Sahra Ahmed Jamac - Bada Caashaqa with Lyrics

  Рет қаралды 508,230

Shabakada Dhanka Bari

Shabakada Dhanka Bari

8 жыл бұрын

Codkii Sahra Ahmed Jamac - Bada Caashaqa with Lyrics - GISS - STUDIO HARGEYSA

Пікірлер: 265
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 4 ай бұрын
13/03/2024 cidii IGA dambaysa ee heestaan Soo booqataa like iyo love ha ii hadyayso ❤❤❤❤❤ Illaahay naxariistii Jano ha siiyo Sahra iyo huryo iyo gacayte iyo dhamaan hoobaladii sharafta lahaa ee reer waabari❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamadqadiibmacalin1707
@maxamadqadiibmacalin1707 Жыл бұрын
Laxanku waa mid buuraha ku saraarya codkuna inuu ka tuuraa macquula ❤xasuuss❤ Allay yaa raxma 😢sahraay😢
@mukhtaarcaydiid5608
@mukhtaarcaydiid5608 4 жыл бұрын
Caawa iyadoo ah jimcihii ugu danbeeyay sanadka 2019 ayaan dhagaysanayaa heestan. Raxmaanka waxan u waydiinayaa inuu Sahra Axmed iyo Huryo uu geeyo janooyinkiisa ta ugu saraysa. Aamiin Aamiin
@zakiabdisalanigo6508
@zakiabdisalanigo6508 2 жыл бұрын
Heestani waxay igu leedahay xasuus xanuun kulul. Markasta oo aan dhagayso waxaan dhexgalaa bad weyn xasuusa oo bilaw leh balse aan dhamaad Lahayn. Inta is jecel ee wada joogta alle ha isku daayo waayo. Inta is jecel ee kala fog alle ha isku soo dhaweeyo qalbigooda. Alle naxariistii janno haka waraabiyo boqoradii codka Sahra axmed jaamac. ❤️😭
@abwaanarbehaladuurmuhani
@abwaanarbehaladuurmuhani Жыл бұрын
Waxan umalaynaya isku xanuun ayaa ina hayaa
@najah140
@najah140 Жыл бұрын
Hi 👋
@fartungure489
@fartungure489 Жыл бұрын
Amiin ❣️ ❣️ ❣️ ❣️
@najiibhassannajiibhassan2074
@najiibhassannajiibhassan2074 3 жыл бұрын
Erayadii Maxamed Cumar Xuseen,huryo Aun Laxankii Axmed gaceyte Yuusuf,Aun Luuqdii Sahra Axmed Jaamac,Aun Thanks Somali Wyn ♥️💯
@yaasmiinyuusuf7110
@yaasmiinyuusuf7110 5 жыл бұрын
Badda caashaqeen gurin Een cidi kasoo bixin Adey adey adey baraye ma ogtahay Heestan waxa ay ii leedahay dareen gaara. sahraay jannada inoo madal ah😍
@najiibhassannajiibhassan2074
@najiibhassannajiibhassan2074 3 жыл бұрын
Dareen la hubaa abyokkkkk
@najiibhassannajiibhassan2074
@najiibhassannajiibhassan2074 3 жыл бұрын
@@yaasmiinyuusuf7110 🤣🤣 Mxaa adi rag kgu soo daadiyey wlleykkkk
@taageeraharaysalwasaarexam117
@taageeraharaysalwasaarexam117 Ай бұрын
Qisada heestaan qofkii haya wuu dareemaya erayada😢 15/2024 habeen axad ah oo subaxii ciidul arafa tahy, maalintiina soon ahayd, allah ha u naxariisto sahra ahmed
@awahapmohamet4910
@awahapmohamet4910 23 күн бұрын
Maxay ahayd qisadu
@faadumomaxamuud9329
@faadumomaxamuud9329 5 жыл бұрын
Ya Allah Naxariistaada Waasaca ah Sii addoontaada, Hooygeedana Jannatul Firdowsa Ka Dhig Amiin amiin
@munaahmed0119
@munaahmed0119 Жыл бұрын
Maalmo xannn badan kadib ayn cawada heestan dhageysanaya....Allah jaceylka xanuun badana.
