SAHRA HALGAN 18 MAY NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD

  Рет қаралды 329,292

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

7 жыл бұрын

SAHRA HALGAN
18 MAY SONG

Пікірлер: 599
@abdallaroble836
@abdallaroble836 7 жыл бұрын
reer somaliland was idin qiray Wana ogaaday Xiqiqdiina lkn igu mahad celiya like asxaabta from hawiye Murusade
@mohamedabdiahmedfaaraxcabd4140
@mohamedabdiahmedfaaraxcabd4140 7 жыл бұрын
Abdullahi Nasiip Thanks adu wll afka hawiyena kuma hadli kartide like ta uun naga qabo
@ciiseaxmed2362
@ciiseaxmed2362 7 жыл бұрын
Abdullahi Nasiip guuulayso Thanks
@beutyahmet1908
@beutyahmet1908 6 жыл бұрын
Abdullahi Messi boqortooyadiiii idin jeclinaaaa
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 2 ай бұрын
Farxad iigu nooloow walalo mahadsanid❤❤
@susansomaliland1
@susansomaliland1 7 жыл бұрын
Weeeeeeey weeeeey weeeeeey Ilaaahayow halgan nooo daaaaa wadaniyad dhaba wlhi waa shaqsi lagu Faano Please u duceeya halgan inuu ilaaahay inoo daaayo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@samsamjamac8708
@samsamjamac8708 7 жыл бұрын
one love somalilan ❤❤😍
@zayidokzhbosulub4703
@zayidokzhbosulub4703 7 жыл бұрын
cool bien
@zayidokzhbosulub4703
@zayidokzhbosulub4703 7 жыл бұрын
cool bien
@cabdiraxmandiro4318
@cabdiraxmandiro4318 7 жыл бұрын
Susan Somaliland
@susansomaliland1
@susansomaliland1 7 жыл бұрын
Cabdiraxman Diro Indro heee 😍
@habonxaji1039
@habonxaji1039 7 жыл бұрын
Hmbalyo reer Somaliland ilahay ha idiin siyadiyo hormarka iyo nabada dad isku tashaday oo kudasho mudan love u reer Somaliland
@yasinawale177
@yasinawale177 7 жыл бұрын
mahadsanid wll haboon xaaji aad bad u caqli badan tahay alle ha kuu siyaadiyo
@McAli593
@McAli593 7 жыл бұрын
thanks walshay
@Kulmiye-SanjabBusinessGroup
@Kulmiye-SanjabBusinessGroup 7 жыл бұрын
mahadsanid
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 7 жыл бұрын
Habon Xaji we luv u 2 walaal thx 4 da luv
@axmedaabi1469
@axmedaabi1469 7 жыл бұрын
Habon Xaji thanks Wll
@ahmed12ismacil56
@ahmed12ismacil56 7 жыл бұрын
lam.from.muuqdisho wllyaal noolada
@yasinawale177
@yasinawale177 7 жыл бұрын
mahadsanid wll aad bad u caqli badantay Ahmed 12
@farxiyahassan3471
@farxiyahassan3471 7 жыл бұрын
Ahmed12 Ismacil Noloow walaal Ahmed 12 adiiguna aad iyo aad ayaad u mahad santahay thanks
@cabdiraxmandiro4318
@cabdiraxmandiro4318 7 жыл бұрын
Ahmed12 Ismacil
@mk-9302
@mk-9302 7 жыл бұрын
thank you walal ilahay ha ku daayo
@angry6394
@angry6394 7 жыл бұрын
+Ahmed12 Ismacil thank you. where are you from Ahmed . My mother is from Mugadisho.
@shiinelaangadhe8170
@shiinelaangadhe8170 7 жыл бұрын
wlhi video cadi ahan Horumar bay ku talabsatay viva s.lnd from jigjiga
@inanabiaadanburcosomalilan4884
@inanabiaadanburcosomalilan4884 7 жыл бұрын
kaa gudoonay sxp
@farxaancali5357
@farxaancali5357 7 жыл бұрын
HAPPY 18MAY SOMALILAND VIVA SOMALILAND FROM BORAMA LIKE ISAAARA ANA
@guleidhasan816
@guleidhasan816 7 жыл бұрын
Farxaan Cali hhhhhh deee nagadaa yaakhi sala calee adigu wadankad leedahee inamada soo talabay ayan like ta Ku muxabaysinaynayee eahqiyaazak hhh
@warso-spt1
@warso-spt1 7 жыл бұрын
guled hassan ķkkkkkk naga qabo ciyaalka sxb
@wardawkoronto9738
@wardawkoronto9738 7 жыл бұрын
xxx yawd kanaxoow naftawaaaa farn muqshishow ayan kso hableneyyy
@gashanabdullahi3441
@gashanabdullahi3441 6 жыл бұрын
Happy 18 may Somaliland Viva Somaliland
@hamdaruun4606
@hamdaruun4606 7 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢 waa maalintey dhahdeen waxii dhib nasoo marey aynu ka meydhano wlhi xaadaa i istaagtey one love wllahayaga reer somaliland dad nool oo isku tashtey hamda from baidoa happy 18 may
@mohamedabdiahmedfaaraxcabd4140
@mohamedabdiahmedfaaraxcabd4140 7 жыл бұрын
Hamda Ruun Thanks wllo qli alleyaxfik
@hamdaruun4606
@hamdaruun4606 7 жыл бұрын
mohamed Abdi ahmed Faarax Cabdi weynu isku leenahay ina adeeer
@hamdaruun4606
@hamdaruun4606 7 жыл бұрын
mohamed Abdi ahmed Faarax Cabdi weynu isku leenahay ina adeeer
@hamzegalool102
@hamzegalool102 6 жыл бұрын
Hamda Ruun love from Somaliland............ Reer Baidoa Cizi iyo sharaf ku noolaada abid....
