* Cabdinasir Macalin Ahun & Sahra Axmed Ahun | Maxaa Ka Lilaahiya l Looli | W Lyrics

  Рет қаралды 314,665

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

4 жыл бұрын

#caweyskadalmar #srtv #dhaanto
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Пікірлер: 201
@suadfamily522
@suadfamily522 2 ай бұрын
Inta wiilka tiktok kasoracday wiilka codka mcn hada fariiid tahay wiillka leh aad buu u codmac yahay wiilkaa 10/4/2024 00:57am 🎉🎉
@user-kp2cz2cj5v
@user-kp2cz2cj5v 2 ай бұрын
me
@trolaage
@trolaage Ай бұрын
Haa aniga so racay wlahi codka mcn
@yuusufcusmaan385
@yuusufcusmaan385 Ай бұрын
Haa wlhi miskiinka Alle hacaafiyo😢
@abdirahmansergio1857
@abdirahmansergio1857 Ай бұрын
Meesha ka sooraacay😂
@xamsecabdi1612
@xamsecabdi1612 Ай бұрын
Aniga ka soo racay
@ZackJame
@ZackJame 2 ай бұрын
Who's from tiktok😂🤝🏻
@user-rd3li4gs1p
@user-rd3li4gs1p 2 ай бұрын
Me😂
@apdyphitahali8098
@apdyphitahali8098 2 ай бұрын
Kula mid zxp😂
@konamibood8097
@konamibood8097 2 ай бұрын
😂😂
@zakigk398
@zakigk398 2 ай бұрын
😅😅 me
@yazerkalef396
@yazerkalef396 2 ай бұрын
Me😂🤍
@ziyechomar-pc4ym
@ziyechomar-pc4ym Ай бұрын
Ninka heesta i jeclaysiiyay Nuradin awlio wll alla haku cafiyo 😢❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Ай бұрын
Aamin
@najaxabdirisaq5092
@najaxabdirisaq5092 Ай бұрын
inta titokgta wiilka aad ka ucodka macan kaso racaday nin rageed wakhtigu helay illahyiw caafi amiin 😢 2024/5/17/may
@SalmaanBuulle-js9wq
@SalmaanBuulle-js9wq 2 ай бұрын
Inta tiktok ka sooracday
@mohanettabdirizak6495
@mohanettabdirizak6495 2 ай бұрын
Ninki waalna baaa kasoo raaacay jacylku waalay
@MubaarakYare-nr3on
@MubaarakYare-nr3on 2 ай бұрын
Haa😢
@nastexoabdimahad8643
@nastexoabdimahad8643 2 ай бұрын
Ad io ad sidokle😢ninki xnusan kso rcey ilhy h cfiye
@yonishassan3423
@yonishassan3423 2 ай бұрын
😂😂
@deeqayuusuf8006
@deeqayuusuf8006 Ай бұрын
From tiktok heestu waaba madhax wiillkaa ku cod macaan eebe cafimaad sareecana hasiiyee.🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Ай бұрын
Aamin
@AbdifitahOsmanyare
@AbdifitahOsmanyare Ай бұрын
From tiktok mr loolii yarkasaa ka cod macaan ee heesta dib ma u qaadi karaa❤
@xyman
@xyman Ай бұрын
Maxa Tiktok kaa dhacay?
