SU AALO & JWAABO XALQADII 30 AAD || 6 - 1 - 2017 || SH. MAXAMED CABDI UMAL

  Рет қаралды 187,237

Salafmedia

Salafmedia

7 жыл бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia / @salafmedia

Пікірлер: 120
@aishamohamed5687
@aishamohamed5687 6 жыл бұрын
Mansha allah allah haydinka abaal mariyo dhaman shuyuukhdeena aamin
@umeimaabdirahmaan7469
@umeimaabdirahmaan7469 4 жыл бұрын
Allaahu akbar aniga qur'aanka intiisa badan macalin ima barin anaa iskeey ubartay
@eng.fuaadxalane7062
@eng.fuaadxalane7062 4 жыл бұрын
Maashaa alaah sheekh umal alaha kubarakeeyo
@ummilwaad3957
@ummilwaad3957 7 жыл бұрын
Masha Allaah tabaraka Allaah.Alle swt ha xafido sheikhanal faadil sheikh Mohamed Abdi umal. Wxaa u mahadcelinayaa salaf media iyo munadamatul ihsan liricaayatil islaamiyah. Wxaa ku darsanayaa sheikh qa in duruus Islamic ah oo life ah uu bilaawo taasoo laga wda waa idayo dhmn umada somaliyeet inta kheir ka jecel.jazzakumulaahu kheir all wslaamu Alykum.
@duniyocismanduniyo1245
@duniyocismanduniyo1245 5 жыл бұрын
safwdr
@abdurahmanainanshe6438
@abdurahmanainanshe6438 7 жыл бұрын
Allah dartii ayan ku jeclahay shekh Muxamed Cabdi Umal
@babyfulfyclamre5665
@babyfulfyclamre5665 7 жыл бұрын
Abdurahman Ainanshe 2
@subanali5805
@subanali5805 2 жыл бұрын
May Allah reward you my favorite sheikh
@hibomohamed3882
@hibomohamed3882 7 жыл бұрын
allaha ajar iyo xasanaad hakasiiyo sheekhena anagana hanagu anfaco amiin
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 3 жыл бұрын
Masha allah jazka allah kheyer shekh umal allah ku barakeeyo
@qalanjomohamed9515
@qalanjomohamed9515 7 жыл бұрын
MaashaAllaah suaalihi aya dib nogu bilawday jazakumullaahu kheyra
@hassanm2463
@hassanm2463 7 жыл бұрын
mash Allah Cimriga howbarakeeyo Sheika
@filsansowjaducnuur646
@filsansowjaducnuur646 7 жыл бұрын
ilhy haku xafido shekhuna xasadka iyo cadowgana raxmanku hakaga filnado
@mohamoudyare9057
@mohamoudyare9057 7 жыл бұрын
maashaa Allah sheikh maxamed cabdi umal ilaahay khayr hakusiiyo
@maqsudjabir7420
@maqsudjabir7420 7 жыл бұрын
mashaa allaah jazakallah kheyr sheekh umal
@samsamcali7152
@samsamcali7152 7 жыл бұрын
maansh allaah tabarkallah alle Haku xiftyo aduun iyo aakhirba aaaaaaamiiin yarxamaaan shikhuna👍
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 7 жыл бұрын
masha allaah jzkllaah kheyr sheekha iyo daadihiyaha
@farhyaali8775
@farhyaali8775 7 жыл бұрын
jasaa kalaahu khayran sheekh maxamed wabaa rakalasahu laka wali ahlika
@abdifatah5288
@abdifatah5288 Жыл бұрын
Masha allah tabaraka allah sheikh mohamed abdi umal❤❤
@cabdiqaadirhazan1556
@cabdiqaadirhazan1556 7 жыл бұрын
mansha alah sheeka ilaahy haka abaal mariyo khyrka uu dadaka usso gudbinyo
@Duurlanddaani
@Duurlanddaani 7 жыл бұрын