@Wadani1988
@Wadani1988 5 жыл бұрын
hamda ruun noloow waalaalo waa ruun heestaan dad bilaa waxaysameyay diyar lagu garacaay kawaran saw ruunmahaa
@samadontolgob7194
@samadontolgob7194 7 жыл бұрын
woooow heestan number one weeye aad iyo aad baan ula dhacay
@tvburco2118
@tvburco2118 6 жыл бұрын
Hadad isaaq dhalada tahay iisar like hadan ahayn adeero hayga sarin hadad ilahay taqno💪💪💪
@fatumahussein9055
@fatumahussein9055 5 жыл бұрын
While I support Somaliland and my brothers the Issaq, I think they should raise above the generalized hate for the whole southern Somalia it does you no good
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 5 жыл бұрын
Isaaqaaga was anakaa isaaqa kuuna saari mayno qaran baa laga hadlayaa markaasad qabiil nala hoos ordaysaa
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 жыл бұрын
Nacalaa kugu yaale waxan meesha kasaar wadanka ma keligeen ayaa dega adeer xishoon Liketana waan kaala xishooday wlhy😂😂😂😂😂
@hamzemed5645
@hamzemed5645 5 жыл бұрын
sxb iska daa qabyalada isaaq uu ma heeso ee qaran somaliland aye uu heesa
@muhammadg2913
@muhammadg2913 7 жыл бұрын
reer somaliland pls wan ini tageera liketa isaara
@asmahani6557
@asmahani6557 7 жыл бұрын
Thanks tageridada. Anaganusidokale
@cadnanm.mascuud5052
@cadnanm.mascuud5052 7 жыл бұрын
Muhammad G waan ku sarey
@muhammadg2913
@muhammadg2913 7 жыл бұрын
Cadnaan maxamuud zxb wad mahad santahay qaar indha farah iga galinaya ila joog wlee waa rag culus viva somaliland
@muhammadg2913
@muhammadg2913 7 жыл бұрын
Asma Hani thnks abaayo viva somaliland
@MuniirHaadi1
@MuniirHaadi1 7 жыл бұрын
Muhammad G hhhhh haye prda waa kuusaary
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo reer somalind faraxd iguu nolada❤😍 18may malin faraxd leeh waye cizi sharfaaf igu nolaadaa daad ku daysho mudaaan❤❤viiiva somalind❤❤😍🙏 ❤I'am from DDSI wan idin jecelhy❤🙏
@noura0022
@noura0022 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare thnkz hno sharfoow sookle DDSI dadkayaagii noolaada
@nawalmohamed5500
@nawalmohamed5500 7 жыл бұрын
thz
@wardoonmedia3868
@wardoonmedia3868 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare waanu Ku jecelnahay anaguba huuno
@Kulmiye-SanjabBusinessGroup
@Kulmiye-SanjabBusinessGroup 7 жыл бұрын
geesi
@exhargeisawi8176
@exhargeisawi8176 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare boqortooyo nolow
@khadramohamed4220
@khadramohamed4220 7 жыл бұрын
anigu waxan joogaa uk waan qiirooday maraakan maqlay heestan mansha alaa waxaan ahay caruurtii faqash gaadh siisey qurbe lakiin maandeeq baa noo dhalata jira abwaanadayada iyo fanaanintayada halkaa waxa iga muuqda axmed saleeban bide nolow adeer
@saaddaud3882
@saaddaud3882 7 жыл бұрын
no calaacal WL ada guul jooga
@Kulmiye-SanjabBusinessGroup
@Kulmiye-SanjabBusinessGroup 7 жыл бұрын
noolaw indr
@Wadani1988
@Wadani1988 7 жыл бұрын
khadra mohamed ind noloow wale wan jidhoocoday anba kula wakhtiivbaan ahaa
@mohamedabdilahi6574
@mohamedabdilahi6574 6 жыл бұрын
khadra mohamed y rssxswsssssssewppppfdddddrdevd
@Abrahan-biihi
@Abrahan-biihi 7 жыл бұрын
Im From Hargaisa allah Haynoo Siyaadiy0 Horumarka Iyo Nabada Aynu Ku naaloonayno Allah Haynoo Siyaadiyo...... One Love Somaliland 💚✊❤