@Mohazz80
@Mohazz80 2 ай бұрын
From tik tok😂
@nastexcasayr3349
@nastexcasayr3349 Ай бұрын
Wilka Mr looli ayaa kusoo raacay heestaan alaha caafiyo
@eliashassan3604
@eliashassan3604 Ай бұрын
Heesta Looli Waxey Ka Mid Tahay Heesaha Ugu Hodansan Afka Somaliga Looguna Jecelyahay inta Afka Somaliga Sida Wanagsan U Taqana. Wana Hees Cajiib Ah Sida Erayadeda Duunyada iyo Barwaqada Ay Uga Buuxaan Hestan Waxey Ku jirtay Ruwayadi Ha Waalado Jaceylka Aynu Warararka Aadno O La Dhigay 1978 Wagaas O Dagaalki 1977ki Laga So Laabtay Aya Ruwayada Magaceda Lagu Lamaniyey 1977ki Wa La Shega Lkn 1978 Aya La Dhigay Ruwayada Heesa Cajiib Ah O Aad U Mcn Ba Ku Jiray Heesta Aroos Ay Fananinta Wada Qadayan So Dhageysta Waaba Hadad Earayda Wada Fahantan Codadka Toolmon Wa AUN Abdi Naasir Macalin Siciid Fananki Mar La Arag Aha Hees U Qaday O Naxuus Ah Ma jirin Iyo Waliba Fananadi Ugu Codka Mcneyd Somalida Sidan Qabo Sahra Axmad Jamac AUN O Dhawan Ayadana Ku Geeriyetay Hargeysa Samankan Ma Jiran Mana La Heli Doono Fananin Codkan O kale Ku Heesi Ama Earaydan Xata Xulan Kara Earayada Wa Abwaanki Wayna Kaariye Laxanka Xasan Gareyt Music 🎶 Ku Dhawaad 10Qof Ba Tumaya O Hadi La Sharaxo Adan Fahmi Kareyn Fan Wa Fanki Hore Heestan iyo Kuwa Kalo Badan Raadiyaha Kama Dagi jirin Marki Ay Baxayso Dadka Daganan Ayey Daremi jiren” Waxan Is Waydinaya Sida Ayna Marna U Fahmi Donin jiilka Hada Jooga Fankeni Hore Qiimahisa iyo Sida Afka Somaliga Qani U Yahay Waxan Arkaya Dad Wa Wayn O Xilagas Dhashay Qaarkod O An Kuleh Heeska TikTok Ban Ka So Arkay 🤷‍♂️🫤 Afkina iyo Dhaqankina Barta Sharma Boy Baad Adunko U Taqanan Inu Fanan Yahay Shame On You
@iamAbdEyasis
@iamAbdEyasis 2 ай бұрын
From Tiktok. Heeestan. Ninkii qaday ayaaba i jeclaysiyaay. ilahay Ha CafiyO ninkaas Wuu xanuunsanyahay Umalaynayaa lkn Heesta barteeduu Dhigay Wlhy
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 ай бұрын
Aamin ninka qaaday magaciisa ii sheeg
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN Ай бұрын
Dalmarow ninka soo warayso wa nin cod mcne oo bulshada iska danyartee qarsoon ah ​@@caweyskadalmar
@HafsamohamudAli
@HafsamohamudAli Ай бұрын
@@caweyskadalmarwxa ku luuqaynaya nin nuuradin owliyo la dhaho alle ha caafiyo🤲🥺
@MarwaAhmed-dl6kb
@MarwaAhmed-dl6kb 9 ай бұрын
Walalkay ayaa ii qaadi jiray 😢 Balse cawa waa ciidan xero ciidan ayubku jira alle ha inabad tuso waan sugi la,yhy aragiisa sanadada so skcda😢❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Aamin
@warwacaalmedia6180
@warwacaalmedia6180 2 ай бұрын
Amin hunno
@AxmedYasin-hg9lz
@AxmedYasin-hg9lz Ай бұрын
Amiin
@kadardek2918
@kadardek2918 Ай бұрын
Aamiin aamiin alle markale ha iskiin tuso
@abdirahmanmuhumed6115
@abdirahmanmuhumed6115 Ай бұрын
Wllhi imikan wiilka ka so raacey😮
@WalyHassan
@WalyHassan Ай бұрын
Nuradin awlio ilahay ha caafiyo nin hooyadi ka warhaya oo ay heelen rag gun ah❤❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Ай бұрын
Aamin
@LovelyCakeSlice-oo5he
@LovelyCakeSlice-oo5he Ай бұрын
3 Sano baan raadinayay heestaan maantan tiktok kasoo helay❤
@worldtoday1331
@worldtoday1331 2 жыл бұрын
2006 ilaaa maanta oo ah 2022 ayaan dhagaysanayaaa halmar na aan ka xiisa dhicin. Heestani waa xasuustayda iyo dhaxalka fankayga
@abuomar220
@abuomar220 Жыл бұрын
Alaha unaxaristo dhaman labo fanan aad iyo ucod macan sahra iyo c nasir waxan xasustaa 4 April anoo hees tan earphone kudhagwysanaya inaan maqlay geerida sahra Ahmed jamac runti. Aad iyo aad iga naxay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@maxamedibrahimaadan4375
@maxamedibrahimaadan4375 2 күн бұрын
Aad iyo aad wiilka ka so racay alle caafimad taam ha siiyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 күн бұрын
Aamin
@adnankafi4035
@adnankafi4035 9 ай бұрын
Travelling from Hargeisa to berbera and listening to this song. Old is a gold.❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxammedgoosh4258
@maxammedgoosh4258 Ай бұрын
Dadka 2024-ka baranaya heestaan ee wiilka xanuusan ka soo maqlaya tik-tok-ta ayaan daranayaa, anna 11 sanno ka hor baan qaraami oo dhan ka soo jeensaday anoo caruur ah.
