SAHRA AXMAD//SUUGAAN DA'WEYNOO WITH LYRICS ORIGINAL

  Рет қаралды 350,549

SUPER EAGLE

SUPER EAGLE

Күн бұрын

Пікірлер: 148
@sacdiyolucky1423
@sacdiyolucky1423 Ай бұрын
Tiktok ka maqle wa so radshe hesta allaha u naxaristo sahro axmed
@korneylqalafe3977
@korneylqalafe3977 Жыл бұрын
Misee dira diraalaha Kala dila dadka is jecel Labadii is doortaba Kuwa loogu daw galay Ayaa dan kale wada Duminaaya caashaqa.❤ Wataa nabadii durugtay Horta yaysku keen diray Dambiga ayaa iskaleh Dumadii aay tahay Yaa dabinadaa dhigay Yaa dooxay caashaqa Qalbigeenii duufsaday.😢 Allow maxay heestay Rabi haw naxariisto Sahra axmed iyo Abwaan waraabe cade
@dayibibraahim1077
@dayibibraahim1077 Жыл бұрын
Way heestay saacadaana sawtkeedaan KU qayilaa zxb 🖐️
@supereagle7982
@supereagle7982 Жыл бұрын
Mahadsanid waa yere mashquuley tolkeygii
@supereagle7982
@supereagle7982 Жыл бұрын
Mahadsanid
@adanhassan1234
@adanhassan1234 9 ай бұрын
Ayaa dakane wada
@xayaatmaxamud900
@xayaatmaxamud900 2 жыл бұрын
allee haw naxariiste waa erayadi baashe waraabe cade hargeysa xafadda sheekh madar ayuu degana
@axmed-nn1bj
@axmed-nn1bj 5 ай бұрын
❤ hees cumar dhuulle qaado , jacaylkii miyuu ku helay hiirtaanyo miyuu ku baday Heestaas oo codkii cumar dhuule ah Ayaan raadinayaa Markaa bil fadlan noo soo hela Waad mahadsantiin ❤❤❤
@clkhadarahmedyusuf6653
@clkhadarahmedyusuf6653 2 жыл бұрын
Waxaan rabaa heesta khadradaahir ee deegaanta roobkiyo doogabaxa ilaahay ninwaliba halkuudago isagaa udooray
@abdinasiryasinali8261
@abdinasiryasinali8261 Жыл бұрын
Asxan xigmad aan caadi aheyn
@clmaaligibraahim3473
@clmaaligibraahim3473 3 жыл бұрын
Sahra axmed allh janatul fardowza haka waraabiyo Aamiin aamiin
@supereagle7982
@supereagle7982 7 ай бұрын
Aamiin
@supereagle7982
@supereagle7982 7 ай бұрын
Mahadsanid
@wiilkareerxaaji8577
@wiilkareerxaaji8577 7 ай бұрын
Mahadsanid sxb soo gudbinta fankeeni xikmada iyo macanka leh aad noso gudbinaysid Mar kale mahadsanid ogolaanshana no ogolaatay waydiinta hees aan rabno Sxb hees uu hHANUUNIYE QAADAYO ba jirta aan la ahay ADUUNYADA XISHOODIYO LAGA WA XUDUUROO LABADI XIRIIR LIHI MAR BAY KALA XUMADAN QOFKI XALAYTO NOOLAA MAANTANA XABAAL GALAY WAA XALADEEDEE ADNA XEERKA GUURKIYO HAKA BAQIN XUDUUDII XAQ BAYNU ISKU LEE NEHEE... koley hanuniye wa nolyahaye asaga xata hala waydiyp dadka qaar waxa hayay dhahan radio jabuti
@aweisbarre4512
@aweisbarre4512 2 жыл бұрын
Sxp halkaa ad ka dhigtay uurkeyga kama dagin hadii la edit gareen karo badal markle duurkeydin kala galin🤞
@ristolike7030
