Su aalo iyo jawaabo || Sh.Maxamed Cabdi Umal | xalqadii 5aad 15-01-2016 |

  Рет қаралды 310,461

Salafmedia

Salafmedia

Күн бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia / @salafmedia

Пікірлер: 115
@engrmohamoudgeelemohamoud2303
@engrmohamoudgeelemohamoud2303 Жыл бұрын
فضيلة الشيخ محمد عبد أُمل حفطه الله في الدنيا وفي الاخرة
@rashidsayid8717
@rashidsayid8717 6 ай бұрын
¹❤🎉is sx
@zuraajlaki1864
@zuraajlaki1864 8 жыл бұрын
jazakalah sheekhuna umal aad baan ugu farxa marka aarko jawaabaha quruxda badan iyo talooyinka aad dadkaada u siiso alle haka anaal mariyi barmaamijyo taxane ah sidan hada aad jimco walba u sameysaan waa waxa qura ee dadku wax badan ku fahmikaraaan barmaamijkan iyo midkle oo sheekh shible cafidulah asna somalichanel kaga jawaabo su aalaha laso weydiiyo waxan hubaa in ay dad badani ka faaideysteen waxanu codsaneyna sheekhyadeena alle ha barakeeye iney sidan iyo si kasii wngsan usii wadaan dacwada iyo ka faa ideyna diinteena macan aad iyo aad baaad u mahadsan tihiin😍😍
@yaaf_sate_7halamadrid859
@yaaf_sate_7halamadrid859 6 жыл бұрын
Jizakallaah shiekh inta ka fa'ideysatay ha uduceyan culumada
@omarabdalla6715
@omarabdalla6715 3 жыл бұрын
Jazakallahu khayr
@ahmedhassen2749
@ahmedhassen2749 8 жыл бұрын
Masha allah sh.Umal jazakallahu khayr waana mid loobahanyahay markasta sida aad ummada islaamka wax ugafaa idaynaso cilmiga illahay kugu mannaystay..illahay cimrigaaga iyo caafimaadkaaga ha dhereyo inshaa allah
@mohamedxiish3057
@mohamedxiish3057 3 жыл бұрын
Masha Allah sheikh Mohammed Abdi umal xafidullah
@dayibaden7448
@dayibaden7448 5 жыл бұрын
Jazakallaah khayran sheikh UMAL illaahow cimrigaaga dheere
@ahmedshamhaf3111
@ahmedshamhaf3111 6 ай бұрын
Jazakalahul kheir sheikhull balaad
@cabdisamaddheere1886
@cabdisamaddheere1886 2 жыл бұрын
Sheekh umal waa fiican allaha dhowro
@sowdasowda7240
@sowdasowda7240 6 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزآك الله خيرا يا شيخ أمل الله يحفظك في الدنيا والآخرة والله إني أحبك في آلله شكرا
@user-ct4df1st2p
@user-ct4df1st2p 3 жыл бұрын
ماشاء الله الله يحفظكم🙏
@mahamudyaasir7198
@mahamudyaasir7198 7 жыл бұрын
Jazakalahu khayr sh umal iyo walaalah noo so gudbiyay khayrkan
@ardoahmed3070
@ardoahmed3070 3 жыл бұрын
Subxaanallhi cadiim sheekhow illahey ha ku xafido jizakalahu Kheeyr
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Jazk allah kheyer sheikh mohamed umal
@AhmedSuleimn
@AhmedSuleimn 8 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@bushrohabi9489
@bushrohabi9489 6 жыл бұрын
Ahmed Saleba
@xaawocadeey803
@xaawocadeey803 3 жыл бұрын
MAASHA ALLAH SHK UMUL
@khadarinaapdi1701
@khadarinaapdi1701 3 жыл бұрын
M n sh alle ha xafido
@abdullahabdinur9302
@abdullahabdinur9302 8 жыл бұрын
jazakallah sheikh m .umal
@princessbilaninahajii6694
@princessbilaninahajii6694 5 жыл бұрын
a s..c
@homesolartechn.8803
@homesolartechn.8803 8 жыл бұрын
Jisakahu khayr sh umal.