@ImaarnOfficial
@ImaarnOfficial 2 ай бұрын
Waxaan kasoo ramayana wiilki rer burco bal hadaa fariid tahy Ax ax😪😪💔💕
@Ismailmohamudabd
@Ismailmohamudabd Ай бұрын
Waa reer garoowe
@suxufiabdiwakiilbuux
@suxufiabdiwakiilbuux Жыл бұрын
Reerkii Layli Dhaansada Haamuhuu Ka LaYaa...2023.1.20 Hargeisa
@MustafeAbdirizaak
@MustafeAbdirizaak Ай бұрын
From tiktok😢😢😂😂
@user-jw4un5cy8b
@user-jw4un5cy8b 19 күн бұрын
Oofcaleekk Heesahii Murtida ahaa
@caalamiboy3510
@caalamiboy3510 2 ай бұрын
Wlh heestaa maalin baan daartay inta dhaga gashaday oo aan gaari caasi ah shirka kaso raacay isgooyska 4ta darjiino, anigo xaafda nasteexo gabadh degan oo ayaan la dhaho la balansan, ilaa aan ka tagayay waan dhageysanayay 50 mar wan ku ceshtay, sanadku waa 2014, caawa oo ay taariikhdo tahay 16.4.2024 baan qolkeyga ku dhageysanaya anigoo still single ah😂, 12:53 habeenimo, maama sahra ahmed jaamac iyo cabdinasir macalin allah u wada naxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 ай бұрын
Aamin
@maxamedilkacase7179
@maxamedilkacase7179 2 жыл бұрын
Layaab weeyi. Laxanka, codka iyo midhaha. Rabbi habu naxariisto.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@aliabdiasis2799
@aliabdiasis2799 Ай бұрын
From tiktok😂🎉
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 6 ай бұрын
Heeatan caawa ka hor waligey ma dhaegysan wiil xanuusan allah caafiyo baan tik Toka kaso arkay isago in yar ka qaaday wn so raadiyay wlhi cod mcn bu ku qaadayay Wax walba qofbaa kugu so dhacayo heestan mrkaan maqlo wiilkaas baan qac igu dhahayaba 15 December 2023 15 cisho baa noga hartay 2024 Cajiib 🙌
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 ай бұрын
Aamin
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
#LyricsSongLOOLI #CABDINASIRAHUN Loolii heega lahaydoo Labba goor tuskii helay Dhulkoo Liqay xarreedii Rayskuna Labbeenyahayeey Oo Laammo ubax iyo Isku Ladhay caleentii Leeg Leeganaayaan Saxan saxo Lulaysiyo Sidda Laydha Laydha Uddugga Leh Laab qaboojiyaay Maxaa kaa Lilaahiya Caashaqa ha Lalinee SAHRAAHMEDAHUN Siddaa Aar Libbaaxoo Lisanaaya miciyaha Amma Laqan marroodiya Oo Laammo ku cartamayeey Amma Faras Lallabihiyo Birmadkaba Lihiin ku leh Libbta Geesiggeedii Farxad Lagu Abuurroo Caashaqa Laddabtaye Addna hoo Listiisoo Kala leexan maynee Addna haysku kay ladin #ABDINAASIRAHUN Siddii aan u laab kacay Laddi waayey jiifkoo Siddaan Ulaba lagdoodaan Laaca waaga toosaayeey Laabxadayda beerkiyo Qalbigaygaad ka lulataa Laxawgiina sii korodh Leebkii halista iga muday Innaan Liito arragtayee Intaan Loxodka Lay dhigin Maxaa kaa Lilaahiya Caashaqa ha Lalinne #SAHRAAHMEDAHUN Reerkii Layli dhaansada Haamuhuu ka Laayaa Harraadna kama Ladnaadee Lugtii Jeenni dhaaftaayeey Luggooyey ku socotaa Lafyu way jabtaayoo Lammaanihii Is doortee Isu Laab fayoobayn Maba aanay Lulanine Bal maxay ka Leeftaa? Kala Leexan maynee Adnna