Sahra Axmed Ahun iyo Xasan Ismaciil Uur Cade Ahun | Heestt

  Рет қаралды 715,751

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

Somali Song -
FACEBOOK - goo.gl/Yq6ie

Пікірлер: 235
@marwohadiya42
@marwohadiya42 6 жыл бұрын
Heeskaani meel buu igag yaala Waxan xasuusta malmihii wacna ee aan jecylka ano isku dhacsan jaceylkaygii ayaan waxan arkay heestaan oo tvga ka soctaa ka dib waan u diray sidasan jaceylkgii ku hantiyay
@rahmadhagacade7580
@rahmadhagacade7580 4 жыл бұрын
Anigaba xuus bay igu leday
@aamiinhassan
@aamiinhassan 3 жыл бұрын
Been badanaaa
@amalqueen4890
@amalqueen4890 5 жыл бұрын
Sidaan kugu ilaawa😭😪😭rabi naxarista jana haka warabiyo 2da fanaan ba 1july 2019 kama daalo dawashadeeda ❤❤ cawayska dalmar sharaf korkaga ha ahaato
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin. Walaal waad mahadsan tahay
@saedhassan8341
@saedhassan8341 5 жыл бұрын
Xasan ismaaciil uurcade ama tuse siday dadku u yaqaanan wuu noolyahay wlaalo sidan maqlay waxanu ku suganyahay magalada hargeisa, ilahay cimriga iyo caafimadka ha u siyaadshee Sahra axmed jamac awliyo alle rabi ha u naxariisto iyadana ameen.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Saed Kuluc Aamin.
@ilwaddhalad8277
@ilwaddhalad8277 5 жыл бұрын
war yaa dadkan badalaya dhalin yaroy meel walba hor usocod daaye xilkii na saarna ayaanu dayacney
@ismaaciilmacaawiye2218
@ismaaciilmacaawiye2218 4 жыл бұрын
@@ilwaddhalad8277 wlhi midaas aniga baa mar hore qalbiga iska weydiiyayoo markaan arkay kuwa hadeer dhahaya faniin baynu nahay iyo kuwii ay kasoo dhex baxeen boworada boqorka markaan jwb waayey baa waxaan niyada ku maslaxay mindhaa aduunyadii ayaa gabagabo ah kkkkk
@manoogeyare6198
@manoogeyare6198 6 жыл бұрын
"Wuu imaan waqtiguye samir ila ogoow" Axyaa jaceyl😍
@ibrahimmoussa9065
@ibrahimmoussa9065 4 жыл бұрын
J'aime bien cette chanson.😘👌 kama dalo dhageysi geda. Allaha kunaxaristo maman sahra Ahmed. Amin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
Faysal muniir iyo miss xiis ayaa so qadayy yado cusup😍✋
@ridwanhakim1176
@ridwanhakim1176 Жыл бұрын
ma gaadhayan codkan iyo luuqdan laagu qaadayo
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet Жыл бұрын
@@ridwanhakim1176 haa wll
@Jarmalka1251
@Jarmalka1251 10 ай бұрын
​@@ridwanhakim1176 Feysal halkeedii ayuu dhigay lkn Miss xiis weey ku tumatay codka mama Sahra Allaha u naxariiste
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 5 жыл бұрын
macallimiinta khaliif iyo maxamed cabdi alto ayaan aad ula yaaba siday wax leeyihiin.academic bay ku ahaayeen wlhi .ilaahay ha idin xafido.
@altovldamir4719
@altovldamir4719 5 жыл бұрын
Axmed Sahal thank you very very much
@abdiweligeele1533
@abdiweligeele1533 4 жыл бұрын
Aun dhamaantood waa erayo dhaxal gal ah 7/14/2020 watching in garowe
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@user-tp8qg5dc7w
@user-tp8qg5dc7w 5 жыл бұрын
2019? Maamada jeclahay AHUN
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@ayanlehassan5031
@ayanlehassan5031 4 жыл бұрын
heestan waxan dhagaysanayaa anoo saran diyarad u socota gobalkaygii welligback ee dalka canada kana soo socoda Quebec.
@caddeeye
@caddeeye 4 жыл бұрын
Ninkaasi ma reer manitoba?