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 3 жыл бұрын
Nabsi waa ma baaqdee Adoo baahan la arkee Inaan kuu inaan kuu badheedhee 😪 Adigoo bukoodoo Bogsadaan hawlyareyne Bir ku goysayeey 😭bir ku goysayeey 😭😪aheey aheey barashadeenii ❤ Wllhi heestan cimamadeede lama haysan karo ereyo qalbiga kaa tabanaya iyo qisay xambaarsanthy waana markii iigu horeysay oo dhageysanayo Jun 7 2021 Goorshegtadu waa 23:18🙂
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Жыл бұрын
Xagee ku dhagasanaysay
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Жыл бұрын
@@HassanAhmed-yf7vm Galkio
@kadramohamed2429
@kadramohamed2429 Жыл бұрын
Xasuus (Ahmed Aden ) ( Ahmed Cadaani ) Habaryoonis " 1994 " yaa Allah ilaahayow Iga cafi
@mustafeige6028
@mustafeige6028 6 жыл бұрын
alaha ha u naxasiistee sahra axmed jamac heestan waan raadin jiray mase moodayn inay sahra axmed qaaday caawo dhagaysanyaa 01.5 .2018 by Mustafe cabdillahi cige
@arbemuhani9040
@arbemuhani9040 5 жыл бұрын
Sahara axmed alle haku naxarsto wllhy wan kahelaa codkaga jano ayasn Ku soo rajenayaa inasha allh sahraa Axmed
@alizaharry1661
@alizaharry1661 4 жыл бұрын
Zahra alow kuu naxariiso wacadalee way soo heestay xaaaaaaax
@omarjunior9290
@omarjunior9290 4 жыл бұрын
Cidi dhagaysanaysa dabayaaqadii 2019 iyo horaantii 2020 like ha iloobina ilaahay haw naxariisto legend baxay bay ahayd
@mohazproduction1498
@mohazproduction1498 3 жыл бұрын
Debeyaaaqadii 2020...10/9/2020/. 9:42 habenimo.jimce
@mowliidguuled7530
@mowliidguuled7530 3 жыл бұрын
@@mohazproduction1498 ku
@abdiabdillahi9179
@abdiabdillahi9179 3 жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto Mama sahra Heestan maaha jacayl laakiin wayga gun dheer tahay ninkii garanaya ayuunba garanaya.... walee abwaanaynu lahayn
@aflah491
@aflah491 3 жыл бұрын
Imika qaraamigaad eryataa alamayeey maaha
@sakariyeaxmed4085
@sakariyeaxmed4085 Жыл бұрын
Zxp qisadaa aaad maqashay waa been la faafiyey aniga ayaa abwaan axmed saleebaan bidde weydiiyey oo waa been ayuu yidhi ee zxp adna ha faafin
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 2 ай бұрын
Nabsi waa ma baaqdee Ado baahan la arkee Inaan ku badheedee ❤
@abukarsateofficialsubscrib6753
@abukarsateofficialsubscrib6753 4 жыл бұрын
WAA QISADII MAXAMED CUMAR HUURYO IYO AHMED SALEEBAAN BIDE IYO CODKII SAHRA AXMED WAA ADUUN IYO XAALKII
@aaronoto3707
@aaronoto3707 4 жыл бұрын
Waxan kalle mahayaan lkn waad haysaa taariikhda zxp horre usoco zxp
@abukarsateofficialsubscrib6753
@abukarsateofficialsubscrib6753 4 жыл бұрын
Thanks alot take a look my channel
@saciidhazard1624
@saciidhazard1624 3 жыл бұрын
Nio heskaan Taariikhdeeda maa iga dhacdaaan
@sakariyeaxmed4085
@sakariyeaxmed4085 Жыл бұрын
@@saciidhazard1624 wll iskadaa waa been qiso laga dhigaye waxa ha maqlin
@hibaaqcabdi3458
@hibaaqcabdi3458 6 жыл бұрын
Nabsi wa ma baaqde adoo bahan la arke axya hees waa quruxdi fanka sahra axmed jaamac noolaba dhinte alle haku naxariisto qof qliya oo naga baxay
@lailaalihaid8506