haysku kay Ladin ■■■■■■■■■■■■■■ HEES XUSID MUDAN OLD IS GOLD. YAA SALAAM AXSAN CALEEG, heestani waxay ka mid tahay heesaha Laysugu hal celiyo kuwooda ugu macaan, HEESTANI waxay qayb ka ahayd, riwaayaddii CAANKA ahayd ee HA WAALAADO JACAYLKU EE AYNU WEERARKA AADNO ee Uu Alifay Ama Curiyey Abwaankii Weynaa Dhakhtarkii Jacaylka MOHAMED ALI KAARIE 1977 Ayey ahayd AHUN Laxankana waxa Saaray Ustaad Hassan Sabriye Afrax Hassan Garayt AHUN waxa si toolmoon Ugu wada Luuqeeya Ustaad Cabdinaasir Macalin Siciid IYO Sahra Ahmed Jaamac AHUN dhamaantood - Aamiin Yaa RABBI. #MAHADSANIDCAWAYSKADALMAR Heestan 5 Sano ka hor waxaan kaga faalooday Qaybta Commentiga oo ay ku jirtay Kaydkii Canjiladaha EE MUDUGBOY.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@abdulhakimbelbel8482
@abdulhakimbelbel8482 Ай бұрын
Wiilka xanuusanaya inata ka soo raacday like saara ❤
@mohamedhusseinfarah7517
@mohamedhusseinfarah7517 Ай бұрын
Walaahi in uu San Aqoon marka aan la yabanaa abdinaasir iyo sahra marka ku luu qaynayaa saa ula dhihi jiray
@footballfans1953
@footballfans1953 Ай бұрын
Inta ninkii xanuunsanayey ee tiktok ka soo raacday ilaahow caafi 😢
@ayaancabdi578
@ayaancabdi578 Ай бұрын
Aamin🥺🤲
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 3 ай бұрын
Tolow heeskan oo KABAN ah mala duubaY
@shireshire-je1lz
@shireshire-je1lz Жыл бұрын
qofkee garanaya macnaha LOOLI ,,waaa afkii asalka ahaa ee somaaliga
@c.raxmaanmaxamed4280
@c.raxmaanmaxamed4280 6 ай бұрын
Looli sidan filayo waa meel dheer ama meel haadaan ah oo jar ama buur ku hoos taala laan daaqa geeluba labigii jarka u dhaw intuu laac is leeyahay soo looli kama dhaco manad maqal
@sagaldahir9382
@sagaldahir9382 2 ай бұрын
10/5/2024 ban daawanaya in Nairobi😢
@abdurrahmankhaliif6560
@abdurrahmankhaliif6560 Ай бұрын
Tiktok baan ka imid mr Loolii
@ibrahimciiltire1269
@ibrahimciiltire1269 Жыл бұрын
Heego lahaydo Maaha heegan Heego... Oo ah daruurta wuu soo gaabiyey fanaanku oo wuxu yidhi hego
@user-lh4sd4qc2r
@user-lh4sd4qc2r 2 күн бұрын
Walahay tiktok kasoo raacay 8: 31 pm 8/7/2024 Hargaysa somaliland
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 2 жыл бұрын
Alla ha u naxariisto dhamaantood sahra axmed jaamac iyo c/naasir macalin siciid iyo weliba Abwaan Maxamed cali kaariye waxaanay ka mid ahayd riwaayadii Ha Waalnaado Jacaylkuye Aynu Weerarka Aadno ee curatay sanadkii 1978kii waxaanan filayaa mase hubee inuu laxankana lahaa alla ha u naxariistee Axmed_nuur jaangoo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@looyaan323
@looyaan323 Жыл бұрын
Waa saxantahay Laxanka waxaa lahaa jaangow lkn sanadka waa 1977❤
@ismaaciiljaamac3355
@ismaaciiljaamac3355 Жыл бұрын
May malahayn jaango waxa lahaa xasan sabriye afrax xasan gerayt
@maxamedcllaahi5722
@maxamedcllaahi5722 4 ай бұрын
Laxanga waa xasan great ayada mida arooskin saldhigaye iyo naxaanuuo iyo midkle shangaroon eey qaado inta waa xasan great