@samsamjamac8708
@samsamjamac8708 7 жыл бұрын
wwwwwwww hambalyo dhamaan rer somalila meel kastoy jogaan 18 waa malin xoriyad iyo qaran mutaysanay
@salmanora6397
@salmanora6397 7 жыл бұрын
Ka meydho wixii horoo Wataa maandeeq dhashee 💚💚💭💭💭❤️❤️
@nasrincabdale3387
@nasrincabdale3387 7 жыл бұрын
my pple somaliland wan idin jeclahay dhamantn 😍😍😘 alle haynagu simo sanadka danbena barwaqiyo rayn rayn 👏👏👏 cadowginu ha jabo walee 😏
@McAli593
@McAli593 7 жыл бұрын
thanks walashay nasrin yare
@Hooda36
@Hooda36 7 жыл бұрын
sahra Snm geesiyada somaliland 💚⬜❤ jiroo joog viva somaliland kanaxow naftaa waa somaliland waa dawlad calanleh 💚◻❤ cidna ujoojin maysoo somaliland Alloow dhaawr ilove heros Snm❤👊
@mohamedabdiahmedfaaraxcabd4140
@mohamedabdiahmedfaaraxcabd4140 7 жыл бұрын
Hooda36 Aamiin adna alle haku dhawro wllo
@abdikariimabdilahi853
@abdikariimabdilahi853 4 жыл бұрын
💚💓💓💓💓😁😁😁😁
@shacnihussainkoshin5168
@shacnihussainkoshin5168 7 жыл бұрын
man sha allh walahi wan ooyay insha allh guul somaliland allaw no da sahra halgan alyacizak eedo mcn 💚💬❤💚💬❤💚💬❤💚💬❤💚💬❤💚💬❤💚💬❤💚💬❤💚💬❤💚💬❤💚💬❤🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷
@hamzegalool102
@hamzegalool102 6 жыл бұрын
Ayan shacni maasha allah.... muwaadinad xallaal ah
@cumarshide2927
@cumarshide2927 7 жыл бұрын
mansha allh allow dhulkayga hooyo u siyaadi nimcadaas one love all somalilnders
@hanahasan8694
@hanahasan8694 7 жыл бұрын
maakhruqa iyo xasidkana cil iyo murugay u tahay allaylehe waa sida viva Somaliland viva 18may 💚💭❤
@nasrincabdale3387
@nasrincabdale3387 7 жыл бұрын
Hana Hasan 😍😍😍😍😍
@nimcomaxamed9574
@nimcomaxamed9574 5 жыл бұрын
Mansha allh somaliland ha no lato aaamiin aamiin
@najmamohamed6029
@najmamohamed6029 6 жыл бұрын
My blood reer abtigay ii noolada IWISH you long life adan idiin jeclahay waayo wax idinka dhalatay boqorada nolashayda mama shaadiyo IWISH you long life mama macan 18 may sanadka kale nabad Ku gaara my blood
@hamzeawl733
@hamzeawl733 7 жыл бұрын
viv Republic of Somaliland happy 18th May
@cadnanm.mascuud5052
@cadnanm.mascuud5052 7 жыл бұрын
Mamsha allah cod mcn muqaal quruxbadan midho mcn alle ha ku daayo mom sahra halgan mujahidad weyn 🍀happy to happy celabrating 18 may 🍀 26guurada kasoo wareegtay 🌺xiligii dhidibada 🌺lootaagay somaliland❤ guul iyo gobonimo 🌹🌷
@maclumaad5008
@maclumaad5008 7 жыл бұрын
Cadnaan maxamuud
@cadnanm.mascuud5052
@cadnanm.mascuud5052 7 жыл бұрын
Ahmed mascuud
@yaxyoowhee7016
@yaxyoowhee7016 7 жыл бұрын
viva somaliland horay usocda dad lagu faani karaatihiin hadaana idiin hambalyayn cid kaloom uhambalyeeyo majirto from dds
@mohamedabdirashid2733
@mohamedabdirashid2733 7 жыл бұрын
Yasalaam cadowgiin unoolada Somalilanders
@farhanjam6544
@farhanjam6544 7 жыл бұрын
manshallah nice wah malin xusus madan 18 May 2017
@nazapciiltirasomalander8435
@nazapciiltirasomalander8435 7 жыл бұрын
i kacay dhiiga i kacay wllhi waan qiiroday waa maalintan nidhi ka maydho wixii ku soo maree ax😢😢viva somaliland jecliyaa dalkayga happy 18 may all somalilander😍😍😍😍😍
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 6 жыл бұрын
Somaliland shacab suugaanta aad ugu fiican, kuna sameeya wacyi-geliin hadba saaca la joogo. Garoowe baan idinka soo salaamayaa jaalayaal.