@nimcofaraxifiiye9226
@nimcofaraxifiiye9226 4 жыл бұрын
😭😭😰😰💑2002 baan dhagesanay anigo jcyl iheyan lkn 2020 ayuu iqabtaye jcyl dhabtisa
@asmacabdi9296
@asmacabdi9296 4 жыл бұрын
Kulamid😥
@madhaafaanmedia6213
@madhaafaanmedia6213 4 жыл бұрын
ma Da,a Yarid walalo iska Guurso Anigu 2002 ma Garanyo Hadana 25 jir ayan ahay GeedkaS leeg.
@moustaphaabdillahi2926
@moustaphaabdillahi2926 4 жыл бұрын
Intii jecekogii hore so xasuustay love ta ha ilaa dhaafinaa plz
@guutonuh2585
@guutonuh2585 6 жыл бұрын
ogsoonow eryadan ku leeyahay uurkana ku hay axdiga inoo yaal afka waxd ka sheegta arimihi dhexdeene isha waxd ka diida nin aduunyo kugu saba adkeeyo adkeeyo ayaantaynu leenahay wuu iman waqti samir ila ogow ( xasan ismaacil uur cade alfanaan alle naxariisti jano alle ha ka waraabiyo maamo sahra ahmed jaamac )
@Beerjacayl_official.7
@Beerjacayl_official.7 3 жыл бұрын
Xasan ismaaciil wuu noolyahay wanu kulanayba
@sakimaahirkalid5083
@sakimaahirkalid5083 3 жыл бұрын
Markii igu dambaysay 2020 hargeisa ayaan ku arkay wuuna noolaa , waana askari ciidamada qaranka ah .
@abdiwahabibraahim5432
@abdiwahabibraahim5432 2 жыл бұрын
best song weeyi xaqiiqdii aanan marnaba ka xiiso dhicin ilaahay ha unaxariisto Sahra Ahmed Jaamac sidoo kale xasan ismaaciil uurcade meel uu ku danbeeyey ba ilaahay ha ku barakeeyo haduu dhintayna ilaahy ha u naxariisto waa ruwaayadii if iyo aakhiro ilaahaw fanaantaasi noo barakee luuqada qani bay ka dhigeene
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@NOIR947
@NOIR947 Жыл бұрын
Dadka ooniyo haraad qaba Indhahayga deeqde sidaan kugu iloowoba Woooooow 🥀
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 4 жыл бұрын
Alaha Unaxariisto Sahro Axmad Jaamac Ruwaayadii IF IYO AAQIRO
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@genmustafeburcaawi6972
@genmustafeburcaawi6972 4 жыл бұрын
Alle yaa raxma Dhamaan inta dhimatay inteena noolna Alle ha inooga daba naxariisto Isha Waxaad ka diidaa Nin aduun kugu Saba adkeeyoo adkeeyo ayaan taynu leenahay wuu iman wakhtiguye 🙌🙌🙌🙌
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@hibomaxamed348
@hibomaxamed348 4 жыл бұрын
Amiin
@moha6681
@moha6681 6 ай бұрын
2024 still one of my favourite songs ❤
@siciidjuusto2213
@siciidjuusto2213 5 жыл бұрын
Heestaan kama daalo inta jecel sahra ahmed like ku booba
@ismaelali7894
@ismaelali7894 5 жыл бұрын
ilahay ha u naxaristo
@omarabdi7906
@omarabdi7906 4 жыл бұрын
Juusto
@omarabdi7906
@omarabdi7906 4 жыл бұрын
Juusto
@avtarmedia5521
@avtarmedia5521 4 жыл бұрын
Who is watching Ending year Sahra AUN Legend 2019
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@avtarmedia5521
@avtarmedia5521 4 жыл бұрын
@@caweyskadalmarTnx heeso waa ku wii hore
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 8 ай бұрын