@ibrahimfardowso917
@ibrahimfardowso917 7 жыл бұрын
waa run.ale xaqa hayna tuso.sh umal ale khayr hakusiiyo
@dahaboaliso4717
@dahaboaliso4717 5 жыл бұрын
KUSALIYA NABEGENA MUXAMED SCW
@asiyowadanole7486
@asiyowadanole7486 5 жыл бұрын
Scw
@samiirayusuf8533
@samiirayusuf8533 5 жыл бұрын
H
@hamdaosman2976
@hamdaosman2976 5 жыл бұрын
Nkk
@farxiyamohammed5453
@farxiyamohammed5453 5 жыл бұрын
Scw
@faysalaahassan6825
@faysalaahassan6825 8 жыл бұрын
jesakalah kher shikhuna maxamad cabdi umul
@fardoosamaxamud8390
@fardoosamaxamud8390 3 жыл бұрын
Jasakalaah kher sheikh
@drmuhammadgullan1620
@drmuhammadgullan1620 2 жыл бұрын
No God But Allah!!! He is the creator all else is Creation!!! Only the creator is worth of worship!!!
@fadumoabdi2694
@fadumoabdi2694 5 жыл бұрын
Masha Allah Jazakallah shehk
@user-ht7ib6te2n
@user-ht7ib6te2n Жыл бұрын
YAA rabi 🤲
@abdikarimmuqtar6997
@abdikarimmuqtar6997 6 жыл бұрын
mansha allah sh umal xiifdu allah dhamantena walalaha islamka iyo garabada?
@hassanyasiin6069
@hassanyasiin6069 6 жыл бұрын
masha allah ilahaw qayrka nagu anafac umadana so hadeey
@ruqiyamaxamed7326
@ruqiyamaxamed7326 4 жыл бұрын
Shiikh jasakallahu khayr
@jamalabdi7521
@jamalabdi7521 4 жыл бұрын
Jazaakal laah
@Glowing-Glam
@Glowing-Glam 5 жыл бұрын
Maa Shaa Allah
@najaxmaxamed7320
@najaxmaxamed7320 6 жыл бұрын
Manshalaha shekh
@abdirahmanmuuse9374
@abdirahmanmuuse9374 7 жыл бұрын
jazakalah sheekh
@asmaabdullahi9467
@asmaabdullahi9467 5 жыл бұрын
Mshllh ilaahey hakubarakeyo sheik
@rdualedayib4388
@rdualedayib4388 8 жыл бұрын
Jazakaallahu kheyr wajazaa.