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 5 жыл бұрын
Kaa qaadnay inaadeer idinba hodanbaad ku tihiin aad
@sukhraxasan9210
@sukhraxasan9210 7 жыл бұрын
sahra halgan long life i love u halgan
@samsamjamac8708
@samsamjamac8708 7 жыл бұрын
waa malin makhruuqiyo xaasidkana ciil iyo murugo utahay 18 may sahra halgan eedo afkaga caano lagu qabay ❤😍👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@inanabiaadanburcosomalilan4884
@inanabiaadanburcosomalilan4884 7 жыл бұрын
I'm from Aakhiro and My city qabriga #Congratulations Congratulations #Rer_somaliland Mamo #SAHRA_HALGAN Rer Burcoooy Taaallo ayaynu u dhisaynaa maamadaa Like hala dhaafin haddaad la dhaaftana waa inoo qiyaamaha
@hidesidechanel
@hidesidechanel 4 жыл бұрын
Waayay waa ino qiyaamaha
@maryamkafiya6055
@maryamkafiya6055 7 жыл бұрын
WOOOOOW Sahra Dheeman nolow inader wa malin, qiimo wayn, waa malin nagmud Qadarin,waa malintayni nidhi wixii dhib inasoo maraya Kamaydho,wixii horoo. wataa Mandeeq dhashee nimcada maaloo hirqada Hambaliyo all Somalilanders Happy 18 May 2017
@deeqakalgacal563
@deeqakalgacal563 7 жыл бұрын
Hanbalyo Hanbalyo reer Somaliland faraxd igu nolaada🌷🌷🌷🌷👏👏👏👏💋💋💋💋
@MuniirHaadi1
@MuniirHaadi1 7 жыл бұрын
wataa maandeeq dhasheee kiidiidanoow silicbaad ku dhiman viva somaliland one love
@abdikaniahmett836
@abdikaniahmett836 7 жыл бұрын
waan ku farxaa horumarka somaliland dhiig midab diin iyo jinsiyad baa naga dhaxaysa
@MohamedOmar-ls8bq
@MohamedOmar-ls8bq 7 жыл бұрын
mesut ahmett GOB COLOWDAA WAY GUMAWDAA, idinku nacaybka joojiya horta markaasaanu anaguna itoobiyaanka cadaw u arkaynaaye, lkn intaad idinka oo dad noogu dhawi na xaqiraysaan, walhi waa laysasii nacayaa uun. thanks for you respecting bro.
@wadimamahamoud7596
@wadimamahamoud7596 7 жыл бұрын
mesut ahmett shukran intasan waay iska dhaman walalo waaynu midawi insha allah
@wadimamahamoud7596
@wadimamahamoud7596 7 жыл бұрын
walalo waa cadi adiguna rayi ayaad ledahay Ana rayi ayaan leyahay
@saaddaud3882
@saaddaud3882 7 жыл бұрын
+Wadima Mahamoud wa bahal nacasa wa nooca had I hadal jilicsan LA tuso iska qiiroda .never again
@wadimamahamoud7596
@wadimamahamoud7596 7 жыл бұрын
@saad daud hhhhhh Ana nacsdayda ku cano mala walalo cay reeban qof wayn ayaad tahay rayigaga dhiibo Ana somaliland ka jecel oo leh never give up marka waad mahdsantahay kolay raagayaagi ayaad tahay oo anigu cay ku quudhi maye
@taaxoduale4744
@taaxoduale4744 7 жыл бұрын
Woow Thnkz a lot Hawraar "wataa mandeeq dhashee nimcada Maaloo Cabcaba " 💚⚪️❤️ Heestan Qaarbay Ololinayzaa Bravoooooo Zahra Halgan ...............Somaliland Ha Nolaato 💚⚪️❤️
@shukriosman2864
@shukriosman2864 7 жыл бұрын
Happy national day Somaliland Masha Allah nabada Allah ha idin siyaadiyo
@inadiiriye1483
@inadiiriye1483 7 жыл бұрын
shukri osman ameeen wllshy alle wadanka ha ino barakeeyo
@munaindhomashaallah5166
@munaindhomashaallah5166 7 жыл бұрын
Maha allah Msha Allah Allow daaaaa Somaliland
@adnaanjanuzaj6047
@adnaanjanuzaj6047 7 жыл бұрын
h
@somalilandvevo3777
@somalilandvevo3777 7 жыл бұрын
Wooow mashallah "wataa mandeeq dhashee nimcada jaqa" 💚⚪️❤️ One love alll somalilanders ☝🏿
@barwaqobarre6969
@barwaqobarre6969 7 жыл бұрын
hambalyo hambalyo 18may dhamaan shicibwaynaha reer somaliland hambalyaan idinleeyahay guulayta aamiin👏👏👏👏👏👏👏👏
@IfrahIbrahi
@IfrahIbrahi 7 жыл бұрын
sahra halgan momo qaliyey ilahay cimri dheer iyo cafi maad baan ale kaaga baryeyaa momo
@isirqalib6643
@isirqalib6643 7 жыл бұрын
Ameen Ameen Ameen
@ixitya2216
@ixitya2216 7 жыл бұрын