#LYRICSSONGOGSOONOW #HASSANAHUN Ogsoonow Erayadaan Ku Leeyahay Uurkana Ku hay Axdigaa Inoo Yaal ×2 Afka waxaad ka sheegtaa Arimihii dhexdeenee Isha waxaad ka diidaa Nin aduunyo kugu saba Adkeeyo Adkeeyoo Ayaantaynu Leeniyo Wuu iman wakhtiguye Samir ila Oggoow #SAHRAAHUN Haddii EEBE igu simo Ama aan iilka Lay dhigin Ragga aynigaaga ah Tusoow adaan kaa Abaartoo uurka kugu hayaa Sidda UBBAXA ana roob Arooryaad dadka Oo Oon iyo harraad qaba Indhahayga deeqdee Siddeen kugu iloobaa ×2 #HASSANAHUN ILLAALI EEBADDII kalgacalkoo Eedi yey ku raacine Sii dhiggo abbaaloo Taladeenan Ugubka ah Ilkinka U banneeyoo Eedi yey ku raacinne Irmaani kalgacalkoo Adkeeyoo Adkeeyoo Ayaantaynu leeniyoh Wuu iman wakhtiguye Samir ila Oggoooow #SAHRAAHUN DAYAXII Iftiimiyo ILAYSKII Cadceedoow mid kaloon Arkooddaa Tusoow Indhahayga Saarraa Kumaan arag adduunkee Dayaxoo Iftiimiyo Ilayskii Cadceedoow Mid kaloon arkooda Tusoow indhayga Saaraa kumaan arag Aduunkee Sida Ubbaxa Ama Roob arrooryaad Dadka Oo Oon iyo Haraad qaba indhayga Deeqdew sideen kugu Iloobaa!. Riwaayadii IF IYO AAKHIRO ABWAAN CALI DIIRYE CIGAAL CALI GAAB AHUN. JABUUTI.
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 5 жыл бұрын
Ogsoonoow Erayadan kuleyahay Uurkana kuhay Axdigi inooyaaal Afka waxad kuhaysaa Arimihi dhexdeenee Isha waxad kadiidaa Nin Aduunyo kugusaba Adkeeyoo Adkeeyoo Ayaan taynu Eegnaba Wuu imaan waqtiguye Samir yeelo waligaa Waxay kujidha hestaan Riwayadi Qaliga Ahay Ee if iyo Akhiro
@shukrikeynan4489
@shukrikeynan4489 4 жыл бұрын
Saxiix waa riwaayadii si aaada xasaasi leh udaawadey u arkey waana ku celceshadaa waana Magaca uuwato ah If iyo aqiro
@mohamedmoumin1985
@mohamedmoumin1985 4 жыл бұрын
Ok sxb je vs
@Beerjacayl_official.7
@Beerjacayl_official.7 3 жыл бұрын
Afka waxad ka sheegta weye
@Beerjacayl_official.7
@Beerjacayl_official.7 3 жыл бұрын
Ayaantaynu leeniyo weeye
@Beerjacayl_official.7
@Beerjacayl_official.7 3 жыл бұрын
Samir ila ogow weye waarya
@cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf
@cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf 4 жыл бұрын
Heestaan kama daalo inta jecel sahra ahmed like ku booba walaalayaalow hees qaaliya
@ayatulaah1634
@ayatulaah1634 3 жыл бұрын
Ruwayadi ifka iyo aqiro 😭😭😭
@naimaabokor720
@naimaabokor720 4 жыл бұрын
❤️😘💃🎵🎶adkeeyo ayanka aynu leenahay iyo wu imaan wakhtiguye ee samiir ila ogow❤️😘🌷💃🎶
@nuur121
@nuur121 9 жыл бұрын
Abdullahi Jama, waa isaga saaxib waadna ku mahadsantahay.
@mahmoudibrahim9026
@mahmoudibrahim9026 11 ай бұрын
😢😮dalamar mahasanid
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 11 ай бұрын
Walaal adiga muddan
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 5 жыл бұрын
Nice song 6-29-19
@nuur121
@nuur121 9 жыл бұрын
Mid ka mid ah fanaaniinta naadirka ku ah fanka hase yeeshee cod hallaasi ah uu Alla siiyey. Husain Tarabi...