@lailaalihaid8506 4 жыл бұрын
Sowtul raxma boqoradii codka allah ha u naxariisto Sahra Ahmed wuxuu ilaahay ku manaystay cod aan waligii duugoobayn oo qarni kasta la jaan qaadi kara .runtii abwaanadii heesaha u dhiibi jirayna waxay u xuli jireen ereyo ay ka buuxaan afsoomaali pure ah oo aad u qiima badan
@ccsugaal5314
@ccsugaal5314 3 ай бұрын
Heestan wacay igu leedahy xusuus dheer waxaana dhagaysan jiray ilaa 8sano hada oo aan dhagaysanyo waxaan joogaa laasacaanood sool SSC KHAATUMO somalia waa 10:43 habeenimo waxaan fadhiyaa gurigayga hortiisa waxaana dhacaysa dabaysha la dhaho LAYDHA CAASHA reer baadiyuhuna ay dhahaan HOOHAD GEELMAAL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 3 ай бұрын
Laascaanood somaliland
@ccsugaal5314
@ccsugaal5314 3 ай бұрын
@@abdimalikali9993 hhhhhhhh duhur ayaa riyoonaysaa zxp
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 2 ай бұрын
Midkan riyoonaya mxd uga jawaabi laandhere kkk​@@ccsugaal5314
@darwishboy5255
@darwishboy5255 4 жыл бұрын
Ilahy ha u naxaristo boqorada codka fanka somaliyed sahro axmed jamac waxay ahed fananad qali ah
@fartunjibriilali4283
@fartunjibriilali4283 3 жыл бұрын
😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😙😙😙😙😙
@sulaymansaladhuruuse9823
@sulaymansaladhuruuse9823 6 жыл бұрын
ilaahay haw naxariisto quruxdii iyo sharaftii fanka somalida aaamin yaa rabi
@yaasmiinhasan1881
@yaasmiinhasan1881 5 жыл бұрын
Alha ha unaxaariisto
@cabdifataxmaxamuud5046
@cabdifataxmaxamuud5046 14 күн бұрын
Waa hees erayadeedu qalbiga tabanayaan waxaa kasoo daran codka dareenka leh ee sahra axmed alle haw naxariisto 7/7/2024 11:37 habeenimo waayo waauo ayaan cawa dhagysanayaa anoo jooga burco 🎉
@alimohamud1251
@alimohamud1251 Жыл бұрын
Caawa waa habeen axadi ay sii baxayso lana saac kadibna isniini ay soo gelayso xikiga geeska afrika Muqdisho ayaan ku suganahay mudo dhowr sano ahna aan joogay rajooyin dhawr ah ayaan leeyahy waxaan rajaynayaa in sida aan rabo waxkasta ay noqdaan Adiga fariintayda akhrinaya waxaan ku leeyahy waa yuhu kuma xumeeyaan wll❤️
@Sinjibiil10
@Sinjibiil10 3 ай бұрын
Sanadka ka bacdi ayaan replay kus galay saaxob, waxan rejaynayaa in wx walbu sidi aad rabta ku noqdeen salaama
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 2 ай бұрын
Inshallah walal rajooyinkaad leedahay ilaahay haku rumeeyo anagana Sido kalle ❤
@fadxiahmed9734
@fadxiahmed9734 15 күн бұрын
😂
@hoodoismail2301
@hoodoismail2301 2 жыл бұрын
Adigoo bukoodoo bogsadaan hawlyareyne bir ku goysayee aheey barshadeenii waxa ka soo wareegtat 1year aragtidiisa 😔😔
@muhanadahmed7341
@muhanadahmed7341 5 жыл бұрын
2005 iyo bosaso ku dhagaysan jiray waaqtigu wa hilaac ordayaa
@mowliidsomaliamowliid4932
@mowliidsomaliamowliid4932 Жыл бұрын
Inanku badheedhe 💥👑😥 Birku goysayey ahey barshadeenii 2022 11 12
@raxmojacayl1437
@raxmojacayl1437 Жыл бұрын
Same💔😭
@maxamadqadiibmacalin1707
@maxamadqadiibmacalin1707 Жыл бұрын
@@raxmojacayl1437 me Too
@mustafedurun2576
@mustafedurun2576 3 жыл бұрын