Maansha allaah long life somaliland cdowgaa unoolow sahra halgan noolow edo qaali
@happyahmed9629
@happyahmed9629 7 жыл бұрын
mashallah wooow Sahara halgan best hees waa maalintan sugayna Marlow allahayow malin khayrle oo wacan ta ku xigtana mid kasiiwacan halaylehe quruxow dhulka hooyo indhaha ubasaasay ala maxaan u xiisay
@zakihajji1960
@zakihajji1960 7 жыл бұрын
Jecliya reer Abtigeey Jaliilow waxaan ka codsanaya inaad Jamhuriyada Soomaaliland Ictiraaf buuxa siiso Ilove Soomaaliland Waa maalin qiimo wayn Waa maalin qaayo bdan Waa maalin naga mudan qadarin Waa maalinteenu niri wixii dhib nasoo mariyo Ka meero wixii horoo waa taa maandeeq dhashee Nimcada maalo hirqada
@abdiraxiincalibadhan2942
@abdiraxiincalibadhan2942 7 жыл бұрын
Zack mohamud ale kuma qaado abti qli
@sheekhhurhuriBurco
@sheekhhurhuriBurco 6 жыл бұрын
Mahadsanid Abti Qaali Weligaa Madaxaagu Kor Ha Ahaado Weliga Insha Allah Ubadka Gabdhahayagu Dhalaan Way Ka Tilmaamanyihiin Dadka Geesi Ayaad Sharaf Ku Nooloow Abti Adiga wiilka Gabadhu Dhashay iyo Wiilka Wiilku Dhalay Waa Isku mid Abti Markaa Nooloow Meeshaad Joogto Adigaa Boqorka Cid Kaama Sarayso Taas Ogoow Abti Mar kale Mahadsanid
@yaxyeabdilaahi2494
@yaxyeabdilaahi2494 6 жыл бұрын
Asm A
@yngshirwa2451
@yngshirwa2451 5 жыл бұрын
@@sheekhhurhuriBurco intan odhan laha ba Adiga yidhi wiilka aynu aptiga u nahay.
@hanamohamed968
@hanamohamed968 5 жыл бұрын
Aaamen wiilkan
@khadijagulied189
@khadijagulied189 7 жыл бұрын
mansha allah ilahayowo no daa sahra halgan mujahida noolow cadoga hajabo alayacisaka dhaman reer somaliland happy 18 may waa maline inagu qali ilahay hainagu gadhasiyo nabadqab amiin guuuuuuuul guuuuuuuuuul somaliland iyo gobanimo cadowoga somaliland hajabo iyo xasidinta ka xune somaliland cagta hosteda
@GOLD2529
@GOLD2529 7 жыл бұрын
እንኳን ለ may 18 አደረሳችሁ HAPPY 18 MAY FOR ALL SOMALILANDER VIVA SOMALILAND
@faruqegag2864
@faruqegag2864 7 жыл бұрын
Viva JSL I am from PL
@asmalove8650
@asmalove8650 7 жыл бұрын
manshaallh viva somalilnd
@minaumuqueenxamna4756
@minaumuqueenxamna4756 7 жыл бұрын
Hanbalyo dariskeena xalaasha ah from galmudug 💙⚪️💙
@Abrahan-biihi
@Abrahan-biihi 7 жыл бұрын
Amiira Qurux somali dhalad ah Soo Dhawoow Wllshay Amiira thanks Guushada waan Jeclahay Ana Tayda Taageer
@axmedaabi1469
@axmedaabi1469 7 жыл бұрын
Amiira Qurux somali dhalad ah Qof wax garad ah ayaa tahay thanks
@fahassan9095
@fahassan9095 6 жыл бұрын
Amiira Qurux thanks
@jamilaridwanahmed9462
@jamilaridwanahmed9462 5 жыл бұрын
Wax nool
@abdifatahmo6125
@abdifatahmo6125 7 жыл бұрын
utuma sacab iyo mash xarad viva somaliland 💝💝💝💝💝👍👍👍
@abdishakourmohamed1010
@abdishakourmohamed1010 7 жыл бұрын
Makhruga iyo xaasidkana ciil iyo murugay u tahay ❤️💭💚 ilahay baa mar kasta ugu mahadiya iga so jediyay somaliland walahi alxmadullah
@TATA-zd3dr
@TATA-zd3dr 7 жыл бұрын
18 may waa maalin qiibo badan wooooow sahra halgan🌹🌹🌹🌹🌹😘😘😘😘 like hadaad tahay S/land👌👌👌👌
@TATA-zd3dr
@TATA-zd3dr 7 жыл бұрын
Abdisamad Awhuube waa sidaa waleeee👌👌👌👌
@mojimjames7263
@mojimjames7263 7 жыл бұрын
maxaa dhiig loo hurayayaa dhulkaada waad haaysataa waxakaliyee loo baahanyey wadaniyad iyo caqli lagu soo jiito aduunka, sida Dubai amaMalaisaia wadno muslimo horumray. not Saudi style poverty
@eebacanodyare8861
@eebacanodyare8861 7 жыл бұрын
Nimcaan Haykal Hayeh adeer sidiiq Farah sahil nin culus
@hoodohassan8601
@hoodohassan8601 7 жыл бұрын
cadawga jab sahra halgan hbo mcn
@sir-jamatube
@sir-jamatube 7 жыл бұрын
reer somaliland waxaan idiin sheegayaa kuwa dislike ta siinayaa waa xaasidiinta ay Sahra sheegayso ee like ta ku dadaala walalayal.