@abdibarre133
@abdibarre133 9 жыл бұрын
Asc Bukhari waxan u gartay wariyihii joogay turkiga haday saa tahay waan ku salaamay wariye qaaliya ayaad tahay wca
@ahmedsiyad6118
@ahmedsiyad6118 8 жыл бұрын
ninkan tarabi maha ee waxaa ladhahaaa Xasan ismaaciil nuurcadde waana Reer jabuuti iyo reer hergeysa midkood
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 жыл бұрын
+Ahmed Siyad Waa reer Hargeysa wuxuu deganaan jiray makhayadee Sabtii dhineega 1970's waa asal Hargeysawi
@hamseali6585
@hamseali6585 7 жыл бұрын
Ahmed Siyad sxb waa reer hargaysa waana askari imika waaka waraysanaya wariye cumar seerbiya
@altovldamir4719
@altovldamir4719 5 жыл бұрын
Waxaan ka codsanaya dadka ku hadla is afka somaliga inay uu duceyaan faninta dhimatay ee ay ugu horayso sahra Ahmed iyo inta kale ee dhimatayba
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Miyaad tiraahdid dadka Soomaliyeed ama dadka muslimka ah,
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto dhamaantood Aamin
@sheekeeye369
@sheekeeye369 2 жыл бұрын
Asalkii fanka ruwaayadii if iyo aakhiro maama sahra Ahmed iyo Xasan Ismaciil allha u naxariisto labadoodaba
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@jabiibocali7336
@jabiibocali7336 6 ай бұрын
Sahra axmed jamac iyo xasan ismaciil uurcade hees qiimo laha alle naxariisti janno haka warabiyo labadaba heesti dhaxal galay ayay inooga tageene
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 ай бұрын
Aamin
@deeqsiab4231
@deeqsiab4231 10 жыл бұрын
Eesh calaa fanaaniin sahra ahmed jama iyo huseen tarabi alle ha idin daayo
@yuusufismail7421
@yuusufismail7421 8 жыл бұрын
hassan ismail uurcade reerhargeysa iyo sahra axmed
@abuumascuud6432
@abuumascuud6432 7 жыл бұрын
deeqsi ab hsjdjd
@AhmedIsmail-kn5ue
@AhmedIsmail-kn5ue 5 жыл бұрын
Sahra Axmed wxy ahyid hooyo qaliya ilhow kuu naxariiso hooyo😪😪😪😪😓😓
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@hamdiqurux1731
@hamdiqurux1731 5 жыл бұрын
Amiin amiin yaa rabbi
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 4 жыл бұрын
Waa #Riwaayadii If iyo Aakhiro2 #Atirisho-Sahra Ahmed Jama #Actor-Xasan Ismaciil Uurcade Oo Lagu Garan ogaa (Tuse Toosiye Aw-Tilmaame ) •“Ogsoonoow Ereyadaan Kuleeyahay Uukana Ku Haay Axdigii Inooyiiil Afka Waxaadka Sheegtaaa Arimhiii Dhexdeeneee Isha Wxaadka Diidaaa Nin Aduuunyo kugu Sabaaaa’aaa,” •“Adkeeeyoo Ayaantaynu Reer Mugle oo Iman Wakhtigu Dheeeer Samir ila Ogooooo’ooo.” #Hadii Eebe Igu Simo Amaaan iilka Laydhigin Raga Aynigaagaaa Tusooow Adaankaa Abaartoo Uurka Kugu Hayaaa,, •Sida Ubaxa Ama Roob Arooryaaad Dadka Oo Oon Iyo Haraad Qabaa’aa Indhahayga Deeeqdee Sideeen Kugu Ilooobaaa’’aaa.”” ilaaliyooo Eebadii Kal Gacalkooo Eedi’yey Kuraacinee iidhigu Abaaloo Taladeenan Ugubkaaa ilinka Ubaneeyoo Eedi’yey-kuraaacineee’ee irmaanee Kalgacalkooo’ooo..”” Adkeeeyooo________...””” Dayoxoo Iftiimiyo Ilayskii Cadcedow Midkaloon Arkoodaba Tusoooow Indhahayga Saaraba Kuma Arag Aduuunkeee.eee..’””. Sida Ubaxa_________••”””,,-. *Ilaaahow Idiin Naxariiso* *Laba Legend Ayay Ahaayeeen*