Sahro Ahmed jamac fananad cod ilhy ku manaystay ❤
@cqanioomaar9160
@cqanioomaar9160 4 жыл бұрын
Aun Maxamed Cumar Xuseen HURYO
@siciidcade2806
@siciidcade2806 4 жыл бұрын
WAA ADUUN IYO XAAL KII 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abwaanshucaybosman8132
@abwaanshucaybosman8132 5 жыл бұрын
Erayadii maxamed cumar huuryo iyo lxnkii Axmed gacayto
@yassinmire8440
@yassinmire8440 3 жыл бұрын
Great song thanks wl
@hamseyare4451
@hamseyare4451 Жыл бұрын
Heestani waxay igu leedahay xasuus gaara oo qalbi daabad ah, erayadeedu siday qalbiga utaabanayaan waamid qiyaas layan iyo wax lagu cabiro, alle ha u naxariisto sahra axmed,, iyo intii islaamaba,,
@janogale4011
@janogale4011 6 жыл бұрын
Bada caashaqa ee aan gudhin een cidi ka so bixin adaa I baraye ma ogtahy Ax xasuus 15-3-2018 meel aan ogahay
@user-by7bt9gl3p
@user-by7bt9gl3p 2 ай бұрын
Sacan baa heestan weheshanaya Allaha unaxaristo sahro ahmed iyo bide❤️
@hoodomaxamuud1512
@hoodomaxamuud1512 4 жыл бұрын
Heestan waxaan dhagaysanayaa 14bilood nabsi waa ma baaqdee adoo baahanla arkee inaankuu badheedhee adigoo bukoodoo bogsadaana hawul yare birku goysayeey aheey aheey barshadeenii buuqiyo hamiga iyo beerkayga lahashada adaa adaa badaye ma ogtahay markuu bixiyay laamaha uu baahay adigaa barxun barxun igaga leedee 22:52 Sat 18 July 2020 nabsigiyo ayaankow xageebaad ku nooshiin???
@maxamadqadiibmacalin1707
@maxamadqadiibmacalin1707 Жыл бұрын
Labadaan hees waa wada qiso waxaana sameeyay labada abwaan ee saaxiibaha ahaa a huryo Aun iyo axmad s bide waan ilmeeyaa heshahan😥
@maryansaid5823
@maryansaid5823 6 жыл бұрын
Ilahow u naxariso janadi fardowsa ka warabi amiin
@Abdallemaxamed-jv3wn
@Abdallemaxamed-jv3wn 4 ай бұрын
Ax heskan waxan kuxasustaa jacaylkii igu horeyay wuxuna ahaa mid xasuso qurxoon lkn nasiip daro anagoo isjecel ayan kalafoganay bada cashaqeen gudhin aday badaye sow ma ogid ❤❤❤
@ilyaasaabi2309
@ilyaasaabi2309 3 жыл бұрын
Waa habeen salaasa waayo wayo 19 jan Kolaybwaa taariikh Ilaahow arinkan Ila qaboo
@khadarsaliid3131
@khadarsaliid3131 3 жыл бұрын
13.8.2020 Hargeisa 1 habenimo alle haw naxariisto dhamantod ereyada maxamed omar huryo Luuqda sahra axmed jamac
@abdikafarahmed3757
@abdikafarahmed3757 3 жыл бұрын
Miyaad fadhiday hbnka inadeer??
@darwishboy5255
@darwishboy5255 4 жыл бұрын
Mamo sahro waxay ahed fananad qali ah rabi ha u raxmo
@Hassanhonesty-kt2pp
@Hassanhonesty-kt2pp 5 ай бұрын
Oh wow what music Absolutely an extraordinary Am freak out in hargeisa mirqaan and what a night.
@ahmedzancaani2412
@ahmedzancaani2412 6 ай бұрын
Inta jacayl moodaysa Een fahamsanayn curinta heestan dhacdeedii 2024 Halkan imow hadaad rabto qisadan
@mohamedbashiir9951
@mohamedbashiir9951 2 ай бұрын
Alle haw naxaristo abwaanki heesta sameyay huryo iyo sahro axmed 😢
@Qorshelyrics
@Qorshelyrics 5 жыл бұрын
Rabbiyoow Roonow U Naxariiso Sahra Axmed Jaamac Iyo Dhamaan Muslimiinta oo dhan
@aqanijama6993
@aqanijama6993 5 жыл бұрын
Sahra axmed alle ha u naxaristo bada caashaq.