@ristolike7030 3 жыл бұрын
ERAYADA QAAR AYAAD QALDAYSAAN MAHA DUUL KAYDU KALA GALI EE WAA DUURKAYDU KALA GALI WAAD MAHADSANTIIN
@togavlog9526
@togavlog9526 8 ай бұрын
Alle ha U naxariisto maamo Sahra Ahmed jamac😢 Anigu waan dhagaystay heese jeeda Ale ha U naxariisto
@supereagle7982
@supereagle7982 7 ай бұрын
Naxriista jano allow la waraabi
@caydaruusmooge3857
@caydaruusmooge3857 Жыл бұрын
Sahra axmed jaamac ale ha unaxariisti iyo abwaan kii heesta lahaa ee baashe ibraahin waraabe cade
@qadarsaeed
@qadarsaeed 2 жыл бұрын
Alow janadii kawarabi mama sahra amiin yaa alah
@roodomaxamed4346
@roodomaxamed4346 2 жыл бұрын
Walaal waxd soo galisaa heeta wali waa iqalan yaho qaban wayey ruux kale sahro axmed iyo nin kalaa qadaya
@cumarismaciilfagadhe3571
@cumarismaciilfagadhe3571 3 жыл бұрын
Masha allh alle ha unaxariisto sahra ahmed jama
@susum9099
@susum9099 3 жыл бұрын
Aamin yaa Allah
@Sharmarke287
@Sharmarke287 3 жыл бұрын
Adoo dhexda gaajo xidhay marbuu xayskuu daaa xareed ku dabaaalataaaa
@seexiyeahmed6575
@seexiyeahmed6575 2 жыл бұрын
Labada goorba waa duurkaydun kala gali mahadsanid xasuus ayay igu reebtay baashe ibraahim waraaba cade iyo sahra axmed jaamacba allae haw naxariisto
@diirieabdullahi5702
@diirieabdullahi5702 24 күн бұрын
*Duudaydin kala galin
@seexiyeahmed6575
@seexiyeahmed6575 24 күн бұрын
@@diirieabdullahi5702 duuda maaha ee waa duurka inkastoo labada kalmadood ay kala macnahabyihiin inta badan duurku bannka yuu kabaxaa suuduna waa kayanta adag ee xataa xooluhu haday galaan an laga daba galin mahadsnid
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 жыл бұрын
Uurkayga kana degin naahee, waa duurkaydin kala geli waayo heesta xaraf rasceedu waa da' . Cajiib ereyada baashe iibraahim waraabe cadde.
@duanedirie9628
@duanedirie9628 2 жыл бұрын
Ma garan karan in deelqaaf ay sameynayan heedta xitaa micnaha ka bedelayso
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 Жыл бұрын
​@@duanedirie9628. Waa run deel-qaafka ay samaynayaan ma garan karaan.
@MohamudHassanBolay
@MohamudHassanBolay Ай бұрын
Ayaa dan kale wada duminaaya caashaqa yaa salaam allaha u naxariisto maama sahra axmed jaamac.
@xuseenyabarow
@xuseenyabarow Жыл бұрын
Cumar x rooraaye sahra axmed ma isceeba baarna
@supereagle7982
@supereagle7982 7 ай бұрын
Mahadsanid sida aad iigu taageertey cidkaada qoraalkaada
@agiidkhadar480
@agiidkhadar480 3 жыл бұрын
Xisaab maleh qaar badan an fahmi waye ereyadoda wad ku mahsantahy wallke🙏
@keysehussein
@keysehussein 2 жыл бұрын
Soo qor kuwad fahmi wayday?
