No video

**Sahra Axmed iyo Xasan Ismaciil uur Cade Ahun l

  Рет қаралды 945,918

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

Somali Song -
FACEBOOK - goo.gl/Yq6ie

Пікірлер: 337
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 2 жыл бұрын
Guryaheedii jigjiga-yar markaan agmaraba waan xasuustaa walaahi marxuumada. Alle janatul fardawsa ha ugu deeqo. Aamiin
@FathaAli-hj3hi
@FathaAli-hj3hi 4 ай бұрын
Still watching 2024😢❤
@hanihani1312
@hanihani1312 4 жыл бұрын
Haka baqan warkenii Anaa bylaH tiraYo 😍 Ubadhedhay adigo Balnkii adkeeye😚 Still watching 31/07/2020 😭😭
@jamaalaxmed8042
@jamaalaxmed8042 4 жыл бұрын
Ale hawnaxtisyo
@engdeeqsaleban7071
@engdeeqsaleban7071 3 жыл бұрын
Kubadheedhay adigoo were wllo
@IsraAbdiqaadir
@IsraAbdiqaadir 9 күн бұрын
Hees ugu jecalahay ruwayada if iyo aakhiro ❤
@4bdibased
@4bdibased 2 ай бұрын
OMG what a mellifluous voices. Sahra was one of a kind. May she be blessed where she is now AHUN.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 ай бұрын
Aamin
@suhaybgafaneh5687
@suhaybgafaneh5687 5 жыл бұрын
Sahra Axmed Jaamac waligey inta naf ay igu jirto ma daynayo dhagaysiga iyo ku raaxaysiga heesaheeda cajiibka ah. ❤❤ 3/4/2019
@AhmedIsmail-kn5ue
@AhmedIsmail-kn5ue 5 жыл бұрын
Ilhay ha ku soo hadeeyo waxasi wax lagu hadlo ma ahe
@suhaybgafaneh5687
@suhaybgafaneh5687 5 жыл бұрын
Ahmed Ismail ilaahaaga aad jeeddo adigu u hogaansan. aniga ma sida aad jeceshahay baad doonaysaa in aan yeello!
@cabdilahifarxa
@cabdilahifarxa 2 ай бұрын
Thefirstthe​@@suhaybgafaneh5687
@cabdilahifarxa
@cabdilahifarxa 2 ай бұрын
❤ 0:49
@adnanmokhtar3271
@adnanmokhtar3271 5 жыл бұрын
17 April 2k19 Saacadu waa 9:10 Subaxnimo Xly Ayaan Sxbday isku dhacnay Waan Seexan Kari waayay ilaa hada Heestan ilin iga soo dhici weyday 7 sanno ayay iga keentay, Hada waan Dhaamaa kurbo Aad ah imahayso. Ragow Dumarka Dhawrta Wlhi Waa Iga Talo. Haday intaas Sahra Ahmed Kuheesayso idhihi Lahayd Wlhi Farxad baan La Qarxi Lahaa. Allow intii isjecel Isku keen ❤
@hamdiiina
@hamdiiina 5 жыл бұрын
wallo shukaansi wax mataree hadaad awodaan is guursada
@adnanmokhtar3271
@adnanmokhtar3271 5 жыл бұрын
@@hamdiiina hadii Calaf iskugu kaaya jiro wll waanu is guursan donaa insha allah hadii kalena kheyr ayaan urajaynayaa if iyo Aakhiraba insha allah My Ruuxii Nafta igu dhex Nool M.M.A
@sucaadahmed8260
@sucaadahmed8260 5 жыл бұрын
Aamiin ilahay inta is jecel ha is kugeeno anigana ha ii keeno mid aan ogahay
@lakaromaane8631
@lakaromaane8631 4 жыл бұрын
@@hamdiiina 😘🤩🤩😍👫
@warfaalifeshow7584
@warfaalifeshow7584 3 жыл бұрын
Jaceylka qof adag buu nacas k dhigaa mar marka qaarkood, lkn nafta hal mar bey go'adaa salaad istaqaaro tuko.
