**Sahra Axmed ihn iyo Axmed Yaasiin

  Рет қаралды 556,360

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

12 жыл бұрын

Somali Song
/ 281750165185163

Пікірлер: 192
@kaareburburiye
@kaareburburiye 6 жыл бұрын
Ninkan,,la heesaya sahra ahmed,, wuxuu ahaa nin aad u muxtarima oo LABIS BADAN,,,OO NADIIFA AHMED YASIIN,,ayaa la yidhaa waxanu wada joognay Caraba waa nin reer BORAMA AH imika wuxuu jooga YURUB,,,very nice guy,,
@naturalofficialchannel.3655
@naturalofficialchannel.3655 6 жыл бұрын
KAABASH BURBURIYE aan ku saxo hadalkaase Axmed yaasiin digfeer ma noola walaalo wuu dhintay 2002
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 5 жыл бұрын
@@naturalofficialchannel.3655 ninkan ma aha Ahmed Yasin (Digfeer) sxb, waqtigaas aad shegaysana digfeer aya dhintay... Ahmed Yasin waa fanaan; waayo danbe soo baxay oo fanka DJabouti kaso galay reer Boramana ah. Haysku Qaldin labada {Ahmed Yasin}
@maxamedsuldaan5330
@maxamedsuldaan5330 3 жыл бұрын
@@osmanmohamoud143 waad saxantahay
@jannoomer7263
@jannoomer7263 Жыл бұрын
@@maxamedsuldaan5330 ninkani digfeer maaha miyaa
@TheLove0
@TheLove0 4 ай бұрын
Nadifa ahmed yasin ayad nin raga ah ugu yeedhay adigu waxad tahay mid naftisa kalsoni ku qabin dadka yasa wayo hadi aad isla joogi lahaydee waxan ogahay inu gacan ku qadi laha nasib xumo wa ka fogay nin ka ilmi badan weyan reer miiyi ilbaxay ba tahay
@cabdalecismaan1393
@cabdalecismaan1393 3 жыл бұрын
Saaxiib ahmed yaasiin faarax Nin culus iminka waxuu joogaa Yurub waa fanaan buuxa
@mixiyadiinmaxamed5395
@mixiyadiinmaxamed5395 2 жыл бұрын
Bal cilmiga ilaahay markaa aan arko dhoola-cadaynta sahra axmed "AHUN" farxad bilaa xad baan dareemaa Ilaahoow u naxariiso iyada iyo kuwii kale ( fanaantii kale ) ee aanu jeclayn
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@khaTer______BaaLeH_4
@khaTer______BaaLeH_4 3 ай бұрын
Aamien
@millionbill7587
@millionbill7587 10 жыл бұрын
why on hell would someone listen to rap or hiphop when there is classic music like this full of poetic words!!! what a great talent. love this song
@cabdisamedtayyip6993
@cabdisamedtayyip6993 7 жыл бұрын
Million Khalid Murti badan ayaa ku duugan.
@jiikuusport4183
@jiikuusport4183 6 жыл бұрын
Cabdisamed Tayyip
@wardi1116
@wardi1116 3 жыл бұрын
Dearest Million, it takes brains to make that distinction... Maansha Alla, you are blessed..