@caddeeye
@caddeeye 4 жыл бұрын
Tuse waa xasan ismaaciil uurcade
@ibtisaamqurux1634
@ibtisaamqurux1634 2 ай бұрын
Ayy txs eboow 😢
@abdiabdu361
@abdiabdu361 10 жыл бұрын
dad waa dadkii hore fankana waa kii hore yaa salaam
@mazzikatya
@mazzikatya 4 жыл бұрын
Legendarisch Somalië artiest sahra axmed cige & xasan ismaciil uur cade💎💎💎💎💎💎💎
@bedersameey2976
@bedersameey2976 7 жыл бұрын
bililiqo sahro axmed if iyo aakhiro originally ma ay metalayn.ninka sax ah
@suleymanabdullahi9795
@suleymanabdullahi9795 5 жыл бұрын
Labadaba
@OBOOSS
@OBOOSS 2 ай бұрын
CAWA WAXAN SALAAN DIRAYA SAXIIXAY AXMED SHARIIF SXB CIID MUPAARIK JIGJIGA AYUU JOOGAA SAXB ASAABO MAXASUSATA
@siciidsare4900
@siciidsare4900 5 жыл бұрын
Eraydii Cali Diiriye Cali Gaab allow ku naxariiso
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
aamin
@Sharkou_Nuh
@Sharkou_Nuh 6 жыл бұрын
Oh nice heeskan waxaan xasustaa 22 sano ka hor anigoo yar ruwaayadiii If iyo aakhiro
@abdirisakmohamed2958
@abdirisakmohamed2958 6 жыл бұрын
Waxka yar ayaa ka danbeyey ee iska hubi waxaa la tumay 1997
@AhmedAhmed-ez6nz
@AhmedAhmed-ez6nz 5 жыл бұрын
abdirisak Mohamed sxb rewaayada waxaa ladhigay 1976 orginalka riwaayada waxaa lahaa sahro siyaad iyo xasan ismaciil urcade sahro axmed way copygaraysay
@altovldamir4719
@altovldamir4719 4 жыл бұрын
Khaliif Ahmed elmi iyo Mohamed abdi abukar waa dadka aad iyo aad uu gacan macan
@abdulqadirsomali
@abdulqadirsomali 2 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto Dhaman fanaaniinta qiimaha badnaa ee dhinty danbigoodana allah hadhaafo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@abdullahiomar544
@abdullahiomar544 Жыл бұрын
Ayaanteenu leenahay wuu iman waqtigu samir ila ogow ❤❤❤❤❤
@ahmedgood7263
@ahmedgood7263 5 жыл бұрын
خطيرر شكراااااافن صومالى لاند شمال صومالى لاند فن
@Qofnaba.
@Qofnaba. 6 жыл бұрын
Fan waa ki Hore ee qimaha Bdna ruwaydi If Iyo akhiro oo ay igu Horaysay dawashdeed 2002 sahra ahmed allaw ku naxriso
@mohamedabdiabdullahi3795
@mohamedabdiabdullahi3795 3 жыл бұрын
Hees macaan
@yaasiinawjaamac8490
@yaasiinawjaamac8490 4 жыл бұрын
Waayo waayo iyo hobaladii waabar xusuus dheer
@ilaahayunoqoootoobadkeenna1815
@ilaahayunoqoootoobadkeenna1815 6 жыл бұрын
اللهم أغفر لها وادخلها فسيح جناتك وألهم أهلها الصبر والسلوان وان لله وانا اليه راجعون البقاء لله
@sarayetv487
@sarayetv487 9 ай бұрын
Pppp
@sarayetv487
@sarayetv487 9 ай бұрын
P
@abdihakimmussa9544
@abdihakimmussa9544 Жыл бұрын
Rag iyo haween waa kuwii hore, heeso waa kuwii hore
@weirdo4hgsa668
@weirdo4hgsa668 4 жыл бұрын
Hadal iyo heesoba waa intii hore walah ALLAH yarxamah Sahra Ahmed Jama iyo Hassan Ismael Uurcade
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Xasan wuu noo yahay
@weirdo4hgsa668
@weirdo4hgsa668 4 жыл бұрын
@@caweyskadalmar haa lakin naxariista ALLAH wuu isaga baahanyahay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Weirdo 4HGSA Waa runta