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 6 жыл бұрын
Allaha maamo sahro u naxariisto. Love ❤️from Somalia. 🇸🇴 Puntland
@IsmaAragto
@IsmaAragto 3 жыл бұрын
She died? 😳
@captainsanto5572
@captainsanto5572 2 жыл бұрын
Aamin Aamin
@najmaahmed1440
@najmaahmed1440 2 жыл бұрын
listend brother sahro Ahmed jamca she is from Somaliland
@najmaahmed1440
@najmaahmed1440 2 жыл бұрын
you have to respect her wherer she is come from somaliland guul forever
@mohamedshiine3835
@mohamedshiine3835 5 жыл бұрын
Still watching 2019😢❤
@jannoomer7263
@jannoomer7263 2 жыл бұрын
Haka baqan warkeeni Anaa baylah tirayoo Kuu badheedhay adigo Balantii adkeeyee🥰🥰
@ahmetqorshe2866
@ahmetqorshe2866 Жыл бұрын
😢😢❤
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 3 ай бұрын
Waxa aan ka baqayaa ka baqayaa Ballankaan lahayn In aad ka baxdoo Baajiso wanaagii 😭😭😭
@jamaalmohamed1701
@jamaalmohamed1701 5 жыл бұрын
If iyo aakhiro looma ogoleyn waagii hore islaamaha uurka leh ineey daawadaan ruwaayadahaan😭😭
@nimcaabdi2958
@nimcaabdi2958 5 жыл бұрын
Am I only one who still watching in 2019 💞🧕🏾
@hassanhussein8769
@hassanhussein8769 5 жыл бұрын
No 2019 June I am here
@amouliahmed7941
@amouliahmed7941 5 жыл бұрын
No
@togdheer-boy4111
@togdheer-boy4111 5 жыл бұрын
I’m here too
@cabdimaxamud8318
@cabdimaxamud8318 5 жыл бұрын
kkkk nimco no single
@varixazaed5557
@varixazaed5557 3 жыл бұрын
Stop !!!!! who still waching because we never stop listening this song 😪😪
@mahdibra8592
@mahdibra8592 2 жыл бұрын
Allah ha unaharisto Zahra Ahmed Jamac legend bay ahaydee 🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️ Rabi ha unaharisto iyada iyo all Somali legends iyo dhaman muslimka dhaman
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@asiaabdirahman3625
@asiaabdirahman3625 2 жыл бұрын
Woow 25 December 2021 Saacada 4:2pm Inta igadanbaysa wn idin salamay 👋❣
@hodaniitaqalbilula7960
@hodaniitaqalbilula7960 6 жыл бұрын
Still watching 2018 😭😭
@lakaromaane8631
@lakaromaane8631 4 жыл бұрын
Wali seetayha
@faisalabdullahi6384
@faisalabdullahi6384 4 жыл бұрын
Still watching 2020 😭
@hasanbaylechannelofficial3413
@hasanbaylechannelofficial3413 Жыл бұрын
Waagaa labaduba way noolaayeen maantase allaha unaxariisto labadoodaba oo ugu danbayn shalay dhintay tuse awtoosiye 08 08 2023
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@karaamahassan1233
@karaamahassan1233 4 жыл бұрын
🖐 2020 hdaa tahy koley waaleyga danbeyn doona 😂😃
@banaystegle5403
@banaystegle5403 4 жыл бұрын
Im here after corona
@abdimohamed1824
@abdimohamed1824 3 жыл бұрын
and
@masuttimoh4823
@masuttimoh4823 6 жыл бұрын
Heestan ilahay amarkii Wa heesta an ugu jecla Ruwaayadii ayku jirte If iyo aakhiro
@mohaqays2146
@mohaqays2146 10 ай бұрын
Fanaantii hore waxy nooga tagteen dhaxal ma guuraan ah hadii aysn heesaha mcn nooga tagin ma ba murqaaneen
@xaliiimamahad8084
@xaliiimamahad8084 3 жыл бұрын
22/october 2020 subax khamiisa inta ila fiirsaneysa likta
@adanjamakahin1671
@adanjamakahin1671 Жыл бұрын
Fanaaniinti Hore wax gaadhi kara majiran: Waayo imtixaan bay ku soo baxeen codka xagiisa, dawlada somaliya aya maalgaljirtay, Waayo dawladu wadani bay ahayd. Hada waa heeso raap oo lagu soo mas guuriyay maraykanka madaw .