@libaxatogdher996
@libaxatogdher996 3 жыл бұрын
HESTU WAA SOMALI MAXAD UGA BAQILEYSA INAAD AFKEENA HOOYO KU HADASHO
@ambiyoahmed3930
@ambiyoahmed3930 2 жыл бұрын
TyerwtuqToyotatteitiritisUrrtttttttyyyyyýyyyt24ip0
@munirabdiaziz4072
@munirabdiaziz4072 3 жыл бұрын
Hees la qaaday taariikh ka hor oo ku dhow 50 sano ayan 2021 dhagayzanaya woow waa cajaayib fankii hore yaa ila mid ah 😌❤️ sahra Ahmed boqoradi codka Alle ha u naxariizto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@khalidmohamed6987
@khalidmohamed6987 4 жыл бұрын
Still listening this great song, Nov 2019 Alle Haku Naxaristo Sahra.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@mohamedjimale7640
@mohamedjimale7640 3 жыл бұрын
Riwaayadan ku waydiinayay waaya heestani ku jirtay oo dhamaystiran baa rabaa
@xasancabdallaxesen3634
@xasancabdallaxesen3634 2 жыл бұрын
kknjķkjjkjjkklkķĺĺjkķkn kķķkķkķmļkķñjjjfģķgkjķkjhķbkkjkķkķķlļkkķ
@Ronaldo-xb7mt
@Ronaldo-xb7mt 4 жыл бұрын
(AXmed YaZen Aden faaraX jibriel ) Intii (Reer Axamada) liketa 😂😂😂😂😂
@adenosman5768
@adenosman5768 7 жыл бұрын
Waleee fanaaniintii hore makala liitaan qaarkooda dad waa dadki hore
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 3 жыл бұрын
Anogu waxaan la yaabanahay kooxda muusiga tumaysa siday isula jaanqaadayaan.. Reer jabuuri aad baan u jeclahay muusigyahanadooda... ..
@mohamedmire6820
@mohamedmire6820 6 жыл бұрын
Zahra Axmed Allaha u naxariisto Isbuucii hore ayeey geeriyotay allaha unaxariisto Aamiin...Aamiin.scww.
@cusleyeciltire1008
@cusleyeciltire1008 4 жыл бұрын
Heesta waxaan ku jeclahay inta yar Habeenki Bogeyga Igu Bari Ku Oran Lahaa.Marka aan soo borarogo bisharo ku siin lahaa
@libaxatogdher996
@libaxatogdher996 3 жыл бұрын
SAHRA XABADKEEDA WAXA KU SAWIRAN QARIIDADA AFRIKA MASHA ALAH DAD WAA DADKII HORE KUWA MANTA JOGA WAA KALA QEYBSANYIHIN
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 4 жыл бұрын
Heestaan marki Igu Horeysay Waxaaa iisoo Diray Wiil Aad Ii Jeclaay lakin Aniga majecleyn mar Walba Waan ka Carari Jiray ilaaa Uu markaan Iskuulka Soo Aado Uu Jidka Ii Fariisto Gabdho Badan ayuu Isoo Diray Si Aan Ula Saaxiibo Anigana Waan ka Baqi Jiray Oo Caruur ayan ahaay markaas Waxaan ahaay Form One Dugsiga Sare marki Danbe Xaafadeenii ayuu Guri ka kireystay Si Uu ii arko mar Walbo kadib Waxaaa Dhacay Dagaalkii Maxamad Siyaad Bare kadib meel Uu Jaan iyo Cirib Dhigay ma garanayo Waan Salaamayaaa Haduu imaqlaayo magaciiso Waa Xuseen Carab
@abdishukrimohamed8203
@abdishukrimohamed8203 4 жыл бұрын
Siyad bare waqtigiis telefon majirine xage kugusodiray
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 4 жыл бұрын
@@abdishukrimohamed8203 laxow Waraaq ayuu iigu Soo Diray Damiinyahoow Talefoon Oo kaliya miyaa Hees leyskugu Diraaa Lol
@abdishukrimohamed8203
@abdishukrimohamed8203 4 жыл бұрын
Nahoow! Waqtigii siyad bare hadi shukansi kujirtay KZbin maxa dhexhaysa iminka.tusbax qaadhe tasbixsa
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 3 жыл бұрын
@@abdishukrimohamed8203 War Hooy Maxaa idiiday inaaa Caalamka La Jaan qaado qof Mutacallin ayan ahay Waana Ku Shaqeyaa Internetka Oo magaratay Oo Hadii Ay Hoyadaa Badow Tahay Maxaan kuu Sameyaaa Hadii Ay Xogheyn Ii Noqoneyso Waad Ii Keeni kartaaa Waaa Hadii ay Wax Baratay Oo ay Jaamici Tahay Hadii ay Wax Soo Barane Biitooni ayan kadhigayaa Ee ila Soo Xariiir Lol
@henaafrah3386
@henaafrah3386 3 жыл бұрын
@@abdishukrimohamed8203 wu uso qoray nh warqad dher ilmo.tahy mfahmesid
@zamiiraabdilahi8886
@zamiiraabdilahi8886 8 жыл бұрын
fanaaani waa ku hore allah ya cisak qaxaasa heeesa
@youssouf200020
@youssouf200020 11 жыл бұрын
axmed yassin a talented singer from awdal.