@maxamedsiciidbilefaarax2418
@maxamedsiciidbilefaarax2418 6 жыл бұрын
mshalaa shiiikh umal alle hakudaayo
@abdifatahmohamed5176
@abdifatahmohamed5176 8 жыл бұрын
mashallah shk umal
@aaeesha176isamil7
@aaeesha176isamil7 8 жыл бұрын
masha Allah
@wawandaacad4133
@wawandaacad4133 4 жыл бұрын
Jazaaka llaah shiiqunaa
@mucaadmaxamed6779
@mucaadmaxamed6779 2 жыл бұрын
ما شاء الله شيخنا
@akhyarcabdinasir9268
@akhyarcabdinasir9268 4 жыл бұрын
Masha Allah sheekh umal Allah haku xifdiyo adero mcn ❤️
@claahicawil4512
@claahicawil4512 5 жыл бұрын
Maansha alaah allahaku xiftiyo
@hamdicumar6326
@hamdicumar6326 4 жыл бұрын
Mnsha Allah
@anisoadan9022
@anisoadan9022 7 жыл бұрын
maashallaah jasaakalaah qer
@mohayare336
@mohayare336 8 жыл бұрын
cinwanka lagu dirayo su'alaha ma isheegi karaysaan Ahlu kheir
@shariifka1000
@shariifka1000 8 жыл бұрын
+moha yare ixsaanmedia@gmail.com waaye sxb
@mohayare336
@mohayare336 8 жыл бұрын
Sharmarke abdinoor jazakalaah sxb
@ubahmohamed6309
@ubahmohamed6309 8 жыл бұрын
MashAllh
@yasminmohamed9822
@yasminmohamed9822 8 жыл бұрын
+Babies Mohamed
@haboonmaxamad622
@haboonmaxamad622 7 жыл бұрын
masha allah ilahey hani xifdiyo
@osmanabubakar2238
@osmanabubakar2238 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hirsibiixi838
@hirsibiixi838 5 жыл бұрын
manshaa allaah sheekh
@hirsibiixi838
@hirsibiixi838 5 жыл бұрын
manshaa alaah
@honosamaali8148
@honosamaali8148 6 жыл бұрын
shukran sheekh
@aweshassan877
@aweshassan877 5 жыл бұрын
mashaa alah
@kusodhawawrawayadqosolbada692
@kusodhawawrawayadqosolbada692 5 жыл бұрын
masha alah alaha ku xafido
@khadarinaapdi1701
@khadarinaapdi1701 3 жыл бұрын
Ilhayo janato fardawz gali
@mohamedabdi-xr6wk
@mohamedabdi-xr6wk 5 жыл бұрын
mashaaallaah
@hindaboos7430
@hindaboos7430 4 жыл бұрын
ManshaAllah ❤️
@TheBadaseck
@TheBadaseck 5 жыл бұрын
Macha Allah
@samirabashir7556
@samirabashir7556 8 жыл бұрын
maashaa Allah sheik
@liibaancabdi6869
@liibaancabdi6869 8 жыл бұрын
waa kumaasantahay
@saydcumar2166
@saydcumar2166 5 жыл бұрын
masha allha
@abuuzahra7552
@abuuzahra7552 5 жыл бұрын
Masha allh sh.
@sadiyaabdiqadir3804
@sadiyaabdiqadir3804 5 жыл бұрын
Mashallah
@cabdimaaliksiciid6806
@cabdimaaliksiciid6806 5 жыл бұрын
Sheekh ilahy haku barakeeeyo
@abdirahmanmuxammad4039
@abdirahmanmuxammad4039 4 жыл бұрын
"Gabadha Aan Budhka Lagu Dhufan"
@fatmafriend5864
@fatmafriend5864 8 жыл бұрын
masaajidka meeshodow ugu yaalaa oo salaadu kama tagto sakada wey dhiibaan siyaaradu waa sadaqo ninkii doono u keeno xajka ninkii awooda waa adaa raali ahoow sheeq wareyso ayaga
@c.karincolow9554
@c.karincolow9554 6 жыл бұрын
Ayaga miyaa tahy
@futureboss608
@futureboss608 Жыл бұрын
hadaa iyaga tahy alle unoqo intaa dhiman waa qabuuriyiin
@hawahassan8872
@hawahassan8872 4 жыл бұрын
Asc. Sh hadi udhahay nabi Muhammad scw iyo asxaabti tagnidey kukadinjiren sidebay isaga dhaqi jireer?