@khadarcismaan7520
@khadarcismaan7520 2 жыл бұрын
Waxad donta hesta sado cali ay qado midhah hesta waxaka mida qayrkay ano inan qordhere wil uqolmon naftayda iqadariya wayayn
@xustocabdiraxman4154
@xustocabdiraxman4154 2 жыл бұрын
Waxaan doonayaa hees ay sahra cali xasan oo erayada ay ka mid yihiin (doonidii shiraacnayd Waxay dulundulcaysaba Duufaanka xooga leh Marbuu dawga dhaafshaa) Soo gali waad mahadsantay
@موسيموسااا-ف6ه
@موسيموسااا-ف6ه 2 жыл бұрын
ذ. ذ ٧لابك ٧لابك ٧لابك ٧لابك ٧لابك من زمان
@abokorbigays9461
@abokorbigays9461 2 жыл бұрын
Heestan Caawa Raadinteedu 2 saacadood ayay igu qaadatay wallahay, Heestan waxaan ku qurxistaa wakhtigayga aan firaaqada haysto, way mahad-sanyihiin Cidii isku Hawshay Cidii nala wadaagtay Heestan.🎶♥️
@apdirizaktacapir4547
@apdirizaktacapir4547 5 күн бұрын
Nugaal gur gur laga maaha ee waa Nugaal Durdur laga waa
@saammu8231
@saammu8231 3 жыл бұрын
Heesta Sahra ahmed Allaha u naxariirte ee garasho ayadoo yara cusbooneysan malahan miyaa
@isackyusufabdirahman7984
@isackyusufabdirahman7984 2 жыл бұрын
Sxb kuwa la cusbooneysiiyo dhadhan malaha e original ka dooro
@Happy3DModel-nt8xe
@Happy3DModel-nt8xe Ай бұрын
Waa kalamu saxeex wata nabadi durugte hòrta yaysku keendirey danbiga iskaleh
@Ahmedmjama-r8h
@Ahmedmjama-r8h 3 ай бұрын
Hestan xasus qasa bay ii thy noloshayda xili an so Mary ban dhagaysan jirey Ka dib marki an wayey Qofki an dumaro idil kaso dortay e Ka jecladey .. Wan idin salamya muQashada wakhtiga iyo calafku u samixi wayy in Qofki uu jecla nolosha la wago .
@nimomohamed7188
@nimomohamed7188 4 ай бұрын
Zahra Axmed alle ha uu naxariisto iyada iyo ummadda muslimiinta inaga na alle ha inooga daba naxariisto
@Mamar6310
@Mamar6310 2 жыл бұрын
LAXANKII ahn maxaned Aarau. Irsi
@sakariyecabdi7181
@sakariyecabdi7181 2 жыл бұрын
Zhp heeska dhahda wal bahaari maayo naftani waaxid kow talin rabaa
@mtnmismail3456
@mtnmismail3456 2 жыл бұрын
Waxaa Heestan Hal abuuray Abwaan Xasan Waraaba Cade Waxaana Qaadaysa Fanaanada Alh Sahra Axmed Jaamac
@xustocabdiraxman4154
@xustocabdiraxman4154 2 жыл бұрын
Dagaal badan ayaad ku jirtaane halkaa ka sii wado heesaha waxaad raacisaan abwaankii sameeyay iyo cidii laxanka saartayba si ay uga faaiidaystaan da yartu
@husseinabdirahman4226
@husseinabdirahman4226 2 жыл бұрын
Geela Hada geela gorfka iyo gaana waa hees wadar ay u qaadan hobolada waa beri
@califaaraxcige8200
@califaaraxcige8200 11 ай бұрын
Heesta qadar dhacay quraan iyo wadaad qabar ma ooshaane qalbigaan kasii daaawaadaa kii la iiqorayee waa qaali caashaguyee way qasaarinaayaan heestaa waxaan ku maqlay sahra axmed ayaa qaada ina mooge isna gaar ayuu uqaada markaa yadoo talantaaliya keena way jirtaaye oo radio hargaysa ayaa haysaba
@clmaaligibraahim3473
@clmaaligibraahim3473 3 жыл бұрын
Sahra axmed heestii if iyo aakhiro
@hassanwarfa9670
@hassanwarfa9670 3 жыл бұрын
Aaqiroy xagee baad naga xigtaa ii soo geli fadlan
@MohamudHassanBolay
@MohamudHassanBolay Ай бұрын
Saaxib waxaan rabay hees ay qaadi jirtay aun saada cali oo ahayd iga hoo iga hoo iga hoo jacaylkan iga hoo jacaylkaan hortaa baan ku daalee hortaa baan ku daale u tubkoo dhan waan ka waayay bal ii baadi gooba ineey ciwaan kale leedahay ayaa laga yaaba e.