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Жыл бұрын
waxa alfifay abwan col cali diiriye cali gaab 1978
@abshirjibriil4559
@abshirjibriil4559 7 жыл бұрын
hees igu qaaliya runtii heestan waxay katurjumaysa laba qofoo balan iyo axdi wada galaya laakiin binu aadamku way adag tahay siday u oofiyaan axdiga
@nacimaaddani908
@nacimaaddani908 5 жыл бұрын
Ayaanteynu leenahey wuu imaan wakhtigu😢
@naziimjama553
@naziimjama553 7 жыл бұрын
This song made me cry
@abdilahidahirali8638
@abdilahidahirali8638 3 жыл бұрын
Q
@nazdalaan
@nazdalaan 5 жыл бұрын
The Somali National Band “waaberi” Arsenal...👀👀
@shariifxikmadmaal1
@shariifxikmadmaal1 6 жыл бұрын
Sahra axed allow kunaxariiso
@suaadd5788
@suaadd5788 2 жыл бұрын
Ruwaayadan Xamar baannku Galay tiyaatarka , If Aakhiro
@aminyare9462
@aminyare9462 Жыл бұрын
Ale ha u naxriisTo labadoodaPa ❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@fahadshaban8169
@fahadshaban8169 2 жыл бұрын
Alle haku naxaristo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@walaalqaysar4015
@walaalqaysar4015 4 жыл бұрын
Alow u NaxariiSo dhamn vanaaninteeNi qaaliga ahaa ee inaga baxy
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@IltiredoualePort
@IltiredoualePort 2 ай бұрын
Allah unaharisto zahra amed iyo hassan ismail
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 ай бұрын
Aamin
@cabdiqaniaxmed1411
@cabdiqaniaxmed1411 Жыл бұрын
wu Iman waqtiguye Samir ila ogow😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Janay- 2023
@mustafemedia1759
@mustafemedia1759 5 жыл бұрын
Waxay kamid ahyd heesihii qaaliga ahaa e ku jiray riwaaydii caanka ahyd ee if iyo aakhro
@najahali9926
@najahali9926 4 жыл бұрын
One side love is not easy 😭
@cabdirashidcabdilaahi5478
@cabdirashidcabdilaahi5478 4 жыл бұрын
siyaasi uur cade mawalaalay ahaayeen
@fadxiyaahmed3227
@fadxiyaahmed3227 4 жыл бұрын
Heestan wxbadan bey I xasusisa runti
@ahmeddayib8121
@ahmeddayib8121 4 жыл бұрын
Sahra ahmed AUN waan ka heli jiray jiniyadeeda
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@omarkaambo1680
@omarkaambo1680 4 жыл бұрын
2020
@apdikadiralidagel1373
@apdikadiralidagel1373 Жыл бұрын
Bala faraqiga u dhexeeeyh dadkii Hore io kuwa had isku fiiri waxay kala yihiin kaaf iyo kala dheere dadkii Hore haday fan iyo jaceyl iyo ixatiran noqoto kum gaari Karno Heestan waxay ka mida Ahyad riwaydii aan jecalyh If iyo Aakhiro Oo Actorka ka ahaa AUN Xasan ismaciil Uurcade Atirisho waxaa Ka Ahyad AUN sahro Ahmed jamac Waxayn ku kal magacanaayeh (Tuse Toosiye Aw-Tilmaame) intii Riwaayndaan Ka qayabaqaatny intii dhimaty illhy naxariis waarth ha siiyo Inta nolanah illhy cimirig ha idiin barkeeyo heestii hore nuxur bay lahaayen oo qiso bayku imaan jiren oo waxay wada Ahaayen murti soconysa
@ASADINHO9
@ASADINHO9 7 жыл бұрын
Tuse iyo sahra ahmed Best fanaano
@omarabdi7906
@omarabdi7906 4 жыл бұрын
Vlogs
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 5 жыл бұрын