@Mindgrowth1
@Mindgrowth1 8 жыл бұрын
👍👍👍👍👍
@samiramohamud8091
@samiramohamud8091 8 жыл бұрын
m.a
@fartayare8816
@fartayare8816 5 жыл бұрын
Masha Allah
@safiyoisse947
@safiyoisse947 3 жыл бұрын
Asc
@amalabdirahman9376
@amalabdirahman9376 3 жыл бұрын
🤩🤩🤩🤩🤩😭😭😭😭☝🤲
@xaliimaaadan753
@xaliimaaadan753 4 жыл бұрын
Shugri masali
@fatmafriend5864
@fatmafriend5864 8 жыл бұрын
jazaa kalah sheeq
@maryanhassan3357
@maryanhassan3357 6 жыл бұрын
labada dumarkoo laysla qabo waa walaalo islaama
@c.karincolow9554
@c.karincolow9554 6 жыл бұрын
Markii lagula guursado waa walashey dheh
@hanohani5598
@hanohani5598 5 жыл бұрын
@@c.karincolow9554 adi nin ba tahe max kagaly
@cabdicumar4162
@cabdicumar4162 4 жыл бұрын
OK
@liibanabdullahi7989
@liibanabdullahi7989 5 жыл бұрын
mu adamatul ixsaan aa idiin sooqaban qabisay macnahaas mafah min sheqa hogan ka miyeey u heeyda iska dhaf hadii ladhaho miyoow iskadhafaa
@xalimoxalimale9044
@xalimoxalimale9044 2 жыл бұрын
6
@hafsaomar9298
@hafsaomar9298 8 жыл бұрын
Assalamu Calaykum. Walaal waxaan wadaa talo ku aadan casharada aad soo dhigtaan, waxaan aamin sanahay iney yihiin casharo bulshada ay u baahan yihiiin, hasa yeeshe waxaan arkaa iney jiraan qodobo yar oo ubaahan in la isku dayo in wax laga badalo tusaale ahaan. Waxaa jiray qof aan u sheegey fatwo aan ka maqlay casharadaan, qofka marka uu i weydiiyay meesha aan ka arkay, waan u sheegay, nasiib xumo dib waan usoo heli waayay xilqadi ay ku jirtay, sababtu waxay tahay casharada aad soo dhigteen oo aan lahayn tusmo ay ku xusan tahay halki video inta suaal ee uu ka kooban yahay iyo daqiiqadda suaal kasta bilaabaneyo iyo daqiiqadda ay dhamaaneyso. Sidaa darteed qof marka uu i dhaha keen meesha aad fatwada ka soo aragtay, WAXAA FIICNAAN LAHAYD INAAN DHIHI KARO KA DHAGEYSO XILIQADA 5aad SUAASHA 51aad "Qof ku dhacay maxduuraadka xajka""Daqiiqadda suaasha 05:55". sidaa darteed wey fududahay in videoga laga baaro tusmadiisa inta suaal uu ka kooban yahay, sidaa darteedna si fududna loogu helo.
@fardowsabishar2612
@fardowsabishar2612 7 жыл бұрын
masha aĺlah waan kugu raacsanahy dhibka wuu jira wuuna nawada haaysta marka sida usheegty waan rabi lahyn hadiiba suuro gal tahy I.a!!!