jazakallahu kheyr sh umal
@amaalcabdullahi7902
@amaalcabdullahi7902 6 жыл бұрын
Ik ty
@zakariakahiye6767
@zakariakahiye6767 7 жыл бұрын
may Allah bless the Knowledge of our sheikh
@daarultawba516
@daarultawba516 6 жыл бұрын
MashaAllah...Allah nagu canfaco
@aynabdilleabdille1388
@aynabdilleabdille1388 7 жыл бұрын
mashaa allah jazaaka llaah allow ku shar
@wizzcadaanicade6976
@wizzcadaanicade6976 7 жыл бұрын
Aynabdille Abdille subhanallah walaalo hadlkaaga dib ugu noqo
@yuucali9496
@yuucali9496 6 жыл бұрын
allow ku sharaf buu ula jedaa iska faham
@zainabhared7275
@zainabhared7275 5 жыл бұрын
r2r
@najmohaashi788
@najmohaashi788 7 жыл бұрын
masha allah shiehk ilahey haku xifdiyo aaqiro aduun aamin
@suldaandaxad6949
@suldaandaxad6949 5 жыл бұрын
جزاك الله فيكم
@user-ck1dj2yg5y
@user-ck1dj2yg5y 3 жыл бұрын
sheekh ninbaa iqabey waan isdagal markaas baandhahay hooyaday iyo aabahay iigee markaas wuxuu iyiri hooyadas anaawaso aabahare daduukuwasaa we sheekh diinyamay kaqabtaa
@Attacaawun
@Attacaawun 7 жыл бұрын
jazakalhu kheyran aqi c rashiid culumadana alla ha inoo xifdiyo
@ridwanahmed4157
@ridwanahmed4157 5 жыл бұрын
asc walyalow idinku mahadsan talka shekha umu igu cawiya insha aallah
@nastehohassan2490
@nastehohassan2490 7 жыл бұрын
Masha allah jazakallah sheikh
@qadarmohammed5876
@qadarmohammed5876 7 жыл бұрын
jazakallah sheikh Umal aduunyo iyo akhiraba
@mahamudyaasir7198
@mahamudyaasir7198 7 жыл бұрын
Masha alah jazakumulah khayr sh maxed cabdi umal iyo walaalaha noosoo gudbiya
@iqraaweis7263
@iqraaweis7263 7 жыл бұрын
masha Allah sheehk maxamed umul ilaah hakuxifduyo
@qadijaqadija9881
@qadijaqadija9881 7 жыл бұрын
amiiiin
@anabqorgab7554
@anabqorgab7554 6 жыл бұрын
jasakalahaa shikh ilahay haku xifdiyo
@fadumoali8862
@fadumoali8862 3 жыл бұрын
Jazakalah sheikh umal
@fadumoabdi2694
@fadumoabdi2694 5 жыл бұрын
Masha Allah Jazakallah shehk
@cabdiqaadirhazan1556
@cabdiqaadirhazan1556 7 жыл бұрын
sheekh Aalh dartii ayan kuu jeclahy,,,
@muktarabdullahi1008
@muktarabdullahi1008 3 жыл бұрын
Mashallah
@abdirizakosman2985
@abdirizakosman2985 Жыл бұрын
Jazaka allahu
@huseinabdirahman5747
@huseinabdirahman5747 7 жыл бұрын
mashallah shukran sheikh m umal
@hassanabdulkadir8495
@hassanabdulkadir8495 7 жыл бұрын
Baarakalaahu fiik
@zainabhared7275
@zainabhared7275 5 жыл бұрын
,…bc@@@
@muxumaduruf1822
@muxumaduruf1822 6 жыл бұрын
Masha alah shikh alah ha barakeeyo
@mohamedabdirahman6880
@mohamedabdirahman6880 7 жыл бұрын
mansha Allah
@abdullahimohamed1966
@abdullahimohamed1966 5 жыл бұрын
Mansha Allah
@liibanshariff735
@liibanshariff735 5 жыл бұрын
Mohamed Abdirahman m. Bk
@davikarioki527
@davikarioki527 7 жыл бұрын