@user-jm9bd5dm8f
@user-jm9bd5dm8f 3 ай бұрын
Lama gaari karo fanantii hore iyo hesahooda arbaca 29 mai 2024 ayan dawanaya Allah uu naxaristo labadoodaba iyo intii kale fananiin inaga dhimatay kuwii djabuuti iyo kuwii hargeisaba
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 ай бұрын
Aamin
@khadraxasan2297
@khadraxasan2297 13 күн бұрын
ilaahay naxiisti jano ka warabiyo aabahay xasan ismaaciil uurcade iyo sahra axmed
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 13 күн бұрын
Aamin
@IltiredoualePort
@IltiredoualePort Ай бұрын
Allah unaxaristo Ismail iyo zahra ahmed
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Ай бұрын
Aamin
@rodaosmandaoud
@rodaosmandaoud Жыл бұрын
Allow u naxariiso dhammaan inta dhimatay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@bashiircabdulahi202
@bashiircabdulahi202 5 жыл бұрын
Kun sano oo danbe kuwa hada jooga heestan oo kale ma keeni karaan fankii loo hiloobi jiray naraxiistii jano ilahay ha siiyo
@kaal1438
@kaal1438 3 жыл бұрын
Aniga xasuus bee igu leedahay heestaan markaan dhageesto waaba iska qaboobaa
@mohamadabdulahi8267
@mohamadabdulahi8267 3 жыл бұрын
True✅
@nadiyamaxamed7125
@nadiyamaxamed7125 5 жыл бұрын
Anshax iyo asluub iyo laxan erayo qimo iyo macno leh dad sharftooda dhawr ta waa fanki ka horeyay 90maadki
@sharulove1432
@sharulove1432 5 жыл бұрын
Waa runtaa my sis 😍😍😍😍
@mohamadabdulahi8267
@mohamadabdulahi8267 3 жыл бұрын
Favorite 🤩 song 🎶 I’m still enjoying 🔥 AUN 🤲🏾
@amalqueen4890
@amalqueen4890 5 жыл бұрын
Still watching 25june 2019 haka baqan warkeeni ana baylahtirayo😭😭😭
@kinghassan9604
@kinghassan9604 5 жыл бұрын
Me
@weirdo4hgsa668
@weirdo4hgsa668 4 жыл бұрын
Kama daalo maqalka heesahooda waayo waayo ALLAH ha kuu naxariisto Sahra Ahmed Jama iyo Hassan Ismael Uurcade
@maxamedabdullahiahmed839
@maxamedabdullahiahmed839 5 жыл бұрын
Barkin dhacay hurdada baas Sidan ku bartey bidixda uma seexdee Tuse iyo sahra legendsssss
@Gadsanbila
@Gadsanbila 6 жыл бұрын
Who's still watching 2018😭
@hassanadanabdisuudi8701
@hassanadanabdisuudi8701 6 жыл бұрын
I can't stop watching it. I feel it will never get expired...Enriched with identity which makes us unique. proud of it
@marshaal1234
@marshaal1234 6 жыл бұрын
Nimco Cadey aniga 😣
@samatarmaygaag3062
@samatarmaygaag3062 6 жыл бұрын
oo ma hees la mid ah ayaa jirta hadda (2018)
@aniizamohamed8664
@aniizamohamed8664 6 жыл бұрын
samtar may walhi ana wan dhagaysan 😭
@shuwaykarshuwee7412
@shuwaykarshuwee7412 6 жыл бұрын
Nimco Cadey anaaa caawa daawaday wayna macaantay
@awomohamed8864
@awomohamed8864 4 жыл бұрын
Still watching 2020♥️ 7😍 24🌹
@abdilahiahmed5521
@abdilahiahmed5521 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto, Xasan Tuse. Aamiin. Xallay ayuu ku Geeryooday Hargeysa. Isha waxaad ka diidaa Nin aduunyo kugu sabba Adkeeyoo, ayaantaynu leenahayiyo Waa imaan waqtiguye Samir ila ogoow!