@gdufjhhfufjg7825
@gdufjhhfufjg7825 5 жыл бұрын
Ilahay ha,inobarakeyo masha iQdeena
@filzunduhul7308
@filzunduhul7308 3 жыл бұрын
Radio.boukao
@dalmar8431
@dalmar8431 Жыл бұрын
AAYADAHA WAHAABIYADU LEEXISAY 1 WAXA KU YAAL KITAABKA: KHUD CAQIIDATAKA OO UU QORAY MUXAMMAD BINU JAMIIL ZAYNOW AAYADA QURAAN AH OO MACNAHOODA UU U FASIRAY SI QALDAN OO AAN AHAYN SIDA KU QORAN KUTUBTA TAFSIIRKA AH EE ISLAAMKA KALE. WAXA KA MID AH AAYADAHA AY KU JIRTO KALIMADA دعا، يدعون ، تدعون، فلاتدعوا، IYO WIXII KALIMADAA KA TAFIIRMA, WAXAY KU MACNEEYAAN BARYO. CULIMADA TAFSIIRKUNA WAXAY ISKU RAACSANYIHIIN : HADDII AY DABA DHACDO KALIMADA تدعون IYO WALAALAHEED KALIMADA مع AMA من دون الله IN LAGU MACNEEYO CAABUDID, IYAGUNA WAXA AY KU FASIRAAN BARYO, WAXAANA KA SOO BAXAY MACNAHAA WAHAABIYADU KU FASIRTAY IN LA GAALAYSIIYO MUSLIMIINTA, WAXAANAY KU BANAYSANAYAAN MACNAHAA MUSLIMIINTA DHIIGOODA IYO XOOLAHOODA. WAANA SABABTA AY UMADU UGU SHEEGTAY KHWAARIJTA CASRIGA AH. QURAANKA QAYB KA MID AH MACNIHIISA WAY KA BEEN SHEEGAYAAN. 1. WAXA KA MID AH AAYADAHA AY MACNAHOODA LEEXISAY WAHAABIYADU: ولا تدع من دون الله مالاينفعك ولايضرك فإن فعلت فإنك إذا من الظالمين ( ١٠٦) سورة يونس MACNAHEEDU WAA: HA CAABUDIN CIDII AAN WAX KUU TARI KARIN WAXNA AAN KU YEELI KARIN, WAANA SANAMYADA, DHAGXAANTA IYO LOOXAANTA IYO WIXII LA MIDKA AH KA SAMAYSAN . EE MACNUHU MA AHA CID AAN ILAAHAY AHAYN HA BARYIN. BARYADU:: WAA SIDA AY U MACNAYSO WAHAABIYADA DADKA GAALAYSIISA,. KU NOQO KUTUBTA TAFSIIRKA ISLAAMKA. WAAYO AAYADA KUMA TAAL CID AAN ILAAHAY AHAYN HA BARYIN,AMA HA NOOLAATO AMA HA DHIMATO, MIDKOODNA DANBI MA'AHA, WAAYO HADDII LAYIDHAA QOFKA DHINTAY HADDII LA BARYO WAA LA CAABUDAY, MACNUHU WUXUU NOQONAYAA QOFKA NOOL WAA LA CAABUDI KARAA LAAKIIN QOFKA DHINTAY LAMA CAABUDI KARO,HADDII KALE MAXAY UGA REEBEEN QOFKA NOOL. TAASNA MUSLIMIINTU MA AAMINSANA,EE WAXAY AAMINSAN YIHIIN IN QOFKA NOOL IYO QOFKA DHINTAY LABADUBA AY YIHIIN ADOOMO ILAAHAY OO AAN WAXBA AWOODIN, EE AY NOQON KARAAN UUN SABAB OO AH WADO DHIBKA IYO DHEEFTUBA QOFKA AY U SOO MARI KARAAN. BAL HABA LA'IS WAYDIIYO QOF DHINTAY WAX MA TARI KARAA MISE MA TARI KARO, EE SIDAY KU DHICI KARTAA QOFKII MARKUU NOOLAA AANAD WAX WAYDIISIGIISA KU GAALOOBAYN,IN LAGU YIDHAA MARKA UU DHINTO WAX WAYDIISIGIISA WAAD KU GAALOOBAYSAA ? . CIDDII AAMINSAN IN QOFKA NOOLI UU KU SIIN KARO WAX UU ISAGU