@hodanali5677
@hodanali5677 7 жыл бұрын
woooooooooooooow nice song ale ya cisiga guuul iyo gobanimo somaliland Nabada ilaahay ha idin siydasho. mom sahro halgan cimrigaaga ilaahay ha dheeriyo wadaniyad dhabta ah Geesiyadaa ah. iam from jiigjiig ❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏😍😍😍😍😍😍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💯💯💯💯💯💯💯💯
@caynbacaynmediaproduction1434
@caynbacaynmediaproduction1434 7 жыл бұрын
Waa maalin qiimo weyn Waa maalin qaayo badan Waa maalin naga mudan qadarin 18May2017 Waa maalintaynu nidhi Wixii dhib lasoo mariyo Ka maydho wixii horoo wataa maandeeq dhashee Nimcada maaloo hirqada 18May2017 Waa maalin aan xorriyadiyo Mutaysanay qaranimee 18May2017 Dhammaan mudaniyo marwaba Damaashaad farax maqsuud Noo tuma sacab iyo mashxarad 18May2017 Munaasibad weeye weyn Xus iyo maamuus lehoo Marnaba aan la illaawi karin 18May2017 Markhaati waxay u tahay Guushiyo midhahay dhigeen Mujaahidiintiyo Midh nool 18May2017 Makhruuqiyo xaasidkana Ciil iyo murugay u tahay Ciil Iyo murugay u tahay. 18May2017 Waa maalin aan xorriyadiyo Mutaysanay qaranimee 18May2017 Dhammaan mudaniyo marwaba Damaashaad farax maqsuud Noo tuma sacab iyo mashxarad Xus oo Xasuuso Maalinta Qarankaaga Somaliland Sacdaashay Ninkii Sugayooooooooooow Viva qarankayga ++++++++++++++++++++++++++++ Like ku booba Somaliland Dhalad ++++++++++++++++++++++++++++ Salaan sare All Somalilander ++++++++++++++++++++++++++++ Jaanis la idiinma hayo wixii kale +++++++++++++++++++++++++++
@innaadel5238
@innaadel5238 6 жыл бұрын
Guuuuuuuuuuul somaliland
@capihiidhacad8055
@capihiidhacad8055 7 жыл бұрын
Waa maalin qiimo weyn waa waa maalin qaaya badan waa maalin qiimo badan maasha allah axyaa hees MCN oo wadaniya viva calankayga dhulkayga hooyoo viva Somaliland
@kasarawed4322
@kasarawed4322 7 жыл бұрын
woooooow hees dhiiga i dhaqaaajisay oo ruxday dhamaan reer somaliland oodhan maamo muj sahra halgan iyo fananka noolaada
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 7 жыл бұрын
Hargeisa caasimadaha dunida ayey la tartamaysa Mansha Allah
@nasirabdillahi2802
@nasirabdillahi2802 7 жыл бұрын
masha,alah somaliland waa lagu aqoonsan illaahey idankii. Sahra halgan cimri dheer iyo caafimaad alleh hakusiiyo. somaliland intii u shahiidey e xoreysay ilaahow qabriga u nuuri janadaada fardowsana gee.