@xasanbuux2126
@xasanbuux2126 8 жыл бұрын
mashaa allah waxasa heesa allayaa cisik axmad yasiin vz sahrah axamad
@user-tc7iv5us8o
@user-tc7iv5us8o 5 ай бұрын
Heesta waxa alifey Alle ha u naxariste abwan sangub wuxuna u samyey xaskiisa ❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 ай бұрын
Aamin
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Beautiful man aha intu balwad baran beautiful man aha
@almukhtaarihajihussein5626
@almukhtaarihajihussein5626 5 жыл бұрын
Bari aay yara xuuusta ruwaaydan dawady RTD jabouti tv ah alow geel lapo jir soo wada mar 😎😎😎😎😎😎
@mustafecumaar4602
@mustafecumaar4602 8 жыл бұрын
sahra cod keedu caadi maha masha allah
@ifk02
@ifk02 4 ай бұрын
Aqligeena badan baan isku wada barxi lahaa ❤❤❤❤
@xaawoluul534
@xaawoluul534 2 жыл бұрын
Ani iyo gabadheyda baa Isla dhagaysaneyna midkle aan dhalayna wn udirey allaha isku keen daayo hooyoyin mcn
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 5 жыл бұрын
Illy haw Naxariisto Maamo Sahra 😭🤲🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@apdihakimchess4870
@apdihakimchess4870 5 жыл бұрын
huda ma istijaabina lagayabo inan lenahay cod o anan la xishoonayno hhhh
@gaasiraguuled2497
@gaasiraguuled2497 4 жыл бұрын
Heestan horaantii maxamed axmed (dhabarlow)iyo sahra axmed ayaa wada qaadi jiray
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto labadoodaba Aamiin
@youssouf200020
@youssouf200020 11 жыл бұрын
i love sahra ahmed,an icon of somali musik.
@omaradan8062
@omaradan8062 6 жыл бұрын
Qurux heesti macaan walashy Sarah Ahmed Masha Allah
@MinatoNamikaze-bn9so
@MinatoNamikaze-bn9so 7 жыл бұрын
Ahmed yaasiin magalada zurich switzerland ku nool yahay
@khaliifxirsi6668
@khaliifxirsi6668 5 жыл бұрын
wasirka gella dhimay
@abdirsaq7299
@abdirsaq7299 5 жыл бұрын
@@khaliifxirsi6668 goorma dhintay sxp?
@khaliifxirsi6668
@khaliifxirsi6668 5 жыл бұрын
abdirasaq omar sxb adi miyaa
@sacadmoussa4
@sacadmoussa4 4 жыл бұрын
wasirka gella . Wa ruunta wa abtigay
@jimcaaleifisochannel.7750
@jimcaaleifisochannel.7750 3 жыл бұрын
@@khaliifxirsi6668 p
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 9 жыл бұрын
waayo waayo waa beerQaad sahra ahmed jamcac iyo ahmed yaasiiin
@madbokore
@madbokore 5 жыл бұрын
still listening
@suldaankagarxajis3006
@suldaankagarxajis3006 6 жыл бұрын
Sahra Ahmed alle ha u naxarito
@libanabdi4363
@libanabdi4363 8 жыл бұрын
runtii qofkii jecel soomaray ayaa dareemi kara macanka heestan way iga gadantahay heestan kal iyo laab
@fahadhamud2822
@fahadhamud2822 6 жыл бұрын
What a great talent our somalis lgends digfer nd sahra axmed...classic music heeski beerqaad iyo riwaayadii waa maadays dunidu dadkuna way matalayaan Ilaahay ha u naxariisto labadoodaba😭
@musekhadir4233
@musekhadir4233 4 жыл бұрын
It's not digfer
@Siilaanyo2011
@Siilaanyo2011 3 жыл бұрын
Fananku isagu waa noolyahay.