Waa riwayada if iyo akhiro waa erydi alahau raxristo cali gaab
@iamromio1103
@iamromio1103 3 жыл бұрын
Still 2021
@abdisalamhassan9482
@abdisalamhassan9482 6 жыл бұрын
Waxaan halkan tacsi uga tiraya hoyo sahr ahmed jamac oo dhimatay alla haw naxiisto waxan iidinka codsanaya dawadayasha walalayaal ui duceeya faninta dhimatay waxa halka ku jira oo dhiintay inanka organka tumaya oo layidhahdo mohamed yusuf suleman sudani waxa kaloo dhiintay inanka bay tariga tumaya waxa la yidhahda shunbuli alla haw wada naxaiisto waxaase nol khaliif ahmed cilmi waa inanka tumaya sexophoneka codka dheer waxa kalo nool mohamed cabdi abukar aalto waxaa kalo nool nagiib ahmed hashi waxaa anan war ka haynin inanka liid gintaarka tumaya walalayal fadlan fadlan waxaan aad iyo aad iyo sii naxariisi ku jiirto iidinka codsanaya inaad uu ducaysan please thank you all people
@hindasaid4848
@hindasaid4848 6 жыл бұрын
Abdisalam Hassan
@abdikadirahmed9540
@abdikadirahmed9540 6 жыл бұрын
Abdisalam Hassan waan u wads ducaynay fananada qaranka somaliyeed sahra ahmed jama iyo ismacil cuurcade iyo dalinyarada kale insha allah ilahay janatuul firdowsa kuwi kuwara ..amin..amin. gobta waxaan filayaa inaay tahay jabouti lakin sanadka fadlan inoo sheeg
@elmimohamud2364
@elmimohamud2364 6 жыл бұрын
Aammin aamin
@altovladimirmerting5048
@altovladimirmerting5048 5 жыл бұрын
Elmi Mohamud wllky sanadku waa 1997 wanna jabuuti waxaan kalo ku sheegaya inamada musishanka ah waxaa nol Mohamed abdi abukar iyo kahliif Ahmed elmi iyo nagiib Ahmed haashi waxaa kalo nool inanka kale lkn waxaa dhintay inanka tumaya bionada iyo inanka tumaya baytariga
@abdullahiali1394
@abdullahiali1394 5 жыл бұрын
Eash calaa hees wlh cakuye ciilbadnaa abwaan nadaayni sidey udhintaayn ayaa murtidaaynina udhimatay sorry I'm very sad
@moidiris8679
@moidiris8679 5 жыл бұрын
Sahra axmed AHUN
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@deeqadan9672
@deeqadan9672 4 жыл бұрын
13-08-20 ya ila dhageysanayo
@digeahmed9498
@digeahmed9498 9 жыл бұрын
Waa fananinti qaranka somaliyed
@ayanomer1300
@ayanomer1300 Жыл бұрын
١٣-دوالحجه-١٤٤٤ 01-July-2023 8:28am❤ Alle ha u naxariisto dhamaantood🤲🥲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin. Xasan Waa nool yahay
@dheemanqurux5714
@dheemanqurux5714 2 жыл бұрын
Taariiqda is qorta 10 sano kahor jecelkygii iiqaadi calafa inakala wadey ilaa hada waan jeclahy ninkaas sedex wiila u dhaley mida iinool stress aduun sanado badan kadib hada waxaan la noolahy................. Busy badan
@ibtisaamqurux1634
@ibtisaamqurux1634 2 ай бұрын
Saas waye xasuusta ma ba.ado
@MinatoNamikaze-bn9so
@MinatoNamikaze-bn9so 7 жыл бұрын
If iyo aakhiro waa mataley hasan ismaaciil uurcadde iyo zahra siyaad markii koobaad
@AhmedAhmed-ez6nz
@AhmedAhmed-ez6nz 5 жыл бұрын
Sax ✅✅✅✅
@axmedcabdillahi3158
@axmedcabdillahi3158 6 жыл бұрын
Raga xagashu liicdee la. Xabaalo geesiga xaragada ku dhimo aabe (cargo. Wax laga tago ma aha)
@hamzadalmar7540
@hamzadalmar7540 3 жыл бұрын
Adkeyoo?