@mohamedhassennour
@mohamedhassennour 7 ай бұрын
HAA WLL HEES AY WADA QAADAAN sahra axmed iyo samatar oobladhihi jiray dhunkashada mar iiceli ama awro dhaanwade
@garyaqaanmuuseyuusuf4793
@garyaqaanmuuseyuusuf4793 Жыл бұрын
Illaahay ha unariisto Sahra Axmed iyo Baashe Waraaba-cade
@maqaamannmahmouda585
@maqaamannmahmouda585 2 жыл бұрын
Hees wacan Mudane/Marwo ☆
@AL_shahada
@AL_shahada 2 жыл бұрын
Wax logu dow galay maleh hadi dibada wada jogtin haa gutalagal mar hadi gudaha timado oo dadal ilah kula garab galo reerki reera kaso sokomaray markas yaagabay reerkisa cidi dibada kudabamarta aba jogta laba umaqebsamo qalbiga gacantada loqeybiya faras laba mawada fusho halnin faras labo ah
@cabdinasirmumim7905
@cabdinasirmumim7905 2 жыл бұрын
Sahro Ahmed AUN waxay ahayd fanaanad aan aad u taageero iyada iyo hassan aadan samatar
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Xiiri ii dheexeya idinko Aad kaba ibissen
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 2 жыл бұрын
Allah unaxariisto samiir hakasiiyo
@hassanabdikadir7051
@hassanabdikadir7051 2 жыл бұрын
heesatan waligay ma maqal thnaks, ninyahow hees aan yaraantaydi maqli jiray ayaan wayay hada, ereyadeeda waxaa kamid ahaa, caziizow allahayhow naftu. ninbaa qaadijiray magaciisana ma garanaayo.kk
@calicisman3202
@calicisman3202 Жыл бұрын
asc fadlan ma hesan heesti cesanti dharagtay
@xustocabdiraxman4154
@xustocabdiraxman4154 3 жыл бұрын
Waxaad soo galisaa heesta sahra cali xasan ee doonidii shiraacnayd waxay dulundulcaysaba
@CumarAxmed-c2f
@CumarAxmed-c2f 2 ай бұрын
Waxaan Ubaahnaa heetatidhaa amaniyada igasaar ama naaxicashaqa onanarhagaadhsiin
@apdirizaktacapir4547
@apdirizaktacapir4547 5 күн бұрын
Erayda Heesta Waxa leh Abdi Ali Wayd
@MiceeyeMiceeye
@MiceeyeMiceeye 3 ай бұрын
Tanmaya ideeqday mid kale mays
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample 6 ай бұрын
Alle.hawnaxariistee. sahra.axmed.erayadii.axmed.saleebaan.bide.saan.u.aqaanay
@sacadxasan3323
@sacadxasan3323 2 жыл бұрын
Ana kaan u daalee u dayoobay awgii marka tirada kuma darin duurkaynu kala gali
@ahmedcaligurxan4997
@ahmedcaligurxan4997 2 жыл бұрын
Waxa rabaa heesta dhahaysa. Shabel kii shalay ladhilay anaa Shiloo shushubay
@abdikarimahmed628
@abdikarimahmed628 17 күн бұрын
This is the best Somali music site ever. Keep up the good work brother
@abwaaniidlechannel5891
@abwaaniidlechannel5891 Жыл бұрын
Waxaa jirta hees mageceeda iyo cidda qaaday aanan garanayna lkn aan taadiyo, Yaa iisheegikaraa eraydaan ka xasuusto hadaan qoro Mindhaa ruux idagayoo, Iilaba dubleeyooow Dibdambe kuma aamino, Darandoori bay ahayd waxaan filayaa heesihii kacaanka inay ka mid ahayd
@cumarismaciilfagadhe3571
@cumarismaciilfagadhe3571 3 жыл бұрын
Nio heesta ay qaado baxsan xaji xasan ee tidha geeri an dorto ya samyey erayada
@Xalimo-z4t
@Xalimo-z4t Ай бұрын
Hadii aad commentig6ga aragtan isoduceya waxan cadysty hadii aan culys daremo in aan music nafis ka raadiyo yaa alla qalbigyga naxaristda ju duxi😢💔
@aadanabdirhmn8388
@aadanabdirhmn8388 Жыл бұрын
Uurkaydin kala gali maaha wll Waa duurkaydun kala gali mhadsanidiin
@xasanxaaji8394
@xasanxaaji8394 2 жыл бұрын
Heestan way kala kacsan tahay
@abdifatahpashe608
@abdifatahpashe608 9 ай бұрын
Axyaa eedo sahra axmed jamac abokor
@sumsung918
@sumsung918 3 жыл бұрын
Earayadii Baashe waraabe Cadde
@muktarosman8650
@muktarosman8650 2 ай бұрын
Ereyadii xasan ganay waxaan laga waayin, Deegaanka Cimilada quruxdeeda, Buuraha, badaha, xoolaha.