waxan ahay student team leader of university of Kansas City, su"aal sheikh umal waa sheikeena masha allah, lakini waxaan ka xanaqnay aniga iyo ardayda universityka arinta 8da dabaq oo lacagta loo arurinaya ayaado shacab somaliyeed ku gaajo macluul oo eesan heesan wax eey cunaan, marka su'asheyda waxay tahay fadlan sheikh umal ma xaqbaa in eey dad gajo udintan 8dabaqna ladiso oon waliba muhim aheen shukran jawab
@Salafmedia
@Salafmedia 7 жыл бұрын
8 da dabaq ee masjidka 6ka maxaa ku tusay oo waliba ku yaalla kenya ood u arki wayday $400,000 oo lagu kala iibsanayo xildhibaanada masaakiinta dhibaataysan ee aad sheegaysana ay hoostooda joogaan tankale xaafadda islii ee masjidka ku yaalla waxaa laga taagay daaro malaayiin dolar ah kuwaa iyaga xaq laguma lahan miyaa mise waxaaga waa oo baroorta orgiga kawayn -- Midna ogow Baahida shacabka somaliyed inaysan madhamaanin - abaartii 2011 waad kawarqabtaa sidii uu uga qaybqaatay masjidka 6ka 3 da xero ee dhadhaab Ilaa UNHCR amaan kala dul dhacday masjidka - sxb cadaalad ufikir cadaaladna u hadal
@samiircaddetech5373
@samiircaddetech5373 7 жыл бұрын
masha allah sheeqeena sh umal
@ubaxnuurjiirodweyne1897
@ubaxnuurjiirodweyne1897 5 жыл бұрын
dabigaaga alle hadhaafo jano fardawsa hakaa waraabiyo sheekh umalaw oohakaa abaalmariyo suaalahaa aad kajahlisaaraysi
@user-kt2gv4rk2i
@user-kt2gv4rk2i 7 жыл бұрын
حياك الله شيقنا شيق محمد عبد امل
@maryanmanshaallahjama1820
@maryanmanshaallahjama1820 7 жыл бұрын
jazaa ka allah kheeyr sheeq allah ku xifdiyo
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 6 жыл бұрын
mnsha Allah jazzakallah sheekh
@caltumaali1889
@caltumaali1889 7 жыл бұрын
Masha Allah
@qadiijojamac3632
@qadiijojamac3632 7 жыл бұрын
Ascwrb Mashalh sheekh
@mahamudahmed4048
@mahamudahmed4048 3 жыл бұрын
Alle hakaa abaal mariyo shiikh
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 3 жыл бұрын
ما شاءالله جزاك الله خيرا شيخنا الجليل محمد عبد أمل حفظه الله ورعاه في الدنيا والآخرة
@faatuushfaatuush5786
@faatuushfaatuush5786 7 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah
@umucamarumucamar5
@umucamarumucamar5 7 жыл бұрын
jazakalahu kheyr sh umal
@caishabintucali4145
@caishabintucali4145 6 жыл бұрын
xamda ayaan
@mohamoudyare9057
@mohamoudyare9057 7 жыл бұрын
Talo soojeedin ku socota hay'ada mu'asasada al ixsaan : waxaa fiicnaanlahayd in fataawada sheekha aad isugaysan oo aad ka samaysaan hal mujalad oo kitaab ah kuna salaynaya baabkasta fatwadiisa sida culimadii kale ee islaamka loo uruuriyay fataawohooda
@Salafmedia
@Salafmedia 7 жыл бұрын
WAA LOO DIYAARIYAY WLL SIDA AAD SHEEGTAY WAKHTIGEEDA AYAANA LASOO BANDHIGI DOONAA INSHA ALLAAH WAADNA KU MAHADSAN TAHAY BARAARUJINTAADA
@davikarioki527
@davikarioki527 7 жыл бұрын