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@khadiirjamaalcaydiid8697
@khadiirjamaalcaydiid8697 Жыл бұрын
Xasan ismaaciil uurcade shalay ayu geeriyoday 8 bishi 8 2023 Sahra axmedna way ka horaysay Allah yarxam dhamaan intibdhimaatayba😢
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@mohamedmohamuud8803
@mohamedmohamuud8803 3 жыл бұрын
Wah wah hees iyo badh waye runti i am watching still 2020
@faHiima354
@faHiima354 3 жыл бұрын
Barkin dhaCey HurDada sidaN KuBarteYba Bidixda uma seexd33😢 axzaN zawT zaHra Ahmet 🥰 AHU🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@MaxamedXasan-yo5js
@MaxamedXasan-yo5js Жыл бұрын
shalay bu dhintayy alle ha unaxaristto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@ikaranjokar7808
@ikaranjokar7808 5 жыл бұрын
ilahy amarki hees qaramiga ah wlhi markan cadhoto ayaan iska dhageysta 😍
@aealol4684
@aealol4684 4 жыл бұрын
Waxaan ka baqayaaa balantaaynu lahayn in aad ka Baxdoo Bajiso wanaagi Big Legend Xasan UUrcade
@ainanyacinovic1506
@ainanyacinovic1506 3 жыл бұрын
hees macaan fankii dhabta ahaa maal,muruq iyo wakhti ba lasiiyay waxanad u samrin calaf uma heshid fanka wakhtigan waxa dhaha fan hunguri ama fan qasab :::::::::::: alaha unaxariisto sahra ahmed amiin amiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@kamaladan3889
@kamaladan3889 8 жыл бұрын
waakhtiigii laysa jeceel baa abaawaned Reer waqooyiigu. aad uu maaniin jiiren. (2gobole sool iyo. nuugal
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 4 жыл бұрын
Kamal Adan Hye marka masarte
@kaiseiprahimhaajidaud2941
@kaiseiprahimhaajidaud2941 Жыл бұрын
"Adoo iga baxsadaYoo Baasha iga marra "JacayL igu BaLaadhe " Still I am waching 2023
@abdirisakmohamed2958
@abdirisakmohamed2958 6 жыл бұрын
Khaliif Ahmed elmi alla gacmaha haku barakeeyo
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 Жыл бұрын
Alla ha u naxariisto 2doodaba waxa uu ka geeri dambeeyey sahra axmed oo geeriyootay 4/04/2018 muddo 5sano iyo 4bilood iyo 4cisho 8/08/2023 ayuu isna xaqii uu haleelay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@AhmedAhmed-ez6nz
@AhmedAhmed-ez6nz 4 жыл бұрын
Heesaha if iyo aakhiro waxaa ugu cod macaan sahro siyaad iyo uurcade lkn sahro axmed way soo dhawaysay sahro siyaad
@sarahfisch8425
@sarahfisch8425 5 жыл бұрын
8 August2019 hees mcn waye
@user-yd6fw3vy8i
@user-yd6fw3vy8i 9 күн бұрын
Labadoodubaway dhinten allow idiinnaxariiso
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 күн бұрын
Aamin
@user-pd6vp4gz9u
@user-pd6vp4gz9u Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto labadoodaba caawa ayuu dhintay tuse aw toosiye 08-08-2023
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin, Xasan waa nool yahaya wuxuu jooga Hargeysa btw
@user-pd6vp4gz9u
@user-pd6vp4gz9u Жыл бұрын
@@caweyskadalmar caawada aynu joogno ayuu dhintay aniga hargaysa jooga
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Walaal hadaan arkay. Ilaahay ha u naxariisto Aamin
@user-pd6vp4gz9u
@user-pd6vp4gz9u Жыл бұрын
@@caweyskadalmar Amiin Amiin wllo
@haboonadan
@haboonadan 2 ай бұрын
Rabbow uu naxariso 😢😢😢😢.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 ай бұрын
Aamin
@suhayb_saanjo
@suhayb_saanjo 3 жыл бұрын
2021 sat 19 june Still watching 💞
@waxwalba1408
@waxwalba1408 4 жыл бұрын