@nasmaabdullahi6898
@nasmaabdullahi6898 5 жыл бұрын
Asxbta digfeer ma ahan ee beenta iska daaya yaasin ahmed kle wyy
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 Жыл бұрын
Alle Yaa Raxma Raaximiin Zahra Ahmed jama Fanaanadi La Holin Waayey iyo Fanaan Ahmed Yassein Ismail
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@katagruuxakaatagay5944
@katagruuxakaatagay5944 6 жыл бұрын
Labada Fanaan ba way nolyihiin Axyaa hees Sahra Axmed iyo Axmed yaasiin
@abdirsaq7299
@abdirsaq7299 6 жыл бұрын
ka tag ruuxa kaa tagay digfeer miyaanu ahayn goormuu dhintay
@ashrafbhai4453
@ashrafbhai4453 6 жыл бұрын
ka tag ruuxa kaa tagay inaanilahi wa inaa illayhi rajicun Sahra axmed jamc manta ayey dhamatay bro 4.4.2018 Alle hawnaxaristo
@geesiyadasomalilanddhalad5931
@geesiyadasomalilanddhalad5931 7 жыл бұрын
heesi waa kuwi Hore xaqiq
@user-wu6xk9qr2j
@user-wu6xk9qr2j Ай бұрын
abwaan ustaad maxamuud cabdillhi ciise sangub.
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 2 жыл бұрын
BIG Legend/Marxuumad..Zahra Axmed Alla Yaaraxma..Aamiin..Aamiin...
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@riisehassan171
@riisehassan171 9 жыл бұрын
i really like sahra axmed wa fanaadan cod macaan waxan dambe na yurub geenyo ba tageera
@kaadhuuhasan3173
@kaadhuuhasan3173 6 жыл бұрын
Murti
@hnhlyrics8703
@hnhlyrics8703 5 жыл бұрын
Isaaqnimo ayaad ku taageeraysaa
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 5 жыл бұрын
ninkan ma aha Ahmed Yasin (Digfeer) Ahmed Yasin waa fanaan; waayo danbe soo baxay oo fanka DJabouti kaso galay reer Boramana ah. Haysku Qaldina labada {Ahmed Yasin}
@odaysoomaaliyed538
@odaysoomaaliyed538 5 жыл бұрын
Haa axmed yaasiin ayaa ladhaha yurub ayuu jooga
@khadarmaxamedismacil3266
@khadarmaxamedismacil3266 5 жыл бұрын
lkn way isku yara eeg yihiin 🇨🇭
@sharifuhamzah5509
@sharifuhamzah5509 6 жыл бұрын
Qofkii jcyl hayaaa garanaya heestan qiimaheeda ax yaaa jcyl
@kawsarhashi3296
@kawsarhashi3296 5 жыл бұрын
Waahwaah ilaahay ha unaxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@ahmednour3061
@ahmednour3061 5 жыл бұрын
Allah haku naxariisdo fanaanad qaaliya wlhi zahra Ahmed jaamac
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@ayandjibril4944
@ayandjibril4944 4 жыл бұрын
Les meileurs chanson que j'aime
@ayandjibril4944
@ayandjibril4944 4 жыл бұрын
Zahra ahmed cet une chanteuse somalie elle meilleurs que les autres
@iloveyouhooyomcn9562
@iloveyouhooyomcn9562 8 жыл бұрын
wayo wayo esha cala cod laxan iyo midhoo macne lee
@omerm2250
@omerm2250 5 жыл бұрын
R.I.P Sahra Ahmed
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@jafar530
@jafar530 11 жыл бұрын
waxaan beeri lahaa ubax soo bixiye caashaqa habeenki bogeyga iigu bari ku oran lahaa..