@suugaantatv2809
@suugaantatv2809 6 ай бұрын
Haddii aan Dayaxu jirin Xiddigaha dad baa guda Dariiqaanay ku arkaan Heestaas ii raadiya Samantar ayaa qaaday sidaan filayo
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 11 ай бұрын
Waayo waayo❤️❤️❤️
@NoorAbdullahi-ow9sk
@NoorAbdullahi-ow9sk 2 ай бұрын
Waxaas hees ah ishqiyaasak
@maxamadlimiteed9694
@maxamadlimiteed9694 2 жыл бұрын
Sahro wale wahesta waxey kaheshaba
@abdinadiif5410
@abdinadiif5410 2 жыл бұрын
laxawsiga naftaydiyo taladeena loxoska . erayadaa cida leh baan rabaa
@ibnuhaji1802
@ibnuhaji1802 4 ай бұрын
C/laahi Diiriye Sooraan
@FaysalCabdulaahi-zv2kf
@FaysalCabdulaahi-zv2kf Жыл бұрын
Heestan baadi goobayo Waxay tahay . UBAXOO DILAACAY DAWADII NAFTAYDAA . BAN BAADI GOOBAYA.
@supereagle7982
@supereagle7982 Жыл бұрын
Mahadsanid
@mfoosidaahir802
@mfoosidaahir802 2 жыл бұрын
8 . . ...
@dalhadahir6972
@dalhadahir6972 4 жыл бұрын
Waad mahadsantihiin! waxaan waayay heesta ay ereyadeeda ka mid yihiin waa WAA SABOOLKA CAADADII waxaa qaada Khadra ama Sahra mid uun
@supereagle7982
@supereagle7982 4 жыл бұрын
Heestaas sxb waxaa soo galiyay ayadoo qoran GEEDI SHAAMBOW STUDIO Waa tane halkaan ka dhagayso kzbin.info/www/bejne/kHeXkqeBpbKSgJY
@dalhadahir6972
@dalhadahir6972 4 жыл бұрын
@@supereagle7982 Waan helay walal MUDNID oo MAAMUUSNID 🤝
@hybehybe6034
@hybehybe6034 2 жыл бұрын
Duunkeyga ( qalbi)kama dagin
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Gabadha asLob wanajinta anshax siigida isla markaan ah agasimaha ATiya اء تئا ereyo geed
@anabhindi5975
@anabhindi5975 3 жыл бұрын
Ereyada heesta yaa sameeyay
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 9 ай бұрын
Fari nice.
@jamaalcaydiidcaydiid1871
@jamaalcaydiidcaydiid1871 2 жыл бұрын
Hestii markan kuu idha xabiibi xayati itiidh xidiidad jidh,kaye,gii iyo xaadu idhaqaaqda
@axmedapdikariim-g5c
@axmedapdikariim-g5c Ай бұрын
Heesti malab io sabiib mudho canab tufaax
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Geedi guurida howanta waxa Lago tilmaa kara zabad
@AbdifataaxSaleeban-l5n
@AbdifataaxSaleeban-l5n Ай бұрын
Sahro allowkunaxariiso
@SharismohamedBile
@SharismohamedBile 8 ай бұрын
Sheekhuba wuxuu ubax
@mustafeqiimeeqofkaagasilag1346
@mustafeqiimeeqofkaagasilag1346 2 жыл бұрын
Heestan Yaa Sameeyay
@xustocabdiraxman4154
@xustocabdiraxman4154 2 жыл бұрын
Waxa sameeyay baashe waraabe cade
@MohamethoAdemMohamethoAd-rp5mx
@MohamethoAdemMohamethoAd-rp5mx Жыл бұрын
Heesti umaad yahay qabiil Qabiil uma Qayb sanayno magaca qudha ayaanu nahay somaaliyey
@supereagle7982
@supereagle7982 Жыл бұрын
Sax midaas Ayaan been ahayn waa xikmado
@abshirali9626
@abshirali9626 3 жыл бұрын
Ok
@c.salaamc.salaam9306
@c.salaamc.salaam9306 2 жыл бұрын
Asc waxaan raadinayaa hees xaliimo muuse milaano qaaday oo la yiraahdo ceesaan
@isackyusufabdirahman7984
@isackyusufabdirahman7984 2 жыл бұрын
Hees isla albumkaan ku jirtey oo ay qaadey sahro ee hargeysaay ayaan jeclaanlahaa in aan helo.
