Asc Aadan, Mawduucyadan shiicada ka hadlaaya inaad noo soo badiso ayaan codsanynaa walaal Waxyaabo badan baanu ka ogaanay oo aanunu markii hore ogaynba ama aanu aaminay sida seeftaas Ay seefta Ali Ku sheegan. Jasaakallah walaalo.
@axmedcumar8907 Жыл бұрын
Wall qofna hatuugin ee baar badanaaba culimada wey kahadleen xaqiiqada shiicada ee isku day in aad raadiso
@craxmaanjaamac4816 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@AdnaMohamud Жыл бұрын
@@axmedcumar8907 mahadsanid walaal waan baadhaya insha allah
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
Thank you so much ustaad👏
@Mohan_Abdullahi Жыл бұрын
Dilaagi cumar mrkaa dhahyso waxa loo maleenayaa inu cumar dilaa ahaa mrka waxa roon ina dhahdo ninkii dilay cumar
Waxa aad u muhiima in aad soo badiso video noocan oo kale ah ee xaqiiqada soo bandhigaya dadkan somaliyeed ee khurafaadka iska aaminsan .dadkan iska jecel iraan ee yasaya saudi arabia
@iskahubi3264 Жыл бұрын
Adigan sidan u hadlaya haddii ay waalidiin shiico ah ku dhali lahaayeen oo ay shiicada kugu barbaarin lahaayeen waxaad ahaan laheyd shiico deegaan iyo wax aad ikhtiyaar u laheyn oo lagugu soo barbaariyey ayaad iska daba socotaa adiga iyo shiicada ama hinduuga diintooda lagu barbaariyey wax aad ku kala duwan tihiin ma jiraan waxaad aamintay wixii lagugu barbaariyey adigoon is waydiinin waxaasna waa dadka diimaha haysta badankooda waa barbaarin iyo dameeri dhaan raacday
@wiilwaalwiilwaal1926 Жыл бұрын
@@iskahubi3264 hadalkaada mulxidnimo laga garanaaya ee is cadee
@iskahubi3264 Жыл бұрын
@@wiilwaalwiilwaal1926 so what? Dabadeedna? Sxb Shiico iyo Sunni isku mid ayey ii yihiin macla hinduuga ku dar iyo qof kastoo diin haysta waa uun dad mala-awaal aaminsan
@wiilwaalwiilwaal1926 Жыл бұрын
@@iskahubi3264 oky marka sida aan dareemayo waxa tahy diin laawe misa mulxid ?cajiib walhi aqligaada maku siin waaayay in uu allaah jiro
@iskahubi3264 Жыл бұрын
@@wiilwaalwiilwaal1926 Sxb Ilaahey ma garanayo
@fadxiyacalishide6135 Жыл бұрын
Mahadsanid , hadda ayaan fahmay sababta Sacuudigu markay Iran noqoto uu Gaalada ka soo dhawaysto
@abdelkareem1 Жыл бұрын
Qisada cabdillahi ibn saba' iyo dilkii xusayn ee karbalaa Inaad mawduucyo kasoo diyaariso waa muhiim iyo aargoosiga shiicada ee dhiigii xuseen ee ilaa hada ay muslimiinta ku laayaa.
@hamsaibro6454 Жыл бұрын
Somalida iran iyo shiicada amaanta ha daawadaan video gan . Shiicadu waa cadaw ee iran ha jeclaysan
@iskahubi3264 Жыл бұрын
Adigan sidan u hadlaya haddii ay waalidiin shiico ah ku dhali lahaayeen oo ay shiicada kugu barbaarin lahaayeen waxaad ahaan laheyd shiico deegaan iyo wax aad ikhtiyaar u laheyn oo lagugu soo barbaariyey ayaad iska daba socotaa adiga iyo shiicada ama hinduuga diintooda lagu barbaariyey wax aad ku kala duwan tihiin ma jiraan waxaad aamintay wixii lagugu barbaariyey adigoon is waydiinin waxaasna waa dadka diimaha haysta badankooda waa barbaarin iyo dameeri dhaan raacday
@Maryamackariim Жыл бұрын
@@iskahubi3264su'aal baan ku wadiinayaa ee diyaar ma tahay
@maxamedaxmedcali422ericten2 Жыл бұрын
Video yadaada codkoodu uu naaqusanyahay ee codka kor uqaad wll
@cabdirizaaqaxmed9701 Жыл бұрын
Wcs
@abdilaahihasan1624 Жыл бұрын
Aqoon yahanka kaliya e bulshada somalida la wadaaga shriqoolada cadawga iyo caqiidooyinka kuwa halaabay.
@abdirahmanmohamed4450 Жыл бұрын
Waxaad ka soo hadashaa selimkii 1aad iyo shiicada wixii kala qabsaday
@abdelkareem1 Жыл бұрын
Dhulka somaalida aadbuu halis ugu yahay inay ka bilaabmaan jabhado shiico ahi waayo waddankeenna waxa aad ugu badan suufiyada oo u diyaarsan inay aqbali karaan mad-habka shiicada dabcan suufiyada iyo shiicaduna wax aad uyar uunbay ku kala duwanyiin.
@iskahubi3264 Жыл бұрын
Adigan sidan u hadlaya haddii ay waalidiin shiico ah ku dhali lahaayeen oo ay shiicada kugu barbaarin lahaayeen waxaad ahaan laheyd shiico deegaan iyo wax aad ikhtiyaar u laheyn oo lagugu soo barbaariyey ayaad iska daba socotaa adiga iyo shiicada ama hinduuga diintooda lagu barbaariyey wax aad ku kala duwan tihiin ma jiraan waxaad aamintay wixii lagugu barbaariyey adigoon is waydiinin waxaasna waa dadka diimaha haysta badankooda waa barbaarin iyo dameeri dhaan raacday
@alsiisiabdi441 Жыл бұрын
N N K H❤❤❤❤❤
@rahiidrahka8862 Жыл бұрын
Shiicada waxan moodi jiray dad dhow lakiin waa ka talaabay xuduudkii alla dhigay iyo rasuulkiisu
@hibocadar5342 Жыл бұрын
Oo arrintu sefba way ka waynayd😮 الله bay mahad usugnate dadkaasi buka inaga badqabsiiye alhamdulillaah
@iskahubi3264 Жыл бұрын
Adigan sidan u hadlaya haddii ay waalidiin shiico ah ku dhali lahaayeen oo ay shiicada kugu barbaarin lahaayeen waxaad ahaan laheyd shiico deegaan iyo wax aad ikhtiyaar u laheyn oo lagugu soo barbaariyey ayaad iska daba socotaa adiga iyo shiicada ama hinduuga diintooda lagu barbaariyey wax aad ku kala duwan tihiin ma jiraan waxaad aamintay wixii lagugu barbaariyey adigoon is waydiinin waxaasna waa dadka diimaha haysta badankooda waa barbaarin iyo dameeri dhaan raacday
@hibocadar5342 Жыл бұрын
@@iskahubi3264 dabcan hadey waalidkey shiico an Hindu ahan lahayeen anna wan noqonaya lkn diintaydu Diimaha kale waxey uga duwan tahay ba ah waxay idaheysa miyadan fikirayn oo wax gorfayneynin shicaduna taariikhda siday uga beensheegeen wan aragnaa wll
@hibocadar5342 Жыл бұрын
@@iskahubi3264 diinta Islaamka waa diintada kaliya ee wadada Allah loo maro
@iskahubi3264 Жыл бұрын
@@hibocadar5342 u maleyn maayo in diimaha ay caqli ku dhisan yihiin qofka hinduuga ee lo’da barakaysanaya adiga waad la yaabaysaa isagana marka aad xajarul aswadka dhunkanayso wuu kula yaabaa qof kasta oo diin haysto diintiisa kaliya ayuu u maleeyaa inay caqli ku dhisan tahay oo diimaha kale khuraafaad yihiin Anigana kuli waan la yaabanahay khuraafaad ay dadka sameysteen ayaan u aqaanaa diimaha oo dhan, Ilaahey inuu jiro iyo in kalena garan maayo kolay noloshayda waxaan u noolahay nolol ilaah la’aan oo Ilaahey garan maayo
@hibocadar5342 Жыл бұрын
@@iskahubi3264 hajarul aswad waxa loo dhunkana in nabiga sameeye sida kacbana la ma caabudo ee meesha ama goobtaa ayaa barakaysan Ilaahay baa barakeeyene ta kale wllo Ilaah hadadna caabudin waa maxay hadafkaagu masidii xoolaha bad cuni o cabi mise naftaada u nooshahay OO Ada is caabuda Ilaah hadanu jirinna inte katimide mise wax baa wax naqdaad Iledahe ? Inan ogaado xiiso bay igu haysa
Adigan sidan u hadlaya haddii ay waalidiin shiico ah ku dhali lahaayeen oo ay shiicada kugu barbaarin lahaayeen waxaad ahaan laheyd shiico deegaan iyo wax aad ikhtiyaar u laheyn oo lagugu soo barbaariyey ayaad iska daba socotaa adiga iyo shiicada ama hinduuga diintooda lagu barbaariyey wax aad ku kala duwan tihiin ma jiraan waxaad aamintay wixii lagugu barbaariyey adigoon is waydiinin waxaasna waa dadka diimaha haysta badankooda waa barbaarin iyo dameeri dhaan raacday
@wiilwaalwiilwaal1926 Жыл бұрын
@@iskahubi3264 ma waxaa tahy shiico
@iskahubi3264 Жыл бұрын
@@wiilwaalwiilwaal1926 labadaba ma ahi way ii siman yihiin waxaan ahay Diin laawe ilaah laawe ah
@Maryamackariim Жыл бұрын
@@wiilwaalwiilwaal1926yaa ku abuuray ka jawaab
@muwahibsheikh6998 Жыл бұрын
Yada oo uu cumar ka mamnucay qof aan diin aan islaamka ahayn haysta in uu joogo wakhtigas ayuu asxabigi haystay cumar ka codsaday oo uu dhahay waa nin yaqana sida seefaha ,leebabka ,toorida iyo wixi la mida sida loo sameye hayla joogo oo inaguna aan ka faaidaysano mdama uu xirfad lee yahay
@mustafemohamud2057 Жыл бұрын
Mesha ma waxa ku asan cumar mise kii dilay bal ifahansiii will
@cabdiphataaxdiirane Жыл бұрын
Abu lu'lu' ayaa ku aasan, Cumar bin Khadaab Madiina ayuu ku aasanyahay
@ismailhassan887 Жыл бұрын
Ka so hadal mahdiga iyo dajjal
@sihamyusuf6291 Жыл бұрын
Caqli laawayaal iga dheh 😂😂😂
@MAXAMEDIBNCUMAR Жыл бұрын
Kuwa Leh Yaa baqtigiisa keenay iiraan laga yaaba ineysanba meesha ku jirin baqtigiisa oo ay dadka u sheegaan been Maadama ay badalen qisadiisa oo idil weyna ka suurtowda in qabrigiisa ka been sheegaan
Adaaba qaldan markaad shiicada muslimiin ku sheegtay
@salahibrahim5417 Жыл бұрын
Ma ninki iku yeedhay somali ano karab socda nabika janada suradu sad salah Ibrahim al mahdi
@viozone Жыл бұрын
Plz stop arabic philosophy.. no more arabic philosophy.. iraan waxay ahaan jirat boqortooyo aad u wayn oo majuusiyada ah waxan ka dumiyay Cumar bin khadaab oo faa finaya afkaar carbeed oo lid ku ah bad baada dunida .. iraaniynta way ka ta qaluusay baahlkii acarbeed.. nin kii dilay ilaamant waa la suxaa oo halyey buu ahaa..
@CaynansheMuse Жыл бұрын
adi Shakhsi aha maxaa tahay shico mise suni
@sayidiin5829 Жыл бұрын
Akh. Marka hore carab lagama hadlayo ee dintanada suban iyo halyeyganagii aya laga hadlayaa muslimintuna waa جسد واحد sida hal jidh ookle . Shiici xun adoo ah ayaad af sonali dadkisu %100 percent muslim yihiin Wax ku qoraysaa ..AkH 🤧
@viozone Жыл бұрын
@@sayidiin5829 diinta aad haysato baa suuban ee mida dadka kale ma suuban waa afkaar qaldan oo ay aaminsan yahiin qolyaha caqligooda la miiray ee carabta caabuda ee aan lahayn wax xadaarad ah sidaado oo kale..
@isramohamed5285 Жыл бұрын
Shiicadu waa dad aad u liitaan Meesha ay galaan Way Qurmiyaan Alle iyo Rasuul Mayaqaanaan Wax Aduunka Katirtira Allaha Ukeeno Shartooda Halaga Nastee
@Shaydanwase Жыл бұрын
Shiicadu carab iyo iraniyiin waxay ahadanba Cumar way necebyihiin oo waxa ay aminsanyihin inuu Cumar dilay gabadhii nabiga ee wax Hubso