Sahra Halgan Heestii Somaliland | Bandhigga Buuga Astaan Halgan ee Mujaahid Lixle

  Рет қаралды 68,954

SAAB TV

SAAB TV

3 жыл бұрын

Пікірлер: 95
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤guuuuuul insh Allah guuuuuul fariid 💪 jamuriyada Somalilaan
@jamayusuf2828
@jamayusuf2828 3 жыл бұрын
Sarah is very nice singer of soomali land thank very nice indeed
@acacius9903
@acacius9903 3 жыл бұрын
Somaliland not soomali land.
@chimsa9386
@chimsa9386 2 жыл бұрын
well done shar
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 3 жыл бұрын
Guuuuuuuuuuuuuuuuul Somaliland Munafaqiinta faqashta il gaara ku eega inaga dhex kaluumeysanaysa ciilqabayaasha Viva Somaliland 👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 3 жыл бұрын
💚🤍❤💯💕Noo tuma sacab iyo mushxaraad 💚🤍❤💯💕ulululululu Ulululululu Ulululululu 👏👏👏👏👏
@jamayusuf2828
@jamayusuf2828 3 жыл бұрын
Sahar halgan nolow I
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 2 жыл бұрын
Waxaan sugnaba waa bahdii guurtida iyo nabadeynta Anigu waxaan sugayaa buugii Cabdi Waraabe AHN oo meel qaliya kaga jira nabadeynta Somaliland insha Allah Cabdi Waraabe xaq weyn buu ku leeyahay umada Somaliland wuxuuna lahaa ama meteleyey intuu nolaa tariikh culus
@shaficiali6533
@shaficiali6533 2 жыл бұрын
Masha Allah
@saynabfaysal3161
@saynabfaysal3161 3 жыл бұрын
Alw Na barkee balaaydana naga xijaab
@axmedwarsame9716
@axmedwarsame9716 2 жыл бұрын
Manzha allh mamo Sahra halgan
@ibrahimismail230
@ibrahimismail230 2 жыл бұрын
Sahra Ahmed Halgan, Queen of Somaliland.
@israahmed4751
@israahmed4751 3 жыл бұрын
somaliland ha noolaato💪💪💪💪💪
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 9 ай бұрын
Masha alllllah noolaaada waaaaw❤
@ilyasrached5481
@ilyasrached5481 2 жыл бұрын
Vive ma sœur moujahid Sarah halgan . Voilà une femme courageuse qui a lutter pour son pays .une femme modèle, tu restera gravé dans nos mémoires. Je t Aime ma sœur bisoooooo.
@xusenxasan286
@xusenxasan286 Жыл бұрын
Eadaday rabbi haku dhawro mujaahid qarran
@zuadmoussa8454
@zuadmoussa8454 2 жыл бұрын
Masha Allah Guuuuùuuuuuuùuuuùl
@shukrimuuse537
@shukrimuuse537 3 жыл бұрын
Well done sahra halgan 👑👏👏😍😍😍🤗🤗💖💯💯💯💐🌿🥳🥳😍🙏🤝❤️🎉🎉
@khadrashariff146
@khadrashariff146 3 ай бұрын
Mashs. Allaahs. ❤❤❤❤❤❤ Amin
@nimonur3725
@nimonur3725 2 жыл бұрын
Manshalah
@antscott4922
@antscott4922 4 ай бұрын
respect! x Best punk mob I've seen in years! xx
@hajjiserref4005
@hajjiserref4005 3 жыл бұрын
Nagamudan qadarin
@axalwoibrahim5876
@axalwoibrahim5876 3 жыл бұрын
Makhruqiyo xaasidkana ciiiil iyo murugay u tahay 💚🤍❤👈👏👏💪💪
@awilahmed644
@awilahmed644 2 жыл бұрын
Allow cimrigaga deere.Sahara hulgan.Gesiyad gabashad aqoon!