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Mon rapi jirkaada cadapata kaxoreey 😘😘😘😘😘
@engaminabdirahman714
@engaminabdirahman714 3 жыл бұрын
Habeen jimce ah 25/09/2020 4:42habenimo aadbaan u jeclhy heestan bir ku goysayeey
@houskeymattanmanchaftyoutu29
@houskeymattanmanchaftyoutu29 2 жыл бұрын
20 /10/2021 ama 20 october 2021 ano jooga mel wadanki ka foog Istanbul arliga turkiga una soocda bursa Isla aqliga turkiga 19 october oo shalay ku began waxa iga dhoofay oon diray ila Europe qoofki nolosha igu qalisana waxkaste I ahayd garabkaygi miidiig hada sacada waaa 15h18 daaqiqo malin arbaca 20 October ayan dhagaysanaya heestan ano saray pato ama balashka badaa duulmara ka imiday istanbul unasoocda buursa waxa iga muuqata qiiro iyo xiisee jacayl an laso koobi karayn allaha isku kaya keeno. Markale midan umada ka doortay sido kale sahra axmed jaamac allaha u naxaristo janatulfirdawsal acala haka warabiyo duucada waa dhaankinaa
@user-im5ro6kk6z
@user-im5ro6kk6z 4 ай бұрын
Allah hownaxariisto sahra iyo huryo waxuu ahaa abayaasha jacaylka
@xaajisuuriyaan952
@xaajisuuriyaan952 Жыл бұрын
Ilaahy haw naxariisto erayadii huryo iyo codkii sahra axmed
@kediyemedia6353
@kediyemedia6353 4 жыл бұрын
Nabsi waa ma baaqdee Adoo baahan la arkee Inaan kuu badheedhee Mohamed cumar Huryo
@yummyhammy7547
@yummyhammy7547 4 жыл бұрын
Cadi maha AHUN Zahra . this never get old .
@omerhassan3041
@omerhassan3041 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto janno firdowsana ku arsaaqo abwaan huryo iyo hobaladii codka dahabiga lahayd ee sahra axmed,waxaa heesta iiga baxay in labada ruux aanay jacaylka u sinayn oo huryo Allaha u naxariistee uu haleelay jacayl dhaba oo milgihiisa wata, halka inanta aanu jacaylkeedu cago badan ku fadhiyin,calafna labada gacmood ka xidhay, laakiin aad moodo nafsigii huryo sheegay uu curyaamiyey guurkeedii oo ay ka dhaxashay gooni joog wax kastooy isku dhaleenba!!!
@abdikadirabdillahi9128
@abdikadirabdillahi9128 6 жыл бұрын
Waa maskaxdii abwaan marxuum maxamed cumar xuseen huryo rabbi ha u naxariistee
@cnaasirmaxamed2867
@cnaasirmaxamed2867 6 жыл бұрын
Allow kuu. Naxariiso.
@falagameera5577
@falagameera5577 4 жыл бұрын
Buuqiyo hamiga iyo Beerkayga lahashada Ada badaye ma ogtahy Kolkuu bixiyay laamaha Uu baahay adigaa Bar xun igaga leexdee Ilahayow waxa caloshayada utumo iyo ladh fadhiya bananka hanaga kenin Aduunyo
@mohamedjaambiir5190
@mohamedjaambiir5190 5 жыл бұрын
Bir ku goysayeey Ahey barashadeeni . Xasuus hore ayaan galay !!!!
