Very good topic. Ururkii Dhaliyada ee SYL markoodii horena sida aan taariikhda ku maqlay loogu yeeri jiray SYC oo sida taariikhda Soomaaliya gashay ahaa ururkii ugu horeeyey ee siyasadeed ee intii u dhaxeysay 1940,1950 ilaa 1960 suurageliyey in kacdoonkoodii barakeysnaa lagu helo xornimo ❤❤❤💯👍👍👍👍👍👍👍. Waan ka xumahay taariikhda loo baahnaa in la keydiyo ee uu Mr Salaad ka sheekeeyey ee aan maanta la heli karin. Good job Ayaanle iyo Hanoolaato Soomaalidu waa dad wanaagsan markii loo keeno wax wanaagsan ama laga hadlayo badanaa ma jecla hadba meelaha bulshada Soomaaliyeed lagu kala fogeeyo bedelkiina waxey ka doorbidaan ama jecel yahiin cid dalkooda iyo dadkooda kaliya wax wanaagsan uga sheegta. Fadlan ku dadaal in aad markasta bulshada u keento rag iyo dumar Soomaaliyeed oo kaliya umada kala hadla wax isku soo dhaweeya hadalkooduna taariikh wanaagsan mar ay ka sheekeeyaan iyo mar ay bulshada wax farxad geliya kala hadlaan. Soomaaliya Hanoolaato👍👍
Taarikh somalia afka laga sheeg sheegaya lkn keyd ama book wax ku qoran ma aragno jiilasha naga sii danbeya ama kuwa qurbaha ku dhashy sidee inee somali dhab ah yihiin lagu ogaanaya?
@fartunhaji25773 жыл бұрын
Maasha Allaah Shaqsi Runta iyo Xaqiiqda ka hadlay,Shabeelada hoose Biimaal inuu ka talin jiray waa sheegay,Dhulkaan Konfur Galbeed inay ahaayeen dad wadaniyiin ah oo dhulkood jecel wuu sheegay,taas oo Somalidan 1991 timid ay diidan yihin
@abdikadir-Jamaame3 жыл бұрын
Mahad Sanid Hanoolaato Adeer adigana xafidullaah
@HANOOLAATOTV3 жыл бұрын
soo dhawoow walaal
@aminaabshir14953 жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah
@mahadow13 жыл бұрын
waan xasuustaa SALAAD CISMAAN ROOBLE habeenkii doorashadii 2000 ee Carta ka dhacday!
@abdinasirdaud173 жыл бұрын
Ayaanloow aabahay ayaa labadaas dagaal oo xamar ka qaybgalay oo hada nool oo minnesota ila jooga waa boqol jir hada lkn xasuustiisa ayaa xumaatay,,, lkn wax kalaba noloshiisa kama sheekayn Kirin,,,,dagaaladaas ma iloobin
@mahamedhassan84423 жыл бұрын
Sxb wadanka usoo celiya aabe
@aminaabshir14953 жыл бұрын
Thanks sharing with us brother 🙏❤.
@teilnehmer16122 жыл бұрын
15:30 Ladane waa awoowahay muuqaalka waxan u daawanayay inaan bal ka maqlo markaan kor kaso arkay ban so galay waxan ku faraxsanahay awoowahay Ladane salah deer inan halkan ka maqlay
@muniirabdi66753 жыл бұрын
M.a wax badan ayan ka faiday✊
@sharzadbaako57223 жыл бұрын
Hanoolaato waxay bilaabeen shaqadoodi diinta iyo dhaqanka awalba cidi soo dirsatay soo gaal lee ma ahoo
@kuunyo26993 жыл бұрын
Hanoolaato, ayaanle adeer barnaamijka aad baan ula socdaa waan ku mahadsan tahay juhdiga iyo dadaalka aad geliso walaalkey Salaad Cusmaan Rooble waxaan leeyahay Taariikhda SYL aasaaskeeda ha ka been sheegin sababtey ku timid waxay aheyd Cabduqadir Saqaawadiin oo la socotay walaashiisa ayaa Shalanbood yimid kana yimid marka waxayna u socdeyn Xamar Baskii ay raaceen waxaa la lahaa nin Talyaani ah oona darawal ka ahaa waxaa yimid nin talyaani ah oo u socda Xamar markaasaa la yiri Cabduqaadir Saqaawadiin walaashiisa ka soo deg baabuurka ninkaan Talyaani ayaa raacaya meeshii ayaa muran ka dhashay wuxuuna yiri Cabduqaadir Saqaawadiin xaq uma lihid qof horay u saarnaa inaad baabuurka ka dejisid oo haddana ah muwaadhin somali dhulka annaga ayaa iska leh Cabduqaadir Saqaawadiin baaburkii ayuu ka soo degan oo walaashiisa ayuu la saftay . Ninkii Talyaaniga siduu baabuurka ku raacay ka dib aabihiisa iyo Awoowgiisa Sheekh Aweys ayuu idin weydiistay inuu noqdo gobanimo doon wayna u ogolaadeyn oo ay u fasaxeyn. Dadkii waxa ka ogaa wey wada dhinteyn. Cabduqaadir Saqaawadiin wuxuu la kulmay Maxamed Cusman Baarba iyo Dheere Xaaji dheere uu la tashtay meeshii ay ka bilaabeyn ololeyn iyo baraarujin. Sidaas ayey ku dhisantay. Waxaa iga su’aal ah Cabduqaadir Saqaawadiin wuxuu ahaa Guddomiyaha ku xugeynkiisa wuxuu Xaaji Maxamed Xuseen sidey ku noqdeyn. Waxaan lama hilmaamaani karin in Cabduqaadir Saqaawadiin iyo Xaaji Maxamed Xuseen ay ahaayen barayaal ama macalimiin kuna hadla luqada English iyo Talyaaniga iyo Carabiga u dheeraa Sawaaxiliga. Marka waxaan ku soo gunaanidanaa Taariikhda beenta ha laga daayo. Wabilaahi towfiiq
@cabdirisaaqbaraag34653 жыл бұрын
Good.