Maraan yaraa oo aanan ka wayanayn 4 gu ki dhawaad ayaa habeenkii 7da fiidnimo BBC da raadyaha oo waqtigaa ahayd meesha kaliya la dhagaysto ee caanka ahyd waqtigaa ayaa waxa soo gali jiray 3 heesood ko kala danbeeya markaasa la dooran jiray anuu inta badan heesta koobaaf ban laha Waxana inta badan soo gali jiray heestii digfeer ee garbaan kuu dhiganaya ama maxan digsan kaaga xidhan, sida inta badan loo yaqan Iyo waliba maxamed mooge oo waqtigaa aad loo jeclaa aadna loo xusi jiray iyadoo la isticmali jiray ereyga mujahidkii alle ha unaxaristo, inta badan ka maqli jiray da'da iga wayn. Habeen habenada ka mid ah waxay heestydi noqotay oo ahyd mida u horaysa 3 heesod hestan sahra axmed iyo uurcade qaadan Wxa la iga shekeyay in heestu ku jirto riwayad la yidha ifyo akhiro oo markas igu cusbayd kadib sasban qaaday ilaa aan ka garadsaday heeatii ma aanan daawan Mar danbe ayan dawaday riwayadii iyadoo ka socota Tvga jabuti oo waqtiga la odhan jiray RTD ma aqan imikee waxay ahyd hilaladii 2005--6di. Sahra ahmed iyo mohamed mogana waxaan u aqanay kuwa ugu codka macan somalida Inkastoy ahayenba Alle ha u naxaristo
@mohamedamiingeele8588
@mohamedamiingeele8588 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxaristo sahra Ahmed fanaaanad aaad u jeclaa bay ahayd
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@ilaahayunoqoootoobadkeenna1815
@ilaahayunoqoootoobadkeenna1815 6 жыл бұрын
اللهم أغفر لها وأسكنها فسيح جناته والهم أهلها الصبر والسلوان وان لله وانا اليه راجعون البقاء لله
@kaboweyne9473
@kaboweyne9473 2 жыл бұрын
2021 stil watching 🔥♻️ Sidaaaa ku bartey bidixda uma seexdo
@mahamedwardi2996
@mahamedwardi2996 5 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto sahra axmad jaamac Alfanaan uur Cade Ciidanka jamhuuriyada barakaysan ee somaliland gaashaanle ayuu ka yahay waanu noolyahay.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin Ilaahay Sahar ha u naxariisto
@khaalidjamaal705
@khaalidjamaal705 5 жыл бұрын
allow sahara unaxariiso xasana cimriga udheeree
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
aamin
@hamsefoosi8420
@hamsefoosi8420 6 жыл бұрын
Ihay hawnaxariisto sahra ahmed mantay dhimatay 4/4/2018
@CabdifataaxMaxamed-fk2ch
@CabdifataaxMaxamed-fk2ch 4 ай бұрын
Xalan sobarugay 2024 April 23 habenimo 9:08😢😢😢
@amh7737
@amh7737 6 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Sahra Ahmed Jamac maanta ayee ku geeriyotay Hargeisa 04/04/2018 maalin Arbaca ah.
@sadaamkhalil5465
@sadaamkhalil5465 6 жыл бұрын
DDD_Osople 96 alha u naxariisto
@AhmedIsmail-kn5ue
@AhmedIsmail-kn5ue 5 жыл бұрын
Yaa ila dawanaya isagoo jiif 2019 farta taag
@mubarekmacaane7555
@mubarekmacaane7555 3 жыл бұрын
Aniga sxb
@NOIR947
@NOIR947 Жыл бұрын
Uurcade cod wacnyaa ninkaasi ❤
@maxamadnuurrooblemnour6696
@maxamadnuurrooblemnour6696 7 жыл бұрын
wow hoyga fanka reer waqooyi viva
@Cartan7
@Cartan7 6 жыл бұрын
Ahmed Siad beenta jooji abwaan erayada heesta cali diiriye cali gaab wuxuu ku dhashay kuna koray saylac waqooyi somali
@alinouh1002
@alinouh1002 6 жыл бұрын
ahmed said, reer jabouti yaa heesaha idin barey horta reer woqooyi baa idin barey oo idiin keeni jirey, xata reer jaabouti music meydaan tumi aqoon xamar markey nabada ahayd baa la diinka keeney dad idin bara, soomaalinimaa la idiin gargaaraayey ee ablka ha ha diidin. markii danbana wali idinkoo ku liita ayaa fanaaniintii soo kaxdey ee hargeisa iyo xamar ba ka soo qaxay idiin camireen oo fanaaniin idin tababareen abaal ma liidin walaahi hargeysa iyo soomaali oodhan ugu mahadiya fanka iyo suuqaanta a anagaa idin barney yaa masaakiin.