@ahmedjama3294
@ahmedjama3294 4 жыл бұрын
heestan waxa lahaa midhiheda abwaankii waynaa ee axmad saleban bide
@maxamudxasan5597
@maxamudxasan5597 2 жыл бұрын
mu lahyn zxp waxa laha heestan maxmed omer huuryo aun
@alisaid2008
@alisaid2008 2 ай бұрын
Mirihii m.c.huryo laxankii a.gaceeyte codka sahra axmed jaamac
@saxarlaayusuf3608
@saxarlaayusuf3608 5 жыл бұрын
Allaha ya raxma raximin allow ku naxariisto jannada fardosa Allaha haka warabiyo
@mohamedhamse1061
@mohamedhamse1061 4 жыл бұрын
Adeedo ilaahy qabriga hakuu nuriyo maad dhimane wad Nagadhuumate allah yaaraxma
@gureymohamed679
@gureymohamed679 4 жыл бұрын
Allow u naxariiso qof aad u cod macaan bay ahyd
@nasraahmed1941
@nasraahmed1941 4 жыл бұрын
Dhalinta cid macnaha fahmaysaa ma idinku jirto miyaa badan caashaq. Ma tii love ka iyo jacaylkaad u wada fasiraateen.sahra ahmed allow qabriga u nuuri.
@xasancalimaxamad3329
@xasancalimaxamad3329 4 жыл бұрын
Waa balwaddii la baray Huuryo.
@IiroonHaji
@IiroonHaji 5 жыл бұрын
Heestan xasuus hore ayan laso gocdaa waxeyna igu leedaha sameyn mug leh daren cajiib ah 😭
@shiilalle
@shiilalle 4 жыл бұрын
Wallee isku mid ayaynu nahay balse anigu BEER-NUGEELKII cashir ayaan ka bartay hhhhhhhh
@fartuuncabdi3580
@fartuuncabdi3580 3 жыл бұрын
@@shiilalle kkkkkk qof caqliga leh cashar buu uqaataa dhibka doqonkuna wuu ubaa baa aa mahadsanid
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Adoo baahan la arkee inaan ku inaan kuu badheedhee😊Allow kunaxariiso
@chaamamohamud6593
@chaamamohamud6593 Жыл бұрын
29 oct 2022 habeen jimci siibaxayoo 1:20 am saqdhexe ban dhagaysanayaa wxklena maaha urugada, umalka iyo uurku taalda caasha la jiifsan waayey😢💘
@ji8698
@ji8698 Жыл бұрын
Sorry walal just give yourself some time time heals insha allah
@hafsahayaati6841
@hafsahayaati6841 Жыл бұрын
In wacantahay umaleenaa wll nolosha iska wajiyo badan ilaah hakuugargaaro
@aminaabdi1166
@aminaabdi1166 2 жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto janno fardowsa
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 3 жыл бұрын
Huryo allaha kuu naxariisto Heesku waa qiso dhaba abwaanka kudhacday
@xiisxassan7213
@xiisxassan7213 6 жыл бұрын
⚘🌷🌷🌷🌻💖💖 i love man maxamed xassan awad duale
@siciidcade2806
@siciidcade2806 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 SAHRA MADHIBAN EE WAA DHUUMATAY 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@xamdamaxamed7919
@xamdamaxamed7919 6 жыл бұрын
Alle hakuu naxariisto
@abdullahiismail5989
@abdullahiismail5989 8 ай бұрын
Erayadii aun maxamed Cumar huryo Aheey barashadeenii
@Sharkou_Nuh
@Sharkou_Nuh 4 жыл бұрын
Birku Goysayeey sahra Allaha kuu naxariisto
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 6 жыл бұрын
Alle haw naxariisto maantay fanaanadu dhimatee
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 6 жыл бұрын
Caydaruus Shacraawi waxay baxday iyadoo gashay badda mawdaka ee aan ciddi kaso bixin 😭 waxa xasus wacelkii iga yarayow
@shucaybmaxamud2842
@shucaybmaxamud2842 5 жыл бұрын
@@osmanmohamoud143 hhhhh waa shacro replaygani.hana caayin tiindharlayahoow😂😂😂 waxaasi naacsanaydaa Boqortooyo
@mahamedwardi2996
@mahamedwardi2996 5 жыл бұрын
@@shucaybmaxamud2842 sxp waan ku taageeraa wlhi . Codkaaga wan iska dhagaystaa Heestan ayaan kaa codsanayaa in aad soo qaado wll.