@abdullahiomarali52413 жыл бұрын
lakiin high school waa jirey waqoooyi waqtigaa Tacliinta waqooyi waay ka horsey tacliinta koonfur
@fartunhaji25773 жыл бұрын
Wuxu kaloo sheegay ururkii Banaadiriga HYC inuu ka horeeyey SYL, oo Banaadiriga ay lahaayeen urur dhalinyarada,Siyaasadii laakiin waxay noqotay QABIIL.
@mubaarighassan27252 жыл бұрын
Tariikhda SYL aya dhaman 5tii somaliyeed xornimo doon u tagaysay waligay ma maqan ilama saxsana iyado aanay caadifad iga ahayn
@abdifatahali4283 жыл бұрын
Yassin Cusman Sharmarke ayaa lahaa fikrada iyo asaska leegada markii uu xanuunsadsy wuxuu ka dardaarmay in Xaji Maxamed Xussen gudoomiyaha laga dhigo . Ninkii la talaalay waxaa la dhahaa muuro.
@mrali36013 жыл бұрын
Marka Cadey magaalo fiican, siday ahan jirtay alaha ku celiyo
@hashijr28243 жыл бұрын
21 sano oo dulmi ah ayaa sabab u ah wax walboo dhacay qofkaan I intaas garan waa qof aan aqoon badan laheyn
@Wonderer2243 жыл бұрын
Ingiriis inuu weligii qabey nacayb Soomaali iyo madow oo dhan kuna salaysan cunsurinimo waxaad ku ogaaneysaan inuu yiri Liibiya xorriyad ha la siiyo meesha Soomaaliya iyo Eritrea oo ah laba dal ee madow ah uu yiri gumaysigii ha lagu celiyo.
@abdilahiabdiyusuf76582 жыл бұрын
shirkaasi la iskuma cadool fayoobeen dawlad maabaadiidii siyaad bare ku sii socota ayaa dhalatay
@abdullahhassan29402 жыл бұрын
waad iska hadashey, ma KOONFUR baa waqoiyi ugu timi gobonimo Dokn Siyid maxamed Xasnan, sheekh Bashir iyo Halgamayaashii waqooyiga ka dagaalamayey ee Engiriiska Saanta kaga saxeexay heshiiska, markuu Talyaanigu Zasuuqayey koonfu. Cantata Baqash weeye wuxuu ku hadlayo.
@mohomedbashe44103 жыл бұрын
maxad u ilaalinaysa ceebihiisii mise marexan badtahay
@Suusuumo3 жыл бұрын
Katakana ladhaho Ayaanle, ka la saar Somalia iyo Somali. Teeda ka leh taariikhda baro. Jabouti waligeed Ingiriis muu xukumin. Xamar dhor sanu buu xukumaya inta u dhaxaysay sanadihi 1945- 1948.
@mrali36013 жыл бұрын
Wa nin waayo arag waxyabo badan u so joogey kana mid ah dadka Somaliya say ahaan jirtay iyo say noqotay uurkutaglo ku reebtay, kuna dadalay in kalintisa ciyaaro
@fatimanour97933 жыл бұрын
Waxba ma oga waa beentiis aaway nimanki kale oo xornimada dhaliyey hal nin oo kale kamasheegin waxba maoga ninkani
@shidaneali81533 жыл бұрын
Asc tuug time cad
@HH-mq3gz3 жыл бұрын
Maxu ka xaday
@suuusaaran79923 жыл бұрын
Maxey tahay walaal bilaa xushamad muxuu se kaa xaday
@hassanabdullahi42223 жыл бұрын
Ninku waxwalba ma sheegi karo; intuu sheegayna waa run.