@alinuromer5876
@alinuromer5876 2 ай бұрын
❤ Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah ❤ Muj. Fan. Sahra Halgan❤
@c.xakiimqoys8393
@c.xakiimqoys8393 3 жыл бұрын
Afkaaga caano lagu qabay sahra halgan
@munirkh
@munirkh 2 жыл бұрын
👍👍👍💪💪💪💪💪💪
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Жыл бұрын
Mashallah hambalyo
@farduuzsiciid9295
@farduuzsiciid9295 2 жыл бұрын
Ax😭😭ax ax wan qiroooday wlahi😭😭somaliyaa😭ma rabno 😭😭
@saynabhassan2
@saynabhassan2 3 жыл бұрын
💚💬❤💚💬❤💚💬❤🥰🥰🥰🥰🥰❣❣❣💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋❣❣❣💪💪💪💪💪💪somaliland guuul somaliland love 💚💬❤💋💋💋💋
@mohamudmahamud108
@mohamudmahamud108 3 жыл бұрын
Dhiigii libaxyada waxa u hadhay dijaal iyo qaar aan dhaamin
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 2 ай бұрын
Sahra halgan SNM geesiyashii qarankan somaliland dhidiba uu dhigay noolada amin intii shahiidayna alle haw naxariisto yaa rabbi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Young_Abdi_Ali_official
@Young_Abdi_Ali_official 2 жыл бұрын
🌹❤🌹❤🌹❣👀🤲
@eidsalahismail5497
@eidsalahismail5497 3 жыл бұрын
Viva somaliland cadawgu hajabo
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 3 жыл бұрын
Oo ma ilaa Dr askar baa jooga mise wa indhahyga hbeenka looma kal hadhin mala
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 3 жыл бұрын
Ma iman ina bahalkii ( muuse biixi)😁😁😁
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ibrahimomer65
@ibrahimomer65 Жыл бұрын
Fananinta somaliland waxay dalka somaliland ay ku leeyahay taarikh weyne iyo wadaniyad Congratulations Sahra halgan.
@user-sw4oi1ou5e
@user-sw4oi1ou5e 2 ай бұрын
Soomaalilndre guuuuul guuuuul 💚 💚 💚 💚 💚 💚 🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@yaasiinmaxamed1716
@yaasiinmaxamed1716 3 жыл бұрын
Illahay haw naxaristo Mujahidiintii uso halgamay xuriyada aynu manta haysano aamiin aamiin aamiin
@FADSO
@FADSO 3 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN ....
@shaficiali6533
@shaficiali6533 2 жыл бұрын
Ex somaliland 12 division commander aaga bari
@abdiazizsalah912
@abdiazizsalah912 2 жыл бұрын
Heestan midhaheeda iyo dadka iyo dalka loo qaaday iyo dowlada muqdisho aa ay kaga dhegtay waa muqadis kala warla
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 3 ай бұрын
Oo kan yaree Faqashta ah ee cuqdada qaba ee Wadani sowkii lahaa 1988 caruur baan ahaa oo waa lay siday, maantana Daba-dhilifka ah maxaa meesha fadhiisiyey?