@happyahmed9629
@happyahmed9629 7 жыл бұрын
mashallah dawaarda wooow dadkaygow horumrkaga jeceliya hore usoco viva
@rahmanoura8064
@rahmanoura8064 7 жыл бұрын
hadaliin Sarah 500 oo niin bad uu dhiganta👍👍👍👍👍👑👑🎉🎉🎉🎉💖💖💖💖💖
@hiboismail6312
@hiboismail6312 7 жыл бұрын
Masha allha nolwa Sahara halagana
@axmedaabi1469
@axmedaabi1469 6 жыл бұрын
Somaliland guul waxan halkaa ka arkaa wanagii uu aabahay u dhintay inay dadkayagu wanag Ku nolaadan
@sakariyeibrahim1578
@sakariyeibrahim1578 6 жыл бұрын
Mnsha allh wlloh tnx nolow
@yngshirwa2451
@yngshirwa2451 5 жыл бұрын
ILAAHAY jannadii FARDAWSA ha geeyo isaga iyo intii kale ba - wanaagii u sameeyay wale waynu hayna, lagama yaabo inay mar kale inaga lunto - Aabaha sidu ugu dhintay ayan diyaar u ahay inan u dhinto hader
@shaymaalishabeel8646
@shaymaalishabeel8646 3 жыл бұрын
Kama daalo heestan😭 18 May 2021 coming soon Ilahy nabad hanagu gaadhsiiyo❤️❤️❤️❤️
@Hejhej_hej
@Hejhej_hej 7 жыл бұрын
Like dheh Haddi aad sln tageertid💚🗯♥️
@kasarawed4322
@kasarawed4322 7 жыл бұрын
#SOMALILAND HANOOLAAATO
@amalcadeey854
@amalcadeey854 7 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@yonaszeray4808
@yonaszeray4808 6 жыл бұрын
Jamila 04
@tvblockprivacy9654
@tvblockprivacy9654 6 жыл бұрын
Jamila 04 you faken hi way
@gaasiradalmar7628
@gaasiradalmar7628 7 жыл бұрын
mnsha allaah makh ruuqiyo xaasidkana dhiiliyo murugay u tahay #illahw_sahra_waanu_ku_dhaadanaaye_noo_daa
@husseinhandule
@husseinhandule 7 жыл бұрын
walahi waan ka helay noolada dadkaygow good live forever all somalilanders waa maalin naf iyo maalba loo hurey ,,,25 yrs after barwaaqo iyo gobonimo ku nool yihiin dadkeygu
@BernPelb
@BernPelb 7 жыл бұрын
masha allh viva somaliand waa malin xoriyadiyo mutaysanay qaranimee dhamaan mudaniyo marwaba damashad farax iyo basud loo tuma shacab iyo mashxarad one love somaliland
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
Sahra #Halgan mgac bilaash ugmu bixin nolw habo mcn nin bad udhignta❤😍 Somaliland ❤😊
@saidahassan4329
@saidahassan4329 5 жыл бұрын
💚💟❤💝💟💞🤲👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍💪💪Somaliland guul iyo gubanimo shacabka Somaliland waxan leeyahay haka farxinina cadaw geena wll yaal
@zhacniqalpihnurah7150
@zhacniqalpihnurah7150 5 жыл бұрын
proud to be Somalilander😍😍😘 10 jeer in kapadan ku cezhtau heezkan ✔✔✔
@zamritoaxmed5378
@zamritoaxmed5378 7 жыл бұрын
rer somliland Dadkeyga iii nolod guul Gobnimo Qaran jira Allow mag yeeeeel viva somliland💪👏👏👏👏👏🌷🌷🌷🌷🌷❤❤❤❤👏👏👏👏👏💪💪💪💪💪💪🎋🍁🎋🍁🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋
@Naima.97
@Naima.97 7 жыл бұрын
💚☁️❤️ Somaliland 26years and still strong
@umuaisha694
@umuaisha694 5 жыл бұрын
Happy 18 may 2019 inta iga Dabiysa like ii saare
@ahmedaadam8551
@ahmedaadam8551 7 жыл бұрын
ku dayashaaa mudantihiin somalilnd Allow barake
@munasharaf5633
@munasharaf5633 7 жыл бұрын
mansha allah wan tunay asxabta ila xojiya o like hayla dhafina plz
@mohamedelmi6529
@mohamedelmi6529 6 жыл бұрын
Xaqiiiiq wale maqruuqa iyo xasid kaba ciil iyo murugay utahay sax
@somalilandmyheartsnm1257
@somalilandmyheartsnm1257 7 жыл бұрын
maan sha Allah viva somalilanders forever one love all the people Republic of somaliland
@zamiirasaleban1092
@zamiirasaleban1092 7 жыл бұрын
waa hees shidan mnsha allaah hambalyo bulshada jamhuuriyadda barakaysan somaliland 💚👁❤
@cabdiqaniaxmedgeele2772
@cabdiqaniaxmedgeele2772 7 жыл бұрын
msha allaah somalilnd quruxbadanaa
@yahyedaud5177
@yahyedaud5177 7 жыл бұрын
Dhamanten waan jecel nahay dalkayaga hooyo Somaliland
@saacidsaacid9026
@saacidsaacid9026 7 жыл бұрын
jacaylkayga wan.u istagay mamada somaliland hader waa maamamaday waana qofka ugu muwadinsan sonaliland hormudka hawenka nolow rer somLilnder maygu racden
@foreversomalilander5444
@foreversomalilander5444 7 жыл бұрын
Wooow heestan hargeysay i dhax gaysay, Waddaniyad the best 18 May song so far rabbi haku dhawro Muj. Sahra halgan qaali baad nagu tahay guul
@halimanadif8524
@halimanadif8524 7 жыл бұрын
hambalyo hambalyo reer. Somaliland
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
2019 April Happy 18 may #Somalilander's dadkaygii💚✷❤
@alimussa5560
@alimussa5560 5 жыл бұрын
Love for the Nation of Somaliland. Viva Somaliland Blessed flag and the People of Somaliland, Somalilanders.