waxan ahay student team leader of university of Kansas City, su"aal sheikh umal waa sheikeena masha allah, lakini waxaan ka xanaqnay aniga iyo ardayda universityka arinta 8da dabaq oo lacagta loo arurinaya ayaado shacab somaliyeed ku gaajo macluul oo eesan heesan wax eey cunaan, marka su'asheyda waxay tahay fadlan sheikh umal ma xaqbaa in eey dad gajo udintan 8dabaqna ladiso oon waliba muhim aheen shukran jawab
@hibaaqosman4882
@hibaaqosman4882 7 жыл бұрын
Omar Osman maahallah wa sual macqula oo fican mudana in laga jawabo
@Mohamed23197
@Mohamed23197 7 жыл бұрын
ASC Walal Omar Osman, Akhi shacabka somalia dhibatoyin badan ayaa haysta wana logormada Lakin masladan aad kusocelcelisay waxaan qiyasaya inaad indha iska tireysid baahida Diinta oo kajirta xaafada Eastleigh aadan lasocon. Dad badan oo Muslim ah ayaa kutugada jidka marka Masidka buuxsamo.Umuda waxay umaxatay Masajid wasac ah , Maqtabado, Madarasoyin, iyo meelo kale oo badan. Midkale nin aqoonleh hadi aad tahay umda somalia kunool umabaahna lacag iyo kiish baaris ama bur lasiyo ee waxaa lobahan yahay dadka xirfada beeraha labaro si wax usosartan, dadka miyiga labaro iney beeratn Sudan grass si waqtiga abaaraha xoola ugukaydasadaan , Hydropic fodder labaro, beerida geeda laboro. shacab somalia iyaga ayaa hurda waxaana toosiya qabyalada iyo qoori qaadasho iyo isdil dhexdooda ah.
@hassankahin2092
@hassankahin2092 7 жыл бұрын
Hibaaq Osman 7
@mounaahmed2355
@mounaahmed2355 7 жыл бұрын
Allah ha ku xafido sheikh umal
@faisalaahassan8986
@faisalaahassan8986 7 жыл бұрын
Jesse kalah kher sh. maxamad cabdi umal
@user-ck1dj2yg5y
@user-ck1dj2yg5y 3 жыл бұрын
asalamu caleykum shuukh
@khadarxaajiyuusuf8454
@khadarxaajiyuusuf8454 Жыл бұрын
Maasha'Allaah.
@sacdiyocisman5265
@sacdiyocisman5265 6 жыл бұрын
mash Allah
@saidali8730
@saidali8730 6 жыл бұрын
Asc wll suaal halkenka waydinkara sheekha
@naimamohamedcabdulahihashi8040
@naimamohamedcabdulahihashi8040 6 жыл бұрын
Salaf media wllo waxan raba shekha ina iwedisaan sual salada subaxi labo rakco kahoreso hadi aan kadip dhaco waqti salada subax oon mardanba so kaco ayado waqtigii dhamady saladi kalana lajogo maka hormarini Kara labda rakco fadlan iweedi shekha
@abdullahabdinur9302
@abdullahabdinur9302 7 жыл бұрын
jaxakallah
@abdifatahharir8447
@abdifatahharir8447 6 жыл бұрын
Mansha Allah
@shuceybabdi459
@shuceybabdi459 7 жыл бұрын
masha allah
@mahamudhussein4236
@mahamudhussein4236 7 жыл бұрын
mashaa allah
@qadiijojamac3632
@qadiijojamac3632 7 жыл бұрын
umla
@aishaciise4117
@aishaciise4117 7 жыл бұрын
sheikh umal aniga waxan raba inan ku weydiyo suaal su aasha ma misaajidka 6ka makeeni kara plz
@qojeliban8975
@qojeliban8975 7 жыл бұрын
caasho ciise taa anaaba kaaga jawaabi karee keen too qaybaha dumaraka boxka ku yaal ku rid.