@xafzadhamayz9273
@xafzadhamayz9273 5 жыл бұрын
Ahun aaamiin ilma maxamuud. Boqortooyo
@arizakmahamet6696
@arizakmahamet6696 5 жыл бұрын
Cabdi idiris xaashi sanadka cusb 2019
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Nabara siida fargashiga iyo indha koosha Loosameyo yaa sssayidi
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Heeskan waxa sameeey abwaan maxmed huuriyow alle haunaxtiisto asagoo xabsi ku jiro sandii 1972 wuxuuna udhiibay fanaandi codka halsiga lahyyd sahra axme jaamac Heeskan oo ay maanta 10/11/2022 eragadan aadka u xigmadydan soo xaday ok hees ka sameeyey actorki wayna ee sharu khan Alle haunaxtiso fananinteni wayna io abwaandedi ereyda xikmadysan noso gudbin jiray Kuwo hda jiigana ay fanki ka dhigen hadal cadi oo la isugu jawaabo 🤕🦁 Ilahy bamn umada somliyed ha mideeyo allena dalka amni ii xasilooni ha inagu siiyo🤲🤕
@zakariyeqoslaye4813
@zakariyeqoslaye4813 4 жыл бұрын
Legend laba ma ahan
@updivitahdenery8676
@updivitahdenery8676 3 ай бұрын
Bada caashaq aan gurin Een cidi kasoo bixin Aday ibaraye ma og tahay❤ Kolkii aan bariiqsamay Kabaxdaye maxaa dhacay Been miyaa wacadkii Nafsi waa ma baaa,ba,ee Adoo baahan la arkee Inan kaagaxo arkeee Adigoo bukoodoo Bugsadaan howl galo Birku gaysayeeey Aheey aheey barashadeenii Booqiyo hamigiyo Boholyoowga xiisaha Berkayga lahashada Adaa badaye ma og tahay Kolkuu bixiyay laamaha Oo baahay adigaa Bar dhigaye ma og tahay
@siciidcabdicabdulle2813
@siciidcabdicabdulle2813 3 ай бұрын
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 3 ай бұрын
Wali ma arag hees kula mida calaacalka iyo catowga. Waxaa dhadhan gooniya usii yeelay laxankii Gaceyte oo heestiiba ka dhigay "baroor iyo oohin miiran".
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Badda caashaq een gudhin Een cidi kasoo bixin Kolkii aan bariinsaday Ka baxdaye maxaa dhacay Beenaysay beenaysay wacadkii Nabsi waa ma baaqdee Sow adoo baahan La arkee Inaan kuu badheedhee.
@ibraahinmaxamuud3711
@ibraahinmaxamuud3711 Жыл бұрын
Erayadii maxamed cumar huryo iyo codkii sahra xamed jaamac labadaba ala haw naxariisto
@xajicraxmancali7629
@xajicraxmancali7629 5 жыл бұрын
bir Ku goysayee aheey barashadeeni
@apdleseid2574
@apdleseid2574 7 ай бұрын
Heestan qisadeedu cajiib sanaaa😪🔥
@abdirisaqmohamoud8740
@abdirisaqmohamoud8740 5 жыл бұрын
Sad 😞 song and romantic ah aha ah igadaa allo kuu naxriiso sahra axmed Nabsi waa mabaaqdee adoo baahan la arkee 🤚. 19.6.2019
@saadmohamud8787
@saadmohamud8787 2 жыл бұрын
This is far from romantic, it is not a love song the reply of this was is haka dhicin salaamaha by kinsi xaaji aadan
@xajicraxmancali7629
@xajicraxmancali7629 5 жыл бұрын
axyaa sood aadban ujecelahay illahy Baku naxariisto shravaxamed jaaman
@princeaamin5472
@princeaamin5472 6 жыл бұрын
Bada cashaqa ee gudhin waa ereyadi Mohamed cumar huryo aun
@MawliitApdirahmaan-gc4ki
@MawliitApdirahmaan-gc4ki Жыл бұрын
Heestan qisadeeda yaa sisaxa uhaya 😢
@cqanioomaar9160
@cqanioomaar9160 4 жыл бұрын
....Nabsi waa Ma Baaaqdee .....Adoo Baahan La arkee....
