kuwa kuwanaqata ee caqliga u saxib ah .....
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Insha allah wxn rajynayaa inaad kaso qisooto أسد الصحراء استودعك الله الذي لا تضيع ودائعه والله خير حافظ وهو أرحم الراحمين
@haniitaaxmed575
@haniitaaxmed575 4 жыл бұрын
Barayan wanka mashquulay janaalkaan wlhi cawaan daawan doonaa inta idhaafte insha allh
@abdirizkmaxamed3688
@abdirizkmaxamed3688 4 жыл бұрын
Wlloh wax badan wn ka faideystey adgh jeclaha inaa labarkagah heloh maalin walpah wn kundhageestah wlloh keep going
@hanuushqueen4688
@hanuushqueen4688 4 жыл бұрын
Mansha ALLAH aqoonta ALLAH hagugu anfaco abowe. Noo soo badi fadlan xigmadahan oo kale. Shukran
@anabbile7556
@anabbile7556 3 жыл бұрын
Caqliga,cilmiga & cimriga Allaha ku bararakeyo ustaad. Keep going ustaad.
@abdifatahibrahim5399
@abdifatahibrahim5399 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرالجزا اخي الكريم وزادك الله فهما وعلما
@SareyFarah
@SareyFarah 11 ай бұрын
Cajiib!❤ Gold voice 😊Adan sahan❤
@muraadsoomaal6221
@muraadsoomaal6221 4 жыл бұрын
Tan ogu danbaysa waxa laga yaaba dad badan in anay fahmin gabadhayda micnaheedu waa xaaskayga Aadba u mahadsantahay wll Adan rabi haku sharfo wllkayow
@abdalleaddaani6129
@abdalleaddaani6129 4 жыл бұрын
بارك الله فيك وجزاك الله خيرا أخي. الله يحفطك.
@engabdihussein6258
@engabdihussein6258 4 жыл бұрын
Thanks Adam. Waa xigmad iyo aqoon xeel-dheer, inbadan oo ka mid ihina ay diinteena ka mid tahay, ( Duluc Ahaan).
@badrimohamud8111
@badrimohamud8111 4 жыл бұрын
Mnsh allah Aleh hakuxiftiyo wll Aadan
@husseinmursal7830
@husseinmursal7830 4 жыл бұрын
masha allah mahadsanid wll Allah ha ku cizeeyo waxbadan ban ka faaiidey runtii aad ban uga helay xigmadahan ee noo soo badi Allah ha ku sharfo
@BuuxCokiye3321
@BuuxCokiye3321 4 жыл бұрын
Keep going my friend
@atomfilmsvlogs4136
@atomfilmsvlogs4136 4 жыл бұрын
Waxaan ahay youtuber somalieth oo hiiL idiinka baaHan ❤ .
@hazzanyusuf2738
@hazzanyusuf2738 4 жыл бұрын
Aadan sahan keep going
@talosametubechannel6123
@talosametubechannel6123 4 жыл бұрын
Jazakallaah akhii fil caqiida
@bintuobsiiyeabiib1005
@bintuobsiiyeabiib1005 4 жыл бұрын
Mashaa allah huuno halkaa kagahay
@aasiyaaxmed2194
@aasiyaaxmed2194 2 жыл бұрын
Masha allh Alle hanaga dhigo kuwa ay dhiriglintada anfado🍁
@suhaibizmailahmet8195
@suhaibizmailahmet8195 4 жыл бұрын
ALLE HAKU ZHARFO ADIGA IO INTA SAMAHA JECELPAH MHDSIND🙏
@hoyganolosha9209
@hoyganolosha9209 4 жыл бұрын
Sahanka xogaha iyo wllky Aadan zahan aad baan kuu Taageraa wllhi💓💓
@somalipatriot9238
@somalipatriot9238 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll wax badan ayaan ka faaiday , ee walaal bugaagta ayadoo afsomali ku turjuman ayaaan aad ugu baahneen meel laga iibsan karo oo fudud inoo sameeya , si aan garaadkeena u kordhino
@cabdiwaasiccali3879
@cabdiwaasiccali3879 4 жыл бұрын
Mahadsanid macalin Aadam. Aadamow waxa jiray kow iyo toban(11) ciyaal ah oo agoon ah, oo waliba hayn yar ama danyar ah, inanka ugu wayn ayaa shaqeya oo ciyalka inta kala waxtara lakin marka uu isagu soo dhargo ayuun buu inta kasoo hadha ukeena ciyakoda. Kadib inanti ku xigtay ayaa ku tidhi: "war aan waxa aad inoo hesho aan wada wadagnee inoo keen reerka intan naguma filnee ". Marka Aadamow inta aad buug nala wadagtay way yartahay ee ha noqon ninka intuu soo dharko inta yar ciyalkoda u keena maclumadkan aad noo so galinayso naguma filnee aan ku daaqno beerta macan ee aad daqayside nala wadag wixii buug ah. Inta aan dawaday maclumadkaga way yartay inta aad buug nogu dhexshegtay buuga aad sheegtana markaba baadigoobnaa. Mahadsanid macallin.