@hawomohamed2248
@hawomohamed2248 5 жыл бұрын
Jzk sheikh
@bahjahassan4593
@bahjahassan4593 7 жыл бұрын
maash Allah
@abubakartahir1648
@abubakartahir1648 7 жыл бұрын
salaf media waad nagu badh jarteen barnaamijka email kana waan idin waydiiya maxaafhacay dee waad i jawaabi waydeen
@aanoleosman3157
@aanoleosman3157 7 жыл бұрын
Abubakar Dahir Arab sxb sheekha wiilkiisa ayaa India ku geeriyooday sida darteed ayuu u kala go.ay
@Salafmedia
@Salafmedia 7 жыл бұрын
IXSAANMEDIA@GMAIL.COM
@abubakartahir1648
@abubakartahir1648 7 жыл бұрын
Allh ha unaxriisto Sabir iyo iman na haka siiyo shekha iyo Ehelkiisa
@farhiyamahamud1933
@farhiyamahamud1933 7 жыл бұрын
salafmedia jazaka allah qeyr
@qadijaqadija9881
@qadijaqadija9881 7 жыл бұрын
masha allh
@kowsarblack8010
@kowsarblack8010 6 жыл бұрын
💯👀👀👀👀👀💯👂👂👂👂👂💯
@maxamedburtinle1285
@maxamedburtinle1285 4 жыл бұрын
Alow nooxafid
@dhhux1yare892
@dhhux1yare892 7 жыл бұрын
masha allah sh umal allah haxifdiyo sh umadda soomaaaaliyeeeeeeeed
@anisasheikh6489
@anisasheikh6489 7 жыл бұрын
manshallah
@qasdisheekh9255
@qasdisheekh9255 7 жыл бұрын
Masha allah shiiq umal
@mohamoudyare9057
@mohamoudyare9057 7 жыл бұрын
#salafmedia#
@dabiribrahim6941
@dabiribrahim6941 6 жыл бұрын
Aaamin
@hibomahamoud3763
@hibomahamoud3763 4 жыл бұрын
Mansh allaah shaykhunaa sheeakh umal jasakalhu khayr
@aminaadan5779
@aminaadan5779 7 жыл бұрын
as jzkl sh iyo salafmedia please duruucda live makadhikaltaa waa maqashay sheega duruustu live aykufiican tahay
@Salafmedia
@Salafmedia 7 жыл бұрын
WAY SOO DHOWDAHAY INSHA ALLAAH
@kahamohamud1834
@kahamohamud1834 7 жыл бұрын
Amina Adan
@hassanabdulkadir8495
@hassanabdulkadir8495 7 жыл бұрын
JZKheyr
@ayaanbadan685
@ayaanbadan685 7 жыл бұрын
mashalllah
@caishabintucali4145
@caishabintucali4145 6 жыл бұрын
xamda ayaan
@bureeqacige8453
@bureeqacige8453 6 жыл бұрын
xafidulah sh maxamad cabdi umal
@jirdedhimbil1123
@jirdedhimbil1123 7 жыл бұрын
a
@mohamoudyare9057
@mohamoudyare9057 7 жыл бұрын
salafmedia#
@liinadiini6956
@liinadiini6956 3 жыл бұрын
Sual ban qaba xagen kuso hagaajiya
@ikranitamohaz3417
@ikranitamohaz3417 3 жыл бұрын
Mashallah
Su aalo iyo Jawaabo (Xalqadii 23 aad ) Sh Maxamed Cabdi Umal
57:28
когда одна дома // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 5 МЛН
NO NO NO YES! (Fight SANTA CLAUS) #shorts
00:41
PANDA BOI
Рет қаралды 56 МЛН
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 1,4 МЛН
06.12.2023 SU AALO IYO JAWAABO MUHIIM AH OO CUSUB || Sh Maxamed Cabdi Umal
1:04:06
MUXAADARO CUSUB 2018 | Tasbiixda kusoo Aroortay Quraanka - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
54:53
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 1 МЛН
Guurka Sh.Maxamud Shibli
2:10:27
Darussalam Masjid
Рет қаралды 255 М.
Su aalo iyo Jawaabo (Xalqadii 22 aad ) Sh Maxamed Cabdi Umal
46:09