@moshire6645
@moshire6645 Ай бұрын
From Oowliyo Tiktok✌
@abwaanshaafici7060
@abwaanshaafici7060 Ай бұрын
From south Africa... 21-05-2024 cod miro iyo laxan
@CabdinaasirsiidcaliCabdinaasir
@CabdinaasirsiidcaliCabdinaasir Ай бұрын
From tik tok 😅❤
@nuuradiinshige4851
@nuuradiinshige4851 Ай бұрын
Faadumo waa boqoradd an jecllhy ebbow nolasha nagu kulansiiih 5/14/ 2:47 habeenimo baan qoralkan qorayaah😢
@mawliidElmihaange-ef8jz
@mawliidElmihaange-ef8jz 2 ай бұрын
01-may-2024- Mogadishu-- dagmada Boondhere garahan ahaan guriga hooyinka bn daganhey hotel ku yeel malintu waa arbaco waa markii igu horeysey casimda Somalia ee Mogadishu heestaan waxaa aad u jeclaa nin aan ilama ader nahey ee ladhaho suldan waxaan xasuustaa aroosdayada Badiya buu ka qadi jirey -2007-2006 ilaa xiligaas manta dhageysigeeda igu horeysa ilaa xiligaas
@ahmedabdiqani6243
@ahmedabdiqani6243 Ай бұрын
Heestaan awalbo ano jeclaa baa waxa isoo xasuusiye nin tiktoka la wadwaday, kadib ayaan halkaan usoo orday.😢
@user-iu2lq7vm7m
@user-iu2lq7vm7m Ай бұрын
Inti ninki xanunsana kaso raacday 😢
@Yusuf_Hunter1975
@Yusuf_Hunter1975 Жыл бұрын
Eiid Mubarak all of you I love this beautiful song 👌👌👌
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Ciid wanaagsan walaal
@shuaybmo2921
@shuaybmo2921 24 күн бұрын
Team from tick tok 😂😂😂 ismuujiyA 😅
@khaalidmaxamed1790
@khaalidmaxamed1790 Ай бұрын
Heestan barmuudo dhuxul anoo gari ku wada AS igu xabdeesay malinka kuleelka nafta an la baxsaday
@xidigahaofficial8281
@xidigahaofficial8281 2 жыл бұрын
Old is gold Waxan halkaan so booqday 23 rajab 1443 Kuna asteesan 25 /02/2022
@apdirizakiroapdirizakiro625
@apdirizakiroapdirizakiro625 9 ай бұрын
Are you alive yet or already you died
@shafimohamud3648
@shafimohamud3648 2 ай бұрын
@@apdirizakiroapdirizakiro625kkkkkkk😂
@MohamedAhmed-rl6pr
@MohamedAhmed-rl6pr 5 күн бұрын
Erayada heesta ku jiraa aad u qiimo bdn
@user-nn7zn8or8z
@user-nn7zn8or8z 10 ай бұрын
Waa hees hees dhafty Alle haydin naxaristo sahra ahmed and Abdinasir macalin❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 10 ай бұрын
Aamin
@user-kp2cz2cj5v
@user-kp2cz2cj5v 2 ай бұрын
Amiin
@farhaanmahdimuhumed2598
@farhaanmahdimuhumed2598 Ай бұрын
Hadan maqly heskan wayo tiktok Ku maqlayay❤😂
@ayaancabdi578
@ayaancabdi578 Ай бұрын
Same😂
@ayaanmaygaag1761
@ayaanmaygaag1761 Күн бұрын
Ilhaw u naxariso 2da fananba
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Күн бұрын
Aamin
@yuusufcusmaan385
@yuusufcusmaan385 Ай бұрын
WIILKI XANUUSANAYYY ALOW CAAFI UDUCEEYA AZXAPEY WLHI WA MISKIIN 😢😢😢
@Cartan7
@Cartan7 Жыл бұрын
Waqooyiga dalka Somalia sahra axmed heesaayaa
@FathisiyadMahamed
@FathisiyadMahamed Ай бұрын
From tiktok
@M.Duran71
@M.Duran71 6 ай бұрын
ain't this all about nostalgia; it takes me back 1989 my final year of school.
