SAHRA AHMED Qunbucasho.wmv

  Рет қаралды 206,399

Kanakwamba kwetu Sunyareh

Kanakwamba kwetu Sunyareh

Күн бұрын

Пікірлер: 38
@alexlegrand6669
@alexlegrand6669 7 жыл бұрын
Bal qofyohow bal qofyohow Bal qofyohow jacaylbaa Igu kaa qasbaayoo Waad i quudsanaysaa Qayrkaa ma waayinee Qosolbaabay kula tahay Qadhqadhyadan ihaysiyoo Qamuuyada naftaydiyoo Dibnahan oon qaniinaa Hadaan go’o qiyaamahaa Adaa lagu qabsanayaa Igadaa qumbacashada Qoontaad iyeeshaa Dadka kalaa qaloocdaa Imaa qabaa imaa qabaa Imaa qabaa tu caynkanii Qaxar iyo lugooyee Qoodhaa iyo xeeradaa Amba kuuma quudhinee Sow intaaan qalaayaad Adna qaybinaysaa Hadiyaad qabweyn tahay Nafsi yuu qabaninee Qoraansigaagii Indhahaa igu qaraaree Igadaa qumbacashadaa Qoontaad iyeeshaa Dadka kalaa qaloocdaa
@shiilalle
@shiilalle 5 жыл бұрын
Sxb Mahadsanid, balse qaybta koowaad ee eyku bilabayso nala wadaag, Tusaale ahaan, DHIDAR XABBAALA LAQODAA..........
@lixlexadaari1999
@lixlexadaari1999 4 жыл бұрын
Adke
@buraalemaxamudAraarso
@buraalemaxamudAraarso 4 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰✅✅✅✅
@filsanmohamed5695
@filsanmohamed5695 4 жыл бұрын
😥😥😥😥😥
@omerqalonbi3466
@omerqalonbi3466 4 жыл бұрын
Alle swc ha u naxariisto Marwo Sahra Axmed Jaamac. Waa fanaanad taariikh gaara ku leh fanka iyo sooyaalkiisa
@abdiladifahmeddhamac4217
@abdiladifahmeddhamac4217 7 жыл бұрын
Oh! Yeah , eternity song for me , back to years of my life !!!!!
@mubaarakyamyam9283
@mubaarakyamyam9283 12 жыл бұрын
maasha,allh caadi amahan maamo sahro ahmed jaamac fanaanada qaranka thnks
@sikaawe
@sikaawe 10 жыл бұрын
one of the BEST songs
@badduujiye1040
@badduujiye1040 7 жыл бұрын
waaaah waaah xasuus gaar ah baan gaalay sahro ahmed jamaca cod ilha baa siyaay erayda laxanka iyo luuqda waa la isku dheelistiray aaax axaa bal qofyow jaceylba igu kaa qasbaye qeyr kama wayine qosolbayba kula tahay qar qaryadan i haysiyo dibnahan qaniina hadaan go oh qiyaamah adigaa lagu qabsanaya iga daa qubashacada qoonka i yeesha dadka kale qoloda
@mahadwadani5673
@mahadwadani5673 6 жыл бұрын
Alle haa unaxariisto sahra axmed jaamac boqoroda codka
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 жыл бұрын
Alla jewi cusub ayaan galey aaheey aaheey aniga iyo gacaladeey yaa noogar naqa
@samirasaney5752
@samirasaney5752 4 жыл бұрын
18/03/2020 still am watching
@Burcawi24
@Burcawi24 8 жыл бұрын
Ina libaax salaax best singer
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Allow ku naxariiso
@amiinahmed9459
@amiinahmed9459 7 жыл бұрын
hadaan go o qiyaamaha adaa adaa lagu qabsanayaaa
@yassinyussuf551
@yassinyussuf551 7 жыл бұрын
1999 iyo 11 jir
@abdulsamadsulaiman6128
@abdulsamadsulaiman6128 6 жыл бұрын
Ilaahay janadii haka waraabiyo aamiin
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 4 жыл бұрын
Hesi Waa Kuwii Hore
@yaasinahmad4312
@yaasinahmad4312 6 жыл бұрын
iga'da qumbacashada qontad i yeshan dadka kala qaluda ax way sahra illah h u n fanan can baxay bey aheyde