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
Mirihii AHUN Cabdilaahi Ciise Singub Riwaayadii _ Waa Maadays Dunidu , Dadkuna Way Matalayaan .
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@laxawmia5514
@laxawmia5514 7 жыл бұрын
Alla yaa raxma axmed yaasiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
+laxaw mia aamin
@alinouh1002
@alinouh1002 6 жыл бұрын
laxaw mia, walaalo waxaa la isku qaldayaa laba ahmed yasiin midka dhintey waa ahmed yaasiin digfeer, laakiin wiilkani waa ahmedyaasiin aadan faarax wuu nool yahay wuxuuna degan yahay Switzerland.
@mulaahomaygaag4862
@mulaahomaygaag4862 7 жыл бұрын
eesh qaraami sahra nice song
@malyuuncabdinaasir6261
@malyuuncabdinaasir6261 2 жыл бұрын
Allow unaxariiso sahra qalbi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@maxamedcalibulaybulay2167
@maxamedcalibulaybulay2167 4 жыл бұрын
sahar ilaahay haku naxariisto adiga iyo umad Nmcw
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Amina
@nuurakaydxasanaxmed479
@nuurakaydxasanaxmed479 7 жыл бұрын
wwww who is wach 2017 sanadka bishi 6 wlhi heesihii hore xigmad dhee
@samsalat9155
@samsalat9155 7 жыл бұрын
Nuurakayd Xasan Axmed ani $
@abdifatahsaid3019
@abdifatahsaid3019 7 жыл бұрын
Nuurakayd Xasan Axmed. Waa ku baga bagayn lahaa balag ban kuu luli lahaa bahda dhagah olasha baan biyo sii ku uran lahaa heestan Ithing. Sex bay ku saabsantahay
@abdirahmanabdilahi9708
@abdirahmanabdilahi9708 6 жыл бұрын
Labada fananaanba way jireen oo horaa loogu codeeyay lkn illaahay ha u naxariistee way dhinteen labaduba
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Abdirahman Abdilahi ninka Sahra aun heesta la qaadaya muu dhiman Europe buu jooga
@Garad7
@Garad7 11 жыл бұрын
heesihii hore murti iyo xikmad ayay lahayeen.