@ahmedzakifouzi3757
@ahmedzakifouzi3757 6 жыл бұрын
Ali Nouh cudur reer waqooyiyaa ku haya war waa ragii idin waday ee heestad calankiina uqaadan idiin sameeye mxd ogaydeen bila murtiyeey waa waxd ilaa hada u haysataan iscuna
@nadahmohammoud7363
@nadahmohammoud7363 6 жыл бұрын
Maxamad nuur rooble Mnour hadaa dadkayagii horaa daad wax laga gartay ahaayen viva sland
@hdhdjdhdjjdhcchfhc927
@hdhdjdhdjjdhcchfhc927 5 жыл бұрын
Xasan aaDan
@ilhamqalanjo1537
@ilhamqalanjo1537 Жыл бұрын
walaalo heestan oo lyrics leh ma soo galin kartaa thanks
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Walaal wakhti ma hayo. Hadaan heli tan baan ku dul qori. Ogow lyrics wakhti badan bay qaatadada. Mahadsanid
@ilhamqalanjo1537
@ilhamqalanjo1537 Жыл бұрын
@@caweyskadalmar thank yu walaalo
@sadiqfarah2997
@sadiqfarah2997 5 жыл бұрын
1:38 a.m.Friday 2-August-2019 farta taag hadad.xiligan ila daawanayso
@avtarmedia5521
@avtarmedia5521 5 жыл бұрын
Sxp heestu way nagu socotaa
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
XALAAN soo baraarugay KASOO boday jiidkoo BUUR intaan fadhiistaan HURDO baadi goobee ADOO iga baxsaday oo BAASHA iga mara JACAYL igu balaadhee WAXA aan ka baqayaa KA baqayaa BALANTAAN lahayn INAAD ka baxdoo BAAJISO wanaagii HADAAD igu faruurtoo IGU SOO butaacdoo BELO iyo dhib iyo hawl ADIGAA igu beeree BARKIN dhacay hurdada SIDAAN kuu bartayba BIDIXDA uma seexdee HAKA baqan warkeenii WARKEENII anaa baylah tirayoo KUU badheedhay adigoo BALANKII adkeeyee BADHTANKII nugaaloo INTUU roobku biyo dhigay OO dooxu buuxsamay BAALAHA kajabayaan UU Geellu foofoo BADARKII kasoo baxay ANOO baahi kuu qaba WAXA aan ka baqayaa BALANTII aan Lahayn iyo INAAD ka baxdo ka baxdo BAAJISO wanaagii SIDA BUSTAANKA arabsiyo BEERIHII ku yiil loo AMA HOOBAR bartiikhiyo MIDHIHII bislaadeen DADKA baylah tirayoo BAR BAARTU ay ka dharagtaad MIDABKOODII leedehee HAKA baqan warkeenii warkeenii ANAA baylah tirayoo KUU badheedhay adigoo BALANTII adkeeyee (RAXMAANKU HU naxariiso LABADABA)
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
@@caweyskadalmar MAHADSANID saaxiib
@HamiishAdeh
@HamiishAdeh 8 ай бұрын
Wllo heesta sida saxda ah ayaa loo qoraa sidaad u aragto looma qoro teeda kale bayd walba waa in jumladi B kubilaabantaa waayo xaraf raaca heestu waa B, imika waad ku kickisay e e kusaxo 1 hadaad igu faruurto❌ Badaad igu faruurto✅ 2 Uu geelu foofo❌ Badarkii kasoo baxay❌ Oo geellu boobuu✅ Magoolkii kasoo baxay✅ 3 ama hoobar bartiikhiyo❌ Laamuhuu bartiikhiyo ✅ Sedexda meelod weeye inti badnayd waad saxday laakin ufiirso xarafraaca heesta hadaadba lyrics ka samaynayso mahadsanid 😊
@ifiyeradio
@ifiyeradio 2 ай бұрын
Waad dadaashay balse ogow heesku xarafka B' ayuu ku sosocdaa ee iska sax.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 ай бұрын
@@ifiyeradio Halkee Saxaa markaa?.