@shaficiali6533
@shaficiali6533 2 жыл бұрын
Habar dhacday ayaa laakin mic lagu amina
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Dameerahay u tu’isay cadawgii somaliland ee adoo kale ahaa zahra million nin dhaan
@maxamuudsiciid7289
@maxamuudsiciid7289 Жыл бұрын
Somaliland alaw dhawr
@cabdixakiin6147
@cabdixakiin6147 3 жыл бұрын
Mujahid lixle abalbanu kuu hayna
@zaedhaykal9310
@zaedhaykal9310 Жыл бұрын
💚🤍❤
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 3 жыл бұрын
Sahra haqley xayada allaah kaa qaad 🤨🤨❎❌
@abdimagan3482
@abdimagan3482 2 жыл бұрын
Nacdali ku kortay Ali ya ibnu Faqash
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 2 жыл бұрын
@@abdimagan3482 ina bililiqo heego cadhooley habaarkaagu kugu noqoy insha allaah oo habar awal ku noqoy insha allaah oo qabri laguu waa adiga 🤲🤲🤲🤲🤲🤣🤣🤣🤣✅💯📢📢📢📢
@buuxciise1382
@buuxciise1382 Жыл бұрын
@@Ali-xw9il hoostada ma dhaafto
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il Жыл бұрын
@@buuxciise1382 heego cadhooley us adiga qumanyo habaarkaagu kugu noqoy insha allaah oo habar awal ku noqoy insha allaah 🤲🤲🤣🤣🤣❌❎📢📢
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Жыл бұрын
@@buuxciise1382 cuqdad habarawala haysa qofkan sxb bisinkaaw
@hajjiserref4005
@hajjiserref4005 3 жыл бұрын
Isaaqa intuu cashaynaayo ayaa duqada laga dhigi iidoor raaxo jaceyl baa dilaaya
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 3 жыл бұрын
Intaad farxadayad kasohor jeedo walga farximasid ee ogoow👎
@hidesidechanel
@hidesidechanel 3 жыл бұрын
Rafaadka isaga jir
@osmawarfaaa9185
@osmawarfaaa9185 3 жыл бұрын
Inanta Somaliland munafiqitaa aduunka
@abdizaakinabdizaakin8267
@abdizaakinabdizaakin8267 3 жыл бұрын
Waad simahadiseen ega maxa kadabaydona
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 3 жыл бұрын
Guusha Raban siiyey Alxamdulilaah xaasid maflaxo sidaad oo kale ogoow walaalka markaad farxadiisa diido adiguna farximasid ee ogoow👎
@hidesidechanel
@hidesidechanel 3 жыл бұрын
Barwaaqo iyo badhaadhe
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 3 жыл бұрын
HHHHHHH MAXAAD SAMEYN KARTA MAXA KA DANBEYN FUTADADUU AWR RARAN MARAYAA MAHADNA ILAAHAY BAA ISKA LEH
@safiajama7517
@safiajama7517 2 жыл бұрын
Insha Allah I kheyr iyo baarka kaa daabbyn Waxa waxun naala raaba Allah haa naaga qaabto
@aminajamac2959
@aminajamac2959 3 жыл бұрын
Naan is lulaysa miyaad intaas oo gag waaweyn ah gu daawaneysaan adeerayaal isla yaaba oo ilaahey ka baqa maxaa idinka qaldan cadho ilaahey hanoo horseedina
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 2 жыл бұрын
Makhruuqiyo xaasidkana ciil iyo murugay u tahay! !!!!!
@mohamedabdi2378
@mohamedabdi2378 3 жыл бұрын
Jahilnimadu markay umada qaarku faafto waa sidan oo kale ilahayow soo waa habar islulaysa raga hortisa rasulku wuxu yidhi scw hadanad xishoonayn waxad doonto samee waxa ka sii xun calankii oo towxiddkii ku qoran yahay ayuu la daba joogaa allah waa idin arkayaa waana idin yowmul qiyaamaha
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 3 жыл бұрын
Farxadayadu haday ku dhibayso maxaad u dhegeysanaysaa Ileyn wax waalan...anagu meesha somalia lagu hadal hayo ma soo galnee maxaad noogu soo walataan ? Su’aashaas is weydii.....