@Larzo19
@Larzo19 7 жыл бұрын
waa malin qiimo wayn viva somaliland
@wardabintabdirahman4155
@wardabintabdirahman4155 7 жыл бұрын
wwwwww happy 18may my dadkaygo
@hanamaka6502
@hanamaka6502 7 жыл бұрын
my dhiga dhuuuxa wllhi somlilnd
@isirqalib6643
@isirqalib6643 7 жыл бұрын
Same here
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 жыл бұрын
Somaliland freedom is never dear at any price. Every year on 18 May, we'll celebrate and remember you, Somaliland!!!!.
@shacnihussainkoshin5168
@shacnihussainkoshin5168 7 жыл бұрын
hambalyo hambalyo hambalyo sanad guuro wacan insha allh guul and gobonimo 🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷
@aliyamohamednur1908
@aliyamohamednur1908 7 жыл бұрын
ayan shacni mahamed happy18may sanad guuro wacan
@shacnihussainkoshin5168
@shacnihussainkoshin5168 7 жыл бұрын
aliya mohamed nur happy 18 may wacan xbbti
@mabdi3143
@mabdi3143 7 жыл бұрын
beautiful city harges caday
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 7 жыл бұрын
#Waataa_maandeeq_dhashee_nimcada maaloo hirqada #happy #18may my pple #republic_oF_Somaliland #peace #prosperity #international#recognition #if #allah #say
@abdikhadarmahamud8919
@abdikhadarmahamud8919 6 жыл бұрын
Masha allaaaah Jamauriyada somalilnd allaw barakee Allaw nosiyadi nimcada from saylac samarooon siciid heesta markan dhagaysanayo jidhidhico igakacday Jecliyaa wadankayga hooyo somalilnd allaw dhawr
@hindaqali4870
@hindaqali4870 7 жыл бұрын
reer Somaliland farxad Ku noloda
@az-ns2qi
@az-ns2qi 6 жыл бұрын
Ax ax ax wlhi xadaa aya I lililacotay aniga waxan kasojida kofurta somaliya aad baanutagera reer Somaliland wana ku faraxsana haay hormarkoda hanbalyk 18 maay
@khadraxaddi2263
@khadraxaddi2263 7 жыл бұрын
maansha alla allaw nimcada no siiyadi
@munikaise4045
@munikaise4045 7 жыл бұрын
halganeeey xbbti 😘😘😍😍😍😍top as always ❤❤❤❤happy 18may all somalilanders💚💭💓💚💭💓💚💭💓💚💭💓one big love
@TATA-zd3dr
@TATA-zd3dr 7 жыл бұрын
qofkii labaad daawada 😄😄😄
@Garashoo
@Garashoo 7 жыл бұрын
Guul iyo Gobonimo Jamhuuriyda Barakaysan Happy 18 may
@ayaanayaan8785
@ayaanayaan8785 7 жыл бұрын
maaaasha allah habalyo habalyo
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 33 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 191 МЛН
XIDIGAHA GEESKA HEES CUSUB WADANI  ( GOONI ISU TAAG )
9:14
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2 МЛН
SAHRA HALGAN HEES CUSUB U QAADAY CIIDAMADA QARAN (DIFAAC) 2019 HD
5:51
Hawraar Music Production
Рет қаралды 27 М.
YouTube- SAHRA HALGAN  - CALEEMO SAAR.mp4
5:11
sadaam20091
Рет қаралды 254 М.
Sahra Halgan oo soo saartay hees cusub  cajiib ah
5:51
2Qumac
Рет қаралды 150 М.
HEESTA HARGEYSA SAHRA ILAYS Ft. Dheegsan
6:33
Dogob
Рет қаралды 211 М.
JAMAC RIYO IYO SAHRA HALGAN
6:39
mustafe macalin caydiid muse
Рет қаралды 50 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 60 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 331 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 11 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 79 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 118 М.