LEEYAHAY OO AANU ILAAHAY SHAQO KU LAHAYN KAASAA CAQIIDADIISII SHIRKI GALAY. WAAYO WUXUU AAMINAY IN CID AAN ILAAHAY AHAYNI WAX LEEDAHAY WAXNA BIXIN KARTO, WAXNA ABUURI KARTO, MANA JIRTO CID AAN ILAAHAY AHAYN OO SIDAA YEELI KARTAA. QOFKIISE AAMINSAN IN ILAAHAY MOOYEE CID KALE OO WAX LIHI AANAY JIRIN CAQIIDADIISU WAA SAXANTAHAY, WAANA ISUGU MID RUUXA NOOL IYO KA DHINTAY,ILLAYN MAR WALBA ILAAHAY AYUUNBUU WAX KA RABAY E. WAHAABIYADU MASALADAN WAXAY U DHAWDAY INAY KASOO QAATEEN MUCTASILADA OO CAQIIDAYSNAAN JIRTAY. العبد يخلق افعال نفسه الاختيارية OO AH: ADDOONKU WAXA UU SAMAYNAYO ISAGA AYAA ABUURAYA, MARKA LAGA REEBO WAXYAALAHA AANU IKHTIYAARKIISA KU SAMAYN KARIN SIDA HINDHISADA. MUCTASILADU WAA FIRQAD KA MID AHAYD FIRQOOYINKA MUSLIMKA AH EE XAQA KA LEEXDAY, WAANAY DABARGO'DAY LAAKIIN WAXA QORAN FIKIRKOODII QALDANAA OO CULIMADU DADKA UGA DIGI JIRTAY. SU'AASHA 20. KITAABKA KHUD CAQIIDATAKA 2.WAXA KA MID AH AAYADAHAA AY LEEXIYEEN: والذين يدعون من دون الله لايخلقون شيئا وهم يخلقون سورة النحل (٢٠) WAXAY KU FASIREEN KUWA AY BARYAYAAN ILAAHAY SOKADIISA WAXBA MA ABUURI KARAAN. MACNAHEEDUNA WAA: KUWA AAN ILAAHAY AHAYN EE AY CAABUDAYAAN GAALADU (WAA SANAMYADA E) WAXBA MA ABUURI KARAAN. 3. WAXA KA MID AH AAYADAHAA وإذ قالت امرأة عمران رب اني نذرت لك مافي بطني محررا فتقبل مني (٣٥) سورة آل عمران CIMRAAN XAASKIISII ( WAA MARYAMA BINT CIMRAAN HOOYADEED,) AYAA WAXAY TIDHI ILAAHAYAW WAXAAN KUUGU NADRAY ILMAHA CALOOSHAYDA KU JIRA EE IGA AQBAL. AAYADANI WAXAY SHEEGAYSAA IN ILAAHAY NADAR LALA GALI KARO. NINKA KITAABKA QORAY XAGUU KA KEENAY ILAAHAY CID AAN AHAYN NADAR LALAMA GALI KARO ? TAASI WAA JEEBKIISA, WAXAYNA KA MID TAHAY BEENAHA AY WAHAABIYADU SOO DHEX GALISAY DIINTA. UJEEDADOODUNA WAA INAY GAALAYSIIYAAN MUSLIMIINTA. WAXA QALAD WAYN AH IN WAX AAN QURA'AANKA IYO XADIISKUTOONA SHEEGIN LA YIDHAA LAMA OGOLA, WAXASE KASII DARAN IN LA YIDHAA WAA LAGU GAALOOBAYAA. TAFSIIRKAA QALDANI WAA FIKIRKII LUMIYAY KOOXAHA MAGACYADA KALA DUWAN. KAASAANA GAADHSIIYAY INAY MUSLIMIINTA GAALAYSIIYAAN, DHIIGOODANA XALAASHADAAN, QURAANKANA WAXA KU TAAL: ومن يقتل مؤمنا متعمدا فجزائه جهنم خالدا فيها وغضب الله عليه ولعنه وأعد له عذابا عظيما سورة النساء (٩٣) IN QOFKII QOF MUSLIN AH OGAAN U DILA UU ABAALKIISU JAHANNAMO YAHAY, CADAABTANA KU WAARAYO ILAAHAYNA U CADHOODAY, WALIBA UU NACDALAY, CADAAB WAYNA UU U DIYAARIYAY.