@jannoomer7263
@jannoomer7263 Жыл бұрын
Dhoolacadaynteedu qurux badnaydaa Hooyo Sahra Axmed alle ha u raxmaado🥺🥲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@foreverstarjones9679
@foreverstarjones9679 6 жыл бұрын
Queen 👸👌🏽🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@warsameabdikadir6002
@warsameabdikadir6002 7 жыл бұрын
Axsan yaa heesa
@sharifuhamzah5509
@sharifuhamzah5509 6 жыл бұрын
Sharaf badanaa heestan kuwa hada jira wlhi lama Oran karo waa fanaaniin
@deeqacige4562
@deeqacige4562 3 жыл бұрын
Alle ha naxariisto labdodab
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@maajidyare6287
@maajidyare6287 3 жыл бұрын
Inta ila aragty iney tahy hees romantic liketa lasoo orda
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
Ano yar ban xafada ku daawan jirnay RTD Djibouti bay kaso gali jirtay ruwaayada ay heestan ku jirto. Ahmed yacin xaragadisa ayaan ka heli jiray yaranti. isaga iyo Moustapha aden Abees wax ka xaraga badna
@galadaxmed1772
@galadaxmed1772 11 жыл бұрын
wewe fananda caanka ah e sahra axmed iyo maxamed yaasin digfeer codku macanaa
@Beerjacayl_official.7
@Beerjacayl_official.7 3 жыл бұрын
Digfeer maha hooy
@sucuudmohamed7495
@sucuudmohamed7495 6 жыл бұрын
sahra axmad allow unaxaristo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Sucuud Mohamed Aamin n
@almuunilamuu6244
@almuunilamuu6244 4 жыл бұрын
Ayeeyo ilhy haku nxriisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@abdullahihassanabdi7621
@abdullahihassanabdi7621 5 жыл бұрын
Alla ya raxma mama sahro boqorada codka
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@abdimuuse4919
@abdimuuse4919 2 жыл бұрын
.heestan waxaa xikmada ka buuxda Abwaan sangub alla unaxariistee wuxuu kusoo bandhigay heestan maskax iyo aqoon iyo murti qofkii buu qalay oo jeexay ama saafay markaasuu jidhkiisii xabad xabad usoo qaatay isaga u adeegsaya say ukala muhiimsanyihiin madhakhtar qaliin samsynayaa? '
@abdulwahabmohamoud1046
@abdulwahabmohamoud1046 11 жыл бұрын
Wow nic song
@salahnoor8128
@salahnoor8128 8 жыл бұрын
sahra axmed iyo dhamaan faniintii hore intooda badan wan tageraa, maxa yeelay heeso mac macan ayay qaadi jireen kuwa hada jirese igadaa wax an dhaho magaranyee badankood..
@naziimjama553
@naziimjama553 7 жыл бұрын
Music ayay kuqariyaan codkooda kuwan dambe wllhi
@nabadraadshe
@nabadraadshe 12 жыл бұрын
Mahadsanid walaal Dalmar46.
@jamaadem4906
@jamaadem4906 6 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto Amiin amiin amiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Yaa dhintay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Jama Ahmed labada waa nool yihiin. Hadaad mooday fanaankan Aun Digfer ma aha. Fanaanka Yurub buu jooga. Sahra Hargeisa joogta.
@muslimforever264
@muslimforever264 10 жыл бұрын
INAN YAR OO WACAN BAA CIYAARTAY
@mohammedhassan5235
@mohammedhassan5235 7 жыл бұрын
Nolaada waxaa ku farayaraystay m
@anabaxmed825
@anabaxmed825 6 жыл бұрын
Maxmaad nuut cabdule
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 4 жыл бұрын
Cajiib, biyo hadad cabeysana bisinkan kudari laha
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 7 жыл бұрын
Ruwaayadu Markay maraysay galkacyo ayaa heestan la qaaday waxaana lagu qaaday meeshaas
@jamalabdiaziz4161
@jamalabdiaziz4161 7 жыл бұрын
ERAYADA SANGUB
@abdihafidgandi7727
@abdihafidgandi7727 3 жыл бұрын
Still watching 2025 insha Allah 😂😂😂
@tallosame1444
@tallosame1444 8 жыл бұрын
hhhhhhh waaaa sidaaa fananiiin waaa kuwiiii hore
@farhanxasanahmad9290
@farhanxasanahmad9290 5 жыл бұрын
Axmed
@cabdisalaancismaan5716
@cabdisalaancismaan5716 5 жыл бұрын
sahra axmed cod waa haysaa
@mohamudfarah8181
@mohamudfarah8181 6 жыл бұрын
Digfeer iyo sahra axamad
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
mohamud farah sxb maha Digfeer aun. Fanaankani waa Axmed Yassin oo hada jooga Switzerland.