@amaalkaafi5412
@amaalkaafi5412 4 жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Amaal Kaafi Aamiin
@subeerhashi9836
@subeerhashi9836 7 жыл бұрын
ilaaali eegmadii kalgacalkoo......taladeenan ugubka ah irinka u baneyooo..... eedi yaanay ku raacin..... Adkeeyoo Adkeeeyoo..... ayaaanteynu leenahay iyo wuu iman wakhtiguyeee samir ila ogooow............ Maraxeeeeey 😎
@dacardige8419
@dacardige8419 7 жыл бұрын
Khadar Axmed sxb eegmadi kalgcalkoo Maha ee waa eebadii kalgcalkoo thanks
@marwacali4381
@marwacali4381 7 жыл бұрын
Khadar Axmed
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 7 жыл бұрын
heesta waxaa wada qaadayey ninkan iyo sahra siyaad originally
@maxamedabdullhi672
@maxamedabdullhi672 6 жыл бұрын
A mujahid kkkkk
@dualeabdiwarsame9911
@dualeabdiwarsame9911 4 жыл бұрын
From fayadhowre
@sayidholac5382
@sayidholac5382 5 жыл бұрын
sahra ahmed iyo tuso alle ha unaxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@saddamahmed1959
@saddamahmed1959 4 жыл бұрын
Does anyone know when this exact song was recorded? Please
@libandiaz6677
@libandiaz6677 3 жыл бұрын
D jabouti
@engabdinaasirmahamed7660
@engabdinaasirmahamed7660 4 жыл бұрын
Ale naxariisti jano hasiiyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@jamacmuuse4173
@jamacmuuse4173 4 жыл бұрын
Alle h unxristo dadki dhinty
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@bumblebear4113
@bumblebear4113 4 жыл бұрын
Ax yaa hees
@hk-english3-m7t
@hk-english3-m7t 4 жыл бұрын
Xalamao
@bariyowhajji7458
@bariyowhajji7458 3 жыл бұрын
Wayowayo ish cala hees
@faizaabdilahi6151
@faizaabdilahi6151 5 жыл бұрын
14/08/2019 time 10:41 ka helay runtii dar daranka u share garayn rabaa jcylkyga f ,a ,s😀
@bumblebear4113
@bumblebear4113 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@shamsomacaw4260
@shamsomacaw4260 4 жыл бұрын
Shadows shared Af
@shamsomacaw4260
@shamsomacaw4260 4 жыл бұрын
Shadier shared
@nuuromar1261
@nuuromar1261 4 жыл бұрын
Xasan ismacil iyo Sahra Ahmed
@maxamedcalibulaybulay8228
@maxamedcalibulaybulay8228 4 жыл бұрын
kabarta caashaq dadkii hore
@moulidmedia8728
@moulidmedia8728 11 жыл бұрын
good
@abuumascuud6432
@abuumascuud6432 7 жыл бұрын
moulid hashi
@abuumascuud6432
@abuumascuud6432 7 жыл бұрын
sahrsaxmedavnDhGsan
@abdulrahmanwarsame3185
@abdulrahmanwarsame3185 6 жыл бұрын
yaa yaqaan fanaanaddii ugu horreysey ee heestaan la qaadey isaga
@marwacali4381
@marwacali4381 7 жыл бұрын
Walalyal waxaan iidin saxaya magaca fananka waa xasan ismail urcade waxaana tumayaasha ka mid ah sxophoneka khaliif ahmed elmi iyo mohamed cabdi Aalto waxaa ku soo xiga mohamed suleman yusuf iyo najiib ahmed haashi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
Mahadsanid
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
Marwa Cali sxb magacu waa sax
@AhmedIsmail-kn5ue
@AhmedIsmail-kn5ue 5 жыл бұрын
Maad Asxaabtii iyo nabiyadii sidaa u xiftidid wxd ilhay ka hortagto😡😡😡😡😡
@ilwaddhalad8277
@ilwaddhalad8277 5 жыл бұрын
Ahmed Ismail asxaabtii carbeed wll wax fiican mey ahyn ee diinta waa been nalagu sirey ee bal iska hubi sahra ahmed iyo xasan ismacil ayaa xaq ah inan barano
@daywillcome783
@daywillcome783 5 жыл бұрын
@@ilwaddhalad8277 wllo uyara fiirso hadalada intaanay kaaso bixin Danbi dhaafna alle weydiiso
**Sahra Axmed iyo Xasan Ismaciil uur Cade Ahun l
8:13
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 950 М.
If iyo Aakhiro 3/5
4:59
Jabuuti TV
Рет қаралды 613 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 93 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 41 МЛН
Sahra Ahmed Studio Weydhacdaa.flv
9:19
Weydhacdaa
Рет қаралды 922 М.
Xasan Adam Samatar Iyo Xaliima Khaliif Magool🔥 Iyo Heesta "CAASHAQA ISKA ILOW"
11:16
KINSI HAAJI AADAN CAQAARTA
6:53
Shakur Hussein
Рет қаралды 3,1 М.
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 6 МЛН
**Sahra Axmed ihn iyo  Axmed Yaasiin
10:34
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 561 М.
bacalwaan iyo sahra axmed heestii mood
11:27
Cawayska
Рет қаралды 99 М.
DUCAYSANE  WIILKAY; Xasan Aadan Samatar iyo Waaberi
6:25
AWOOWE MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 4,1 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 93 МЛН