@bilebulsho
@bilebulsho 5 жыл бұрын
Ilahow noo nax siil Iyo Naag kuma duceey sankarnee ama noonax
@jannednsisterabeyle1991
@jannednsisterabeyle1991 6 жыл бұрын
Waa Hee macaan
@cumardacay7461
@cumardacay7461 2 жыл бұрын
Nuuryar
@guleidarmy1768
@guleidarmy1768 5 жыл бұрын
11/3/2019 upto now
@SuperDream61
@SuperDream61 11 жыл бұрын
the best son I have ever seen,
@maxamedcumarilkacase5191
@maxamedcumarilkacase5191 6 жыл бұрын
wawa
@abshircarab18
@abshircarab18 6 жыл бұрын
Heesta sahro iyo qalinle ayaa isla qaado
@dagansharaf9644
@dagansharaf9644 6 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto
@yaasinahmad4312
@yaasinahmad4312 6 жыл бұрын
qalocda iyo qaluda teba saxan qontad i yeshan dadka kala qalocda iyo qontad i yeshan dadka kala qaluda sida saxda ahi watan iga'da qumbacashada qontad i yeshan dadka kala qaluda okay marka ow nabar ku gadho miyad qalocata mse wad qaluda wan qaluda ama hebel wow ludaya manta hebel qonba gadhay wow qalocday ma qalocane wow qaluday ma gedba mes wa ul
@libanmohamws1796
@libanmohamws1796 4 жыл бұрын
Labaduba ma aha ee waxa weye qalooda oo ah kala xishoo daa.
@reergaalkacyood9361
@reergaalkacyood9361 3 жыл бұрын
@@libanmohamws1796 runtaa weeye.🙏
@abdikadirahmed2271
@abdikadirahmed2271 2 жыл бұрын
Bal qofyahaw sixirka ii kaa qasbaayee Waad I quursanaysaa marna qubul guskaygiyo qalbigiisu ku maqan yahay Iga daa.a qaska ciida leh qoontaad I yeeshaba dadkaan ka qarsanayaa Qaxaabnimada ku haysee Ima qabato qubul darlaagiyo Qoontaada xumi Ilayn qoor iyo xsro Ma lihid
@xiisxassan7213
@xiisxassan7213 6 жыл бұрын
🔫🔫🔫 i love u all wos pess
@yaasinahmad4312
@yaasinahmad4312 6 жыл бұрын
iga'da qonbacashada qontad i yeshan dadka kala qaluda xa way sahra illah h u n
SAHRA AXMED  SIR MA QABE  BEST HEES WAAAAAW
9:11
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 261 М.
Sahra Ahmed Jamac - Bada Caashaqa with Lyrics
10:00
Shabakada Dhanka Bari
Рет қаралды 529 М.
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 4,8 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 28 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,6 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,7 МЛН
Heestii:- SIDA MUUNI SUBAXEED
7:55
Hal Abuur channel
Рет қаралды 57 М.
Hees Halaahal Juba, Xabiibo, Samatar, iyo Sahara Dawo
15:13
Hassan Abdillahi
Рет қаралды 423 М.
SAHRA AXMAD IYO ABU RAAS//SIDDIQABAX
10:23
SUPER EAGLE
Рет қаралды 163 М.
Mohd Mooge - So.wmv
7:15
Kanakwamba kwetu Sunyareh
Рет қаралды 8 М.
Qaraami Sahra Ahmed, Faysal Cumar iyo Kinsi Xaaji (waayo waayo)
7:50
Qaaci iyo Qaraami
Рет қаралды 742 М.
SaHra Ahmed Jama & Omar Hassan Rooraaye (Ima Barane Ha I Nicin)
6:40
Fernando Torres
Рет қаралды 359 М.
Gufaaco
7:36
Release - Topic
Рет қаралды 224 М.
Heestii Qadar Dhacay Quraan Iyo Lyrics Aun Sahra Axmed
6:42
laylis channel
Рет қаралды 71 М.
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 4,8 МЛН