@sacidyare7994
@sacidyare7994 7 жыл бұрын
alaya raxma Cabdi nasir Macalin saciid
@kaysesiyaad4890
@kaysesiyaad4890 5 жыл бұрын
Sacid Yare sdhjvb
@kaysesiyaad4890
@kaysesiyaad4890 5 жыл бұрын
Sacid Yare sssssss
@kaysesiyaad4890
@kaysesiyaad4890 5 жыл бұрын
Ilahay.naxariis.hakawaraabiyo
@mohamudcarshe6953
@mohamudcarshe6953 7 жыл бұрын
waxa ay ku gala duwanyihiin kuwii hore jirkoodu waa asturanyahay
@qumanexaaji
@qumanexaaji Жыл бұрын
Kᴀʟɪʏᴀ ᴡᴀxᴀ ᴋᴀʟᴇ ᴇᴇ ʜᴀɢᴀɢᴀᴀɢsᴀɴ ᴇᴇ ᴀᴀɴ ϙᴀʙʏᴀᴀʟᴀᴅ ᴋᴜ ᴊɪʀɪɴ ᴀʏᴀᴀ ᴀʜ ʜᴇᴇsᴏ ϙɪɪᴍᴏ ʙᴀᴅᴀɴ ɪɴ ɴᴀʟᴏɢᴀ ᴛᴀɢᴀʏ😢😢
@hibakjaamac775
@hibakjaamac775 6 жыл бұрын
😭
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 Ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@ashahaji4318
@ashahaji4318 4 жыл бұрын
Cunugtas yar mey noshahy
@gulaidahmed4749
@gulaidahmed4749 Жыл бұрын
❤️❤
@maxameddeeq256
@maxameddeeq256 2 жыл бұрын
Wwaaw
@user-fh6ce2gx4e
@user-fh6ce2gx4e 2 жыл бұрын
Ninkaani ma digfeer baa mise magaca kolmay????
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Maya ma aha Ahun Digfeer, Digfeer waa Yassin Axmed Digfeer, fanaankan waa Axmed Yassin oo reer Jabuuti ah
@cabdiwaaxidismaaciil9336
@cabdiwaaxidismaaciil9336 7 жыл бұрын
yurub genyo
@rooraaye11
@rooraaye11 9 жыл бұрын
Ninkan maahan digfeer ee waa Axmed Yaasiin, waa fanaad waayo dambe soo baxay oo laga daba dhacay.
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 7 жыл бұрын
rooraaye11 sooo aniga yaaban wallo anigii oo markaan daawaday heestaann raadinaya digfeedh ayaad hadashy Axmed yaasin. fananinti hore dadkan danbe way isku qaldaan
@kaysesiyaad4890
@kaysesiyaad4890 5 жыл бұрын
rooraaye11 sax
@kawsarhashi3296
@kawsarhashi3296 5 жыл бұрын
Waahwaah ilaahay ha unaxariisto
@danielmohamoud8887
@danielmohamoud8887 11 жыл бұрын
ninkan ma ahmed yasin digfeerba ?