@suugaantatv2809
@suugaantatv2809 6 ай бұрын
Duul baydin kala geyn duur ma ahan
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 8 ай бұрын
AHUN
@craxmanxuseenmuxumedcyare6267
@craxmanxuseenmuxumedcyare6267 2 жыл бұрын
Zahra axmed jamac
@jamaalcaydiidcaydiid1871
@jamaalcaydiidcaydiid1871 2 жыл бұрын
Hesti markan kuu iidha xabiibi xayati aad itiidha xidiidad jidh kayegi iyo xaad idhaqaaqda
@MaxamedCali-us7xg
@MaxamedCali-us7xg 6 ай бұрын
Nio heesbaa aniga iga luntay odhanjirtay Gami maayo aniguna Hadaad midkale garabsaartee Heestaa Yaa qaadi jiray awal
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Sidaana waxa sheegtay gabaga an wajigo Lasocon ereyada jeedisay زبد
@abdiazizsam5948
@abdiazizsam5948 2 жыл бұрын
Mahad Sanid lyrics aad noo sameeysey. Waa kaaga mahad celinayaa .waqtiga aad galisey.
@isackyusufabdirahman7984
@isackyusufabdirahman7984 2 жыл бұрын
Waxaan jeclaanlahaa in aad noosoo deysaan Heestii Hargeysa ee isla album kaan kujirtey
@shugriyusuf2380
@shugriyusuf2380 2 жыл бұрын
Heesta nimco ýaasiin geedkii
@mohamedbotaan1348
@mohamedbotaan1348 2 жыл бұрын
Waxaan waayey hees tubeec erayadeeda waxan kaxasuustaa " inta oow halyeey dilay ama hoobal dhaawacay tira laguma helayee"
@abdulljamac508
@abdulljamac508 Жыл бұрын
Heeskaasi waxaa la dhahaa "Hobal" waxaa qaadaya Eebe janadii ha ugu bishaareeye (Tubeec) Erayada waxaa Leh Abwaankii waynaa ee (Hadeaawi) Alle ha uwada Raxamdo Dhamaantood.
@MaxamedJaamac-y7c
@MaxamedJaamac-y7c 9 ай бұрын
Balan labo ayamod isa so canante yaa qadi jiray
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Ardo cagawaynay ceelasho maanta biyo malahayen
@BilleKumando
@BilleKumando 7 ай бұрын
Allha unaxariisto qabriga allha ku nooriyo
@libancalidini651
@libancalidini651 3 ай бұрын
Hees samatar hambarey iyo haadilaa maxaa kala haysta howl
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
الذين قال لهم النا س ان النا س قد جمع ا لكم فا خشو هم فزا هم ايما نا
@farxaanismaaciil9897
@farxaanismaaciil9897 4 ай бұрын
Kuwaxaasidiinta ahweeye
SAHRA AXMAD IYO ABU RAAS//SIDDIQABAX
10:23
SUPER EAGLE
Рет қаралды 161 М.
Suugaan Da'weeynoo
13:46
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 4,4 М.
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 27 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 6 МЛН
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
00:19
Chapitosiki
Рет қаралды 3,7 МЛН
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
daa,uud cali iyo maandeeq hees sidii webi durdurayoo orginal +lyrics
11:43
SAHRA AHMED WATAAN NABADII.wmv
9:24
Kanakwamba kwetu Sunyareh
Рет қаралды 79 М.
Heestii Yaa Garayska Kaa Fura Lyrics Aun Jangow Iyo Aun Sahra
9:25
laylis channel
Рет қаралды 545 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 310 М.
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,4 МЛН
SAHRA AXMED  MA NAXO JACAYL  BEST HEES WAAAAAW
8:17
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 2,8 МЛН
Maxamed Mxasan kabanle
10:29
axmed Arshe
Рет қаралды 164 М.
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 115 М.
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 27 МЛН