@ummanisa2794
@ummanisa2794 8 жыл бұрын
Dadka soomaalida ha ee qurbaha jooga intooda badan afrika lacago weey u diraan ee lacagahas xawaladaha lagu dirayo ribbo maaku jirto marka waaba arin cabsi lehee
@abdullahiahmed8935
@abdullahiahmed8935 6 жыл бұрын
23:30---25:05 jawaabtaa
@maxamedjaamac4682
@maxamedjaamac4682 4 жыл бұрын
Ijtihaadka wadaaddo qaarkood mala yaabtaan garka lama xiiri karo iyo bidaar waa la beeri karaa boqorrada sacuudigaa show timaha beerta
@zuraajlaki1864
@zuraajlaki1864 8 жыл бұрын
jazakalah sheekhuna umal aad baan ugu farxa marka aarko jawaabaha quruxda badan iyo talooyinka aad dadkaada u siiso alle haka anaal mariyi barmaamijyo taxane ah sidan hada aad jimco walba u sameysaan waa waxa qura ee dadku wax badan ku fahmikaraaan barmaamijkan iyo midkle oo sheekh shible cafidulah asna somalichanel kaga jawaabo su aalaha laso weydiiyo waxan hubaa in ay dad badani ka faaideysteen waxanu codsaneyna sheekhyadeena alle ha barakeeye iney sidan iyo si kasii wngsan usii wadaan dacwada iyo ka faa ideyna diinteena macan aad iyo aad baaad u mahadsan tihiin😍😍
@salimkodahie9398
@salimkodahie9398 8 жыл бұрын
EF
@mohumedgaarane7545
@mohumedgaarane7545 8 жыл бұрын
Masha allah sh.Umal jazakallahu khayr waana mid loobahanyahay markasta sida aad ummada islaamka wax ugafaa idaynaso cilmiga illahay kugu mannaystay..illahay cimrigaaga iyo caafimaadkaaga ha dhereyo inshaa allah
@idililkocas4719
@idililkocas4719 4 жыл бұрын
Jasaakalaahu khayran wa axsan
@asiyabare995
@asiyabare995 6 жыл бұрын
Masha Allah
@abdiqanimaxamuud2226
@abdiqanimaxamuud2226 8 жыл бұрын
maansha allaah
@abdifatahmohamed5176
@abdifatahmohamed5176 8 жыл бұрын
mashallah shk umal
@fardowsocali1898
@fardowsocali1898 5 жыл бұрын
Maa sha alah
@cadaykutub7833
@cadaykutub7833 6 жыл бұрын
masha allah
@mohyamedmohamed3487
@mohyamedmohamed3487 5 жыл бұрын
Maasha Allah jaskalhu khry
@fartuunmohamed4120
@fartuunmohamed4120 5 жыл бұрын
asc
This Dumbbell Is Impossible To Lift!
01:00
Stokes Twins
Рет қаралды 42 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 90 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 39 МЛН
SU'AALO IYO JAWAABO MUHIIM AH || Sh Maxamed Cabdi umal
1:05:12
Daacad Tv
Рет қаралды 17 М.
DOCTOR-KII MAYDKA BADHAYEY EE LAKULMAY MUCJISADA!@sawdamqaalib
38:20
Sawda Qaalib
Рет қаралды 172 М.
Barashada Diinta: Su'aalo & Jawaabo
50:17
Su'aal iyo Jawaab Diini ah
Рет қаралды 1,6 М.
DHALINYARADA | SU'AALO IYO JAWAABO QIIMO BADAN || Sh Maxamed Cabdi Umal
34:59
Sh Mustafe:Tasbiixda-Jidka cidhiidhiga iyo murugada nolosha looga baxo
54:32
Su'aalo Jawaabo Cusub 2024 Sheekh Maxamed Cabdi Umal 2024
43:17
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 23 М.
07.12.23 SU AALO IYO JAWAABO CUSUB OO MUHIIM AH|| Sh Maxamed Cabdi Umal
53:51