@zekeriaabdi5133
@zekeriaabdi5133 4 жыл бұрын
Adan wllo xikmadaha aaad noosoo gudbiso sida anfaca la cuno ayaan u quudanaa Allah yacisak
@XuseenMaxamad-m6x
@XuseenMaxamad-m6x Жыл бұрын
😢m❤ Mashaa Allah halyeeyiga cumar nolol farxad le ku nolow
@abassiadofficial1093
@abassiadofficial1093 4 жыл бұрын
Mashallah mon frère
@updirzakbazhir1280
@updirzakbazhir1280 4 жыл бұрын
Mn cHa allh Adam kHadarr🙏🙏❤
@jamiilaquruxwanaag128
@jamiilaquruxwanaag128 4 жыл бұрын
Rabi ajar iyo xasanaad haka siiyo
@cumarm.s.n.1990
@cumarm.s.n.1990 4 жыл бұрын
Sxp never give up
@sacadmowlid4045
@sacadmowlid4045 4 жыл бұрын
Alle cilmiga hakuu bladhiyo....badanaa wxa laga faa'idayo
@himiloproduction6046
@himiloproduction6046 4 жыл бұрын
Mahadsanid sxb aadan sahan
@axmedzakirmohamoud6703
@axmedzakirmohamoud6703 4 жыл бұрын
Sahanka xoogaha🖐😍😍
@SAACIDMEDIABGOOB
@SAACIDMEDIABGOOB 4 жыл бұрын
Hadi ay dhalinta gobalada waqoyi ahan lahayen AADAN oo kle waxa hubal ah in ay isdedel dhan walba heli lahyn
@fahadilkacase1559
@fahadilkacase1559 4 жыл бұрын
Firsr veiw 🙏🙏
@kaambulsaqiir3383
@kaambulsaqiir3383 4 жыл бұрын
Masha allah hore usoco
@kfk_27
@kfk_27 4 жыл бұрын
12:41 waa runtiisa xaga Aqoonyahanku waa inuu ula hdla jaahilka sida uu dhakhtarku bukankiisa ula hdlo😇
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 4 жыл бұрын
mahadsanid wll adam alle ha ku sharfo
@abdallahogle8238
@abdallahogle8238 4 жыл бұрын
ustaad ilaahay hakaa abaal mariyo sida hufan ee aad noogu soo gudbisay
@saidaabdirashid5939
@saidaabdirashid5939 4 жыл бұрын
Maashalaah tabaarakalaah wlle aadbaa umahadsanthy
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 4 жыл бұрын
Cajiib xukmado Aad u wada xeel dheer ayuu lahaa SOCRATES
@sadaq-zadka1
@sadaq-zadka1 Жыл бұрын
xikmadahan aad sxb nooso gudbisay kuwo ka mid ah waxa aan ku daraya buug aan diyaarinayo kolay buugaasna waan kugu xusi wxa aan rabnaa in aan aragno dadkeeno wada indheer garad ah
@SAACIDMEDIABGOOB
@SAACIDMEDIABGOOB 4 жыл бұрын
SAHANKA XOGAHA❤
@bidhaanshe6004
@bidhaanshe6004 4 жыл бұрын
Waa xigmado waxtar leh guuleyso aqoonyahan philosoph
@mohammeddahir3407
@mohammeddahir3407 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll aadan
@mohamedhassan5590
@mohamedhassan5590 4 жыл бұрын
Hore u soco wlloh Adem Sahan
@abdisamedgeddi7627
@abdisamedgeddi7627 2 жыл бұрын
7:04 wa xaqiiq odhaahdasi
@nuur-crisaaqabshir2841
@nuur-crisaaqabshir2841 3 жыл бұрын
Adan wll hal haku xifdiyo
@kaambulsaqiir3383
@kaambulsaqiir3383 4 жыл бұрын
Aadan khadar cali aadan sahan
@ahmedofficial637