@raaxoyuusuf1119
@raaxoyuusuf1119 3 жыл бұрын
Ceesh cala hees wan kahelay run ahantii😍😍😍😍😍
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 6 жыл бұрын
🎧...😭...(2018)
@sheekhdhuujac1331
@sheekhdhuujac1331 6 жыл бұрын
Xasan ismaaciil uurcade wuxuu hadda kunool yahay hooyga fanka ee hargeysa isa oo bolice ah sahra ahmed jamacna waa naga dhimatay ku ligeen ee ilaahoow janada geee
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
Marka hore wad mahdsnatay Cawyaska dalmar sida qimaha badan ee aad nola wadgto fanki Iyo Heesihi Hore ee qimaha badana wlahi Wan Kugu amanaya Walal Marka Xigta alla ha u naxrsto HooYo sahra ahmed jamac Boqorda codka Iyo Xaragada rabi jano fardawsa Ha Kugu deeqo Ruwyadan wa ruwyadan Ku bartay Sahra ahmed ano yar ban haben dawday 2002 wlahi ma ilaabo xafad anau jaar nahay Ban Ka dawanayay Oo TV U Yalay Xafadooda
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Adeer aad ayaad u mahadsan tahay, channelkan waxaan ugu tala galay jiilka danbe siday u arki ama u baran lahayeen fanka & suugantoodii, wali waad yartahay, anigu aun Sahra waxaan riywayad ku daawaday horaantee 1970s waxaan umalaynaya 1974 riwayadii dab jacayl kari waa. beertii xoriyada Hargeysa markii danbe jaar baanu ahayn guryihii waaberi gol janno hargeysa. thanks
@enghiigsifog3145
@enghiigsifog3145 2 жыл бұрын
@@caweyskadalmar mahadsnd masuul
@liipanahmed3426
@liipanahmed3426 Жыл бұрын
Allh ha unxariisto xasan ismaaciil 😢
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@nazdalaan
@nazdalaan 5 жыл бұрын
Legends always stay alive in our ❤️ “anaa baylah tirayoo, u badheedhay adigoo, balantii adkeeyee’
@abdisalammhd2579
@abdisalammhd2579 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ sahra axmed
@alihodoon3199
@alihodoon3199 6 жыл бұрын
Illaaahay how naxariisto sahra axmed
@maxamedmj3532
@maxamedmj3532 9 жыл бұрын
axayaaaa fanaaaniiin hoygiiiii fanka iyo hargaysa ku dhadbaaad tihiiiin
@gulzarkathatkathat545
@gulzarkathatkathat545 6 жыл бұрын
hoorumarakafaankaasomalidawatagerayacashaaqaahasyemaxamudxaaredheesmacanotaaltaaabandamacanadkee
@saaxibulqaraam5848
@saaxibulqaraam5848 Жыл бұрын
Riwaayadan canjaladeeda waxaan kasoo kiraystay markii iigu horaysay studio top 5 idaacada hargeisa ama biyo dhacaybu dhow waqtigaasi 2008 anagoo yar yar bn jimcaha daawan jirnay lkn manta macnaha ay joogto ayaan garanayaa Imik zhpaday ama jacaylakygii bn bilo kala maqnayn ban habeen hora heshiinay waxa ugu wayn een xasuusanahay ba ah labadayaduba dabeecadaanu ka aradanahay mana kala tagno maxkamad caashaqna wan iskula jirnaa markasta kala dhamaan mayno kalana dhimanmayno ilahay ha daayee
@taysirismailawran4405
@taysirismailawran4405 Жыл бұрын
Ilahow naxariistaDi jano ugu deeq 🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@nimcoahmed2375
@nimcoahmed2375 2 жыл бұрын
2022🥰
@xasanjeecel115
@xasanjeecel115 3 жыл бұрын
Still watching 2021
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 5 жыл бұрын
Ilhada Lajadeda ku hesayayan kamo Guro viva rer waqoy
@cabdimaxamud8318
@cabdimaxamud8318 5 жыл бұрын
woow heestan waxanku xusuusta riwayadii ifiyo akhiro balawgeedi
@yaasiinawjaamac8490
@yaasiinawjaamac8490 4 жыл бұрын
Alla unaxariisto sahra axmed iyo dhamaan inata geeriyotayba
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@najatarrale793
@najatarrale793 7 жыл бұрын
riwayaaddaa markii u horreysay een daawaday waan ka cabsan jirey waana laygu bajin jirey
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
+qalbiga Samraya maxaad u cabsatay?
@najatarrale793
@najatarrale793 7 жыл бұрын
Caweyska Dalmar hhhh qaybta u danbaysa ee uu tuse soo baxayey isagoo qalfoofa ayaan ka cabsan jirey
@antisyare4077
@antisyare4077 7 жыл бұрын
qalbiga Samraya kkkkkk kkk waxaabad modaa inaad aniga isheegayso waanka cabsan jirray walaahi
@tukale199
@tukale199 6 жыл бұрын
qalbiga Samraya kkkkk
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 3 жыл бұрын
Maxaa kaligay Ooy kama baxaysid qalbigayga mudo 7 snno ah 😭😭
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@cabdirisaaqdhamme2932
@cabdirisaaqdhamme2932 6 жыл бұрын
Sahra axmed jamaac iyo xasan ismaacil uurcade hada waxay ku nool yihiin magalada casidmada jamuuriyada somaliland hargaysa xasan waa gashanle ka tirisan cidamada police gaar ahaan kooxda faananiinta ee goodir
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Cabdirisaaq Dhamme waad mahadsan tahay info. Sahra jaar baanu ahayn jiray xaafadii waaberi. Xasan waxaan aqaan reerkooga.