@abdirisaqassayr6244
@abdirisaqassayr6244 5 жыл бұрын
daniel mohamoud my waa mid kle oo cusub
@maryanchoyo3806
@maryanchoyo3806 7 жыл бұрын
ninkaan ma digfera
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 7 жыл бұрын
Maryan Choyo Waa Asked Yaasiin
@nuunamula3546
@nuunamula3546 6 жыл бұрын
Maryan Choyo haaaa zxp Allah hau Maxaristo labaduba way dhinteen
@ahmedegeih3393
@ahmedegeih3393 2 жыл бұрын
P0
@cabdimoha8037
@cabdimoha8037 6 жыл бұрын
meeshaan axmed yaasiin digfeer ayaan kasoo raadiyay lkn musigiisii heestii buulo kaliyaan oogu imid
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Cabdi Moha waa tan bulo kzbin.info/www/bejne/jWW7apR_qLt4rrc
@sacidyare7994
@sacidyare7994 7 жыл бұрын
war asqxabey fanankan wa Cabdi nadir maclin Saciid alaya raxma was hore ayow dinty shil gari ayowna Ku baxay wagi nabada OK Axmed yasiin iyo digfer wa isku hal nin mana ahane ee waa Cabdi nasir maclin Saciid lasocda
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
+Sacid Yare asc ma hubta magaca
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
+Sacid Yare magaca Cabdinasir Macalin Siciid KZbin kuma arag. Waxaa jiray fanaan la odhan jiray Cabdinasir Macalin 1980s
@sacidyare7994
@sacidyare7994 7 жыл бұрын
haa wan huba walal
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Ninka waa Axmed Yassin Aden. Oo yurub ku nool waxaan malaynaya Sweden. kzbin.info/www/bejne/rIjOhYl3Ysedqqs
@alinouh1002
@alinouh1002 6 жыл бұрын
Sacid Yare, subxaan wlaal wax aanad hubin layskama yidhaa malaha wey iskaga kaa ekaadeen fanaankan anigaa magaalo kula soo korey oo si fiican u aqaana isaga iyo qoyskoodaba, waa wiil reer gabiley ah oo la yidhaa Ahmed yaasiin aadan faarax, hooyadiina Dhudi Cilmi baa la yidhaa wxaa dhaley hooyo iyo aabo aad u dharaf badnaa oo jaarka u wanaagsanaa iyo wixii ay yaqaanaanba. Wuxuu la dhashey laba wiil iyo gabadh la kala yidhaa rashiid aadan faarax, iyo abdiwahab aadan farax oo ku magac dheer " midhifla" iyo gabadh la yidhaa shukri aadan faarax hada reerkoodu waxay degan yihiin magaalada boorama ee gobolka Awdal. Waligayaba anagaa daris ahayn hada wuxuu ku nool yahay Swetzerland, reerkoodii dhamaan boorama ayay joogaan wiilkooda midhifla lagu naaneyso oo degan Newzealand mooyee hooyo, iyo walaalihiiba boorama ayay degan yihiin aabihiina dhowr sano ka hor buu halkaasi ku geeriyoodey, hada wixii reer /Gabiley ah ee daawanayaa waa wada garanayaan fadlan farta taaga. Dalmar fanaanka taariikhdiisu waa sidaasi walaal, wiilkani waa nool yahay.
@funnythings5057
@funnythings5057 9 жыл бұрын
kkkkkkkkk
Sahra Axmed Ahun iyo Xasan Ismaciil Uur Cade Ahun | Heestt
7:26
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 706 М.
MUJAAJILO=Qarandoon.com
11:52
Abdullahi Hashi
Рет қаралды 208 М.
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 3,3 МЛН
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 484 М.
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 63 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 106 МЛН
Amina Cabdillah Ahun, Sahra Axme Ahun, Axmed Mooge Ahun & Cabdiqadir Jubba
12:56
**Yassin Axmed Digfeer | Bulo
5:28
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 874 М.
Sahra Ahmed   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
2:04:21
ahmed nur adan
Рет қаралды 111 М.
Heesaha Sahra Axmed Jamac Ahun  | Qaybta 2aad | Cod Kaliya
1:13:35
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 17 М.
**Sahra Axmed Ahun* & Nuur "Daalacay" Cilmi | Laqanyada Jacaylka
8:18
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1 МЛН
Sahra Axmed Jaamac iyo Digfeer | Markuu Geelu Ubadkii.
8:40
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 1,1 МЛН
Sahra Ahmed Studio Weydhacdaa.flv
9:19
Weydhacdaa
Рет қаралды 914 М.
Yassin Axmed Digfeer Ahun & Sahra Ileeye Ahun | Heestii Cibaaro
12:42
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 56 М.
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Kenjebek Nurdolday & Baller - Сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 70 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 134 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 331 М.
V $ X V PRiNCE, Shulamah - Jai Jatpaimyz (2024)
2:38
Студия СОЮЗ
Рет қаралды 101 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 552 М.