@ahmedofficial637 4 жыл бұрын
Qofkii kowad aadan sahan guuleyso
@xamsemaxamedxuseen3015
@xamsemaxamedxuseen3015 3 жыл бұрын
Moving forward Adam
@Reviewsong1325
@Reviewsong1325 4 жыл бұрын
Aadan sahan zxp wn ku salaamy
@saidnachi3066
@saidnachi3066 4 жыл бұрын
Wllky AADAN SAHAN hore u soco wll alle hakugu garab galee🎀🎈🎉🎊💝
@yoonisharveofficial3834
@yoonisharveofficial3834 4 жыл бұрын
Masha allh wllo alle haku sharfo
@faysalmohamed5002
@faysalmohamed5002 4 жыл бұрын
Thnks parafsoore runti wax bdn ayaa ka faaidey
@nawaalomar9163
@nawaalomar9163 4 жыл бұрын
أعزك الله يا أخي
@zakariazulthan2276
@zakariazulthan2276 4 жыл бұрын
Go forward ♥️
@jookarkamadow9006
@jookarkamadow9006 4 жыл бұрын
Walalow.awoowe yaasheen .maysan xigmad noooga tagin afmaal.waa kuwii ahaaye.mise .murtidoodii wxay ku ekeyd.bowdyo naageed iyo neef geela.waan yaaabanahay.
@wrzmefrah5067
@wrzmefrah5067 4 жыл бұрын
Aad ayaynu u nasiib xunahay hadaynu nahay somali Awowayasheen kaliya waxay noga tageen Qabyalad dawlad burbursan federalism Rer reer loo kala baxo Kaliya waxay ka fikiren wakhtiga ay iyagu joogeen kamay fikirin wakhtigeena 😞😞
@hamzebinujah8660
@hamzebinujah8660 4 жыл бұрын
way nooga tadeen xigmado iyo Tosaalooyin NooL se waxa dhacaday in aan wali aynaan helin cid inoo soo gudbisa Taariikhdooda oo waad aragtaa maalin waliba reer Europe ayaan tariikhdoda baranaa
@mkudah6194
@mkudah6194 4 жыл бұрын
Qofkii ugu horeyey edawada
@firstthing9853
@firstthing9853 4 жыл бұрын
Adaan sahan faylasuufyadaa noo soo baadi
@AXMEDRichaman
@AXMEDRichaman 8 ай бұрын
AlkAh AkBer
@dualterm
@dualterm 3 жыл бұрын
والله ما سمعتها جملة الا إستفت (شيء عطيك)
@axmedzakirmohamoud6703
@axmedzakirmohamoud6703 4 жыл бұрын
Šahañka xooĢaha🖐😍
@capthansuldanabdi7098
@capthansuldanabdi7098 4 жыл бұрын
Geep goinG when you gives more motivation inyour brothers you get more achievement 👍
@amiinabdirahman8602
@amiinabdirahman8602 4 жыл бұрын
Wll Alle caqliga & cilmiga hakuu barakeeyo #Buugtii aad turjumayseen wali maydaan soo saarin miyaa wll
@hasanahmed5781
@hasanahmed5781 4 жыл бұрын
KZbinrada adaa ugu fiican zxp
@xaajiabdi2719
@xaajiabdi2719 Жыл бұрын
Maasha allaah wll
@Muwaxid10
@Muwaxid10 4 жыл бұрын
Ustaadow Xigamadaha Inaad noo Qorto ayay Aheed
@kamaldiinyusuf6228
@kamaldiinyusuf6228 4 жыл бұрын
Mashallah mahadsanid wllo
@amiindayib8153
@amiindayib8153 4 жыл бұрын
Baranaamijdaam oo kale soo badi wllo
@fatushbbe689
@fatushbbe689 4 жыл бұрын
Txn our teacher 😢
@Sekeriye-g5z
@Sekeriye-g5z 4 ай бұрын
Nin wax barty
@rahma_h2y
@rahma_h2y 3 жыл бұрын