@ReerHawd
@ReerHawd 6 жыл бұрын
Cabdirisaaq Dhamme
@gaagaalecabdi2409
@gaagaalecabdi2409 5 жыл бұрын
Moxomoud abdi ali
@fowzifeerosomalisong9991
@fowzifeerosomalisong9991 10 жыл бұрын
magaca fanaanka waa xasan ismaciil uur cade waana reer dhjibouti iyo reer somaliland.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 10 жыл бұрын
Waa mahadsntahay, waan aqaana reer uur cade Hargeysa.
@fowzifeerosomalisong9991
@fowzifeerosomalisong9991 10 жыл бұрын
Thanks saxiiib
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 жыл бұрын
+fowzifeero somalisong adiga mudan
@souleiali7084
@souleiali7084 7 жыл бұрын
Caweyska Dalmar u
@avtarmedia5521
@avtarmedia5521 5 жыл бұрын
Caadi maaha sahra Legend Aun iyo xasan ismaciil
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@abdullahimohamud97
@abdullahimohamud97 Жыл бұрын
heeskan 2023 ayaan dhagaysanaya aniga iyo boqoradeydii oo isku dhacsan
@nuuryare4802
@nuuryare4802 3 жыл бұрын
Waa hees qiimo leh
@ridwaanmohammed1882
@ridwaanmohammed1882 6 жыл бұрын
13/10/2017 stil watching ♥️♥️♥️
@MawlidCaydiid
@MawlidCaydiid 2 ай бұрын
Alaa yarxam
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 ай бұрын
Aamin
@fadumogaheyr7807
@fadumogaheyr7807 4 жыл бұрын
a law unaxaristo sahra axmed
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@dereya99ify
@dereya99ify 2 жыл бұрын
14 0ctober 2021 ku dhegaysanayaa Bosaso
@hamdadhalac1010
@hamdadhalac1010 Жыл бұрын
Way way
@rabiicmohamed1211
@rabiicmohamed1211 6 жыл бұрын
Saxibiyaal wakuwaa fanaanin maaha wajiyo xunta Qaawan ama madhan
@guyotyga
@guyotyga 8 жыл бұрын
xalaansoo baraarugay kasoobooday jeefkoo hurdo baadi goomee adoo igabaxsadayoo basha gamarayoo Jacayl igu baladhee raaxeyaha jcylka iyo jinge labadaba hurdo lagawaa
@hoodoabdiraxman424
@hoodoabdiraxman424 6 жыл бұрын
Ilaa hada 2018
@muminhassan4012
@muminhassan4012 3 жыл бұрын
Haka baqan dhankaygiii anaaa baylah tirayoooo still watching 2020
Sahra Axmed Ahun iyo Xasan Ismaciil Uur Cade Ahun | Heestt
7:26
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 713 М.
**Sahra Axmed ihn iyo  Axmed Yaasiin
10:34
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 560 М.
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 4 МЛН
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 11 МЛН
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 41 МЛН
Heestii Igu Dheerida Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim
10:57
laylis channel
Рет қаралды 1,3 МЛН
If iyo Aakhiro 3/5
4:59
Jabuuti TV
Рет қаралды 611 М.
Hassan Aadan & Khadra Daahir, liibaantu waa ma is afgaranaa
7:07
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 4,8 МЛН
Sahra Ahmed   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
2:04:21
ahmed nur adan
Рет қаралды 114 М.
AXMED GACEYTE IYO SAHRA YAR  GOCOMADA HA II JARIN  TOP SOMALI HEES
11:46
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 1 МЛН
**Sahra Axmed Ahun* & Nuur "Daalacay" Cilmi | Laqanyada Jacaylka
8:18
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1 МЛН
beeney waa run.3gp
10:57
aamiinhassan
Рет қаралды 718 М.
Sahra Siyaad & Xasan Ismaciil Uurcade Ahun | Heestii Ogsoonow Kaban
7:13