@siyaad6861
@siyaad6861 Ай бұрын
Whaaat are you for real...wallahi I would like to get to know you better if so wllo
@Fowzigacal2
@Fowzigacal2 Ай бұрын
Actually my birth year 14-april-1989
@libanshuute1373
@libanshuute1373 2 ай бұрын
Maxa kaa lilaahiya Caashaqa ha lalinee
@MohamedAamir-lx7ld
@MohamedAamir-lx7ld Ай бұрын
From tiktok ❤😂
@guuleedaxmadmaxamud5485
@guuleedaxmadmaxamud5485 Ай бұрын
Alle ha unaxariisti labadaba
@SiciidimaaciilBootaan
@SiciidimaaciilBootaan 2 ай бұрын
Nice👌
@abdinasirabdi8458
@abdinasirabdi8458 Ай бұрын
from TikTok 🤣🤣🤣🤣
@user-fe6mc5ll3t
@user-fe6mc5ll3t Ай бұрын
Runta Marka laga hadlo heesta erayada qaar mafahmin, dabcan weey jiraan somali ani camal aan fahmin erayada qaar. Sababta magaraneysaa siduu wadankeenu ubur buray ayuu afsomaligana ubur buray sida ila tahay. Wadankoo nabad ah Allah iskukiin keeno.🤝
@muxudiinxaajoow1131
@muxudiinxaajoow1131 Жыл бұрын
Allhaha uwada naxariisto dad waa dadkii hore
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@sharmaakekayse5731
@sharmaakekayse5731 Ай бұрын
From Tiktok 😅❤
@user-yz6om4qz6k
@user-yz6om4qz6k 8 ай бұрын
Heeso wa kuwii hore😂❤
@sahan7042
@sahan7042 Жыл бұрын
Nostaljik.. listening 2023
@user-rk8go4gt2g
@user-rk8go4gt2g Ай бұрын
Wiilka rer putland intu baray hestan bn ka mid ahy allha cfyo 😢waa lagend waqtiga ka hiliyay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Ай бұрын
Aamin
@SacdiyaQaasim
@SacdiyaQaasim 2 ай бұрын
Macnaha ifahan siya heesta wn kahely
@mohacadde824
@mohacadde824 2 ай бұрын
Maxaa kaa lilaahiya Cashaqa hala lilin
@shegow055
@shegow055 Ай бұрын
TikTok hadda ka soo aaday wlhi 🫡
@1972543
@1972543 2 жыл бұрын
Nostalgic...the legend Sahra Ahmed ...
@ArmaancCismaan
@ArmaancCismaan 2 ай бұрын
Wllh tiktok kaso racay ninka xanusanaya ee garowe ba qadaya
@anwarzad4235
@anwarzad4235 2 ай бұрын
Sidokle lbx😂😂
@user-vz5jj2rb5z
@user-vz5jj2rb5z Ай бұрын
From tiktok 😔💔
@ApdulahiMukhtar
@ApdulahiMukhtar Ай бұрын
Hhh sido kle isaga kata cod macan wlly😂
@GaasSaki
@GaasSaki Ай бұрын
Lkn wiilkaba ku cod macaaney
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto both Aamiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@SucaadCali-uw1ff
@SucaadCali-uw1ff Ай бұрын
Inanka tiktokta ba ijclysiyay waniga so badidoonay😂
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 9 ай бұрын
Alle haydin naxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Aamin
@malikmankacadecade1413
@malikmankacadecade1413 2 ай бұрын
Loolii what song 2024
@fahadhussain1656
@fahadhussain1656 Ай бұрын
From tiktog 😂😂 uuuuuuuu
@abdiqanigableyofficial4720
@abdiqanigableyofficial4720 Ай бұрын
Rer salaman From tiktok 😂😅😂
@jamalhassan4525
@jamalhassan4525 Ай бұрын
Wiilka xanuunsan baan so raacay
@saciidjaamac5482
@saciidjaamac5482 2 жыл бұрын
waw
@AyaanKafia-pt3gz
@AyaanKafia-pt3gz Ай бұрын
From tiktok😂
@ayaancabdi578
@ayaancabdi578 Ай бұрын
😂😂
@cabdixakiincabdilaahicabdi1201
@cabdixakiincabdilaahicabdi1201 Жыл бұрын
Axsan hees
@cabdixakiincabdilaahicabdi1201
@cabdixakiincabdilaahicabdi1201 Жыл бұрын
Hees qaali ah
@saynabmohamed2775
@saynabmohamed2775 Ай бұрын
20 may 2024❤
@abuyaxya3301
@abuyaxya3301 2 ай бұрын
alaha u raxmado 2baduba 🥰🥰🥰
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 ай бұрын
Aamin
@ahmedliban7035
@ahmedliban7035 2 жыл бұрын
11.5.2022
@fahiimacali9534
@fahiimacali9534 Ай бұрын
From tigtok 😂😂
@saleebaancabdi4048
@saleebaancabdi4048 Жыл бұрын
Riwaayadii hawaalnaado jaceylku
@MohamedAhmed-rl6pr
@MohamedAhmed-rl6pr 7 ай бұрын
Meeshu maaha Looli heegan ahaydoo ee waa Looli egan ahaydoo
@shakiibaliibrahim5216
@shakiibaliibrahim5216 2 жыл бұрын
Haduu chanel kaan shaqenaayo wali inoo soo badiya hesihii hore ayan dhihi lahaaa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Waa kuwa qaar ka mid ah heesihii hore channel ka ku jira kzbin.info/aero/PLZ1Qa5M-LLQUonao0uynSjUlKVf_geGFS
@yahyeahmed9783
@yahyeahmed9783 Ай бұрын
From tiktok ya isoracay 😂😂
@pubg_shini124
@pubg_shini124 Ай бұрын
Wiilkq i jeclayaiiyy aniga
@warfaa_soysoy
@warfaa_soysoy Ай бұрын
20.05.2024 Monday In Germany
@abdifitah3918
@abdifitah3918 2 жыл бұрын
Hdl wa intii hore
@usaamemaxamuud599
@usaamemaxamuud599 4 ай бұрын
5/03/2024
@user-vp3pu6jf9t
@user-vp3pu6jf9t Ай бұрын
🥹🥹Ma aqaano jaceylka mesha uu iiga imid
@ismafboyninweyn8414
@ismafboyninweyn8414 Ай бұрын
Tiktok kaso raacdaYy😂
@RuquiyoMahamed
@RuquiyoMahamed Ай бұрын
Inta tiktok ka so raacday😂
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Ай бұрын
Waan raadiyey TikTok waan waayey cida soo galisay wll ii sheeg magaca qofka ama channel ka. Mahadsanid
@SiciidimaaciilBootaan
@SiciidimaaciilBootaan 2 ай бұрын
Good nice 1:20
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 52 МЛН
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 36 МЛН
SAHRA AXMED HEESO KABAN
52:55
Maslah Timoweyne
Рет қаралды 49 М.
Masciideed by Aamina Cabdullahi & Cabdi Naasir Macallin w. lyrics
7:46
Heestii Yaa Garayska Kaa Fura Lyrics Aun Jangow Iyo Aun Sahra
9:25
laylis channel
Рет қаралды 380 М.
Amina Cabdillahi Ahun, Sahra Axmed Ahun, Axmed Mooge Ahun & Cabdiqadir Jubba
9:55
Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "CAASHAQA I SOO RIDAY"
8:25
ЭТО САМЫЕ ОПАСНЫЕ ШАРИКИ В МИРЕ!! #shorts
0:22
Гениальный План Хвостатых 😂
0:28
ДоброShorts
Рет қаралды 2,4 МЛН