:كلما عرفت عرفت انني لا اعرف 0:24
@SMH-2DANGERS
@SMH-2DANGERS 4 жыл бұрын
my best
@abdiizmail2647
@abdiizmail2647 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@mamomaryanali334
@mamomaryanali334 4 жыл бұрын
Mahadsanid.macalin
@abdallahussein6149
@abdallahussein6149 4 жыл бұрын
Mashalah xogaha noolow sxb
@sahaltech7510
@sahaltech7510 4 жыл бұрын
M.lh sxb mahadsanid
@caydaruuzaxmed482
@caydaruuzaxmed482 2 жыл бұрын
Walhi waa xigmad fiican
@cabdifataxduule1631
@cabdifataxduule1631 4 жыл бұрын
Keep going proH waxbadan ka faidnay
@moharuun635
@moharuun635 4 жыл бұрын
Keeep going bro aaadan s
@hhsjshhkgkh9899
@hhsjshhkgkh9899 4 жыл бұрын
Shkrn zxp aadan
@ismabio9390
@ismabio9390 4 жыл бұрын
*Wxn jeclaan lahaa xikmadaha inad nosobadiso wayo waa tusaale nololeed aad u fiican!!!!!!*
@nimomohet5537
@nimomohet5537 4 жыл бұрын
ilaahay caqliga kaama qaado nolol inbdn wll qli
@fahadmuhudiin6790
@fahadmuhudiin6790 Жыл бұрын
Thanks
@ikhlaassuldanabdallah3475
@ikhlaassuldanabdallah3475 4 жыл бұрын
M.a tabarak wlkn Adam khadr Cali waxa fcnal lahyd dadko dhan inay ado kle.ahadan sidadan wax uradiyan o ubaran
@deikhassan8518
@deikhassan8518 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 4 жыл бұрын
Markasta oon wax ogaado waxaan ogaadaa in aanan waxba ogayn
@CabdiDakhare
@CabdiDakhare Жыл бұрын
SOO.BADI.PLZ❤
@curiosabouttech
@curiosabouttech 4 жыл бұрын
Waad mahadsantahay sxb
@anaaniyarashiid8510
@anaaniyarashiid8510 4 жыл бұрын
Mansha allah
@cabdishakuurcalidaahiryuus5056
@cabdishakuurcalidaahiryuus5056 4 жыл бұрын
DHOWR BAA I TAABTAY WALIBA SI GAAR AH MAHAD SANID WALAL AADAM SAHAN
@abdisataar9819
@abdisataar9819 4 жыл бұрын
Waxaan jeclan lahen in aad xikmadaha qoraal ahan aad nogo so godbiso mahadsanid
@cismaanzhaka7429
@cismaanzhaka7429 4 жыл бұрын
Thankz Legend
@apdirasakmahamud7801
@apdirasakmahamud7801 4 жыл бұрын
Keeping pro going
Xikmadaha Joker | odhaaho Waayahan Sawiraya.
12:45
Sahanka
Рет қаралды 242 М.
Xikmadaha Dostoevsky | Murtiyo maangal ah.
13:53
Sahanka
Рет қаралды 139 М.
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
Abraham Lincoln | Xoreeyihii Addoomuhu Ma Muslim Ayuu Ahaa?
17:07
maah maahyo iyo murti sheeko@XULKAXIKMADAHA
58:59
XIKMADAHA
Рет қаралды 17 М.
Napoleon Bonaparte | Kalitaliskii Faransiiska.
19:41
Sahanka
Рет қаралды 86 М.
Kaftanka Robert Mugabe | Hadallo Qosol Leh.
11:19
Sahanka
Рет қаралды 622 М.
034 | 20 fekradood oo ay tahay in aad degdeg wax uga beddesho.
1:24:04
Sahan Podcast
Рет қаралды 155 М.
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН