Denzel Washington | Aktarka ugu weyn abid | xikmado dhaxalgal ah.

  Рет қаралды 31,944

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Dhammaan buugteenna Website-kan ka dalbo:
www.aadansahan.com
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
KZbin: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page:
www.facebook.c...
X (Twitter): Aa...
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.c...
TikTok: www.tiktok.com...
Sahanka Tiktok:
www.tiktok.com...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
9- Hadhkii Madoobaa.
10- Dhagrtii Weyneyd.
11- Qiraallada Mucaashaqiinta.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- الإسلام بين الشرق والغرب
4- بروتوكولات حكماء الصهيون
5- الشيطان يحكم
6- إسرائيل البداية والنهاية

Пікірлер: 151
@AdoonAlle-w4g
@AdoonAlle-w4g 2 ай бұрын
wlhi wajigaaga markaan arkay waan farxay😊 maal mahan ayaad barnaamij yadii horee bilaa wajiga ahaa soo celisay
@Isco.01
@Isco.01 2 ай бұрын
Kaygana waad kufarxi lahayd malaha hadaad aragto😂
@YouTubeplayer.123
@YouTubeplayer.123 Ай бұрын
😂😂​@@Isco.01
@Faaruuk33
@Faaruuk33 2 ай бұрын
Waa xikmado cajiib ah m.a Jazakallah
@RidwaanIbrahinapdi
@RidwaanIbrahinapdi 2 ай бұрын
Ninka kaliyee dhan walba iiga aqoon bdn gacan baan kuu taagay 😮
@AbdirahmanMulac
@AbdirahmanMulac 2 ай бұрын
Somali ahaan waxaynu ka aamminsannay filimada malaa yacni iyo iska faakihaysi lkn qaar badan oo kamida Aqoon iyo taariikho cajiiba ayaa ku duugan Mahadsanid Aqoonyahan Aadan khadar.
@QadarCade-x9w
@QadarCade-x9w Ай бұрын
Diinta kirishtanku waa mid baadil ah, walligeedna baadil ayay ahaanaysaa, xitaa hadii aakhiru sabaanka aan hal dhinac ka dagaalami doono, hadii ay imaadeen wax yaalo ka daran kirishtanka oo ah qaniisnimo iyo ilxaad oo ah in Alle la inkiro taasi kama dhigna in kirishtanka aan isku soo dhawaanayno oo ay sax noqonayso. Inaan sas ka qabno kirishtanka iyo diinkasta oo islaam ahayn waa xaq waana arin fiican
@c-series777
@c-series777 2 ай бұрын
[Dreams without goals it's just a dream ] I like that one from Denzel
@ltagroupofbusiness
@ltagroupofbusiness 2 ай бұрын
Waa greatest realistic ninkaasi all the time waa nin waxa uu rumaysanyahay waa nin ku dhaqma sido kale waxaan ku xasuusta sida uu waalidkii u ixtiramo una iaaliyo personal boundaries
@istahiladen4556
@istahiladen4556 2 ай бұрын
Subax walba waxan dhageysa ninka hadalo dheerigelina oo uu yidhi si aan maalinteyda ugu bilowdo ❤
@XhuseinMoha
@XhuseinMoha 22 күн бұрын
Haa hadii ilahay wax bixiyo aaminsantahay o wixii qeyrnoo.ah inuu nasiinayo wixii qeer noo eheen inuu nasiineen sida si lamid ah ilahay aduunka siduu umaamulay ma ahan micno daro sidaa si lamid ah ilahay iyo adoomadiisa in lagu dhexjiro ladhaho waxan inay helaan marabno adigoo leh ilahay ayaa bixiyo asigana og waxa maqan e dhicidoono. Kuwa udhaxeeyo ilahay iyo adoomadiisa e leh shacabkaan waxaas inay helaan marabo waa qalad ween sababtoo ah kun sano hadee jiraan si kasto u xoogeestaan markasto ilahay ayaa xoog badan hadii qofka ama dadka Aaminsanyihiin in markasto ilahay xoog badan yahay ilahayna bixiyo wixii dadka weydiistaan in umadaha iyo ilahay loodhaxeeyo ayadoo ladhahayo waxaan inay helaan marabno tusaale dowlad xoog badan dhaqaalo Amni horumar waxaa inay gaaraan marabo waxaa lanoqonayaa wixii.suufi lagu eedeynayay e aheed ilahay Toos uma caabudaan wadaad dhintay ayaa dawa socotaan Tuugtaan sida sarteed marka qofka ama dadka udhaxeeyo ilahay iyo adoomadiisa waa dad shirki maaladhihi jiray kusugan. Intuu ilahay mideeyay e xag ilahay ka mideysan isku diin isku dhaqan isku luuqad isku jinsi ah in lamideeyo inta ilahay kaladirayna lakala.ilaaliyo lana kaladiro sababtoo ayagana isma rabaan sheydaan ayaa isku haayo iyo mid waxo sameynayo noqonayso ilahay maamulkisa kuma qanacsani e anigaa wax maamulayo wixii isku mid qaar waa lakala.geynaa wixii isku mid ehen qaar waa laysku keena hada somalida iyo dalalka deriska wax iskuma ahan hadane waxaa ladhahaa dhul ayeey naga heestaan iyo dad. Waa dad ilahay dadoo mideeyay kalageynayo ilahay dad o.mideen isku keenayo waxay guulo caalami ugaari layihiin waxa waaye inay maamulka ilahay difaacin ama ayaga o caqligooda aduunka kujogo caqligooda ku filnaaday o u baahan caqli kale midaa.ayaa.sababi karto inay dareemin ama u fiirsan maamulka ilahay ileen waa dad caqligooda deeqay ku filnaaday. Muhiimada ayaa ah in maamulka ilahay ladifaaco waxa dhici.doono asigaa og inta mideeysan lamideeyo inta ilahay kaladiray lakala.diro lanakala ilaaliyo...
@sheeko-xariir
@sheeko-xariir 2 ай бұрын
Waan ku salaamay Aadan Jilaa isticmaal Aktar maya
@mariashamzi
@mariashamzi 2 ай бұрын
Aadan waad noosoo laaɓatay Thanks ❤
@AbdifatahBishar-df1rd
@AbdifatahBishar-df1rd 2 ай бұрын
Ustad sida ad'ham sharqawi iyo maxmuud darwiish oo kale xikmadahooda oo kale maad noogu soo diyaarisid
@nimcoabdikariin
@nimcoabdikariin 2 ай бұрын
Aadan khadar cali roble ❤💯
@amiiraosman-j8z
@amiiraosman-j8z 2 ай бұрын
Mahadsanid ustad❤
@AyaanleCabdi-nt4dy
@AyaanleCabdi-nt4dy 2 ай бұрын
Walaahi ninkaas aad jeedo waan arkay inbadan, waa nin aan u qiray . Waad dhigtay xaggeeda
@AyuzhAisha
@AyuzhAisha 2 ай бұрын
The quartize fav❤
@taamirsharif6716
@taamirsharif6716 2 ай бұрын
Denzel Washington waa actor weyn waa actorada waa weyn aan aadka ugu jecelahay ❤
@AxmedOgle
@AxmedOgle 2 ай бұрын
Aadan sahan m.l nin waxbaraty dadka farakutirska ah ee aan taageero kaalinta labaad baadkaga jirtaa zxp guulayso
@moussamomed3890
@moussamomed3890 2 ай бұрын
Good job 👍
@ZakariyeArab-k2v
@ZakariyeArab-k2v 2 ай бұрын
Nin raga aan taageero ayuu ka mid yahy wana nin ugu wanaagasn Xataa filimanta uu matalo wuxuu ku soo daraa hadalo xaqiiq ah ❤oo dhiirigsliya ah
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 2 ай бұрын
M.a wll aadan khadar cali sharaf iyo karaamo dushaada allaha yeelo 😊🎉❤
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 2 ай бұрын
Legend kaas filimadiisu waa kuwo kugu qasbaya inaad daawato jiliinkiisuna waa lama arkaan.
@MaxamedFood-b4x
@MaxamedFood-b4x 2 ай бұрын
Waxaad heli dadka ugu daran cadaawada kuwa ilahay Ruyey Ku wa yuhuudobay iyo kuwa mushrikiinta ah waxaad na heli ku wa ugu dhow xaga jacaylka wuka ilaahay rumeeyey kuwii yiri waxaanahy Nasaaro maxaa yelay waxaa kamid ah qaysas iyo raahibyo kuwaas oo aan is waynaynin.::suratu maaida ::ayada : 81 aad
@mohamedhasan8296
@mohamedhasan8296 2 ай бұрын
Soo badi wll ,, rhnks🎉
@mohamedyoussoufguirreh4594
@mohamedyoussoufguirreh4594 2 ай бұрын
و عليك السلام اخي ادام . From Djibouti 🇩🇯
@Liverpoolsomalifans
@Liverpoolsomalifans 2 ай бұрын
Sahan nin aan aad utageeroo❤
@GuleedMohamed-c5f
@GuleedMohamed-c5f 2 ай бұрын
Denzel Hayes Washington is a professional actor. Producer . And director. Ninkaasi wlhi keliya waxa garan Kara cida aflaamtiisa daawatay . Fadlan Nala wadaag filnka aad adigu ka daawatay
@hassanibrahimbarreh
@hassanibrahimbarreh 2 ай бұрын
Anigu waxaan aad u dhuuxaa muqaalada markaad ustaad wajiga qariso❤❤❤❤
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 2 ай бұрын
Maxaad quruxdiisa Mashallah 🥰 inaan aragno noogu diide bisinka
@hassanibrahimbarreh
@hassanibrahimbarreh 2 ай бұрын
@deeqaabdullahi5777 asc , anaa iska hadlay wll ee xor ayaad u tahay arigtidaa okey
@axmedcrisaaq9064
@axmedcrisaaq9064 2 ай бұрын
Malaha sxb waxan umalaynayaa waxad so dawatay (gladiator 2 ) badanaa hadalada lagu dhex jilo filimada(dialoges) waa loo soo qoraa . Mahadsanid
@hafzamohamed4319
@hafzamohamed4319 2 ай бұрын
Thanks bro❤
@CadnaanToniH
@CadnaanToniH 24 күн бұрын
Ana kula mida zxp Filimka book of the eLi Yaa iladawday
@Axmedzarqawi
@Axmedzarqawi 2 ай бұрын
Sxb Aadan khadarow, Markaad muuqaalka si caadi ah ku soo gasho marax ayuu noqdaa ee dahaarka danbe ka soo hadal sxb. Madaxaa inoo saarantahay
@LadiyaBadri
@LadiyaBadri 2 ай бұрын
Wow manta anig ugu hordawaday🎉
@ALmt-Hasanat
@ALmt-Hasanat 2 ай бұрын
❤ 4:17 xikmad aad u qimo badan lkn yaqinti aya naga luuntey . 😢
@Muhammadabooké
@Muhammadabooké 2 ай бұрын
Wllkei Adom sharaf iyo karaamo Peace and love 💕
@LiibanAli-g7b
@LiibanAli-g7b 2 ай бұрын
war nio qaabkan aad camerada uso hor fadhiisanayso waan ku haysanaa ee naga daa codkan aad soo duubayso xitaa qaabka aad muqaalada codka u edite garayso waa laga baxay codkaa aad soo duubayso waan ku caajisna mana dhamysanno muuqalada codka soo duubto
@hodanjamachilaac6176
@hodanjamachilaac6176 2 ай бұрын
Shugran wlky 🎉
@fahankaaga
@fahankaaga 2 ай бұрын
Ascww , adem sahan , amar alle hadalkaagu waa igalaa , si saxan waliba.
@cabdallaxasan1307
@cabdallaxasan1307 2 ай бұрын
M.a wiil xikmad badan
@salaimanmohamoud9929
@salaimanmohamoud9929 2 ай бұрын
9:00 Aadanow cilmaniyanidii baad mooda inay kusaqday. Cristan iyo inagu melna wada gallno bal'ee inaygaba ina saarantahay inaynu hadaynu wax uun utaraynu inaynu islamka ugu yedhno.😊😊 Weliga yaanay dacartu kula macanaan!!!
@hindiofficiallyrics
@hindiofficiallyrics 2 ай бұрын
Ka kaliyee matkaan arko book akhriskiisa aan ana akhrito
@purhaanxbf8496
@purhaanxbf8496 2 ай бұрын
Denzel Washington my favorite actor
@daariq8798
@daariq8798 2 ай бұрын
Denzel ma qof aan daawan oon me helin ayaa jira
@yonisnouh8192
@yonisnouh8192 2 ай бұрын
waxan la tacajubay markuu yidhi "Without commitment, you'll never start. But more importantly, without consistency, you'll never finish."
@HodanJamac-fs9gl
@HodanJamac-fs9gl 2 ай бұрын
Waa laga wanaagsan yahay
@SakiSaaki-o9j
@SakiSaaki-o9j 2 ай бұрын
Walaal aadan waxaan kaacodsanayaa inaad siwaafiya noogu faahfaahhiso figradda bogofajiisamka firkadda waxwalbaw koobsatay laakiin aanan kahaysan wax fikradda ah
@IkranAhmed-m5g
@IkranAhmed-m5g 2 ай бұрын
Wll muuqalada kamarad so horfarisiga nagadaa kuweni cadiga ahaa noso celi fadlan ee codku saarnaa
@ahmedamey6486
@ahmedamey6486 2 ай бұрын
Actor weyn oo aan u taagero legend denzel Washington
@osmanjama6864
@osmanjama6864 2 ай бұрын
My favourite actor Densel washington❤
@SUHUUUR.QURUX1
@SUHUUUR.QURUX1 2 ай бұрын
Allah baa quranka inoogu sheegay Nasaaradu inay yuhuuda inooga dhawyihiin dhamantood Muslim Allah kagadhigo
@HasanAbdi-zy6gi
@HasanAbdi-zy6gi 2 ай бұрын
Aadanka salaamanid ustaad
@Taliye-7
@Taliye-7 2 ай бұрын
denzel washton one of the best Actars🎉
@abuu_will_qaran
@abuu_will_qaran 2 ай бұрын
wllkey xagee kala soo xiriraa waxbaan karabahee
@Madimoha2023
@Madimoha2023 2 ай бұрын
Xalay aa dawanayay bee
@MahamedIbrahim-w2f
@MahamedIbrahim-w2f 2 ай бұрын
Aadan sahan🎉🎉
@SaidMohamud-b7r
@SaidMohamud-b7r 2 ай бұрын
He is best actor Denzal Washington
@MohamedIsmail-pf9bd
@MohamedIsmail-pf9bd 2 ай бұрын
Mahadsanid wllo guuleyso Bulshada somaliyeed kaalin mug leh ayaad ugu jirtaa 💯
@Somalizerobudger
@Somalizerobudger 2 ай бұрын
Wan ogay inaad clip labad kuso celineyn ee film yada uu ku jira so racin lahyd
@CODKADAHSOON9554
@CODKADAHSOON9554 2 ай бұрын
Aadanoow ninkaa aad sheegtay haddaaba iigu horreyso😂. Unuka waxaa daawanaa alaabta hindida, salmaan khan, shaaruu khaan hiritig rooshan iwm kuwaas aan ku soo garaadsanay, the rock imaanba ka aqaan kuwa mareekan iyo badadiirka oo ana magaciis aan weli baran😂
@muktarcadde6413
@muktarcadde6413 2 ай бұрын
Waaiga qoslisey
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 2 ай бұрын
Morgan free man wa kan ugu sareya cinema ❤❤
@ismailabdiaziz9577
@ismailabdiaziz9577 2 ай бұрын
War Adanow saxib xaley baan dawaneyey film uu kujiro oo layiraahdo Gladiator haduusan isaga ahaan laheen film kaas dhadhan malahan laheen walhi anigaba ninkaas aadbaan utaageera
@Akram-o1p
@Akram-o1p 2 ай бұрын
Aden legend
@filashotube7623
@filashotube7623 2 ай бұрын
Kalsoonidu iyadaa iska imaaneyso iyada ayaana iska tageyso😮
@hindiofficiallyrics
@hindiofficiallyrics 2 ай бұрын
Cidaan taagerini ma jirtoo oo taqaan nio😊
@CabdicasiisWar
@CabdicasiisWar 2 ай бұрын
If you pray for rain, you got the deal with the mud too
@JeeyAnimations
@JeeyAnimations 2 ай бұрын
Denzel washington waa legend aad ayaan u jeclhay filamadiisa
@aadamshcali
@aadamshcali 2 ай бұрын
The treining day baan ugu jeclahay
@sharifmohamed5992
@sharifmohamed5992 2 ай бұрын
Thanks❤
@HudaOmar-rl8ms
@HudaOmar-rl8ms 2 ай бұрын
Aayad quraana oo suuratul maa'ida ku jirata ayuu alle swt ku sheegaya in christanku uga dhowyiin muslimiinta yahuuda iyo mushrikiinta walow ay ahaayeen chiristan pure ah oo wakhtigii nabiga joogay oo bilaa sahyuuniyad ah.
@RuunAbdi-ll8hm
@RuunAbdi-ll8hm 2 ай бұрын
Wa ayada imisaas
@SuhaybAhmed-kv2iv
@SuhaybAhmed-kv2iv 2 ай бұрын
Allaw aqoonsi buuxa sii somaliland ❤❤❤❤❤❤
@MunocabdirashiidMunocabdirashi
@MunocabdirashiidMunocabdirashi 2 ай бұрын
Nio luqadii baa ka siqsiqaysaa macnaha erayada soo galootiga baa badisay marka laqada anagaa leh aan ilaashano 🎉
@Addour
@Addour 2 ай бұрын
Luuqad ✖️ Af ✅️
@AbdirahmanKayd
@AbdirahmanKayd 2 ай бұрын
Waan ku tixgalinya fikirkaga lkn ninka ugu fiican ee soomaray waa al pacino aniguba kuma wacni denzel tageeraa
@FardowsoMukhtaar-g7i
@FardowsoMukhtaar-g7i 2 ай бұрын
Mash alah ❤
@apdifatahsuleiman9962
@apdifatahsuleiman9962 2 ай бұрын
Daniel day lewis actor kaa kaso hadal ustaad 😊
@rkojuniorosman4653
@rkojuniorosman4653 2 ай бұрын
Bugagtada maka helaya Uk? Hadi an dalbado
@hodanmaxamuud24
@hodanmaxamuud24 2 ай бұрын
Wll aadan dar ilaahay ayaan kuu jeclahay markastana waxbaan kaa faa idaa lkn maanta waan kaayara naxay inay camerada tahayna ma ogiye waxaan mooday timahaagu inayna siinayn qaab kaad u xiiratay wll arintaasi haday jirto iskadaa hadaan amu moodayna igaraali noqo
@mohamedabdihassan1970
@mohamedabdihassan1970 2 ай бұрын
Could tell us who is first movies
@AwedJR
@AwedJR 2 ай бұрын
Hollowoodka wan xiseya lkn half uun ban dawaday filamad Denzel Washington "Training day". Filimka Kali yah ee u Oscar ka kuqatay
@AdoonAlle-w4g
@AdoonAlle-w4g 2 ай бұрын
filimka magaciisa iisheeg sxp
@AwedJR
@AwedJR 2 ай бұрын
@AdoonAlle-w4g training day
@saalax12axmed19
@saalax12axmed19 2 ай бұрын
Waa runta wlhi wllky
@abwannasrishakespeare
@abwannasrishakespeare 2 ай бұрын
Muuqaal kale kasoo samee ninkaas. Ustaad Aadanow
@Ladancidi2
@Ladancidi2 2 ай бұрын
ustaad aad umahsanthy
@CabdikariinQaalibCabdi
@CabdikariinQaalibCabdi 2 ай бұрын
Wcs ustaad
@akrmhussein4488
@akrmhussein4488 2 ай бұрын
Filimaantiisa dhamaan mid xuni kuma jiro wa my faviorte actor
@amaanmoha4519
@amaanmoha4519 2 ай бұрын
Filimkiisi ugu danbeeyay ee "gladiator 2" waxa ku jirtay "scene" uu nin sh*minay*y lkn laga jaray wuxuuna sheegay inuu ka xumaaday🤔
@hoodo9260
@hoodo9260 2 ай бұрын
Qayb kabasho ah buu ii noqday muuqaalkani anigoo aad u qalbi jabsan 😢💔
@Addour
@Addour 2 ай бұрын
Alle hakaa dulqaaddo wahan-ka , adna Alle u mahadnaq walaal .
@hoodo9260
@hoodo9260 2 ай бұрын
@Addour Aamiin yaa Allah mahadsanid walaal
@cfataaharabin772
@cfataaharabin772 2 ай бұрын
Adanow waa maxay maanta hawdigaa roog uxiiray yaaah 😢😂😂
@axmedshaaif9269
@axmedshaaif9269 2 ай бұрын
Gladiotor 2
@dhunjog11220
@dhunjog11220 2 ай бұрын
Maahmaahda soomaalid midban xasuustay, usoo eg, tuugu guri madahn uma dhoco, balse kan ay wax yaalaan wuu u dhacaa, soomaalid duna way home u tir 'MALAKU MOWD BAYT FAARUQ' hhhhhh mise waaba carabi kalmadu hadaanba u fiirsadaye, war inagu malihin e lkn inta badan wnu isticmaala.
@user-moneywayf8xn1d
@user-moneywayf8xn1d 2 ай бұрын
sheko noga soo samee bro
@HaybadoInaali
@HaybadoInaali 2 ай бұрын
Wll actarkas filimadisu français mise waa angelais
@gureydhere511
@gureydhere511 2 ай бұрын
What are you gonna do with what you have ayaan ka xasuustaa hadaladiisa aadna ii dĥiiragaliya
@Sahra-qi5sk
@Sahra-qi5sk 2 ай бұрын
#sahanka. ❤
@NimcanAK
@NimcanAK 2 ай бұрын
Ree jigjiga sa unahay 2 cisho hadu robku maqnaado ilahayow rob nokeen dhahnaa markuu keenana dhiqada la cabaadnaa😂😂
@farhanheropoi3724
@farhanheropoi3724 2 ай бұрын
Aniga ahaan jason statham❤
@mustafegadari5099
@mustafegadari5099 2 ай бұрын
Filimka Training day 😂😂
@mohamedrashid1471
@mohamedrashid1471 2 ай бұрын
War aadan miyaad sii socotaa😂
@KULIIZAHASSAN
@KULIIZAHASSAN 2 ай бұрын
@asadbulle8472
@asadbulle8472 2 ай бұрын
Tom cruise goat 🐐
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 2 ай бұрын
Intee iska qabata ilhy bay rumesan yihin cisana waa ilhy waa wax an is qaban😎🤔
@hadillaium
@hadillaium 2 ай бұрын
9:27 Aadanow hadalkan waxuu ku fcna bulsho kirishtan io muslim is dhax dagan in lagu dhaho madaama soomalidu dad muslim sunni ah ay yihiin waliba soomalidu waa dad fudud oo bdnka yaqaana waxaan halaga wada tago ama hala qaato madaxa hala saarto I hope hadalkaagan inuusan buuq dhalin waliba ku darsoo somali kirshtan baa jirto is qarisa🤷‍♀️ wxn cml mar kle ha sameyn we know soomalidu dad imaan leh waaye lkn still wxn dhagaha uma wngsna😊
@LiiJanba
@LiiJanba 2 ай бұрын
NoSOBADI #ADAAN #SAHAN🔥
@generaliska4652
@generaliska4652 2 ай бұрын
Ustaad mar kale kasoo hadal tupac shakur boqorka hiphop
Dr. Ibraahim Al Fiqi | Kobciyaha Hab-Nololeedka Bulshada.
14:24
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
Xikmadaha Joker | odhaaho Waayahan Sawiraya.
12:45
Sahanka
Рет қаралды 244 М.
Ninkaan Hadii Aadan Aqoonin wax badan ayaa ku dhaafay .
12:49
OGAANSHO
Рет қаралды 245 М.
Ma Aamineysid QOFKA Ka Dambeeyay Afduubka LAMMAANAHAN!! YAAB!
19:34
Charlie Chaplin | Bashaashkii Balanbalka Ku Koray.
15:09
Sahanka
Рет қаралды 140 М.