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 3 жыл бұрын
HHHHHHH IBNU HAAD INA AMIZOM KUWA FUTADA IDIN HORLULA MAAD KA HADSHID MEEL KALAA KU XANUUNAYSEE TAWXIIDKA AAD KA GUBANAYSANA MALIN IYO HABEN MA DHIGNO WAAN GOGLANA HUWANA XIDHANA QAADAMA XAASIDKU ILAHAY AYUU DAGAL KULA JIRAA ILAHAYNA WUU KU FILANYAHAY CADAWGISA IYO KA TAWXIIDKABA NADAL NADAL NADAL NADAL DHALAY IDINKA IYO ANAGA XABADUNA WAA INOO DHEX ILA QIYAMAHA
@safiajama7517
@safiajama7517 2 жыл бұрын
Kuwa anshaxa xuun ee isku niikiye maxad waxa kaa sheegtid haadi aadan Raabi haa fiirsan illaheye baa xiisabye
@faaraxjanagale3579
@faaraxjanagale3579 2 жыл бұрын
Mujaahid badanaa soomaaliland intee jihaad bey gashey😄
@bilana289
@bilana289 3 жыл бұрын
Islantii basaasada ahayd ee SNM ku qadhaaban jirtay LIXLE AHUN waxay doonaysaa in nin reerkeeda ah laga hadlo oo buuga lagu qoro taasay jeclaan lahayd
@guleed7017
@guleed7017 3 жыл бұрын
Bilan wll ceeb
@alisaid1214
@alisaid1214 3 жыл бұрын
Waa ceeb guul bey by gaadhnay Reer Somaliland ha ka is ixtiraamo Waatii 5 ta galabnimo sida digaaga Xarooda faqash ina odhan jirtay Xoriyadeena waydinka arkaya caruur iyo Ciroolaba midhaheedii guraney Ragaa inoo shahiiday xaflada xuska Ereyo aan munanaasib aheyn aan ka Ilaalino hana la isa saamaxo sidaasaan Ku talin lahaa walaashay qaali bilan
@vp106cy4
@vp106cy4 3 жыл бұрын
Lixle miyaanu ahay nacaskii faqashtu dishay isaga oo aan xabad ridin! hadii uu faashta kabadbaadi lahaa doqonku BERBERA ayaa lagu dililahaa ee waxba hanoo amaanin doofaarka faqashtu dishay!
@bilana289
@bilana289 3 жыл бұрын
@@vp106cy4 Lixle AHUN haku suuxin Faqash dile ayaa la odhan jirey
@hibonour9657
@hibonour9657 3 жыл бұрын
Lixle wuxuu ahaa libaaxyadii snm ee reer Sheikh isaxaaq laandheer banaandagay mujaahid al agbar
@ramadaanindhacade4126
@ramadaanindhacade4126 3 жыл бұрын
Wa maalin qiimo wayn laakiin adiga waxy kuu tahay waa maalin wasmadu kula wayn tahay
@hibonour9657
@hibonour9657 3 жыл бұрын
Waar qofka dhintay muwuu ahaa subxaanallah tolow miyaanu ogayn in illahay waydiinayo wuxu qoraayo mida kale miyaanu hooyo lahayn oo cidi korin
@aminaboon1290
@aminaboon1290 2 ай бұрын
Masha Allah
Sahra Halgan iyo Safiya Tusmo
6:14
Hiddo Dhawr
Рет қаралды 33 М.
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 33 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
SAHRA HALGAN 18 MAY NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
5:52
Hawraar Music Production
Рет қаралды 329 М.
HEESTA HARGEYSA SAHRA ILAYS Ft. Dheegsan
6:33
Dogob
Рет қаралды 211 М.
YouTube- SAHRA HALGAN  - CALEEMO SAAR.mp4
5:11
sadaam20091
Рет қаралды 254 М.
SAHRA HALGAN TRIO - Sukiyaki Tokyo 2016 Archive
16:06
naoeikka
Рет қаралды 55 М.
Hees Cusub Oo Lagu Karbashay Cadawga Somaliland 2024
5:10
Kulmiye Party
Рет қаралды 104 М.
Matt Kills Dexter's Deer | Dexter: New Blood S1E1 | #Shorts
0:51
Clashed PR
Рет қаралды 10 МЛН
Choices for your loved ones❤️
0:15
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 15 МЛН
Difference of girls and boys when eating sweets 😂😬
0:35
VovaLika Family
Рет қаралды 10 МЛН
All creatures are from God #jesus #jesuschrist #jesuslovesyou
0:19
Jesus By Your Side
Рет қаралды 29 МЛН
Rang Pi Liya Mama 😂 #shorts #tiktokvideo #funnyshorts #comedy #ytshorts
0:46
Sukhasan Ka Rahman Bhai
Рет қаралды 35 МЛН
My wife said she wants to show me her true skills
0:27
昕昕一家人
Рет қаралды 62 МЛН
Вся страна в очередях, а ты без очереди...
0:52
МиRRные Чувства
Рет қаралды 5 МЛН