@mustafeahmed2976
@mustafeahmed2976 6 жыл бұрын
Alle ha kuna xaristo
@saladdaangaab9382
@saladdaangaab9382 3 жыл бұрын
Ale Waxan kaga baryaa janada amiiiiiin
@aliabdule1862
@aliabdule1862 7 жыл бұрын
ADIGOO BUKOODOO BOGSADAANA HAWLYARE BIRKUGOYSAYEEY AHEEY BARASHADEE NII ERAYADII ABWAAN HURYO
@ninwaxbadanog742
@ninwaxbadanog742 5 жыл бұрын
8-9-2018 sabti Meel aan ogahay 🤗🤗🤗🤗
@toosiyemediachannel1971
@toosiyemediachannel1971 Жыл бұрын
Kkkkk
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
Old is gold
@maxamedbarkhadle7563
@maxamedbarkhadle7563 2 жыл бұрын
Manta xasuus ayaan galay 14/8/2021
@ibrahimdhogor8516
@ibrahimdhogor8516 4 жыл бұрын
kabax hees kalakacsan.raxmatulah
@muhanadahmed7341
@muhanadahmed7341 7 жыл бұрын
Xasuus walhi 💯💯💯💯
@mahrjaacizi6166
@mahrjaacizi6166 5 жыл бұрын
samriye xuseen awnuur dhicir
@abdirizakbulle2457
@abdirizakbulle2457 3 жыл бұрын
Hees macaan
@mkali4230
@mkali4230 6 жыл бұрын
Everyone gone😢😢Allaha ku naxariisto
@hafsamudan4807
@hafsamudan4807 6 жыл бұрын
Khadar Ali Hassan aaaaamin yarbi
@najah140
@najah140 Жыл бұрын
Aaamin ya rabi
@aminajama7810
@aminajama7810 3 жыл бұрын
I love 💓 sahra Axmed ilahy WAXAN uga baryayaa janatul fardowsa
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 3 жыл бұрын
Erayadii AUA Halbuurkii iyo majaajilaystihii weynaa Maxamed cumar xusein Huryo
@ajabdul8658
@ajabdul8658 Жыл бұрын
Waah waah
@sofiaidil4948
@sofiaidil4948 3 жыл бұрын
Nabsi waa mabaaqdee adoo baahan la arkee inaan kuu bareeree
Sahra Axmed Jaamac Naf ku Jecel - Xul sare
8:52
Shabakada Dhanka Bari
Рет қаралды 7 М.
Sahra Axmed - Badda Caashaq Lyrics
9:25
Barisamaad
Рет қаралды 44 М.
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 12 МЛН
Sahra Axmad Jaamac || Ayaa baraya caashaqa with lyrics
7:24
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 34 М.
Hees |Hubqaad (Qalbiga wan kugu hayaa)|cumar dhuule|
6:44
Abdifatah ahmed
Рет қаралды 41 М.
Axmed Gacayte iyo Sahra Halgan Gocamada Ha iijarin
9:50
Daruuraha News
Рет қаралды 156 М.
SAHRA AXMAD//SUUGAAN DA'WEYNOO WITH LYRICS ORIGINAL
13:46
SUPER EAGLE
Рет қаралды 319 М.
Qalbigiyo waxay maqan: Caasha Cige
6:19
SURUD STUDIO
Рет қаралды 377 М.
Heestii:- SIDA MUUNI SUBAXEED
7:55
Hal Abuur channel
Рет қаралды 41 М.
Sahra Axmed Bada Caashaqeen Gudhin
9:54
Maslah Timoweyne
Рет қаралды 28 М.
Spot The Fake Animal For $10,000
0:40
MrBeast
Рет қаралды 50 МЛН
He understood the assignment 💯 slide with caution x2
0:20
Carlwinz_Official
Рет қаралды 13 МЛН
Нажимай выше ☝️☝️☝️ #а4 #глент #риви #viral
0:25
Как меняются люди
Рет қаралды 2,4 МЛН
Зловив цю істоту в себе на городі
0:26
РІКАРДО
Рет қаралды 2,1 МЛН
МИША ПЛИТОЧНИК
0:19
KINO KAIF
Рет қаралды 10 МЛН